Saado Cali Ama Garo Ama Ha Garan 2012 Hees Cusub

  Рет қаралды 83,141

SaadoAli1

SaadoAli1

12 жыл бұрын

Saado Cali-Ama Garo Ama Ha Garan- 2012 Hees Cusub

Пікірлер: 67
@rukiyamohamed8050
@rukiyamohamed8050 Жыл бұрын
15 sano ayaa heestaan oo hadda la joogey baa la fahmey heesta saado cali kor hoos waa idin hadashey lkinse hadda ayaa ogaadey saado cali waa in taalo cajiib ah lagu xasuusto qeyb weyn ayey halganka ka qaadatey waa in la xuso markasta saado cali❤❤❤❤😊
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 8 ай бұрын
Ilahay haunaxariisto maamo saado tolkay kor iyo hoosba waa ula hadashay lakin hadii maanta la fahmay waa alx ilahay midnimada haidin ilaaliyo guulaysta ina adeer
@jaabirabdi6860
@jaabirabdi6860 12 жыл бұрын
Saadi qof xun maaha hadii ay gobalkeda difacdo ninba meesha uu leyahay in uu ilashto waa xaq saran saado waa nationaliste soomaaliyad ah aqoinsana somali nimada saado eedo ilah kuma dilo noolow
@bushrocali4432
@bushrocali4432 Жыл бұрын
10sano kahor ayaa commentgaan bisay wall hada.manooshahay talow
@husseinabdirahmaan8017
@husseinabdirahmaan8017 9 ай бұрын
​@@bushrocali4432May walal 2014 ayaa Xamar lagu dilay shabaab ayay sababsatay
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO Жыл бұрын
Halgamaa Xaq udirir Dulmidiid Saado Cali warsame ❤❤❤❤❤
@younggunner4500
@younggunner4500 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto darwiishad Saado Cali Warsame maalin jimce ah 10 kii danbe bisha ramadan ayay shahiiday
@faisofakar7949
@faisofakar7949 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 malintad dunidan ka huleshay madow ayeey noo ahyid Eedo ilaahey janada hakaga dhiigo hooy maad dhiman lkn wad naga dheratay lee qalbi yadena kuu dheex noshahy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Gadhaha Sscoow Saada Cali U Dhisa Masaajid Wbt
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 7 ай бұрын
Ilahay ku naxariisay maamado saado qof la mid ah dunida mar dambe soo mari maayo
@BashiirBashka-ds1ng
@BashiirBashka-ds1ng 6 ай бұрын
Ilahow u naxariiso edo saado cali
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Жыл бұрын
May Allah grant you Janatul Fardoza Amiin 🤲
@nurabdi6399
@nurabdi6399 10 ай бұрын
Illah s w a haa uu naaxaristo sado waa qoof xaaq uu taag naad
@yaasircatafad7469
@yaasircatafad7469 Жыл бұрын
Ama garo ama ha garan 😢😢😢😢
@user-gh1ci8xt7q
@user-gh1ci8xt7q 9 ай бұрын
Ale hanaxariisto saado ali halgama
@nadifokulmiye7132
@nadifokulmiye7132 Жыл бұрын
Sada.Ali.Allha..unaxaresato.darweshada.
@sahraguray1433
@sahraguray1433 4 жыл бұрын
Alah hawnaxaristo aaamin Yarabi
@sayidkaofficial3418
@sayidkaofficial3418 2 жыл бұрын
Eedoooy janadu hoygaga noqotay ❤️😰
@abdiissa1034
@abdiissa1034 Жыл бұрын
Illahoo sado jana firdoosa ka waraabi. Illahoo uu naxariiso.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Saado cali Allahoow U Naxiiso Laacaanood Free Of Iidoor Wadaashe
@Abdulahiosmaan-ls4mk
@Abdulahiosmaan-ls4mk 10 ай бұрын
Ale naxarstii jano kugu marti sooro. Xaq drir badabyde dulmida janadi ebe kulad🤲🤲🙏☝🏻☝🏻
@fadxiabdikariim4853
@fadxiabdikariim4853 Жыл бұрын
Eedo saado alow kuu naxariizo😭🤲
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 Жыл бұрын
abiyaday ❤ reer isweto waan salamay.
@bashiirbashka708
@bashiirbashka708 Жыл бұрын
Tobad ayay ku dhimayay
@suheib9714
@suheib9714 Ай бұрын
Maamo alle ha kuu naxariisto🥲
@bashiirbashka708
@bashiirbashka708 Жыл бұрын
Waaa wadani qabyalad ma aqooniin
@bashiirbashka708
@bashiirbashka708 Жыл бұрын
Saado Walalahay qalbigan ka jaclahay saado sangub hadraawi hibonuura iyo inkale oo badan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Libdhimayso Laascaanood
@suadasalad7027
@suadasalad7027 9 ай бұрын
😢😢 eedo saado
@yaasircatafad7469
@yaasircatafad7469 Жыл бұрын
Gabadha saadaa ka dhalatay
@jamaahmedo3528
@jamaahmedo3528 2 жыл бұрын
True, all of sado Cali songs has meaning too it. Is a pure massage to somalis who are endangered species all around the world especially in somalia. Songs can influence people to change for the better Without been hostile or sobataging your nation an win peoples hearts. Those that is dismantling there government should be dealt with if they refuse. I mean even Sometimes you need to presever your nation from within an save the people from itself.
@shaaxmcn
@shaaxmcn Жыл бұрын
May Allah have mercy on her
@shaaxmcn
@shaaxmcn Жыл бұрын
Kismayo
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Shacabka Sscoow Abwaanad Saada Cali Ma Dhiman Shacabka Sscow Iidoor Wagaashe Maxay ka Rabaan Laascaanood
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun mamo qaran sado
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Iidoor Wagaashe Stay Away Ssc Wadankeeda Ssc
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Allaw kuu naxariso mamo
@yarezaki268
@yarezaki268 Жыл бұрын
Allah naxariisto
@QALANJO-SHIDAN
@QALANJO-SHIDAN 2 ай бұрын
❤❤❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Sscka Laascaanood Idiinkaa Iska Leh Laascaanood Libdhimayso Of Iidoor wadaashe 😊
@ahmedbaadhi2273
@ahmedbaadhi2273 2 жыл бұрын
Eebe hsiiyo naxariis tiisa saado maxay doontay sharafta calankeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ARMAAN_URMAX
@ARMAAN_URMAX 18 күн бұрын
❤❤
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭... Laascaanoodeey this shall pass..
@ahmonagulnaahmohgul6403
@ahmonagulnaahmohgul6403 Жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso waxa dilay muuse biixiiyo snm iyagoo u adeegsaday alshabaab
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Guulwacan Laascaanood
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Qiiiirooo🥹🥹🥹🥹 Allah ya raxma💔
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LOVE
@rox7427
@rox7427 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmonagulnaahmohgul6403
@ahmonagulnaahmohgul6403 Жыл бұрын
Haloo aaro sado cali waxadilay ree dabacayuun iyagoo i adeegsaday alshabaab nacalatallah snm guul darwish army fiqishini dhulbahante madhiban harti darod hawiyerasomali calanka buluuga ah iyo kanqatumo state inta jecel guul ssc from hawiye hg ceyr maxamed cabsiye
@1230Bader
@1230Bader 12 жыл бұрын
waa ruuntaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LOVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIkE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LagataS
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Gabdhaha Sscoow U Dhisa Masjid Abwaanad Saada Cali Gabdhaha Sscisoow U Dhisa masajid Buuhoodle Laascaanood Widhwidh Taleex Xudun Boocame
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebookS
@estahiladam958
@estahiladam958 9 ай бұрын
Hhh what's the meaning SSC Ayaaa daga horta sool haa dhulbahante ayaa hel lkn Sanaag iyo cayn yaaa leh heestan wayka waashay dhulbahante sorry 😂😂😂
@maandeeq571
@maandeeq571 12 жыл бұрын
allla illahaw hana ceebayn saado cali maanta soomaaliyoo dhan ma waxay ku soo ururisay ssc akhas way sharaf dhacday tani waa dagaal ooga xabad jecelaa qoftu nabadaa dhibaysa yaahuu
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 9 ай бұрын
Adiga yaa kaa qabyaalad badan Isaaq isagiibaa wax isu ogoleyn maxaad ula yaabeeysay?! Allaah ha'unaxariisto guushii aayladooneeysay gaadhe Dhulbahante 2023. From Hargeisa 👋👋👋
@QALANJO-SHIDAN
@QALANJO-SHIDAN 2 ай бұрын
❤❤❤
@sahraguray1433
@sahraguray1433 4 жыл бұрын
Alah hawnaxaristo aaamin Yarabi
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood Libdhimayso
@anasaxmad
@anasaxmad 11 ай бұрын
❤❤❤
SAADO ALI  ( SOMALI  SONG  )  OGADEN SWEDEN -  IFTINFF
8:20
Saad Gedi
Рет қаралды 1,1 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 32 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 39 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 120 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
Hees Soomaali ha laysla doono  Saado Cali Warsame
9:15
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 30 М.
Libdhi Maysid Laascaanood- Iyo Saado Cali Warsam
11:00
buuloxuubey
Рет қаралды 182 М.
Saado Cali - Lifetime Achievement Celebration - Pa
10:11
djrallyn
Рет қаралды 204 М.
Saado_ali2012.mp4
10:27
Amin Amir
Рет қаралды 95 М.
Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song
8:24
Sool Sanaag Cayn
Рет қаралды 1,9 МЛН
Heestii || Darwiish || #saado_cali_warsame-AUN #hanad_lyrics
8:17
AUN Saado Cali & Cabdi Baadil Heestii Ajal | With Lyrics |
5:51
Himilo Media
Рет қаралды 451 М.
Buuhoodle Maxaa Kayaala; Hees Cusub By Saado Cali
12:22
TaleexMediaTV
Рет қаралды 325 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 311 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 493 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 86 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН