No video

Saado Cali Warsame Ahun | Heestii Bixiso | With Lyrics CC

  Рет қаралды 1,272,007

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

10 жыл бұрын

#caweyskadalmar
FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 435
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
For lyrics click CC - Hadaad rabto erayada kilik CC
@nawaalaadan7478
@nawaalaadan7478 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar wlal plz lyrckeda keen
@axadoisniino
@axadoisniino 5 жыл бұрын
Away lyrics ka Dalmaroow ina abti
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Walaal click cc ama subtitle
@omarabdinor5057
@omarabdinor5057 5 жыл бұрын
Cc
@khadiijaabdiali5798
@khadiijaabdiali5798 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar d
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Wuxuu basar kaa xumaaday Kolkaad dhaqankii ka baydhay Barbaariso hooyadaa iyo Gabdhihii waa beylah tidhi Hadaan sharci kuu banaynin Balooley inaad cayaarto Bogeedana aad salaaxdo Kitaabkee baad ka baadhay Waxaad baryo heeso qaaday Waxaad buun yeedhineysay Ileeyn been bay ahaydoo Balaayo kalaad jileysoo Bustaalaad show ahayd Haday bixisadu ku qaaday Hablihii buufis kaaga dhacay Dhamaan baadi kula noqdeen Inaad sharaftooda burisoo Banaanada kula wareegto Bilaahi ma xaal gobeed baa AUN run badanaa saado. Gabdhaha soomaaliyeed sharaftooda yaan meel lagaga dhicin 😘😘😘
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@kamkam22100
@kamkam22100 10 жыл бұрын
ilaahy haku naxareestu saado aad baan ku jeclaa .aad baana kugu xesi donaa ..alshabab waxaan leyahay ..hoyedeen wasa .. iden nicbeyaa
@munamursal9774
@munamursal9774 10 жыл бұрын
u r the one who said something about my BELOVED MUHHAMED SCW ha but u know u CANNOT SAY THAT IN FRONT OF A MUSLIM MAN can you ????? LACNATU ALLAHI ALAYKA YAA FIRCON'S SON!!!!!
@cabdigaafane6280
@cabdigaafane6280 7 жыл бұрын
Ilaahoow u naxariiso, waxay ahayd qof cajiib ah., ogaada isku qabiil ma nihin aniga iyo Saado, anigu Habar Gidir ayaan ahay, iyaduna Dhulbahante, haddana waxaan Ilaahay u weydiinayaa naxariistiisii, waayo Soomaali waa Soomaali, ha is jeclaato ama ha is nacdo.
@osmankulane1525
@osmankulane1525 7 жыл бұрын
Cabdi Gaafane me too bro ilaahay hsunaxristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Baxdo Cadey aamin
@adenceynte5520
@adenceynte5520 7 жыл бұрын
caweyska Dalmar sxb waan codsanayaa hees anan aqoonin cidii qaadi balse miriheedu aan wax ka xasusto fadlan i need help mirihu waxaa ka mid ahaa..... wadnahuu fariistoo cugaagu ku faafoo sidii ruux la falaybaan fiidkii wareeg jaceylkeeda foosiyaa armuu igu fogaadaa plz sxb sare jwb
@adenceynte5520
@adenceynte5520 7 жыл бұрын
+Caweyska Dalmar Dalmar yare sxb waad mahadsantahay waxan codsanayaa hees anan aqoonin cidii qaade lakin miraheeda ayaan wax ka xasustaa.. /jaceylkeeda foosiyaa armuu igu fogaadaa am a sidii ruux la falaybaan fiidkii wareegaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Aden Ceynte sxb ma ahi dalmar yare. Heesta ma. Maqal hadaanse waan kula socodsiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Saado Cali Warsame
@jibriilabdulahi695
@jibriilabdulahi695 7 жыл бұрын
aamiin wllo alle janadii hageeyo saado cali Nasab nasab dhalay bay aheed Gacan ka xaqdaran maa dishee saado
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Jibriil cabdullahi aamin ilaahay ha u naxariisto
@sacdiyomxamed2092
@sacdiyomxamed2092 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar wlo videodadeda kasaar
@husseinhassan4295
@husseinhassan4295 7 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto Saado Cali Warsame
@jaamacxagarhasan9278
@jaamacxagarhasan9278 6 жыл бұрын
sado cali warsame
@inadiiriye1483
@inadiiriye1483 8 жыл бұрын
alle ha u naxaristo waxay ahayd gabadh wax garad ah waxay jeclayd waxan u suuro gali karin oo ah inay somalia mid ka dhigto ama somali oo dhan mid noqdaan somaliland, djabuti,dds,somalida kinya taasina waa mid aan suurto gall ahayn alle qabriga ha u nuuriyo ameeen
@nashaadmohamed8407
@nashaadmohamed8407 7 жыл бұрын
maalinba insha allah midoobi doona cadawga somalina quusandoona bi, idnillaah
@muhameddaahir9664
@muhameddaahir9664 6 жыл бұрын
Xall Wad beentaa maahan wadaniyad dhab ah allaha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
+Muhamed Daahir Aamin
@fatmaali4968
@fatmaali4968 6 жыл бұрын
Alla wll shidnidaa So quruxlow wlh😍
@shideyare4834
@shideyare4834 6 жыл бұрын
+Faiza Qooto Qooto naa balaayo kugu dhacdee maxaad qooto qooto ula baxday
@ismailh6518
@ismailh6518 Жыл бұрын
Allah raxmadii ku sii, janatul fardowsal aclaa iyada iyo inta qaraxyad lagu dilay qalbiga iyo indhuba waa idin booya. We can't accept dhiiga la daadin 24/7 almost 40yrs.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@wow6708
@wow6708 10 жыл бұрын
I love saado cali allahu unaxariisto amiin. Ehelu janah weeye gacan ka , xaaqdaran aya dishay ayadoo soman bill ramadaan ah oo albabka narta iyo shay dhanka oo xidhan.
@abdirahman2569
@abdirahman2569 2 жыл бұрын
Janda ma gcn taad ku hysa adigu ehlu jano kulaha
@ismailmohamedibrahim8321
@ismailmohamedibrahim8321 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabe
@osobanis9720
@osobanis9720 5 жыл бұрын
31/07/2019 wali wn dhagaysanayaa Alleh ha unaxariisto saado cali warsame😍😥
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@AbdiqadirHassanDuuliye
@AbdiqadirHassanDuuliye 5 жыл бұрын
Waaaw Maamo saado cali waxay Ahayd Hooyo u hadasha Hablaha soomaalida Bal Daawo Heestaan sida loogu bahdilay Raga dumarka Ku ciyaara , Waxay ahayd Qof Ilaahay haybad iyo Aqli ugu deeqay, sorry Wllhi ninkii dilay Muxuu mudanyahay mantay? Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo. 7,4,2019 Asxaabta Likes saara.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@de_game
@de_game 7 жыл бұрын
Wlhi caadi may ahy Gabadhan Allah ha u naxariiste 😢
@leylaahmed3888
@leylaahmed3888 2 жыл бұрын
My sister rest peace Allah ùnxaristo amiin amiin I missing 😢 Allah haa ku naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ahmedmoalim9374
@ahmedmoalim9374 4 жыл бұрын
Saado ilaahay janadii fardowsa ha geeyo hogaanka dumarka soomaaliyeed haldoorka hooyooyinka quruxdii fanka astaantii geesinimada AHU eedo saado 😭😭😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@nidolzack7052
@nidolzack7052 6 жыл бұрын
Ya raabi allow u naxariiso hooyadii wadaniyad mamo saado rabow janadada ka waraaabi amiin amiin.... hestaaan iyo hees kii binti cumar gacal balad xawo wa isku laxan wa isku dhaw yihiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Amiin
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 10 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Saado Cali Warsame,, ummadda Soomaaliyeed ee maalinkasta ee la xasuuqaayo ayey ka mid noqotay , wax lagu dileyna la garan maayo ,, Eebbe haw naxariisto Saado Cali.
@hafsaahmed9984
@hafsaahmed9984 6 жыл бұрын
Ilahow waa bil ramadane janatul fardawso ka warabi qabrigana uga yeel beer ka mida beeraha janada ❤
@Hibaaq2010
@Hibaaq2010 10 жыл бұрын
Illaahey haku naxariisto marxuum saado ali kitaabkaaga midigta haka siiyo Amiin gacan ka gardaran ku dishay
@najmaali161
@najmaali161 8 жыл бұрын
qofna yanu wxanu naftiisa la jeclayn la jeclan qofkle qofkasta naxaris wuu u bahan yhy ilahy hakuu naxariisto sado halyeeyad bay ahyd mucjiso haku dhacdo wixii dilay
@moomooglim9346
@moomooglim9346 8 жыл бұрын
Que le bon Dieu l'accueille dans son paradis éternel. Une artiste remarquable, elle nous manquera!
@mowliidshabeel4306
@mowliidshabeel4306 5 жыл бұрын
Ilaahay. Ha u naxariisto saado cali warsame sadex maalin kor ayaan isla joogna hooyo saado inteysa dhiman ka hor allh kitaabkeeda midigta ha ka siiyo runtii qof caqli leh ayaa og halka bulshada soomaliyeed ay kaga jirdhay sorry
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin. Waxay ahayd qof wadani ah, geesiyada ilaa markay bilowday fanka ee heesta cunubi ay wada waadeen aun Qalinle waan jeclaa fankeega. Ilaahay ha naxariisto iyada iyo intii dhimatay aamin.
@marioburgal7520
@marioburgal7520 2 ай бұрын
first time i listened this song i told to my friend this song will reach more than 15 milion views less than a year and i was right thank u Hilaac
@moharomance1103
@moharomance1103 6 жыл бұрын
Hoyo l miss you
@rashidsheekeeye
@rashidsheekeeye 10 жыл бұрын
Ilaahay subxaaanahu wa tacaalaaye, naxariistii Jano ka waraabi Saado Cali Warsame.. Aamin Aamin Aamin
@cabdiboodaaye3028
@cabdiboodaaye3028 9 жыл бұрын
Hhhhhh
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 5 жыл бұрын
Masha allah Allaha ku naxariisto hooyo ❤❤❤faaniinti hore fananada aan kugu jeclaa ayaa thy
@axadoisniino
@axadoisniino 5 жыл бұрын
Allah yaa raxma Saado you will be forever missed 😢😢😢😢🌺🌸🌹🌷
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@shamsoahmed2041
@shamsoahmed2041 9 жыл бұрын
Aah saado cali warsame ilaah janadii fardowso kaa waraabsho ammiin
@xamsegalbeedi6705
@xamsegalbeedi6705 4 жыл бұрын
Fanaanadii masrixiyada cajiibka ah lahayd saado cali Warsame AHUN ❤ Erayada iyo laxanka yaa lahaa ?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@abdulqadirokash1296
@abdulqadirokash1296 5 жыл бұрын
Allah ha naxariisto I love Saado Ali Warsame Viva KHATUMO
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@gabadhamadaxwaynaha6847
@gabadhamadaxwaynaha6847 8 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto adiga iyo intii Muslim ah Aamiin yaa rabi
@barmadiinmalik1885
@barmadiinmalik1885 8 жыл бұрын
Allah janadiisa haka waraabiyo Mama Saado, madhinte waa Allah
@sahradrei6843
@sahradrei6843 5 жыл бұрын
Ilhy ha naxariisto
@jibriilabdulahi695
@jibriilabdulahi695 7 жыл бұрын
Alle ha unaxariisTo saado cali warsame yaarabii Gabar somaliyeed oo qaaliya bay aheed RunTii soodo cali
@xidigtasanaag798
@xidigtasanaag798 5 жыл бұрын
Ax ax ax ax ax ax edo sado cali xanun bdan kuwii ku dilye masibo haku dhacdo😭😭😭
@hamdaqurux383
@hamdaqurux383 4 жыл бұрын
Wll miya la dilay alla how naxaristo gormay dhimaty
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 4 ай бұрын
Mashaallah saado ..❤️
@inoverpro8856
@inoverpro8856 6 жыл бұрын
my legend saado Alle hakuu naxariisto
@abdulahibicir2189
@abdulahibicir2189 7 жыл бұрын
ilaahey ha unaxariisto saado cali warsame
@kingalpha9183
@kingalpha9183 8 жыл бұрын
alla haw naxariisto saado ali warsame wixii ay samaysayna ilaahay ayay la hortagaysaaye u duceeya uuun
@khadarmuhumed9749
@khadarmuhumed9749 9 жыл бұрын
allaw ha unaxariisto saado cali warsame janatul fardawsa illaahoow kawa raabi
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 9 жыл бұрын
mujaahidad saado allaha u naxariisto jawaab culus baa siisay ninoow naagga
@sharafquman1894
@sharafquman1894 6 жыл бұрын
Geesiyad bay aheyd aan gaban ALLOOW JANNATUL FARDOWSA KAA WARAABI AAMIIN YA RABBI SWT
@nasrinsalah9032
@nasrinsalah9032 5 жыл бұрын
Sado ali allow ku naxariso ad ayan ku jaclaa rabi janaada kugu irsaaq amiin allhuma😭😭😭😥😥
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@curejiaxmed8281
@curejiaxmed8281 5 жыл бұрын
allow inta iga hooseya manta u naxariso geerida waa xaq allow qatimo suban inagu toosi amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@mahdiosmanahmed4048
@mahdiosmanahmed4048 6 жыл бұрын
allah u naxariisto saado cali waa fananda qaran
@shamsaadam7745
@shamsaadam7745 8 жыл бұрын
ilaahow unaxariiso saado cali warsame
@omaxamed7545
@omaxamed7545 7 жыл бұрын
aamina Illaahay ha unaxariisto
@amal7892
@amal7892 10 жыл бұрын
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. illaahaw kuu naxariiso. waxaa fiican in wax lagu qaato dilka dadka aynu jecelnahay ee cadawgu dilayo.
@user-vq9xp6oy8i
@user-vq9xp6oy8i 7 жыл бұрын
Saado ali warsame naxariiatii jano allah hakaa warabiyo hamigii aad jeclayd in lagu rumeyo iska daye dhiigagii ayaaba lagaly Allow qabriga uwasici
@zimanali4918
@zimanali4918 8 жыл бұрын
alle ha ku cafiyo eedo mcn jano ku waar
@nuriamohamed7447
@nuriamohamed7447 2 жыл бұрын
She waz a legend thou
@khadijasaalah6108
@khadijasaalah6108 6 жыл бұрын
Saado cali ilahay hakuu naxariisto
@cabdigaafane6280
@cabdigaafane6280 7 жыл бұрын
Ilaahoow u naxariiso, waxay ahayd qof cajiib ah.
@shugriqaali2722
@shugriqaali2722 8 жыл бұрын
Allah haa naxariso mam sado
@uswc4073
@uswc4073 3 жыл бұрын
walaal allaah uga cabso gabadhaan maanta way naga tagtay alllaah uga cabso oo kasaar meesha
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waan ka saaray
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Alla maxaad Gob aheyd Saado Rabi haku Naxariisto Mom ❤😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 2 жыл бұрын
Allah kuu Naxariisto Mamam sado cali warsame.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Quruxda dabiiciga ahi maba gabowdo sida saado alle ha kuu naxariisto kuma iloobi doono intay soomaali nooshahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@crashiiddirie9796
@crashiiddirie9796 6 жыл бұрын
Illahow u naxariiso marwao saado ali alle naxariistiisa hakugu sharfo ameen
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@sharafquman1894
@sharafquman1894 6 жыл бұрын
qof dulmiga naceb bay aheyd the legend Saado Cali Warsame ALLOOW U NAXARIISO
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
sharaf quman AAMIN
@SurprisedCosmos-yn1vb
@SurprisedCosmos-yn1vb Ай бұрын
Ilaaahay naxariistii jano haka waraabiyo 🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@abshirbade6515
@abshirbade6515 8 жыл бұрын
illahay hanaxariisto sado cali warsame
@amiinmacqulsome3477
@amiinmacqulsome3477 7 жыл бұрын
allaya raxma raaximiin alloow janadii kaa waraaabi
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 жыл бұрын
illahay haku naxariistooo waa kuu tabanayy.quruxbadaneeey.wale fananad danbe lamma arkinn o ka geesisaann
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 4 жыл бұрын
Allhe haw naxaristo saado ali Abwaanki ereyada sameeyay isgna hdu noolyhy allhe cimriga hawdhereyo hdu dhintyna liberary inaga bxy buu aha ee allhe haw naxristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@queenm6128
@queenm6128 3 жыл бұрын
Ilaaahayow kuu naxariis habeenkaas Waa joogaye Eedo Saado Ali rest peace 🥲🥲🥲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin. Maxay ahayd Columbus?
@saeedhajiahmed439
@saeedhajiahmed439 10 жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto saado cali warsame muqdisho umadii waa lagu dhameeyey malin kasta waxaad maqlaysaa dad baa lagu laayey cidina wax kama qabo ilahay baa u mqan somali
@muxibomohamed7708
@muxibomohamed7708 6 жыл бұрын
Ilaahaw u naxariso sado
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Naxariista rabi bn ku baryey saado legend
@jiikuusport4183
@jiikuusport4183 6 жыл бұрын
Abdull bulbul
@amalhussein1662
@amalhussein1662 5 жыл бұрын
Saado cali wlh malinti la dilaye weliba wadadii lagu dilay baa markaas jaray anigoo ku wajahan immigration-ka somalia passport anigo ka doonanayo 2014 xili ramadana rabi haku naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@abdifatahdaud6164
@abdifatahdaud6164 6 жыл бұрын
Saado Cali warsame alaha unaxariisto
@xidigxashi3993
@xidigxashi3993 7 жыл бұрын
bilaahi maxaal gobadeeda. ka dhacday , Allah janadi ku dhex geli saado.
@mohed7950
@mohed7950 6 жыл бұрын
Alle hakuu naxriisto..😭😓 saado ali warsame....
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Haaji Mahamed Aamin
@idilabdi402
@idilabdi402 7 жыл бұрын
Ilhy ha u naxariisto Boqoradi codka ada ban u jecelhy my Queen
@gowlsalwe8350
@gowlsalwe8350 7 жыл бұрын
i stl rmbr sado who do it tw
@hawoluul6837
@hawoluul6837 7 жыл бұрын
ilaaahay janadiisa haku geyo amiin amiin
@marab1052
@marab1052 9 жыл бұрын
alah i naxariisto aamiin
@raousman5991
@raousman5991 7 жыл бұрын
sidaan naxariis alle laguma helo, ee kuwa nool hala waa niyo si ay uga badbaadaan barta alle, saado koley xaalkeedu rabi ayey la kullantay, wadadey ku dhimatayna waad wada garaneysaan, illahayow khaatimada inoo hagaaji
@hamzeahmed6124
@hamzeahmed6124 7 жыл бұрын
Maxaad ducada loo duceeyay uga xanaaqaysaa, haddii aad duco ugu deeqi kari wayday fadlan iska aamus.
@fataxyare2652
@fataxyare2652 7 жыл бұрын
rao usman Mxaa adiga maducada ayaa kaso horjeda misa wax kle ayaa damacsantahay.Allah ayaa og waxa ey hata kusimantahay.Adiga yaa kuyiri kahadal sida ey udhimatay
@ibrahimmohamet7204
@ibrahimmohamet7204 6 жыл бұрын
rao usman naxariista alle wa la helaa si kasto ay ahaato camal ad shaqaysatayna jano laguma tago fadliga alle aya janada lagu galaa.
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
rao usman Kollay 23 Ramadan iyadoo sooman baa gacan ka xaqdarani dishay lkn kollay astur iyo inaanay heesin baa u fiicnayd. Allah ha u naxariisto.
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
wadadey ku dhimatay waa wado fiican . Gacan xaqdaran ayaa dishay weliba iyadoo dumar/hooyo oo bil ramaadan sooman ayaa qoriga dabajeexa la dhaho lagu googooyey .. ilaahaw khaatimada fiican nagu dil. AUN SAADO CALI WARSAME .GEESIYAD BAY AHAYD WLHI ..
@abdifatahkhadar6317
@abdifatahkhadar6317 4 жыл бұрын
Caleek caleek. Naxariisti janno alle haka waraabiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mahamudaadan5543
@mahamudaadan5543 8 жыл бұрын
saado ilahy haku naxariisto
@odburaale3835
@odburaale3835 6 жыл бұрын
Allh unaxariisto maamo
@qalbilove6653
@qalbilove6653 8 жыл бұрын
allah u naxariisto amiin yaa raabii
@shideyare4834
@shideyare4834 6 жыл бұрын
alah ha kuu naxariisto saado cali warsame aaaaammmiiìinnnn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Cabdirahman_chine _chine10. Aamin
@shideyare4834
@shideyare4834 6 жыл бұрын
+Caweyska Dalmar waxay ahayd somali weyn naag jecel aaaaammmmiiiiinnnn
@hamdiabdullahi402
@hamdiabdullahi402 9 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto ganaanada weyn ee soomaaliyeed
@awilmohamad1694
@awilmohamad1694 2 жыл бұрын
Allah yarxaM saado Ali warsamE 😰❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@jubashabeele5394
@jubashabeele5394 7 жыл бұрын
Music, Laxamka iyo Biiduba waxay ka soo baxaysaa Bintu Cumar Gacal.
@eastleigh7th748
@eastleigh7th748 7 жыл бұрын
I love this song
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Ilahy ha u naxaristo mamo saado cali warsame qabriga ilahy ha u wasiciyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@sadiaadan2304
@sadiaadan2304 4 жыл бұрын
Amiin
@booqoradareerogadeniamaxam1206
@booqoradareerogadeniamaxam1206 6 жыл бұрын
Allah yaa rahma habo sado Ali warsame hooyodey ina adeertaad Darwish❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@ismacildhagaxkarsheismacil3691
@ismacildhagaxkarsheismacil3691 5 жыл бұрын
Ok
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto maamo 😭🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@shukrimahdi2090
@shukrimahdi2090 Жыл бұрын
Shukri mahdi dhaqane
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 жыл бұрын
Allah yarhamuh Raahimeen Saada Cali warsame
@khaalidfaamoos
@khaalidfaamoos 2 жыл бұрын
Ilaahoow kuunaxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@murzaldalmar8842
@murzaldalmar8842 6 жыл бұрын
Alle haw naxriisto marxumad saado cali warsame
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@samiirlove6827
@samiirlove6827 8 жыл бұрын
alahhh unaxariisto
@sabahsadiq8813
@sabahsadiq8813 8 жыл бұрын
ilaahayow janadii ka waraabi gacan ka xaq daran ayaa dishey. wadani dhab ah bay ahayd.
@daalodaadir7192
@daalodaadir7192 10 жыл бұрын
Allaha u naxaristo
@kingamir9866
@kingamir9866 6 жыл бұрын
legend saado cali alow ku naxariso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
wiz jananka Aamin
@footballtrends4261
@footballtrends4261 8 жыл бұрын
Janadii Allah kaa waraabiyo
@adowadnaan5467
@adowadnaan5467 7 жыл бұрын
allow unaxriisto waa qof xaasidnimo qabri looogu riday allow umada xaqa tusi misne waqtigeeda ayaa dhamaaday saado
@othomasmuller1581
@othomasmuller1581 6 жыл бұрын
Alloow naxaristada ugu danbi dhaaf
@hoodohanaan3996
@hoodohanaan3996 5 жыл бұрын
Alle hakuudanbi dhaffo janadiisiina hakugu casuumo
@adamissack8392
@adamissack8392 5 жыл бұрын
Saado alle hakuu naxriisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 6 жыл бұрын
Subxanaka Ilahay ha Udanbidhafo iyada Iyo Inta Muslim Ahhh Sidan Sharciga Islamka ma qabo Yallahh
Binti Cumar Gacal | Bixiso ama Balad Xaawo | With Lyrics click CC
6:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,8 МЛН
Saado Cali Warsame  Ahun l  Naftayda ku Jiraban
8:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 18 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 69 МЛН
AUN Saado Cali & Cabdi Baadil Heestii Ajal | With Lyrics |
5:51
Himilo Media
Рет қаралды 451 М.
saado cali - Naftaydaa kuu jiraban -by Arrowtail
7:56
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 1,1 МЛН
KABAN|Saado Cali Warsame - Waaceensi lyrics
8:24
Rageedii™
Рет қаралды 227 М.
lancruier gado heesta lagu xiray saado cali 2 sano xabsi ah
14:44
SAID de GALER
Рет қаралды 3,5 М.
Hees Digniin Saado Cali Warsame - Xasuus halgan astaanbeey u tahay
7:24
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН