Saado Cali Warsame || Afgarad with lyrics qoraal kaban

  Рет қаралды 16,298

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 9
@Yaasiincrahmaan
@Yaasiincrahmaan 15 күн бұрын
Saado Ali warsame ALLe ha u naxariisto my favorite song 🎉
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto saado cali warsame
@SomaliWeyn-oo9wr
@SomaliWeyn-oo9wr Ай бұрын
2024😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
# Aad baan kuugu baahnahay #Adna inaad I jeceshahay #Runtii Waan Ogsoonahaayeee #Aqalkaan ku Ooyaa #Adiguna Xafiiskaad #Urugada la joogtaa #Ururugadda La Joogtaa #Haddana garan maayo Eelku #Meeshuu ka Immanayyee 9:19 Indhaha Goortaad I saartid Ayaad iga Jeesataa iga jeesataa Agtaada haddaan Immaaddo Addoo Durkayaan Arkaaaaa! Haddana ma Addkaysatide 7:42 Ayaamo markaad I wayddid 7:35 Akhbaar baad soo dirtaaaa Akhbaar soo dirtaa Soo Dirtaaa Haddaba ibtilo waatane Innaga Afgarad yaa inoo Sameeeeeeya? 7:10 Haddaba Ibtilo waatane inaga 7:07 Afgarad yaa inoo Sammeeeyaa? Yaa I NEED YOU yaa inoo Sameeeeya?. Inagga Afgarad yaa inoo Sameeya?. ILLAAH Baa isu keen qoray Naftaydaad U tahay agab Ifkaan kuugu jeceelahaaye Addigana Adduunyaddu Waxay kuu ahaan Lahayd Annoo SAYIGAAAGA AH Haddana Garan maayo Eedu halkay ka abuurmaysee ALBAQRA goortaan maraayo Ayaad ALIF Joogsataa Joogsataa Ka quuso markaan idhaahddo RAJAAD iggu beeraysaaaaaa Haddaba arimahan is GALLAY Awood kale Umma hayeeeee OGAAL BAAN U SHEEGAYAAYE OGAAL MEANS = Inaad Ii Ogaatid 1:30 Haddaba ibtilo waatane Innaga 1:25 Afgarad yaa inoo Sameeeeeeya 1:24 I LOVE YOU YAA INOO Sameeya? Alloow kuu naxariiso waa bil Ramadan dabayaaqadeedee SAADO ALI WARSAMR امين يارب العالمين KABANKA USTAAD CABDI BAADIL Cabdi Baadil waa ragga fara ku tiriska ah ee kabanka deggan aadka loogu yaqaan kabankiisu wuxuu wax walba kaga duwan yahay Degenasnta iyo debecsanaanta Alle ha barakeeyo Ustaadka " Saado Ali-na AHUN امين
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 3 жыл бұрын
Aun saado Cali ayaamo markaad ii waydid akhbar ba so dirda wa runded saado Cali yay Aun wa ku wayay Eedo akhbarba so dira Aun saado Cali
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 7 ай бұрын
Old never have been Corrosive 🔥 #Eebe Hakuu Naxaariisto.
@jamaalmuuse4933
@jamaalmuuse4933 8 ай бұрын
Ebbe haw naxaristo
@user-hm3dh2vj2g
@user-hm3dh2vj2g 5 ай бұрын
❤😂❤❤😂🎉😢😮😅😊
@user-hm3dh2vj2g
@user-hm3dh2vj2g 5 ай бұрын
❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😮😮😅😅😅😊
Saado cali iyo Cabdi baadil Beerkaad igaga taalaa with lyrics kaban
10:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 78 М.
HEESTA INDHA BURURAY DIGFEER IYO  SIRAAD CABDULLE LYRICS
17:29
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 35 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 5 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 22 МЛН
KABAN|Saado Cali Warsame - Liibaan Maleh Aduunoo Lyrics
9:32
Rageedii™
Рет қаралды 588 М.
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 218 М.
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 291 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Saado Cali Warsame Ahun | Heesta Afgarad
12:05
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 21 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 517 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 84 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 304 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 231 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.