SAALAX SANAAG AROOSKA HIBAAQ GOBAAD & JIMCAALE HEESTI (WALAL)

  Рет қаралды 9,922,194

Saalah Sanaag

Saalah Sanaag

Жыл бұрын

ERAYDI IYO LAXAANK SAKARIYE KOBCIYE
MUSIC FURINLE
Camera :: Idiris Dabcasar

Пікірлер: 1 800
@user-ni4bc5nx8o
@user-ni4bc5nx8o 11 күн бұрын
Inta maanta hestan dib u xustày sidayda 😢 wll nimdu ha warto😢
@sharmaakexasan5690
@sharmaakexasan5690 11 ай бұрын
Waan hubaa in aad hestaan ila dhagesan doon tid 2024❤ hada iga dambeysid like isaar
@user-dy3lp4en3p
@user-dy3lp4en3p 4 ай бұрын
64564
@user-dy3lp4en3p
@user-dy3lp4en3p 4 ай бұрын
Fug ❤❤❤❤❤
@Wardahadalsan
@Wardahadalsan 3 ай бұрын
Gh😂
@rudoibaraahin3477
@rudoibaraahin3477 3 ай бұрын
Pq sy97 UK pw
@FurqaanNuur-fu9jk
@FurqaanNuur-fu9jk 3 ай бұрын
​@@user-dy3lp4en3p🥰🥰🥰💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gm3vm6og5r
@user-gm3vm6og5r 3 ай бұрын
Ayyy inta 2024 mar labaad ku ceshatay farta taaga 😊😊❤❤❤
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 3 ай бұрын
Me
@user-bk4ds5fo8l
@user-bk4ds5fo8l 3 ай бұрын
✋️✋️✋️✋️
@saciidoyasiin4984
@saciidoyasiin4984 Ай бұрын
Ma❤❤❤​@@aymanmusic6721
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 24 күн бұрын
👆👆👆👆👆😂
@Eagle7904
@Eagle7904 Жыл бұрын
3million marky gaadho ha ila dhafina 👍❣
@asmamousa7793
@asmamousa7793 Жыл бұрын
Hestan yaa si Gara u taabtey dhulka madaxa inaad geyso naceb oo ka dhimanaya 😭😭wlhi bena maha ismujiya intey taabtey 😭😭❤️❤️🔥
@xamdakayse
@xamdakayse Жыл бұрын
Way itabatay heesdani waayo waxan hasdaa qof iibuxinaya boosga wllnimo walhi maha wllky oo kaliya waa saxbibka nafdayda la aanti ma farxo alle haykaa daayo ❤ g 🥰 kuu xiisy wllo wehel ii hayad alle haykaa nabadkeen
@ZuhaybMohamed-bj5zb
@ZuhaybMohamed-bj5zb Жыл бұрын
😪😪😪😪
@halganabdi5164
@halganabdi5164 Жыл бұрын
Walaahi wllo waa runtaa wallnimadu waa guul abid hawaarato ilaahay hinoo daayo walalaheen❤❤❤❤❤❤
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Жыл бұрын
​@@xamdakayse Mahadsanid matihid Walashy Qudha XASKAYGANA WAD TAHEY XAMDA XABIBI NOLOW😂
@madiinogacalfiidow3983
@madiinogacalfiidow3983 Жыл бұрын
​@@xamdakayse🎉😂😂😂
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 Жыл бұрын
Waa ruu waxa jiira wllka dhaba o an hooyada dhalin Hibaaq inan nasiib badan wayo waxad hayisata 3 wiil o farxadadi ku garab tagan mash Allah 😢😢😢😢❤❤❤❤
@ibracosmetics
@ibracosmetics Жыл бұрын
Adnh Ana wllka ah wlhi I Amin ♥️🙏
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 Жыл бұрын
@@ibracosmetics haye wllo wad mahad sandahay 🥰
@nimcocisman4642
@nimcocisman4642 Жыл бұрын
Wlhi waa run. Waan qiirooday Ilaahayow annagana walaalo sidaa noo jecel nasii🤲🏾💚
@DualeMohamed
@DualeMohamed 8 ай бұрын
@@ibracosmetics
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 6 ай бұрын
​@@nimcocisman4642Dhabtii Adiga weyo Nimco wll dhameysey Guuleyso wllesha ❤❤
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Жыл бұрын
Heestani waa hees cadeeyneysa dhamanteen inaan nahay walaalo waan la ooyey dhalinyarteena sideey isu jecel yihiin 💪🏆💯♥️
@sweetfowsiyo
@sweetfowsiyo Жыл бұрын
Waa nhy wll wll
@lakijama563
@lakijama563 Жыл бұрын
Ha
@decocade1659
@decocade1659 Жыл бұрын
Maxa o oysayna🥺🥺
@Fathi600d
@Fathi600d 11 ай бұрын
@@lakijama563uma 😊huoiïhjw is 😅
@SamiiroAbdi-wd3vx
@SamiiroAbdi-wd3vx 9 ай бұрын
Haa wlhyi
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 2 ай бұрын
Qisada heesta hibaaq gobaad marka kaso maqashay hada hesta dib uso raadisay like saar😂😂
@SadeeAbdul
@SadeeAbdul 2 ай бұрын
Me😅😅😅😅
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 2 ай бұрын
Anna ka mida😂
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 2 ай бұрын
Haa wllhy 😅😂
@hodoali5714
@hodoali5714 2 ай бұрын
Aniga kamid ah 😂❤
@AbdirizaqAxmed
@AbdirizaqAxmed 2 ай бұрын
Ha wlhi grc wxfhmy😂
@superstars8781
@superstars8781 Жыл бұрын
Ina walalnimadu ku wayn tahay love hasaro❤
@ikranhaybe
@ikranhaybe Жыл бұрын
Walaahi kan yar codkiisa lacag baan siisan lahaa intay doonto ha noqotee we love bro salah sanaag ❤
@user-fm9ob5pc1p
@user-fm9ob5pc1p Жыл бұрын
M.a laga yabah adon lacag ku bixin in ad heshoh
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk Жыл бұрын
masha allh dheh dhunta ha ugaline
@SahalAbdiAbdillahi
@SahalAbdiAbdillahi 11 күн бұрын
Je uzh2❤❤🎉❤❤5625
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE Жыл бұрын
Ereyadii & Laxankii Habargidir Music gii Samaroon Codkii Daarood Caruusadda Isaaq Duubistii Isaaq Ugu Dambeyn Anigoo Ah Janaraalle Habargidir Ah Baa Tahniyadeynaya 🎉✌️🥰
@faradauzhasan6629
@faradauzhasan6629 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 waad dhamaysay
@DajiyafarhanFarah
@DajiyafarhanFarah Ай бұрын
Kuu darsoo anigo gabadh ciise ah Na reply aa kuu so galey 😂😂😂
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 11 күн бұрын
Qabiileyte
@najaxnashaad7956
@najaxnashaad7956 2 ай бұрын
Kadib sheekadii hibaaq heesta dib usoo raadiyey hibaaq gabdh goba wye wlhi🎉🎉🎉
@abdishakurchanel8625
@abdishakurchanel8625 Жыл бұрын
Waxaa xaqiiqo ah ineey jiraan Walaal aysan Hooyadaa Dhalin oo kaaga qiimo badan kuwii aad uurka isku banayseen Heestaan waxay taabanaysaa dad badan oo haysta Saxiibo Walaal ka qiimo badan Saxiibtinimada Allaha raajiyo Soomaalinimu ka sakoow waxaad muujiseen inaad tihiin dad Walaalo ah oo Nafta isku hura oo wada jira "Saalax Sanaag, Hibaaq, Ali Zaki. Abdi Jibaar Gacaliye".
@abdishakurchanel8625
@abdishakurchanel8625 Жыл бұрын
🥰
@asiyaismailhassan1981
@asiyaismailhassan1981 Жыл бұрын
Been maha wlhhi
@mubaarikcraxman
@mubaarikcraxman 3 ай бұрын
Asc
@user-ih6pu9hc5n
@user-ih6pu9hc5n Жыл бұрын
Farxadadu anigey si dhawo iyo si dher igu tahy dhefeyy😢😢😢❤ jah dharen walltinimo ❤
@aliabdiabokor2744
@aliabdiabokor2744 4 ай бұрын
😮j ❤😂🎉xkdiwkkskrkf 0:49 0:49 jsgxnnwjjsi
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Жыл бұрын
Laxanka erayada zakariye kobciye abwan fanan gacan utagay waw cadi maha hestani walalnimadu macanaaa😢😢❤
@deegaabdinaasir5146
@deegaabdinaasir5146 10 ай бұрын
Waxaa jiro wallka dhaboo hoyada dhaline nafta OO ldhafshaa ka jcl dhg xumaantaada Dhulka madaxa inaa geyso naceb OO kadhimanayo dhabtiii adiga weeye iqro❤ wll dhmeyseey rabi qiimo ku dhali dadnimo aan dhigaa helinee dhowrsneey iqrooy gobaad dhaqan saneey baari dhulka meelkasto jiro walal kma dhaxeen caaawa haweenkadu ani iga dhgin duni dhmantede farxadadu anigey sidhow io sidheer igu tahy dheeefe😢❤ Ku dhmeyso nolashada wacnan darajo dheeraada hadhantaalmin Hana dhelinnoo hna dhiwaatoon 😢❤aqalka dhistaan io walal udubkaa taagteena hka dhigo rabi kii waara E dhaxa lagu daydo uwad aad ku wadadhadatan dhayahna nuursha dhaxdiina ilahey ka beryey🤲wada dhama.jcceyl waara❤qoraalkan wxaa u hadiyadeyey sxbtyda wlshyda iqruush Maxamed wku jclhy sxb mcn ❤
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️👈🏻
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Жыл бұрын
MASHAALLAH tabarackaALLAH
@hanadnaasir4425
@hanadnaasir4425 Жыл бұрын
Hees lama dhahi kari midan walahi hibaaq nasibnmada iyo wanag ay ka hileyn bi u garab istageyn mar walbo qofka ku garab tagan aad siso qalsoni iyo xushmad adna inta iyo in ka bdn baa ka hileysaa inta aqliga leh la hadlaya Aroos wacan habo mcn owlad baari kala hila ❤️💯🔐👸🎂🎂
@alidekinho
@alidekinho Жыл бұрын
Qof kastoo commentigeyga Aqriya waxaan u rajaynayaa in Alle hamigiisa U rumeeyo murugo walba oo haysatana Farxad ugu badalo 💔☺️❤
@user-ec3mm8zm4n
@user-ec3mm8zm4n Жыл бұрын
Amiiin amiin wll mcn dhamntenba❤❤❤
@nafisakoore2935
@nafisakoore2935 Жыл бұрын
Amen yaa Allah
@yuruphassanabdi2462
@yuruphassanabdi2462 Жыл бұрын
Ameen wllky❤
@haboonaxmed-en3wj
@haboonaxmed-en3wj Жыл бұрын
@@nafisakoore2935 WJ
@haboonaxmed-en3wj
@haboonaxmed-en3wj Жыл бұрын
@@user-ec3mm8zm4n app
@Caliya2020
@Caliya2020 Жыл бұрын
Zakaria Kobciye Hargeisa ka soo salaamayaa ❤️❤️❤️walalnimadu waa wehel mashallah Salax yare il iyo cawriba la'ow ❤️❤️❤️
@boqorkacodkaqadar7146
@boqorkacodkaqadar7146 Жыл бұрын
My favourite song 🎵 saalax sanaag😊 Waxaa jira walalka dhaboo Hooyadaa dhaline Nafta o ladhafshaa ka jecel Edab xumaantaada Dhulka madaxa inaad geysa neceb O kadhimanaaya Dhabti adiga weeyan hibaaq Wallaal dhameysehe Rabi qiima kudhali dadnimo Aan dhigaa heline Dhulka meel kasto jiro wallaal Kaama dhexeen caawa Habeenkadu aniga iga dhigan Duni dhamaanteene Farxadaadu anigeey si dhaw iyo sidheer igu tahy dheefe......ayyyyyyy Wa qaatay heeestan Erayada%100 Laxanka%%100 Codka%100 Musiga%100
@IsraMaxamed-nq4vl
@IsraMaxamed-nq4vl Жыл бұрын
😅😢😢🎉
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Жыл бұрын
❤❤❤
@saalixanuur9541
@saalixanuur9541 Жыл бұрын
😢qqq
@hibaaqaxmed2675
@hibaaqaxmed2675 Жыл бұрын
😊😊
@Hidaya-fuadrh2yc
@Hidaya-fuadrh2yc Жыл бұрын
😊😊p
@TaxaneTube
@TaxaneTube Жыл бұрын
Salaaxa sanaaga ah wuxuu qaaday number one heesihii laga qaaday arooskii hibaaq gobaad iyo jimcaale 2 guna waa ali zaki 😮 guulayso brother
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Жыл бұрын
Ilaahow dhalyaradeena farxadooda u siyaad qabyaaladii waa qurun💪👍👌🙏🏆🏆🏆🏆🏆💯🌹♥️❤️🌹🌹♥️❤️
@user-bh3vq5tm4k
@user-bh3vq5tm4k Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@shukrixamud
@shukrixamud Жыл бұрын
A😊😅❤❤❤❤❤❤❤
@iimaanmuxudin6031
@iimaanmuxudin6031 Жыл бұрын
M.a zaalax zanaag iyo hibaaq gobaad walaalo is jaceyl allah ha'idin dhowro❤
@suhaybcali8686
@suhaybcali8686 Жыл бұрын
Sakariye kobciye masha alah erayo macno wayn salaax cabdirisaaq maxamed and your dear friend hibaaq guulaysta ni leeyahay
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 Жыл бұрын
Dhowrsaney hibaaq gobaad dhaqan saneey baari waan qaaty intaas 🥰❤️‍🔥
@najmadhameyz1021
@najmadhameyz1021 Жыл бұрын
Top weyan wlhy❤😊
@FardowsoCrisaaq-ou2fk
@FardowsoCrisaaq-ou2fk 11 ай бұрын
🎉🎉❤❤
@XamseKoosaar-pp7gb
@XamseKoosaar-pp7gb 8 ай бұрын
​@@FardowsoCrisaaq-ou2fk❤❤xamsekosaar
@maryamissa5199
@maryamissa5199 Жыл бұрын
Salax sanaag ❤❤❤legend ...your fan all the wat from Garissa
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz Жыл бұрын
Wllhi wilasha wllnimadoda aadban ujiclhy kuwa iladhashy iyo kuwan Ila dhalan ilhy hadayo dhamn wilasha somaliyed amin yarabi😢
@user-cy4qs3ew1j
@user-cy4qs3ew1j Жыл бұрын
Ku Sali Nabi Mohamed 😢❤
@NimcoAbdi-c4g
@NimcoAbdi-c4g 6 күн бұрын
Wsc
@seynabsagal1455
@seynabsagal1455 Жыл бұрын
Salah Abdirisak mohamed wlal qimo badan waad mujisay hibaaq qimahay kaamudnayd alle haku sharfo brotehr❤❤
@abdirizakismail9952
@abdirizakismail9952 3 күн бұрын
Hibaaq iney gob tahay waa laysku raacey waan salaami lahaa hadaa hayo numbrrkeda from north ametica
@MohaCadde-dy3fz
@MohaCadde-dy3fz 10 ай бұрын
Salaax sanaag boqorka coodka inu yahy maisku raacnay qaraabo❤
@kadirabdekarbakadirneyo-zu8uw
@kadirabdekarbakadirneyo-zu8uw 10 ай бұрын
1111111111111
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Saalax abdrizak mohamet farah waad uhagarbaxday walaasha mashallah nin rageed🎉
@xayaatnaxar2868
@xayaatnaxar2868 Жыл бұрын
Heestas wanka helay wlhi darenka wllnimada bey qeeb ween ka qaadanee😭😭😭🥰
@abdullahiyare9714
@abdullahiyare9714 Жыл бұрын
Runtii walalnimada waa qaali❤ Allaha walal la an nakama dhigo🤲
@Quarn4u
@Quarn4u Жыл бұрын
Hibaaq goobaan iyo arooska my ziziter hambalyo and Jimcaale hambalyo❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pf5dz1pm5m
@user-pf5dz1pm5m 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤😢
@user-ie6yy1ms5m
@user-ie6yy1ms5m Жыл бұрын
Wllky salaax abdirisaaq mohamett Alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo ❤😢
@IsraMukhtar-ju1uf
@IsraMukhtar-ju1uf Жыл бұрын
Amiin Alleh Cimrigagu hajiro Wall salax cabdi risaaq maxamed. Adigan Ku sidasan kubaryay Rabi hakadhigo. Aqalki lagu dago Laguna gado. Salax wall
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Жыл бұрын
​@@IsraMukhtar-ju1uf 😂😂😂
@NazriinMahameth
@NazriinMahameth Жыл бұрын
❤😊❤
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Жыл бұрын
@@NazriinMahameth BBE HALKEE KU NOOSHAHAY
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Жыл бұрын
Mashallah reer soomaaliland waa daad walanimada iyo soo dhaweynta ciidi kuma gadho❤❤❤❤❤❤❤
@ClxakiinXaadhi
@ClxakiinXaadhi Жыл бұрын
Tnkz wllkeeY sdo Kle
@dalmarmohamed4996
@dalmarmohamed4996 Жыл бұрын
Salax sanaag maaha rer Benland waa rer khaatumo state…
@ramadankeller3406
@ramadankeller3406 Жыл бұрын
@@dalmarmohamed4996 pp
@user-xv5gc7yc9d
@user-xv5gc7yc9d 10 ай бұрын
​@@dalmarmohamed4996 ninka heesta erayada iyo laxanka sameeyay waa nin hg ceyr rer guriceel ah hooyadiisna isaaq rer hargeisa tahay anyway somalinimo haku deeqdo sxb
@dalmarmohamed4996
@dalmarmohamed4996 10 ай бұрын
Maxaa kusoo riixaya adidga hada??? Futooy yoolku wakaa sareeyaa….,
@MuntahaQurux-ic6zj
@MuntahaQurux-ic6zj 11 ай бұрын
Masha alah waxaasa walalnimo ah wlaalo lagu daydaa tihiin dhab ahaantij cadow inima soo dhaxgalo walaalahay wn idin jeclahay ❤❤💖💝💋💯
@MaidaShukri
@MaidaShukri Жыл бұрын
Walalnimo qimaheda way mujiyen inamadani mansha alla nolada ❤❤❤❤❤
@ducowaalidwaadahab4217
@ducowaalidwaadahab4217 Жыл бұрын
Erayadioo iyo laxankiii Sakariye kobciye ✅ Codka salaah sanaag ✅ Musik Ahmed weli furiinle ✅ Hiibaynta heeska waaa Hibaq Gobaad. Walaalnimo ❤
@ZahroCumar10-hy7ez
@ZahroCumar10-hy7ez Жыл бұрын
Waabiinta😊
@sabahwllhasan1549
@sabahwllhasan1549 Жыл бұрын
Waa runtii walaalnimada waa wax weyn 🥰🥰
@CabdiFiigax
@CabdiFiigax Жыл бұрын
@@ZahroCumar10-hy7ez 1 qz9q 🕘
@CabdiFiigax
@CabdiFiigax Жыл бұрын
@@sabahwllhasan1549 qz9++
@nasirelmi312
@nasirelmi312 Жыл бұрын
​@@CabdiFiigaxŃ😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅sbm. My gl
@Mohamedweli3
@Mohamedweli3 Жыл бұрын
Heestiii ugu shidnayd arooska intii ila qabta farta taaga☝️
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 Жыл бұрын
Haa Hees Aroos aan arko Tii ugu Shidnayd 5days 1M🎉
@saynbali
@saynbali Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HodonBashir-jh7wm
@HodonBashir-jh7wm 11 ай бұрын
@RidwaanFarxaan
@RidwaanFarxaan 11 ай бұрын
☝️
@user-fc9jn3bg6f
@user-fc9jn3bg6f 9 ай бұрын
​@@RidwaanFarxaan😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 7 ай бұрын
Waxan Mar Labad Dib U Dhagaystay Heestan Hibaaq Yado Inan Yar Haysata Masha Allah Ilahay Ducadi Waa U Aqbalay Jimcale Iyo Hibaaq Wada Dhama Jacayl Wara ❤
@AsiyaSharmake-bk9oc
@AsiyaSharmake-bk9oc 6 ай бұрын
Waalnimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vp8gk4bb9t
@user-vp8gk4bb9t 6 ай бұрын
Wall mcn❤❤
@user-cn1ro4fv9d
@user-cn1ro4fv9d 6 ай бұрын
❤❤💜🫀❤️🤍💚♥️🫰🫅👍
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 4 ай бұрын
Caawan dhagaysanaya anu walal
@Liverpoolsomaliis
@Liverpoolsomaliis 26 күн бұрын
abwaan sakeriye kobciye 🐐🔥
@muniirasamatar6000
@muniirasamatar6000 Жыл бұрын
Best song 😩🥰♥️ waxa jira walalka dhabo hooyada dhalin 💯♥️
@arwaaragsan7300
@arwaaragsan7300 Жыл бұрын
Dad qalbi fiicn oo qadarinta wax ka yaqaana alle haydin sharfo sida u sharafteen inanteena 🎉
@wardajamal1150
@wardajamal1150 Жыл бұрын
Heesaha Arooska hibaaq Wlhi heestan iyo ta Ali zaki uunbaaan ka qaadan lahaaa farxadaadu aniga si dhaw iyo si dheer iigu tahay dhaaf😢😢😢Wlhi wlll Qof wax ka fahmaaya dareemi karra😢😢saalax
@m.cumarey
@m.cumarey Жыл бұрын
Eraydi laxaanka sakariiye kobciye music nin weyn furinle ax san fanan best of salax sanag and level
@nimcaanxarago6484
@nimcaanxarago6484 Жыл бұрын
My bro Salaah Abdirisack Mohammed Farah ❤❤❤❤ first one😢
@xuseennuur5955
@xuseennuur5955 Жыл бұрын
❤❤❤salax sanaag ❤❤😢wll qaaliya waan kusalaamay Ina adeero m.a dhulka meelkastoon jiro wll kama dhexeen caawa ❤❤dhulka melkastoon joogo caawa ❤❤😢hawinkaagu Ani iga dhigan duni dhamaanteede 😊❤farxadaadu anigay sidheer iyo si dhow iigu tahay dheefe 😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤congratulation ❤💯🎊🎊
@Kamil_sabri
@Kamil_sabri 10 ай бұрын
Sideena
@hudiefireeradam9812
@hudiefireeradam9812 8 ай бұрын
Zhp heesta hibaaq gobad ayuu u qaaday fanaanku
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c Жыл бұрын
Saalax sanaag waan ku salaamay saaxiib from afmadow jubaland SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤
@AhmedbashiirBk-lh8xk
@AhmedbashiirBk-lh8xk Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@asmaweli
@asmaweli 7 ай бұрын
​@@AhmedbashiirBk-lh8xk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ighhh
@LALEEYS
@LALEEYS 9 ай бұрын
Ku dhameyso Nolashaa wacnaan daraja dheraada ha dhantaalmin hana dheelinoo hana dhibatoonin ❤❤❤❤❤❤❤
@abdifatah6515
@abdifatah6515 Жыл бұрын
Saalax sanaag walahay waan ku taageeraa horey usoco wall✅💔☀️
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Masha Allah Walle Walaalnimadu Waa Qali Booski Walaalnimo Xallay Wad Ka Soo Baxday Salaxow❤❤
@Ruun568
@Ruun568 Жыл бұрын
Wllnimadu waa xidhiidhka ugu qotoda dheer oon qof wlpa dareemi karin without reason layzku jeclaanayo🥰 Rapi hayzku kiin dhowro abid🤲
@nastehoabdinasir7257
@nastehoabdinasir7257 Жыл бұрын
Waxa igu farxada badan ee sugayaa waa arooska walaalkey aan jeclahay ee iga weyn, ilaahow nabad iyo caafimaad nagu gaarsii soona dhawee maalintaas adiga ayaa garane . Dhulka meelkastoon jiro Kama Dhaxeen. hbnkiisu ani iiga dhigan Duni dhamaanteede. Waaku jeclahy aboowe❤
@moussayoussoufmahamoud5031
@moussayoussoufmahamoud5031 Жыл бұрын
❤salax tan hees weey dhaftey walasha sifican baa uu kaa farxisey legenka heesta sameyey inuu sakariye cobciye yahey shaki kuu muu jirin niin fanka iskale waaye❤
@hidaayaabukar9953
@hidaayaabukar9953 Жыл бұрын
Wow best fanan and hees qiiro bdn❤ wa u hagar baxday walasha❤
@marwo816
@marwo816 11 ай бұрын
Waxa jira walasha dhabo hooyda dhaline Nafta oo la dhaafshana ka jecel dhag xumaantada Dhulka madaxa inaad geeysa neceb oo ka dhimanaaya Dhabtii adiga weeyan hibaaq walaal dhamayseey Rabbi qiimo ku dhali dadnimo aan dhigaa helinee Dhawrsaneey hibaaqeey gobaaad dhaqansaneey baari😭🥺 Saaxiibady hibaaq waxan nahay saaxiibo is jecel dhexdoodana alle ka ilaaliyay xumaan midba ta kale u damqato alle dartiina u saaxiibay waligay ismaanu arag hadna waxad mooda inan isku dhiig nahay wanan is shabahnaa😢❤ sanadka cusub 20/4/2024 insha Allah waxan rajaynayaa inaanu is aragno angoo caafimad qabna wan ku jecelahy saaxiib' walaal Hibaaq jamac cismaan❤😢
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Reer soomaaliland guuuuuliyo gopanimo soomaaliland hanoolaato 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💯❤️❤️❤️❤️💯✌️✌️
@Sucaadmuumin
@Sucaadmuumin 2 ай бұрын
😮❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤😢😢😮😅🎉😂😂
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz Жыл бұрын
Dhulka meelkastoo jiro wll kama dhexeen caawa ❤💙👊 Gabdho badan oo walaalnimo isku baranay ayaaan soo xasuusty Nooolaada Inbadan 💙❤👊
@mumtazdaud5315
@mumtazdaud5315 Жыл бұрын
Salag sanaag gobanimadii oo qof ah guulayso wll 🔥❤
@AnshaxGemar
@AnshaxGemar 6 ай бұрын
I more listen the song😢Amazing song of the century😊❤
@Maandeeq672
@Maandeeq672 Жыл бұрын
Fanaanka fanaaninta wlky saalax cabdirisaaq❤
@Apdullahi_jokar1
@Apdullahi_jokar1 Жыл бұрын
Saalah Sanaag The Only Singer I Believe And Support 😊
@adnaomar7280
@adnaomar7280 Жыл бұрын
🎉
@NuunowJaras-gv2hv
@NuunowJaras-gv2hv Жыл бұрын
anti MCN lambarkaga mahelikarane💝💝💝💝
@falistaajir
@falistaajir 11 ай бұрын
❤❤❤❤😍😍😍
@HamdiAbdirahmam.
@HamdiAbdirahmam. 7 ай бұрын
Salax swirkiisa iheshe😂😂
@Apdullahi_jokar1
@Apdullahi_jokar1 6 ай бұрын
@@NuunowJaras-gv2hv Ma Ani😂
@fatiinhajji
@fatiinhajji Жыл бұрын
salah one of the best fanan cod illahay ugu deeqay mansh aalla❤
@user-bf8zw9ji6b
@user-bf8zw9ji6b Жыл бұрын
Masha allaha il iyo curilaada sadax wiil iskuxeji isha allaha hibaaqe curdakaagu waa saalax isha allah ❤❤❤🙏🙏🙏❤️❤️❤️
@ifraaxcadey8034
@ifraaxcadey8034 Жыл бұрын
Waxa jiro wllka dhab hoyda dhaline nafta oo la dhafshana ka jcle edab xumatada 😭😭 wllshas wan hesta wan faisa maxamed nuur inkasto kala fognahy labo wadan kal jogno iyda qalbiga ka darema malin ina iga fog thy maba daremo wlhi dhiigeyv racde 💋❤️ dunida mel kasto ka jgto rabi haku xfdo dadka abe iyo hoyo kaga dhigo
@sharifahmed9925
@sharifahmed9925 Жыл бұрын
Sakariye Kobciye Abwaan waa dhaafay runtii
@mcmarwaan1120
@mcmarwaan1120 Жыл бұрын
Zakariye kobciye Furinle Saalax sanaag Ragbaa heeskan dareenka leh ku far yaraysty❤❤
@siciidodhoombe2267
@siciidodhoombe2267 11 ай бұрын
5⁶
@yousra52
@yousra52 Жыл бұрын
Tasan been ahayn wllhi ❤wxa jira wllka dhabon hooyada dhalin dhulka madaxa inad geyso neceb o ka dhimanayo wllhi meeqa wllo ayey nolosha ina kulmisey an hooyadey dhalin🥰🥺
@dalmarmohamed4996
@dalmarmohamed4996 Жыл бұрын
Saalax cabdirizaq Mohamed indr waxan kasolamynaa jiida hore difaaca sool keep going…
@inaabdi12
@inaabdi12 Жыл бұрын
❤❤❤walalnimada hawarto❤❤Hibaaq iyo Jimcaale hambalyo isku wara ubad khayr qaba kala hela lamanaha qarniga❤❤
@zamiraqurux874
@zamiraqurux874 Жыл бұрын
Salaah sanag 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waxa jira walal aan walidka dhaline 😢😢dareenkaygu ma joogo wllhye wax leeyaye walal aan walidkaye dhaline wayo wiil lama dhalan wan ilmeeye 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Jabjacayl
@Jabjacayl Жыл бұрын
3m markay gaadho Ha iLa Dhaafin 30/06/2023 ❤❤❤❤
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 11 ай бұрын
Ma jiraa qof inan walaalo ahayn balse aad iskaga dhawdihiin ku hooyada dhashay me haa❤❤❤
@kordahap4016
@kordahap4016 Жыл бұрын
Waxa Kale Oo Dhan Quba Lkn ali saki iyo Saalah sanaaag😢
@mumtazdagen588
@mumtazdagen588 Жыл бұрын
Niman rag isu shegayo wiilka ka lalada arkyey Ninka xininyaha uga fuqa jilcan yahy🤮 markad baratan qiimha wlltinimadu ledahy mrka so hdla Wllsh ama wllka inta bilod ka maqna mrku suprise kgu yimado mxa ka farxad bdn wlh iyagu wba is controlen anu wa kudul suuxi laha😢😂 msha allh ilahy jaceylka ixtiramka isu galiyey afarta qof aomali dhona isu galiyo❤❤❤
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini Жыл бұрын
Diinta muslimka ah e banaysay nin aydan dhigna wadagin kuna qabin Ku dhag dhag Wa tee ?? Meshan dhaqan laga hadli maaye diin ba laga hadlaya EE caqliga Ka kor rag un mel wlba hala so istagine
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 Жыл бұрын
Ninka guursaday uu ku ogaa inay sidan u dhaqman marka asaga ka raliya diintuna ma ogola iyo dhaqankuba
@abdalarockstar915
@abdalarockstar915 Жыл бұрын
Adoo mrti ku jogto wxba haso qorin
@mumtazdagen588
@mumtazdagen588 Жыл бұрын
@@abdalarockstar915 he qurxey😅😅 nimanka ragna ka tagey dumarna garin mka jirta madigan xanaqe
@abdalarockstar915
@abdalarockstar915 Жыл бұрын
@@mumtazdagen588 kaalay ada kala cadeyn doone waxa ahy bitch
@Farhan27723
@Farhan27723 11 ай бұрын
Waa heestaan iskaga dhaafey dhageysiga Heesaha. Go'aan aan ka laabasho lahayn weeyaan arinkaasi.😊
@sabaadcali2935
@sabaadcali2935 Жыл бұрын
Dhulbahantuhu waa gob colaad haday gasho mahane Xajiga mustaqbalka darwiish Buhoodle jooga incha allh 😊💍❤️
@saidabdirahman3017
@saidabdirahman3017 Жыл бұрын
Shukran wll🥰
@abdirahmangabane5379
@abdirahmangabane5379 Жыл бұрын
mahadsanid quruxeeyy sodhawoow qalanjo to darwishta
@soumayaabdiqani1367
@soumayaabdiqani1367 Жыл бұрын
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 11 ай бұрын
So dhowow walal xususnow isaaq dhulbahante iyga dadka iska xiga allow burcaad isku mari
@abdirahmangabane5379
@abdirahmangabane5379 11 ай бұрын
@@saynabcabdi1090 mahadsanid quruxeeey 🥰❤🥺
@suhaybaadan7220
@suhaybaadan7220 Жыл бұрын
Sakariye kobciye Alle xigmada iyo erayad haku barakeyo Salax sanag hesta halked ayu dhigay wlhy wan jidhidhicooday 🥺
@nelaqueen2178
@nelaqueen2178 Жыл бұрын
Wllo is jecel farxad ku nolaada wlikiina oo dhigiina ugu sareeya aad ban ugu faraxsanahy noloshiina alle idinma tuso wx idin dhibo wlshey mcn iyo wllky saalax ❤💍🥰💏🫂 aad bey ufarxad badan thy mrkuu wllkaa kadis kugu yimaado wligiina sdan isku jeclaada wlladay mcn cali zaki saalax sanaag cabdi jibaar gacliye we love ❤ dhamaantiina farxad ku noolada❤🥰😘
@RamloIsmail-tz9xy
@RamloIsmail-tz9xy Ай бұрын
M.a amiiin yaa rabai
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh Ай бұрын
Masha allha habibi je t'aime toi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoFariido-ot2dj
@NimcoFariido-ot2dj 10 күн бұрын
😊😅❤
@user-dz5gk2vh5n
@user-dz5gk2vh5n 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ManalAlharbi-vp8un
@ManalAlharbi-vp8un 8 күн бұрын
😢😮❤❤❤❤😊😊😊😢😮🎉🎉🎉😢😮❤❤❤🎉😢😮❤❤😊😊❤😊❤😊😊❤🎉😮🎉عضفثابرذ٨٥٦٢٩٢٦قابربومبت
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 Жыл бұрын
The best brothers in the world I wish you good success
@MssBarni
@MssBarni Жыл бұрын
Happy to see saalax in Hargeisa again we love saalax ❤
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 Жыл бұрын
Hope you guys keep him safe just joking 🤣
@MssBarni
@MssBarni Жыл бұрын
@@saidsuleiman7365ha u biqina 😂😂
@inamohamet2660
@inamohamet2660 Жыл бұрын
Hulboy wxy noloshani❤
@MssBarni
@MssBarni Жыл бұрын
@@inamohamet2660 😂😂😂😂😂 caaneey reply
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
@@saidsuleiman7365 absolutely nothing can harm him(IN SHAA ALLAH)🤲🤲🤲💖💖💕inkastooy xiligan qaladvku tahay inuu yimaado🎉CARI IIIDOOR😂
@shamisnur2062
@shamisnur2062 Жыл бұрын
Ayy❤ hees io badh🔥😘salax🤴 fanan an jeclah🥰
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Жыл бұрын
Mashaa Allah reer hargeeso walaalo loodhinto guul my dhiiga somaali weeynta insha Allah qeer 😪💙🇸🇴💓🌺🎊🎊🌺🎊🌺👋👋👋✌️🥰🥰♥️💕💓🌺🎊🎊💙💜👋👋🥰🥰✌️
@ShukriYaxye
@ShukriYaxye Жыл бұрын
Thaank
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Thatk you waalaalo ❤️❤️❤️❤️❤️💯
@fadumosahraahmedrashid9223
@fadumosahraahmedrashid9223 Жыл бұрын
that is my mother for me may allah bless her my best friend my world
@AZATH_OFFICIAL
@AZATH_OFFICIAL Жыл бұрын
Ereyada iyo laxanka Sakariye kobciye Ha ka shakiyin the best
@israinanour6982
@israinanour6982 Жыл бұрын
Walkay saalax abdirisaaq mxamed noolow❤❤❤🔥💋💋
@nemoismail1415
@nemoismail1415 Жыл бұрын
Masha Allah hard to find friend like Salah sanaag❤
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Dhakhtarka jacaylka abwaan sakariye kobciye heesihiisa waa fadhiyan
@HafsaDheman-md8bs
@HafsaDheman-md8bs Жыл бұрын
Inta ilmaysa Lakala nasiiba badan adoomuhu😭💔
@burhanjacfar219
@burhanjacfar219 Жыл бұрын
Its a peaceful afternoon here in mogadishu, somalia. There is a raining now , and i am in my room listening this wonderful song through a laud speaker with an amazing pace. Viva saalax sanaag.
@abdirahmanhussein2917
@abdirahmanhussein2917 Жыл бұрын
Mashallah
@naamichannel7003
@naamichannel7003 Жыл бұрын
HOYADA MIYAA SOMALIA KA DHIGTAY ADEER WAA SOMALILAND INDHAHA KALA QAAD😂😂
@mmhaji2045
@mmhaji2045 Жыл бұрын
@@naamichannel7003 English ka ma taqaanid miyaa ? Macalin u taga kuu tarjuma wuxuu burhan qoray
@nafisafarah9560
@nafisafarah9560 Жыл бұрын
​@@mmhaji2045 😂😂😂 intaa dhihi rabay adigaa ku dhahay
@KhayriyadaganCabdi
@KhayriyadaganCabdi Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@fardousadan9298
@fardousadan9298 Жыл бұрын
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo isku waara abid ubad kheyr leh ilaahey idiinku deeq ha waarto walaalnimadu waa gabadh nasiib badan hibaaq maasha Allah cisi iyo sharaf ku noolaada
@abdiqaniyusuf8407
@abdiqaniyusuf8407 4 ай бұрын
Qabyaaladu waa Wx Xun Gabadhaa ninka heestaa Qiimaa Leh u Qaadaya ee safarka usoo galy waa Wiil Dhulbahante ah Maanta Rerka ay Thy iyo wiilka reerkisaa Dagaal baa dhex yaala Cidkalana kama danbysee siyaasi xun baa Dadla kala Dilaya Alle umada somaliyed Qalbigooda ha isu soo jeediyo❤
@muhamedabdiqadir
@muhamedabdiqadir Жыл бұрын
Heesaha salax sanaag abwanka shida sakariye kobciye qalbiga ayuu kahadlaa halka aadanuhu afka uun ka hadlo. Lagend kobciye ❤
@Two_pac_shakur_63
@Two_pac_shakur_63 Жыл бұрын
Waxa jira walaal aan kula dhalan oo Naftana is dhaafsatan way adagtahy in la helo walaalo Noocan ah😣🤚
@user-wl1gy5mn8u
@user-wl1gy5mn8u 4 ай бұрын
Waa xidhiidhka kaliya aan dhamaan walaalnimadu hibaqq walahi waa qof nasab qof ka inanan❤
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 Жыл бұрын
inabacadima Ayan saxibtinimada wallnimada waa Qalbiwanaksan masha Allah ❤
CALI ZAKI HEES WALAALNIMO AH / AROOSKA HIBAQ GOBAD IYO JIMCALE
4:44
Ali Zaki Official
Рет қаралды 12 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 133 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 37 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 1 МЛН
CALI ZAKI / DHAYAL MAAHA WALALNIMADENU / AROOSKA SAALAX SANAAG IYO NASTEEXO
4:34
SAALAX SANAAG HEESTI XAASKISA  (NASTEEXO)2023
6:23
Saalah Sanaag
Рет қаралды 2,9 МЛН
UGBAAD ARAGSAN  OO Funs keedu  Waydiiyeen Su' aalo aan hore loo waydiin ||
24:15
WALIGEY PENALTY MACUNIN BIILKA DIR FT KING CK REACTION BUUQIISA WATA
10:00
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 87 М.
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
Heedhe Sooleey Arooskii Saalax Sanaag
7:00
Moha Films
Рет қаралды 674 М.
CALI ZAKI - HEESTA HOOYO - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:07
Ali Zaki Official
Рет қаралды 293 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 231 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 80 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,6 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 720 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 379 М.