Faadumo Siciid ayaa ka warantay Qiso kaga dhacday Dalka Ingiriiska

  Рет қаралды 29,847

SAAB TV

SAAB TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 84
@amuunmohamed8364
@amuunmohamed8364 3 жыл бұрын
Mnsha allh walhy sland ha warto qar caloshu tagantay oo comanta so qoraya xasidiin ku badan wan faqashtii
@elmimusa3630
@elmimusa3630 3 жыл бұрын
Ha u bixin haynagu daaleene wll
@maaxamedcabdi9143
@maaxamedcabdi9143 2 жыл бұрын
Sallaamo callaykum waraxmatullaahi wa barakatu marwo faadumo saciid aqoon yahanad sare wan ku sallaamayaa khaasatan taageeradaada wanaagdsan wannu kuu ognahay oo waxaanba ahay ninkii soobaxayey ee sidii aad noosoo dhawaysay dareen ahaan iyo niyadaada wanaagsan waan kaaga mahadnaqayaa Ee malaaig ha ku sallaanto
@ibraahimabdixirsi7936
@ibraahimabdixirsi7936 3 жыл бұрын
Waaa faariid gabadjasi wan taaageeraa inabadan marwo faadumo siciid alehakudhowro wllo qali
@cismaanjamhuuri6276
@cismaanjamhuuri6276 3 жыл бұрын
Eedo faadumo siciid waa mamo aan taagero alle ha xiftiyo ee
@elmimusa3630
@elmimusa3630 3 жыл бұрын
Manshallah waa talaabo fiican hore u soco hass iyo somaliland dhamaantiin thanks
@jamiilahusen438
@jamiilahusen438 3 жыл бұрын
Masha allah faadumo qurux nolow💚
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Maanshallh tabarakallah waahorumar Allah habarakeeyo
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Masha Allah
@museomarmohamed4947
@museomarmohamed4947 3 жыл бұрын
Waa yaab xaajiyadii Faadumo Siciid gurigeedi baa "google earth" laga tusay, markaasay yaabtay. Fadlay shaqaalaha dowlada tababaro joogta ha la siiyo "update". Imika Faadumo waa la taliye sare oo arimaha debeda u qaabilsan Golaha guurtida S/land "Senior adviser House of Senate " hadaanan khaldanayn.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
Google earth anagaba gurigaga kaso sari karna.. Lakin Car dealer satellite live feed haya wa jeebkaaga 😂😂
@telltale8820
@telltale8820 3 жыл бұрын
Hahaha this is the kinda of lies that make our people so delusional
@biciidy
@biciidy 2 жыл бұрын
Ms Tall Tales
@nimoibrahim4911
@nimoibrahim4911 2 жыл бұрын
Wadan kale adresskiisa siday gadhi ugu kiraysan kartaa surogal mah man dhacayso sheekadani waa diin iyo dacawaa baratamay
@mhajiahmed
@mhajiahmed 2 жыл бұрын
U fiirso hadalkeedda "shaqadaa fiican eed noo keenteen". Waa hadal yaab leh, waxaa weydiinayaa inkoo aya ah. Hass reer SL ma aha? War ordoo Sool ku noqda dee.
@AmiirBro
@AmiirBro 3 жыл бұрын
😂😂😂😂👍
@abdullahkadar2940
@abdullahkadar2940 3 жыл бұрын
masha allah hore u socda❣❤
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
Fariid inaadeero
@samdaani
@samdaani 3 жыл бұрын
Meelkasta Oo aduunka ah Waa la map gareeyey
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 3 жыл бұрын
Faadumo very funny story 🤣😄
@sundusahmed3667
@sundusahmed3667 2 жыл бұрын
Google baa laga helayaa bay ka wadaa xafad ka mid ah har gaysa
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 3 жыл бұрын
CASHARO CARABI KU BARTA MEELKASTO
@ayanibrahim4833
@ayanibrahim4833 3 жыл бұрын
Y
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 3 жыл бұрын
Naa niicda jojiy
@melmi9330
@melmi9330 3 жыл бұрын
Cadowga S/LAND Ilaahay ha jabiyo VIVA SLAND Fadimu Siciid fariid qaaliya, faqashta xaasidiinta ee wax yaaba qaar soo qoraaya waxba qaadi maysaan xishooda!!!!
@moseskaahin8631
@moseskaahin8631 3 жыл бұрын
Oo maxay qabatey xisbiyadana waxay u kala bedeshaa lacag raadis, ma hunguri iyo tuugo bey somaliland wax ugu qabataa maxamuud xaashi haddii tuug lagu sheegay, habar faadumo waa tuugada dumarka somaliland Viva somaliland, tuugnimada iyo hunguri weynaanta habar deydey faadumo siciid ha dhacdo Tuugadu ha dhacdo Aamiin wada dhaha somaliland
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Ala qosol badanida 😅
@abdulrahmanjama4454
@abdulrahmanjama4454 3 жыл бұрын
sheekada Islaanta waxbaa ka qaldan Hablii ii shaqaynaayay ayaan halkaa ka arkay naga yara baandhee Faadumo
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
😂😂
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Google laga eega map location aan wadanka gudihiisa ahayn sida wadan kale lkn soomaaliland dhexdeeda waa la heli karaa
@kayseduale1771
@kayseduale1771 3 жыл бұрын
Habartii dalkeedu daruuhu ku hooreen dadka wada hel moodoo DAAD WALALAC BAY TIDHI BALSE MA OGA IN 99.99%DADKA HARGAYSA AANAY VILLA KU NOOLAYN
@mahmedhanni2638
@mahmedhanni2638 3 жыл бұрын
Hubaal waxd kuledahy dalkag hooyee
@sooraanyare3672
@sooraanyare3672 3 жыл бұрын
Faadumo waxaty artidayda wxaaty qof fcn
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Istaqfurulah alow noo dambi dhaaf
@HRU20209
@HRU20209 3 жыл бұрын
Technology yada dadba iska leh, islaanta il bax baan moodayee waxba kalama socoto dunida
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 3 жыл бұрын
hhhhhhhh
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣xaajiyo hargaysi qaarada aduunka kamay bixin ku darsoo seatelite ka google macaal tuuladaad katimi iyo buulkii kuugu yaalay oo muuqala waad ka helaysaa lkn taasi horumar dadkale gaadhen weeye ee dadku cawaan maahee afkaaga suuganta bar🤣
@hassanduale1769
@hassanduale1769 3 жыл бұрын
Islaanta ma ciyaal bey u sheefeynaysaa waxba TV wuu so I daynayaa
@siciidali4034
@siciidali4034 3 жыл бұрын
🪳🪳🪳🪳🪳🪳🪳
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk hooyadaba nin u bahan oo habeen walba xoqanaysa nin uraadi kkkkkk nadal yow nadalku dhalay
@maxamadgaani9192
@maxamadgaani9192 3 жыл бұрын
Waa shidalkii tarafigura ee aduunka laga mabnuucay
@antitoogtakulmiye2485
@antitoogtakulmiye2485 3 жыл бұрын
Fadumo sicid wa benalay halkay ka sheknayso waanu la joogana gaadhi baa laga kireye engiriska guri Hargaysa ku yaala bal waxay umada la soo hor istagayso wa been cadaana ta labaad cinwakedu wa ka ku yaala laysankay sheegayso waa haday laysanba leedahay malaa way soo asaasaqaysaa elan hada way Dhabtaah 60 kii wa Liban jir Been ku hadaqaysa subxaanalaa
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 3 жыл бұрын
Hooyada 40 jirbay ku asaqaday hdayba iyadu 60 ku asaqday intadad wax kasheegayso faadumo oo aqoonyahanad wax baratya hooyada u ducee oo u adeeg kolay xarakay qasanaysaaye duliyow kkkkk kkkkk kkkkk
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Sax ma jirto run ahaanti in guriga badhaha shaqaalaha jooga la arko iyo guriga but magaslda wadada waa la heli kara location map ka
@filsanahmed4084
@filsanahmed4084 3 жыл бұрын
@@happyahmad9689 waxa laga yabaa marku satalaydki qabtay in ay daarada joogeen. Guryahan danbe waa la helikara
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Wadanka iyo magaalda iyo xaafda wadada waa la heli karaa map location ka but guriga lama heli karo guryuhu kuma jiraan system ka number ku hordhajisan alabaabka gurigu ma jiro that's why map usoo qabnayn
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
maxaa horumara ma in la ogaado meeshad sonkorta dhigatid somalida qaar baa horumarka si kale i fahmay
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 3 жыл бұрын
Habartii qabyaalada ku balaadhatay weeye 😁😁❎
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 3 жыл бұрын
Kkkkkk inan gumeed ciilqaba oo jahiladi dhashay ayad tahay hooyada maxay nolasha qoyskina iyo ta umada kaleba kuso kordhisay kkkkkk waaa waxba waayo haday ta qoyakina wax kuso kordhisay Aday kaa muqan layid nadal fil caalam kkkkkk
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 3 жыл бұрын
@@abdirashidmohamed marka hore hooyaday wey dhimatay marka labaad aabahaa afka kawas heego cadhooley waa isma dhaanto iyo dhasheedii kkkkk 😁😁❎❎❎
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 жыл бұрын
FAADUMO WAA GABADH KU MACAAN INLAYSKA WASO
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 3 жыл бұрын
Hooyada in lawaso sow kuma macna ileen abaha ka dhimaye oo xoqan mayso habeen walbe hooyadba nin ubahan oo markasad ciic ka sheekaynasa kkkkkkkkkkkk
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 жыл бұрын
@@abdirashidmohamed adeer hoyadey waligeed lama wasin ee ka xishood dulliyahow
@adansaid961
@adansaid961 3 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 kkk.saaaxib.hada.islaan.bay.noqotee.berigii.siyaasada.ku.jirtay.bay.canbar.aheeyd.kkk
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 жыл бұрын
@@adansaid961 wllo mayee wllhi waa xiligey ugu macaan yihiin waa la tumayaa sidii ladoonaa loogu raaxeysanayaa hadana uur qaadi mayso bal u fiirso jidhkeedu wuu is haystaa naasaha dhexda futada siilka iwm
@adansaid961
@adansaid961 3 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 kkk.you.mad.war.yaaney.madaxa.ku.qaadin.rerkoodu.islaanta.ka.dhin.hadaba
@moseskaahin8631
@moseskaahin8631 3 жыл бұрын
Habartii tuugada aheyd ee xaday dhammaan lacagtii xisbiga waddani iyo taageerayaashiisa Been bay sheegeysaa, hunguri weyn lacag bay idinka sameyneysaa
@shiekhjamacsiciid1095
@shiekhjamacsiciid1095 3 жыл бұрын
Oo lacagta halkay ka xaday ee ay taalay talabaad ma maxakamed baa ku xukuntay inay lacag xaday
@moseskaahin8631
@moseskaahin8631 3 жыл бұрын
@@shiekhjamacsiciid1095 sheikhna waad sheeganeysaa naag tuugo ah waad difaaceysaa, labadaas xagey iska qabtaan
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 жыл бұрын
@@moseskaahin8631 FAADUMOOO MCN BADAAAAN
@moseskaahin8631
@moseskaahin8631 3 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 naasir habartu waa tuugo yey ku baadhan, lacag meel wslba wey u gashaa wax kastana way u sameysaa imika Haas bey u soo dhigatey isaga dhigeysaa qof wanaagsan
@shiekhjamacsiciid1095
@shiekhjamacsiciid1095 3 жыл бұрын
@@moseskaahin8631 anuu lacag ay xaday ma ogi oo hadaan ogahay mabaan difaacen ee adigu waxaad iisheeg lacagta meesha ay ka qaadatay ee ay taalay iyo cida ku xukuntay inay lacag xaday ileen anba waan iska kaa odhan karaa lacag baad xadaye
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Waan qajilay walaahay I remember I remember hadana afsoomali kkkk Waxay ka soo hadhay qolyihii English language aqoonta u yaqaanay ee loo bixiyin solutions iyo constitution kkkkk ceebay tacaal
@bilana289
@bilana289 3 жыл бұрын
Geedi Adem Gabadhani UK waxay timid iyadoo 6 sano jirta Fan keeda ma ihi lknse waa qof afsomaligeedu cajiib yahay marka loo eego waqtiga ay uk tagtay
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
faadumo biixi 2 jir baay Uk ku timi 1962
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Taasi waa soomaalinimada bal omadaha kale eega kuwo aan weligood arag dalkoodii ayaa Ku dhegan afkoodii iyo dhaqadoodii somaalida miyaa kuwii carabtu afcarabi ayay edeegsanayaan kuwo ingiriiska ka yimi English language ayay adeeg sanayaan waxaaba kasii daran oo wax lala yaabo ah runtii yaad kula hadlaysaa afkan qalaad ma ajaaniib ayaad la hadlaysaa mise soomaali taas weeye ta rabta in laga jawaabo
@bilana289
@bilana289 3 жыл бұрын
@@keysesharmarke3797 Mahadsanid
@bilana289
@bilana289 3 жыл бұрын
@@geediadem5015 Waa run lknse gabadhani qof uk nolosheeda oo dhan joogtey afsomaligeedu wuu fiican yahay wax dhaliil ahna ma laha
@sundusahmed3667
@sundusahmed3667 2 жыл бұрын
Ala maxay been ku sheekaysay bisin ka
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,7 МЛН
Hooyooyin dhac lagu gaystay Hargeysa.
7:18
MM Somali TV
Рет қаралды 10 М.
Arabic Conversation with Yemeni | Advance
51:20
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 78 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
0:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН
Waka waka 🤣 Which video is the best 1,2,3,4? 🤩
0:13
Adani Family
Рет қаралды 4,8 МЛН