Safarkaygii Marka Cadeey 🇸🇴 || My journey to Merca Somalia

  Рет қаралды 249,396

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

10 ай бұрын

Waxaan booqday magaalada Marka cadeey oo ah xarunta gobolka shabeellaha hoose, waxay Muqdisho u jirtaa 90 km.
Fadlan 5kun Like iyo Share
shirkadda Safarati
- Website: safarati.com/
- Facebook: 100076951056...
Instagram: safaratiglobal?...
Rasmi TV:
Whatsapp: 00252610403939
Contact: 0610403939-0626633001
Omar Oscar Facebook:
/ omaroscar20
Xalwo Baay:
0615613190
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 531
@GeediSahan
@GeediSahan 10 ай бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share shirkadda Safarati - Website: safarati.com/ - Facebook: facebook.com/100076951056691/posts/pfbid02vtUgV9mz2zv6bAEHv9yeWEbdQMBoHamr1zbxeKbSoetwAy36h1y7h9oyy9YK8tNgl/?mibextid=cr9u03 Instagram: instagram.com/safaratiglobal?igshid=MzRlODBiNWFlZA== Rasmi TV: Whatsapp: 00252610403939 Contact: 0610403939-0626633001 Omar Oscar Facebook: facebook.com/OmarOscar20 Xalwo Baay: 0615613190
@tiintv6889
@tiintv6889 10 ай бұрын
Geedi sahan howl fican baad wadaa waadna ku mahadsan tahay mida kle baraawe aad iyo janaalle .... Janaalle keli asaylaha uu odayga ka hadlayo ayaa ku yaala
@ibnumohamud498
@ibnumohamud498 5 ай бұрын
Diinsoor tag wll
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 5 ай бұрын
macquul maahan meeshan miya marko eh
@FarxaanAadan-tm7kn
@FarxaanAadan-tm7kn 20 күн бұрын
Asc waaali cdaado jogo wan kusalmay saxib icaawi saxib nnbrka😊
@ademzh
@ademzh 10 ай бұрын
Somalia is so beautiful we have so many amazing people and great history. It’s time we preserve our history and the diversity of land, culture, and languages.
@safkaxaaji8132
@safkaxaaji8132 10 ай бұрын
Action by s needed not only saying
@Tutulisho
@Tutulisho 10 ай бұрын
THE BEST SOMALI KZfaqR TRAVEL GEEDI SAHAN❤
@ZupairMoha
@ZupairMoha 9 ай бұрын
Muuqaal Faaiido Badan Weye Waa dhamaysatay Masha AlLh Marko Cadey ❤🇸🇴
@alexwright3799
@alexwright3799 10 ай бұрын
Anoo wiil Gaadsan wan ku farxey inaa maanta arko dhulka quruxda badan ee tolkaay BIIMAAL MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤⭐⭐⭐⭐⭐ GEEDI SAHAN ✔✔✔✔
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 10 ай бұрын
Biyamaal magaladan malahan hal guri xita kumalahan waa dad duurka dagan oo xola racata ah magalada wa magaalo gibil cad iyo hawiye
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 10 ай бұрын
​@@naasirabdi4044 adna Hawiye kadaa 😂😂😂 gibil cad bas dhe
@user-fw1rl1yq7w
@user-fw1rl1yq7w 10 ай бұрын
😂😂😂 Somalinimadi ma kugu filnan weydey boowe.
@Banooda
@Banooda 10 ай бұрын
Biimaal 2 bee u kala baxaan afaaf iyo udub afaaf badan waan jareer
@safkaxaaji8132
@safkaxaaji8132 10 ай бұрын
@@muktaribrahim7397 I haddii hawiye laga daayo haa loo daayaa ma dooni keentay dadku was dad u dhashay iyo dad ku dhaqmay kala saar biyomaalna was dad asala on dega matko iyo jareeer
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 10 ай бұрын
Allah is one☝️😢❤️🕋🥰
@sali3492
@sali3492 10 ай бұрын
Marka Cadeey waa magaalo qadiimi ah oo qurux badan. Allow barakeey
@raxmataali8598
@raxmataali8598 10 ай бұрын
Aaaamiiin
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 10 ай бұрын
Maasha'allah tabaarakallaah Marka Cadey ❤❤❤,ILAAHOW SOOMAALIYA NABAD WAARTA IYO ISJECAYL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 10 ай бұрын
Mahadsanid walalo Geedi Sahan🌹🇸🇴😍
@GeediSahan
@GeediSahan 10 ай бұрын
Thanks
@Moviesreview7202
@Moviesreview7202 10 ай бұрын
sxb mar hoore aya iigu dam beysey marka cadey
@Hismail88
@Hismail88 10 ай бұрын
Magaalo dhisan waaye qaab dhismeedka magaalada waa cajiib wlhi wadan illahey nasiisyey Allow nabad nasii waa ku raaxeysan leheen😢
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 10 ай бұрын
Amiin
@saedsara
@saedsara 10 ай бұрын
Somaliyeey, wadanka waa halayseen, Taariikhda waa Halayseen, Haweenka waa Halayseen, ilmaha waa Halayseen, dhaqanka waa Ka tagteen diinta waa Ka tagteen, 😣 Allah SWT nicmadaan uu na siiyay aan Ku shukrino🤲🏾 ALXAMDULILAH🤲🏾
@NewsFusion24
@NewsFusion24 10 ай бұрын
markuu dagaal dhaco, waa sidaas meel kaste, Liibiya eeg, Ciraaq eeg, suuriya eeg, yemen eeg, Afghanistaan eeg, suudaan eeg. Laakiin waxaa kasii daran, ayadoo la ogyahay wuxuu dagaal inoo gaystay iyo wuxuu taro, in haddana aan waxba laga baran ee dad wali dagaal kubaaqayaan, waxaana kow kah, dadkii ka qaxay ee Qurbaha tagay.
@saedsara
@saedsara 10 ай бұрын
@@NewsFusion24 Dagaal waa masiibo Allah Ku ciqaabo Adoomahiisa marka ay diinta Ka leexdaan, iyaguna is dulmiyaan, Somalia dhiiga islaamka waa xalaal, dulmiga masaakinta iyo danyarta waa caadi, waxkasta oo xun waxaa lagu difaaca QORI IYO QABIIL! 😖
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 10 ай бұрын
InshaAllah Fadliga iyo khuwadavIlahey: MARXALADA FAAXISH EH WEY SO MARTAY TANA WEY KA GUDBEEY IA
@Zusan15
@Zusan15 10 ай бұрын
@@NewsFusion24war wadnadad sheegtay wadmo shiisheya burburiyay somali cadaw haan somali ahayn ma qaban qabil qudhun darti ayaa wadnka siida uu galay 😢
@kowsardagan
@kowsardagan 7 ай бұрын
@@Zusan15carabta xitaa wadan shisheye ma burburin iyga isku keenay oo u wacady qabiil qabiil isku necebyihin Somalia halkaas ka so barteen qabiilka
@theadorableboy8633
@theadorableboy8633 10 ай бұрын
Historic city and peaceful people.
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 10 ай бұрын
waaku raaxeystey muuqaal cajiib ah ayaad soo bandhigtey aada umahadsanthy❤
@Tukulyare
@Tukulyare 9 ай бұрын
Taarkiqda asalka waa in lagu bilaabaa BOQORTOYADII AJURAN IN KA ARAMIN JIRTAY MAGAAALDA MARKA GAAAMEDLE WAA AJURAAN❤
@anisaalem8598
@anisaalem8598 10 ай бұрын
Mansha Allaha walalahey Magaaladaa waa magaladeeydii Waad mahad san TAHIIN Jazakallah kheir ❤😂😂❤
@Vibes799
@Vibes799 10 ай бұрын
Meel shidan baa jogtaa😂❤
@nuurahmed8102
@nuurahmed8102 10 ай бұрын
Allah wadanka quruxbadanaa oo qeeraad badanaa nabad allah nasiiyo 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 10 ай бұрын
Marki iigu horeyse oon maqlo luqadooda🤭 masha'allah Dalkeena wa qani dhanwalba🇸🇴😍
@Iam_sabrie
@Iam_sabrie 10 ай бұрын
War maxaa legend tahay Geediyow marka caddey ❤😊
@SharPlayzTv
@SharPlayzTv 10 ай бұрын
Waan u xiisay marka cadeey😢 mahadsanid Geedi Socot
@kafilowanaag1832
@kafilowanaag1832 10 ай бұрын
Magaladiii Abaheey Mac marka cadeeey xasuus Jilib marka Ayaan dugsiga quraanak kasoo dhigtey macalin shacuun ilaheey ha u naxaristo janatulfiradoos haneeskukeen kulimiyo maclinkega aan soo xasuustey markaadawadey muqalkaan❤
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 10 ай бұрын
Taariilhda wa Arkay biyamaal ba la dagalamay Taliyani Marka beautiful ❤ Masajidka wa Naqshadi Yementa waqooyi Barkada dabada galiyan istijo camal
@4429
@4429 8 ай бұрын
biimaal aaa
@abdirasaaqaxmed2982
@abdirasaaqaxmed2982 8 ай бұрын
​@@4429 marka adiga maa ladagalamay xaad indhaha lataagee 😂
@engabukar7430
@engabukar7430 6 ай бұрын
​@@4429Hala Yaabin Sxb rer Gadal Kagaar Waye 😂😂
@adamosman4185
@adamosman4185 10 ай бұрын
Masha allaah ❤ cunto dhaqameed & hido & dhaqan + taariikh, wadanka nimcaa taala ee ilaahow nabad nooga dhig❤
@Safaricom_
@Safaricom_ 10 ай бұрын
Saxib this was great interview at the end a historic prospective.
@abdalacade6894
@abdalacade6894 10 ай бұрын
Marko runti wa magaalo qadiimi ah Oo u baahan dayactir. Iyo dib iso Celin. M.a. Allah. Dhowro ❤🎉🫡🙋🏽‍♂️🫶🌅
@user-ds5of3iz2r
@user-ds5of3iz2r 10 ай бұрын
Home is the best 🇸🇴 MARKO CADEEY ❤️💯
@muradjcloo4860
@muradjcloo4860 10 ай бұрын
I miss my city marka cadey intaan kasalaama ciyaal marka ❤❤❤❤❤❤❤
@mash-allaha7166
@mash-allaha7166 10 ай бұрын
To me marko is a treasure city it’s people around the world deep sleeping.🎉
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 10 ай бұрын
Masha alaah waa mahadsantahay marka cadeey monin aw cisman 80 kii aa aw cidmaanka tagay iyo shalambood❤❤🇸🇴🇸🇴💕
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 10 ай бұрын
MashaAllah what a time!
@socdaal3428
@socdaal3428 10 ай бұрын
Marka waa magaalo Tariikha ah ❤
@furqanabidnoor6603
@furqanabidnoor6603 9 ай бұрын
Keep going Habo you are amazing mash Allah
@ahmedjiimey8016
@ahmedjiimey8016 10 ай бұрын
Masha allaah allah ku xafido lagend teeda Kale Boqortooda ajuraan ee Gaameedle waxay ka dhiseen 7 masaajid kale ee magaalada, kuli waa 8 saldhiga masjika kasoo horjeedo uu kamid yahay boqortooyada uu yarka kuushegaayo waa midii Ajuuraan Lkn qoyskii xiligaas xakumi jiray ayaa hada loo yaqaanaa Gaameedle lkn boqortooyada magaceed waxay eheed ajuuraan waana dadkii magaalada aasaasay ee loogu imaaday taasna waxaa ku cad taariiqda iyo xadaarada ay ku leh yihiin magaalada masjidkaan hada Jaamaca Khadiim waxay isku waqti yihiin mid xaafada aw abaale ku yaalo inkastoo hada dhismahiisa la bedelay midka kale waxay dhisan yihiin 983 sanadood waa ku dhawaad 10 qarni
@zaaked7930
@zaaked7930 10 ай бұрын
Tolkaa Biimaal ayaad la joogtaa maanta ❤😂
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 10 ай бұрын
Legend kan biyamaal mia 😅
@waxbarashada537
@waxbarashada537 10 ай бұрын
Biimaal kulahaa dadkaa cadcad ayaa dhulka leh dabaqyadana leh cel wareegoow ma ahan meesha waa marko biimal gadoomiye haduu ka yahay ma ahan inuu leeyahay .
@zaaked7930
@zaaked7930 10 ай бұрын
@@Abdirizak_Hakim isaaq
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
​@@waxbarashada537😂😂😂wa runtda magalada wxy uyaqanan biimal
@abdirasaaqaxmed2982
@abdirasaaqaxmed2982 8 ай бұрын
​@@waxbarashada537 hadii lagugu sodhaweyay mahan inad adiga ledahay 😂. Bal horta isqeex xaged katimi shishaan mise jejniya 😂 no I think persia inad kaso qaxden 😂😂😂😂
@Dugziiye8918
@Dugziiye8918 10 ай бұрын
Masha allah Berbera magaladii jaceylka iyo ilbaxnamdii somali legendw
@Aymo72
@Aymo72 8 ай бұрын
Berbera maahan meeshaan marka waaye
@theman8189
@theman8189 8 ай бұрын
woow this place is a gem mashala... they have ancient methods preserved
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 10 ай бұрын
MashaAllah ninka odaga ah; oo aad u kala khadkhaday marxaladaha kala duwan marka soo marrât, rer Markoo Alla Macakum inshaAllah wad ka gudbeysiin inshAllah tan MAR XALADAN DAD AAD ISKU DIIN TIHIIN BAHDILKA IDINKI HEESTO INSHAALLAH RER MARKA SIDA MAR XALADIHII FAAXISHKA EE FASHÎL EE TARIKHDA DHIGTAY AYEY TANA KU DHAMAAN BID’ILAHI KARII
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 ай бұрын
Masha Allah marko cadeey wa meel qurux badan oo aan jeclahay mar walba inaan tako ❤❤❤❤
@MohamedHassan-jh3zk
@MohamedHassan-jh3zk 10 ай бұрын
Thanks for sharing I visited 1997 as child and still remember the soccer game we played at the beach
@mohamedbishar9401
@mohamedbishar9401 10 ай бұрын
Not soccer it’s football😂
@AA-ks5ip
@AA-ks5ip 10 ай бұрын
Marka Cadeey munin ow Ismaan martidii moodo M######## waaa. The best city in Somalia. I miss #buula jaan#beyturaas#saraha#owbaale#sheekh abroone# muufo kuusey iyo mushkaaki habeenkii jidka wajeer. Magaalada ugu masaajidada badan masjid walbo ceel ayuu leeyahay. I❤❤❤❤❤❤
@maryanmohamed431
@maryanmohamed431 10 ай бұрын
Mashalah meeshaan qax ayaan ku tagnay nice place ,dadkeeda masaakiin
@raxmataali8598
@raxmataali8598 10 ай бұрын
Mashallah in aan anoo ah qof Wany marka maantay fiirsanaayo(waa ku dhashay, iskool ka dhigtay, laakiin waxa Badan ma joogin, cimrigeega somali oo dhan 4 meelood 1meel aan joogay hadana aad Ayaan ujecelahay, marka shalaanbood ,xamar, gaalkacyo, waa meelihii aan Yaraantii kunoolaa,الحمد للله)😊❤
@adanurshariff7703
@adanurshariff7703 9 ай бұрын
Beother you doing a great job, dont stop keep going walal
@Subarman32
@Subarman32 10 ай бұрын
Fadlan magaalada dekada halo dhiso waa magaalo aad u qurux badan insha allah waxan rajaynaya inan maalin uun iman doon marka cadey
@Fifiyale
@Fifiyale 5 ай бұрын
Wa dhul Boqortooyo biimaal. Oo somalinimadu ku weyntahay. Welcome to allsomali
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 9 ай бұрын
Waa magaaladaan ku dhashay ku koray ❤❤❤ loved Allah Barakeeyo
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 10 ай бұрын
gedi sahan hore u soco mansha allaha
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 10 ай бұрын
Maansha alaah baarakalaah geeddi sahal ale haku barakeeyo Alena haku xifdiyo
@kingsalmaanalvariis2733
@kingsalmaanalvariis2733 10 ай бұрын
Magaaladaan ku dhashey marko cadey miss you in badan
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 10 ай бұрын
Mashaa Allah marka cadeey minankow cisman ❤
@qeysqeys8736
@qeysqeys8736 6 ай бұрын
Geedi waa mahadsantahay vedio yadaada aad ayeey u xiisa badanyihiin horay usoco bro
@princessgacal3678
@princessgacal3678 10 ай бұрын
Masha allah 2021 ayaan marko joogay Waa Mel Shidan ❤❤❤
@abdinooryare2004
@abdinooryare2004 10 ай бұрын
Aad ban ugu xiisey my town marka cadey minin aw cismaan ❤
@kamaalDeelka
@kamaalDeelka 10 ай бұрын
Wow meeshii ASAD XAAJIYOOW lagunaafeeyay miyaa walaalkeen Asad dhibkiisa dheef alaha uga dhigo😢
@zahraabdul2861
@zahraabdul2861 5 ай бұрын
@Geedi Sahan wadanka bilicdiisa aad marwalba soo bandhigtid wan kaga mahad celinaya. JazakaLaah Khairan #SOMALI DHAB AD TAHAY🎉🎉🎉
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 10 ай бұрын
4:16 omg 😵 so beautiful! Marka looks amazing!
@Dreamy-M
@Dreamy-M 10 ай бұрын
Haa muuqaalka xitaa waan istaajiyay dhowr ilbiriqsi si’aan uga bogto quruxdeeda ❤
@mustafcalicabdi8087
@mustafcalicabdi8087 10 ай бұрын
​@@Dreamy-MSidoo kle My Brother
@foziaali7610
@foziaali7610 10 ай бұрын
If it was in my power i could wish to give geedi Sahan millions of subscribers 😢❤
@sharmopirlo1098
@sharmopirlo1098 10 ай бұрын
Best Somali KZfaqr ❤️
@blacktyga252
@blacktyga252 5 ай бұрын
Geedi Sahan legend 👍🏾 vlogskaga 10/10 mahadsanid walalkis
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 10 ай бұрын
Yaa Allah dhulka somaliyeed nabad noga dhig dawlad cadaalad nasii
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 10 ай бұрын
We love marka cadeey ❤
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 10 ай бұрын
Masha Allah sxb magalada ka imadey ayaa taktey Marko Cadey saassaa ka rabaa sxb keep going
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 10 ай бұрын
Woow ❤❤Waa magaalo Aad uqurux badan ♠️☘️🥰👏
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 8 ай бұрын
Mansha allah marka cadey wadanka ale hanabad yeelo ❤
@cabdulahidhii6405
@cabdulahidhii6405 10 ай бұрын
Masha Allah libax Austria keep going bro 🙏
@DireDawa5
@DireDawa5 10 ай бұрын
Masha Allah beautiful city
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 10 ай бұрын
Mashaa allaah excellent video
@abdirizak1234mohamed
@abdirizak1234mohamed 10 ай бұрын
Next Barawe inaa ku xijisaa jeclaa lahaan Geedi Sahan Tageera ku ahay sxb ❤❤❤
@hamcumc4549
@hamcumc4549 10 ай бұрын
Best Somalia KZfaqr 🎉🎉
@amalismail7772
@amalismail7772 10 ай бұрын
Marka caday maxaa loo dhisi waayay dekeda, waa bad aad u qurux badan ❤
@esraaa2238
@esraaa2238 10 ай бұрын
Baraawe aad wllkey❤
@MOKING_77
@MOKING_77 10 ай бұрын
Keep going bro 🎉
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 10 ай бұрын
Masha alah marko cadey meeshaan ku dhashay
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 10 ай бұрын
Mashallah nice place thanks bro 😎
@ibrahimabdi1737
@ibrahimabdi1737 10 ай бұрын
Geedi sahan sxb howl fiican baad haysaa meeshaas kasii wad 😎💯🙏
@bobena84
@bobena84 10 ай бұрын
Masha Allah 😊
@idriisshariif35
@idriisshariif35 10 ай бұрын
Maasha alaha 🎉
@muhammudabdi7381
@muhammudabdi7381 10 ай бұрын
Marka is very beautiful, has the vibe of Lamu in Kenya
@AbdirahmanMohamed12355
@AbdirahmanMohamed12355 5 ай бұрын
Imagine inki kuwana amani amazing 😊
@anisoabdiali1404
@anisoabdiali1404 10 ай бұрын
adban marko cadey uguxise hoyodey ayakudugan wadhulkeyga me hg waxana dagan dad qalbi wanaksan❤🎉😊😢
@bobena84
@bobena84 10 ай бұрын
Geedi sahan on fire 🔥🔥
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe Ай бұрын
Assad Hagio Marka Duqa Magaaladada oo Ilaaheey u calfe Destiny ❤❤❤❤
@osmanwanaag8132
@osmanwanaag8132 10 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@adiidiyaa.rahman2809
@adiidiyaa.rahman2809 10 ай бұрын
Masha allah 2012 aya martagay wa Mel shidan wlhi Malay raqiis ah
@abdikariimmohamedhusein2637
@abdikariimmohamedhusein2637 10 ай бұрын
Marko 🇸🇴 beautiful city
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 10 ай бұрын
Mashalah dhulkas qurux da badan ayan qoxooti kanahay
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 10 ай бұрын
masha Allaaah
@user-yd3ie1vo5f
@user-yd3ie1vo5f 4 ай бұрын
Geedi sahan The best somali youtuber of All tim And you really deserve 5 million subscribers atleast
@alikaffe1242
@alikaffe1242 8 ай бұрын
Masha Allah
@Mss_kroumi
@Mss_kroumi 7 ай бұрын
Masha Allaah
@shariifomar
@shariifomar 10 ай бұрын
Xariirfka kuusan waa sxbkey geedisahanoow
@Farhia_ali
@Farhia_ali 10 ай бұрын
MAASHA XALAAH. Marka. Cadey
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 10 ай бұрын
Waaw thanks, aboowe
@charmakehdiriehahmed1523
@charmakehdiriehahmed1523 10 ай бұрын
1m ha kadhsio wilka 😊
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 9 ай бұрын
Mashallah my city❤️
@tiitecabdi2576
@tiitecabdi2576 10 ай бұрын
The one and only geedi sahan 🎉❤
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 7 ай бұрын
Marka cadey minin awcusma martadi moda munafaq waye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 10 ай бұрын
Waw mglàda 2aad aan kahelo noqotey koonfurta iyadiyo baladweyn ❤❤
@socdaal3428
@socdaal3428 10 ай бұрын
Best Somalia KZfaqr
@amira_somalia
@amira_somalia 10 ай бұрын
Mashallah nice video keep going bro
@GeediSahan
@GeediSahan 10 ай бұрын
🙏🏾
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 9 ай бұрын
Geedi sahan big legend
@ahmedhaajjii8533
@ahmedhaajjii8533 10 ай бұрын
Thnx bro geedi 🎉
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 10 ай бұрын
Thank geedi sahan xasuustayda ayaa dib u celisay guriga awoowahayga ayaa ku yaalo waan qiirooday
Safarkaygii Baraawe 🇸🇴 || My journey to Barawe Somalia
19:47
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 122 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 222 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fabiosa Animated
Рет қаралды 4,1 МЛН
Marka Cadeey 🇸🇴 Traditional Somali culture || Warshada Dharka Alindi
18:47
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 97 М.
SOMALIA : A Journey to Peace | Cinematic Film
6:28
Vincent MITSINDO
Рет қаралды 19 М.
Harada ugu wayn somaliland | Harta looyar
11:02
Dhakhtarrr
Рет қаралды 90 М.
QAAMQAAM - MAXAY KU DIIDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA?
9:51
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 27 М.
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 428 М.
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 249 М.
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
18:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 176 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН