SAFIYA TUSMO MA AXAADIISTA NABIGA (SCW) AYAY KASOO HORJEDAA

  Рет қаралды 10,615

Awdal Media Production

Awdal Media Production

29 күн бұрын

Пікірлер: 34
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 27 күн бұрын
SAFIYO TUSMO WAXADTAHAY GABDHAHA SOMALIYA GABADHA UGUQALISAN SAFIYO GULAYSO ALLAHA KUXAFIDO ADIGA IYO UBADKAAGA ADUUNKA SHARAF AAKHIRANA JANATULFARDASA WAXADTAHAY GOB LAFAHA KA AH GOB❤ GUUL IYO GOBANIMO
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 22 күн бұрын
🎉❤
@ahmednourmohamed4301
@ahmednourmohamed4301 22 күн бұрын
Subax wanaagsan walashay qaali Allah haku xafido arinkaasi waad ku saxantahay waa inla is ilaaliyo gabadhu ama Hooyo waata aduunka ugu qaalisan madaxa ayahay inoo saarantahay hooyodu iyo dumarkoodhan waa in la ixtiraamoweeyi waan la ilaaliyo gabdhaha iyo hooyoyinka guulayso Safiyo Tusmo magacaaga ayaabayn lahelikarin nolow walaalo
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 21 күн бұрын
Subxaanallaah is illaali waa la ilaalinayyaa axaadiista Rasuulka c/saatu wasalaam
@user-kc3ki6cq8f
@user-kc3ki6cq8f 27 күн бұрын
M A Wll khayr badan allaah haku siiyo Qof iimaan leh baad tahay. Diintuna rag iyo dumar fahamkeeda waa loo simanyahay. Ragna caalim mawada aha Dumarna jaahil.
@fardosasiraat792
@fardosasiraat792 21 күн бұрын
Walal alaha kuxifdiyo akhiro iyo adunyaba runta kuwa hesa ayad ogu akhlaq badantahay tusmo janada aya balan ino ah insha alh ani aad hadaladada udhagaysta hesaha ma aha wa hadal kaga xigmada leh
@user-si7rt2iv4i
@user-si7rt2iv4i 20 күн бұрын
Safiyo tumo waasheye haduukuqabo iyo hadiikaleb nin markuu Kaatago ayuuncaa lakin walaal ale ayaan talada ale aan udeyno xaga diinta culimada haloodooyo ❤
@user-mk5hf2yr1x
@user-mk5hf2yr1x 22 күн бұрын
SAFIYA WAA KU SALAAMAY RUNTII WAX LOO HIILIYO DUMARKU MAAHA WAA WADA JILICSAN AAN AQOON LAHAYN OO WADA JAAHILIIN AH EE HAKA DAYN WACDIGA
@fatimahobsiye2119
@fatimahobsiye2119 26 күн бұрын
Iska illaali diinta iyo xadisyada Subxanallaaha
@fardowsa6949
@fardowsa6949 23 күн бұрын
Waa Somalia da waxan waxa ku shaqaysta soo waydii shiyuukh da islamka dumarka maskaxdii ayaa laga khalday.
@saynab7503
@saynab7503 23 күн бұрын
sidaa kusoco abwaanada balse sheikh ba mise waa i kl
@essiahassan5157
@essiahassan5157 27 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️
@nimasahal8599
@nimasahal8599 24 күн бұрын
Waad soo qafiifaysa ee dhakhtar tag intaadan maryaha dhigan alle ha ku cafiyo
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 21 күн бұрын
Kkkkkk
@ubax6432
@ubax6432 23 күн бұрын
اللهم امين
@aminaaboubakermuxumad2645
@aminaaboubakermuxumad2645 27 күн бұрын
Sax walahi waa runta tusmo
@rahmoabdi1936
@rahmoabdi1936 26 күн бұрын
Asc Wallal mad raga samaron a ciilka nagudilay wadankoga horeysanan mad gabay adkukarbashtid
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 24 күн бұрын
Safiya dadku waxaya ku qala qaliyan yaraanta laakiina adigu waxaada ku qala qalidaya 50 jira illaahaya ka cabaso oo toobada keena
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 21 күн бұрын
Maansha allaah tabaarakallaah saxiix jkz allaah swt ha ku barakeeyo fidunyaa wal aakhiro adigoo kale noo badiyo jkz runtaa u sheegtey
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 27 күн бұрын
ASC SAFIYAY SH DIRIR ARINTAN RA,YIGIISA AYUU KU CABIRAY DIINTANA DADKA KAMA XIGO DUMARKU DIINTA WEY WADA YAQAANAN IN NINKA MARKUU BUKOODA IN LA XANAANEYO LKN NINKA INUU XAASKIISA DAYACO MEEDAY NINKA MASUULIYADII ILAAHEY SAARAY XAGEY GEEYEEN
@ashnaaqishb2621
@ashnaaqishb2621 27 күн бұрын
mashaa allaah safiya ALLAAH akhiro iyo aduunba walaal ha ku barakeeyo
@amalianasrani894
@amalianasrani894 21 күн бұрын
Safiyaay walaal nin kuhayn mayo asagaa lahayaa Adigu waad ku khasbantahay diintaa tiri Ninkaaga cagahiisa ayey janadu ku jirtaa
@nasrudiinabu-yaxya4499
@nasrudiinabu-yaxya4499 22 күн бұрын
Hadaanad Diinta kahor imaanin maxaad fanka uqaadatay?
@abdulahiosman2589
@abdulahiosman2589 27 күн бұрын
Kkkk safiyo yaa ka xanaajiyay
@nimasahal8599
@nimasahal8599 24 күн бұрын
Subxanallaa sawirka sheekh mustafe maxaad u saaratay ??? Adiguu hadaad diin leeday ha kaa muuqato xishood ka dhamaw sheekh aanad gaarin inaad sawirkoda saarato qof weyna waad tahay!!!!!!
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 21 күн бұрын
Subxaanallaah allaah swt sheekh Mustafa ha xifdiyo iyo culumada kale waa runtaa maxay u saaratey sheekha sawirkiisa alle swt ka xishoo afkaadi ka leexi axaadiista rasuulka c/leeyhi salaatu wasalam
@ayanqaasim8183
@ayanqaasim8183 27 күн бұрын
Lakiin waxaad nicebtahay isaaqa waayo waxad soo qadatay 2 sheekh oo isaaqa sorry cajuun haka dhex arkin ayeeyo😅😅😅
@user-mk5hf2yr1x
@user-mk5hf2yr1x 22 күн бұрын
RAGUNA WAXAY KA DHIGTEEN DUMARKA JAARIYAD AMA WAX AY ISKA LEETIHII OO SIDAY DOONAAN KA YEELAAN WAANA JAAHILNIMADA DUMARKA RAGUNA DUINTA BEEN BAY KA SHEEGAAN
@fardowsa6949
@fardowsa6949 23 күн бұрын
Diinta islam ku waxy inoo sheegty xaqqa lamanaha waa same waa isku mid yaan laga been sheegin diinta islamka .
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 24 күн бұрын
Qofka sidaa yidhi waa been tiisa . Dumarka diinteenu way cisaysay waliba sifiican . Soogeli aanu kula argno walaale.
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 21 күн бұрын
Maansha allaah tabaarakallaah kheeyr qabto fadumo runta u sheek jaajil waxbo kama ogo diinta jkz
@HoumedAhmedyoussouf
@HoumedAhmedyoussouf 22 күн бұрын
Naa dhakhda kala tag culimada
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 21 күн бұрын
Kkkkkkk waa sax jkz
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 21 күн бұрын
Runtaa u sheegtey culumada waa warasatu ambiyaa waala difaaci jk
SAFIYA TUSMO GABADH QOWMU,LUUD AH MAXAA KALA QABSADAY CAJIIB
10:01
Awdal Media Production
Рет қаралды 48 М.
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 2,1 МЛН
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
SAFIYA TUSMO OO TAG TAY MEEL BIYAHEEDU XANUUN OO DHAN DAAWO YIHIIN ALLAHU AKBAR
9:50
XAQA NINKA XAASKIISA UU KU LEEYAHY IYO KEEDA || SH DIRIR
10:45
Daacad Production
Рет қаралды 170 М.
Dahir Calasow oo Hani lacag ka dhacay
1:25:18
Somali Tik Tok
Рет қаралды 18 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 127 М.
Sadraddin - Если любишь | Official Visualizer
2:14
SADRADDIN
Рет қаралды 467 М.
Ademim
3:50
Izbasar Kenesov - Topic
Рет қаралды 106 М.
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 304 М.
6ELLUCCI - KOBELEK | ПРЕМЬЕРА (ТЕКСТ)
4:12
6ELLUCCI
Рет қаралды 98 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev - Ko'zlari bejo (Premyera Klip)
4:39
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,8 МЛН