SAFAR GAABAN || Dhulka Siman,Nugaal Godan

  Рет қаралды 989

SOMAL BLOGGER

SOMAL BLOGGER

2 ай бұрын

Explore Somalia,Road trip 2024, Dhulka Nugaasha Waa Dhul Siman Oo Geed Gaabku Kubadan yahay #somalia #moqdisho #somaliya #somaliyoutuber #travelvlog #somalicommunity #vlog #duet #garowe #trend #moresubscribers #moreviews #growingchannels #grwm #viral #viwes #beautiful #peaple #blogger #africa #youtube2024 #lifestyle #daytrading #youtubevideo #roadtrip #beautiful #viral #somaliya #highway #roadto1k #speed #driving #tourism #2024 #laascaanood #garowe

Пікірлер: 12
@zaytum
@zaytum 2 ай бұрын
Waa dhul qurux badan wuxuuna ku hanoon yahery beero. halkee ku yaala.thanks alot sharing❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Nugaal ilaa Aaga Sool Waa Dhul deegan iyo beero kuhaboon sidaad sheegtay wll
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Ай бұрын
Waa xagee meeshan quruxda badan
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Wadada udhaxaysa LAASCANOOD ilaa garowe
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 26 күн бұрын
Garowe nuugal
@abdulkadirelmi7863
@abdulkadirelmi7863 2 ай бұрын
Permuda grass ayuu ku fiicanyahay Waa caws ku baxa dhulka kulul ee siman idaha iyo lo’da ayaa waqtiga abaarta ah lagu naaxiyaa cawskan Miraha abuurkana Kenyan agriculture institute in nairobi ( KARLA) ayaa lagu gadaa $40 per kg if you are kenyan $100 if you are foreigner
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Waaw Waa qiimo jaban quruxda,Bilicda iyo waxtarkiisa marka loo eego Hadii si dabiici ahna loo Ilaa liyo oo la xayndaabo wuu iska bixi lahaa
@gaaleef
@gaaleef 2 ай бұрын
UMMMMM, anagana baraf ayaa nagu dilay dhul shisheeye, oo qariibnimo ugu hoyano, allow nabad noogu celi dhulkeennii inta naftu nagu jirto, week kasta qof Somali ah ayaan barafka ku dhex duugnaaye.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Ameen walal Allah idinkoo nabad qaba ha niga soocesho
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana 2 ай бұрын
Gaaleef amiin, anagoo nabada Allah wadankeena hanagu simo
@mohammedsheikhnur6100
@mohammedsheikhnur6100 Ай бұрын
Thanks wlkey 36 sano ayaan kamaqanahay wadanka clip kaan dhulka hooyo ilaahaw nabd inoog amen godbless@MAMVLOGGER
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
@mohammedsheikhnur6100 Ameen wll thanks
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 10 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
DURUUF MIYI IYO DAREEN JACEYL #PART #2
8:28
Abwaan kanbaal
Рет қаралды 670 М.
Daawo Magaalada Guriceel.
15:05
NBaafa Production
Рет қаралды 1 М.
Dekada Magaalada Bosaso ❤️
3:28
Dharjaale TV
Рет қаралды 1,1 М.
Warbixin: Deegaanka Arabsiyo Muxuu Caan Ku Yahay?
6:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 10 М.
Abdiwali Sayidka, Hees Cusub 2012 Soomaalaay is Aamina,           by Socdaal
5:55
Socdaal Photography
Рет қаралды 651 М.
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН