Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 36 oo aad u xiiso badan

  Рет қаралды 78,574

naciimo jookar

naciimo jookar

Күн бұрын

Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 36 oo aad u xiiso badan

Пікірлер: 114
@hibaaqabdi4258
@hibaaqabdi4258 3 жыл бұрын
Wlhi majecli gabdhaha aan xushmeen ragooda🥰 casho mahee ilaa shukumaan udiyaari lahaa 🥰 waayo wanineyga waa ciyaalkeyga abahood
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021 3 жыл бұрын
Naag nool ayaa tahay sidaa ku soco raaliyo ninki hela ragganimo ku faane👏👏😘😘
@hibaaqabdi4258
@hibaaqabdi4258 3 жыл бұрын
@@SalmoUmuqeyrLifestyle2021Thnxz alpo ninkaga hdaa adiga qiimeydo dadka aktot qiimo blaran kalii yahy sida saxdaa🥰 lkn adigaba hdaa qiminn dadkana kii xumaa uyahay🥰mse beenteywye🤩
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021 3 жыл бұрын
@@hibaaqabdi4258 beenta maaha 😊😊🥰🥰🥰😍😍
@hibaaqabdi4258
@hibaaqabdi4258 3 жыл бұрын
@@SalmoUmuqeyrLifestyle2021 shukran alpo niman wey ila dha sheen wana ladhidonaa sida wiil geesiya loo cilana ma aqaaan ilaa hormarkesa kashaqeeyo mahee guuleyso walashey Mcn ❤❤❤❤
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 3 жыл бұрын
Ya usheegeysaa marka ma waxaa mooday coment in laysku guursanayo😂😂😂
@sumayoaragsan7358
@sumayoaragsan7358 3 жыл бұрын
Naciimo codsi please riwayadaan 500 hala gaarsiiyo taxane jokar alaha ku dhowro ❤❤❤❤❤❤
@lulhassan5219
@lulhassan5219 3 жыл бұрын
Wlhi kal iyo laab baan uqoslay walmart miyaana kugaynin ice cream 🍦 miyaana walmart kaaga soo gadin wilka funny 😄 waaye mansha Allah keep going my peoples
@andrewdek3632
@andrewdek3632 3 жыл бұрын
Umadeyda somaliyeed layga beerey channel ku waa cusub yahy eh ii kala kiciya 1K halagrsiiyo ❤🇸🇴❤ 💚❤🤍
@hafzaabdi5676
@hafzaabdi5676 3 жыл бұрын
Naciimo joker is the best somali comedian, wallahi ruwayadaha daradad aya u fiirsada, hal riwayad I dhigtay ona qoslin majirto 🤣 mad love for you abayo❤
@ramloabdirahman7205
@ramloabdirahman7205 3 жыл бұрын
Funanad licato ku swrn ine qabto nimco Jokar yaa ila arky 😂😂
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 жыл бұрын
Keep going wlyaal so funny film🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣like dhac igu siya Allah dartiis qhair Badaan Allah idin siyey 🤲🤲🤲💯💯💯❤❤❤
@ruwaydachannel2425
@ruwaydachannel2425 3 жыл бұрын
Hhhhhh Reeraha in laysku diro maa ajar laga helaa😂😂😂 Naagahaan waa funny
@xildhibanamalmaxamed3207
@xildhibanamalmaxamed3207 3 жыл бұрын
Hhhhh naciima jokar so funny wlhi tageero weyn ayan kuu ahay hore usoco wllo
@mohamedhorseed7690
@mohamedhorseed7690 3 жыл бұрын
*WAXAAN OGAY iNAAD TAHAY QOF JECEL DiiNTA AND QiSooYINKA DIINIGAA HADAANAN BEEN SHEEGAYN KUSOO BIIR YOUTUPE CHANELKEENA WAANAD KA FAA,IDI DOONTA INSH ALLAH*
@xildhibanamalmaxamed3207
@xildhibanamalmaxamed3207 3 жыл бұрын
Wan ubaahanahee
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 3 жыл бұрын
#Naima Joker jinni cad waaye alla beerka waso bilabanaa tokadan freestyle waye wlhy 😆😆😂😂😂😆
@aliabdielmiaae2031
@aliabdielmiaae2031 3 жыл бұрын
Naciimo waan ku jeclahay wlashey mcn ❤️❤️❤️❤️❤️
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 3 жыл бұрын
Nicimo joker sheekadeeda waa jeclahay walahi kkkkk
@hodanmahamed8415
@hodanmahamed8415 3 жыл бұрын
Woww naima jokar qaybtan aad bad uuso dadashiseen
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 жыл бұрын
nasro intabay kashidan tahay away koox dii kale oo jah wareer waliba adiga an aad kusugaynay 🙏🙏🙏🙏👋👋👋💕💕💕❤❤❤❤❤
@shukrimohaa5823
@shukrimohaa5823 3 жыл бұрын
Cawa anigaa uhoreeyo like iisaara
@faadumuqurux4647
@faadumuqurux4647 3 жыл бұрын
Funanda aye xirantahey nacima jokar sawirka liilcato inu yahey hadad fahantey like 😂
@simanali190
@simanali190 3 жыл бұрын
Wasugayay❤💘jookar wakuwadanaaa hadaa rersuuqa xoolaha nhy
@apo4417
@apo4417 3 жыл бұрын
Dharbaxadan danka wazh la izga sinaYo wlhi mid marYaN abdi yuuzuf ladhaha nafta iga qadaY mrkad ku dhufate ana izmodaYeY 😞😂😂
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 жыл бұрын
Joker waan kugu haysanaa ldanahay reer bakaaro
@suadahmed8063
@suadahmed8063 3 жыл бұрын
Naciimo meeshee kujirto caadi maahan waad kawadataa xaga jiliinka 😊💛💛💛💛💛❤❤❤👌
@kalsoonichannel3218
@kalsoonichannel3218 3 жыл бұрын
Nasro iyo naciimo waa niga qeeyliye 🙌
@zaiynabmohamed2891
@zaiynabmohamed2891 3 жыл бұрын
Kkkkk waaba gaalowday ayaan u maleynayaa ku lahaa
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
Maraykan baad wadnaha nagu jarteene agah naga kala aayara 🤣🤣😂😂😂
@aliyahabdirahman6462
@aliyahabdirahman6462 3 жыл бұрын
Iyagi ba iskufahmi laa 😂😂
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021 3 жыл бұрын
maxaa runta ka hadasheen wey dhacda in reeraha laysku diro oo lakala furo meeqa singel mather ku ah qurbaha
@cadaarcabdirisaq5326
@cadaarcabdirisaq5326 3 жыл бұрын
kkkkk naimo rufiyanimada joji gabadha raliyada ninkeda ha haysate
@hiboaden5551
@hiboaden5551 3 жыл бұрын
Dis is Really and fact of de story of us thnx siz Najmaa💯💯💯💯💯👌👌❤❤❤❤
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 3 жыл бұрын
Niciima waa reer magaal wlhy🤣🤣🤣
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
1k igaadhsiiya somaaliyeey shiid baan ahay bilaahiye😂😂😂😂😂😂😂
@anzalabdiqadir6800
@anzalabdiqadir6800 3 жыл бұрын
Ayutada ana qadanayo kulaha nicimo jokar dayman badanba la igu leyehe😂😂😂😂
@Moneymaking5528
@Moneymaking5528 3 жыл бұрын
Nabi Mohammed SCW dartis subscribe igu saar walal ❤️❤️❤️🥰
@kingissa5297
@kingissa5297 3 жыл бұрын
Lol 😂 hahaha you guys a funny
@qalanjoqalanjo7705
@qalanjoqalanjo7705 3 жыл бұрын
Gabdhaha naciimo ruwaayada la jilaayo sideedoo kale isku astura
@drbanat24
@drbanat24 3 жыл бұрын
Masha allah
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 3 жыл бұрын
Mnshaa lh Naima umadeena maahan wlha 🤣🙈🙈🙈🙈🤣🤣🤣🤣
@MaryamandMohamedShorts
@MaryamandMohamedShorts 3 жыл бұрын
Labadiiba halmar so galiseen 🤣
@zamzamsanweyne4410
@zamzamsanweyne4410 3 жыл бұрын
M.a long lif swry
@umuaxlaam4947
@umuaxlaam4947 3 жыл бұрын
Aniigo ooog iney ruwayad tahay ayan hadaneh wa iskadhirfey xey yihin nagahan dirdirmayadha
@afnandagaan3478
@afnandagaan3478 3 жыл бұрын
part 34 halkee geyseen ma araknee inta aan arkin like dhac ku sii
@qadijaquruxsan
@qadijaquruxsan 3 жыл бұрын
Naag lama amiino 😍😍😍
@umuamiirachannel8493
@umuamiirachannel8493 3 жыл бұрын
Naciimo aaway part 37
@abuukarseeko5495
@abuukarseeko5495 3 жыл бұрын
Sanco mis niiko kulaha🤣ar qoftaan wlhi way iga yabisay🤪allaha ku dhowro🤲queen
@juweriyaali648
@juweriyaali648 3 жыл бұрын
Wlhi anba ku qoslay
@ifrahahmed7533
@ifrahahmed7533 3 жыл бұрын
Naa Ninku habeenkii makorontuu kugu dhajiyaa😂😂
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 3 жыл бұрын
😂😍😂😂😂😂😂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Curadkii cishoday part 3 mee
@anzalabdiqadir6800
@anzalabdiqadir6800 3 жыл бұрын
Part 3 lee ku ogaye abyo ila part 6 kormu kara adi xage kadawate waxas
@sainabhassan961
@sainabhassan961 3 жыл бұрын
Isku mid walahi qurux dayda iyo ragga xun xun ee igu soo aada 😂🤣😂😂😂
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 жыл бұрын
aamin xala aminah xasbun alaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ubhmu14
@ubhmu14 3 жыл бұрын
Kkkk cajiib dumarka xantoday jilayaan gabdhuhu allow na xafid
@bushraisse9468
@bushraisse9468 3 жыл бұрын
Laba wajiila ahay kulaha😂😂😂😂
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Bax nayaa🙉😊😂😂😂
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 жыл бұрын
kusoco adaba dalidon tide 2iyo 3 kabacdiye
@maxamedrage1514
@maxamedrage1514 3 жыл бұрын
Wllhi Fani Ayaad Tahay Naciimo Jookar
@dekhomohamed3484
@dekhomohamed3484 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 jookar so funny
@inahassan4357
@inahassan4357 3 жыл бұрын
🤣😂naciimo jokar wa funny wlhi
@hodanmahamed8415
@hodanmahamed8415 3 жыл бұрын
Markaad cadhoto amaa haad stressé haad noqoto naima jokar uun dawo adaa daar illahay uu qosli donee naima warsama keep going
@sacidkaramaofficial749
@sacidkaramaofficial749 3 жыл бұрын
Nimco waaika qoslisiisay fany ayaatahay wallhi
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 жыл бұрын
nasro ahaah kacab so awal ban xanun jirine😁😁😁😁
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 жыл бұрын
Masha alaah
@abdirzakmohamed8069
@abdirzakmohamed8069 3 жыл бұрын
Tuug la qabtay talo maleh alla ben badana😂😂😂
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 3 жыл бұрын
😂😂😂maxaad la niikineysaa
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 3 жыл бұрын
Nimcimo jokar Funny wye🤣🤣🤣
@ramen_n1gga566
@ramen_n1gga566 3 жыл бұрын
Walhi ruwayadan waa wax dhaco jokar imtixaan 😂😂😂😂😂😂
@khadarofficiall8001
@khadarofficiall8001 3 жыл бұрын
Naciima jokar tageroweyn ku ahay
@xananeit785
@xananeit785 3 жыл бұрын
Jokarey lasodhakhso de riwayada wad nagu rajisaye
@Habulaashoteam1
@Habulaashoteam1 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@simanali190
@simanali190 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁
@salahaden6545
@salahaden6545 3 жыл бұрын
Ruwayadan waa xaqiiq haysata somalida qurbaha kunool iyado dhab ahbaan aragna malinkasta sidanay dumarki isku waalayan, yaa naga qabta kkkkkk
@rizwanmoha3651
@rizwanmoha3651 3 жыл бұрын
😂😂😂😂qabidiii weyneed Mia kulahaaa
@mohaabdi2733
@mohaabdi2733 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@MuhaajirwalAnsaar1
@MuhaajirwalAnsaar1 3 жыл бұрын
Naciimo laba wajiilee
@mahamedalishab9002
@mahamedalishab9002 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@fAbz-bn3ls
@fAbz-bn3ls 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@fartuunhappy8293
@fartuunhappy8293 3 жыл бұрын
Reeraha is qaba oo nabada kuwada joogo dadbee dhiibee wlh ruwayadu wax jira ayee ka hadlee anee igu dhacday la isku dayay in gurigeyga leeyga wado habeenkii xili Dambo soo galo ninkaga 5malin haso shaqeeyo week end yadane kaalay nala soo wareeg la igu dhahay caruurtane abahood uga soo tag ilaa aan dadkii is dagaalnay oo hada naag aan wax ogeyn igu tilmama hadane la ii xanaaqsanyahay hadan dhahay ma socon karo reera uma tagi karee qofkii rabo ha aado. Jiq ayaa la ii yahay bal ka sheekeeya
@dekasabriye9158
@dekasabriye9158 3 жыл бұрын
Waaa dofaro naag dhaaan aman sii qurbaha wala gagabsada nago fcn majogan aby Care full qofka fahmi weydo ka amus Asga ka yabayo tusi inadan ubahnrn naag na waaa eeey
@fartuunhappy8293
@fartuunhappy8293 3 жыл бұрын
@@dekasabriye9158 Haa abaayo. Go.aan ayaa ka qaaday markaan arkay hooyooyin waaweeyen ilahey ayaa weenee idhahaayo soo bax aan reeraha kale u tagnee malmahaan ayaa caruur iyo guriga ku mashquulsaneyd ee sabti iyo axad anagaa nagu qorantahay guriga iyo caruurta xaajiga ayaa ku qoran ee soo nafis markaan ka diiday naag xûn ayaa la ii arkay anigane faataxada ugu daray waana kareestay alx saan u dhahaaye mamo gebedhaada oo kle ayaa ahay maadan jeclaan laheen inee gueigeeda ka tagi heeso ee iga soo qaad gebedhaada oo kle kaalay adiga wax fahamsii hada mudo bdan waka reestay ilahey ayaa mahadleh
@zahrahussein5882
@zahrahussein5882 3 жыл бұрын
Sodon iyo todobo Lama soo saaro miyaa wali
@munacadey2988
@munacadey2988 3 жыл бұрын
Jookar
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 3 жыл бұрын
KKKKKKK NAIMO JOKER WAA IGA QOSLISAY WAALHI ANIGA IYO ADIGA ISKU MIID WAX SO WARERAY IYO WALLA FURAY LE ISO CAABADO KKKKKKKK
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 жыл бұрын
Mabablik balugu tumay maskiin ka
@mursalkhaliif6932
@mursalkhaliif6932 3 жыл бұрын
Nimco horted a qosol ma jirin hhhhhhhhh
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 3 жыл бұрын
🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂nacimo qosalka dadka hakudilin hadi kale inta uu dhimatah diyadoda walaraba iska diyariya adiga iyo asxaab tada🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂
@ilwadinamaxamad1265
@ilwadinamaxamad1265 3 жыл бұрын
Nasro jiis miya gabadhan aadban u jeclhy
@mohamudjamma5537
@mohamudjamma5537 3 жыл бұрын
@16:53 Somalida wixi lagu dacaayadeyn jiray yaa ila arkay...koobkuu farta galiye 😂😁😁makulul yahay kuyeh.farta dalaq
@mohaabdi2733
@mohaabdi2733 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Jokar
@sabiriinahaaji340
@sabiriinahaaji340 3 жыл бұрын
Jokar dagan isku sln
@xawocabdi2639
@xawocabdi2639 3 жыл бұрын
jokar quruun soosocota xayaysiin utahay
@ashrafonlinequran9068
@ashrafonlinequran9068 3 жыл бұрын
chat.whatsapp.com/Dh4Iym88pXT3ngVRcpsSjM Kubaro quraanka ONLINE adigoo gurigaaga jooga fadlan kusoo biir group what'suppkan hadii aad ubaahantahy barashada quraanka t
@IftiinsoTV
@IftiinsoTV 3 жыл бұрын
Asc walaalaheyga nagusoo biira (Subscribe) barnaamijyo xiiso leh ayaan soo wadnaa shukran Halkan ka daawo: kzfaq.info/get/bejne/mMx9pcainrbahGw.html
@ashrafonlinequran9068
@ashrafonlinequran9068 3 жыл бұрын
chat.whatsapp.com/Dh4Iym88pXT3ngVRcpsSjM Kubaro quraanka ONLINE adigoo gurigaaga jooga fadlan kusoo biir group what'suppkan hadii aad ubaahantahy barashada quraanka r
@ashrafonlinequran9068
@ashrafonlinequran9068 3 жыл бұрын
chat.whatsapp.com/Dh4Iym88pXT3ngVRcpsSjM Kubaro quraanka ONLINE adigoo gurigaaga jooga fadlan kusoo biir group what'suppkan hadii aad ubaahantahy barashada quraanka f
Maalmihii Nolosheena Part 33 oo aad u xiiso badan
20:45
naciimo jookar
Рет қаралды 63 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 71 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Short Film 2021 “Social Media”
21:01
naciimo jookar
Рет қаралды 104 М.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Abwaan Dhagaafe
Рет қаралды 23 М.
DAAWO FILIM CUSUB : JAHWAREER Part 1
16:36
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 844 М.
Riwaayadii Somali Museum 2021 ( Ismaan Dhaaf Qoys )
38:30
The Somali Museum
Рет қаралды 661 М.
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 4 fikradii Rooda Beerlula.
19:49
naciimo jookar
Рет қаралды 382 М.
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 23 "Fikradii Nimco Jookar.
20:24
Xogmaal Media
Рет қаралды 237 М.
Are you competing for excitement or excitement and humor? Shoot as you please. Don't follow the
0:56
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
0:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 2,4 МЛН
Security camera 🤣 #demariki
0:11
Demariki
Рет қаралды 997 М.