Sagal Arts Wareysi Qiiro iyo Saameyn Leh

  Рет қаралды 64,465

Xiisaha Wararka

Xiisaha Wararka

4 жыл бұрын

#Sagal Arts Official,

Пікірлер: 266
@mohameddeek2857
@mohameddeek2857 4 жыл бұрын
M.A codkeeda in Quranka ilahay lagu aqriyo ku wacnan lahayaa
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Sagal welcome back lakiin hadad isku buuq iyo stress dareento dikriga Allah badi اَلَا بِذِکْرِ اللہِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوۡبُ)
@warsanmahamud3144
@warsanmahamud3144 4 жыл бұрын
Sagal arts waxay kacsanayd 2011-2012 any way ilaahay haku caafiyo abaayo fankana iskaga bax oo cibaadayso ilaahay hakaa dul qaado aamiin yaa rabi
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
Wlhi beentaa maaha qof aan la xumeeyn ma jiro waa la qarsanaa maahee🔥caafimaad alle haku siiyo xubiyeey
@nadiya078
@nadiya078 4 жыл бұрын
Wlh gabdhan tageero u aha heeseheda sida u barto buuga iskoolka ku qoran jiray Ma ilaawo ❤️😍Cafimad taam Allah Walashey
@sagalhassanarab9995
@sagalhassanarab9995 4 жыл бұрын
😪😪🥺Oh MYG😭😭😭😭😭😭 my sis Samideyda Sagal Arts mudo wan ku radiye lkn wan kuwaye ano cayal school 2013 iyo 14 melshas fans kada ah school dhigan jiray dugsiga Sagal arts laiga waci jiry sami Nolow intay nolol jirto cimri dher iyo cafimad
@munasaid5297
@munasaid5297 4 жыл бұрын
Aabayo ma adiga walhi gabadhan ma arg cawa kahor magaca wa iku dhera sagal arts walhi 8years kahor wan dhagesday jacelka ihayay wakas o li diday nin ki iso donday bel me idhisan caml 8/16/213 wan gursaday jecelkii wakas kowda i ahaaa alxm mandayna gabadheyda uku wen waa 6year mar an qurbaha dagay kadib alxm manday wan wada jogna nin kas in kas do u san asaga dhagesan hesaha aniga xada lakin waxba iku rixayay wakas isoduceya in ilah nosiyadiyo dhamanten Amin Amin
@rkmoosland9329
@rkmoosland9329 4 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo Sagal ahmed muse masha allah waayo waayo ayaa dhageesi jiray heesaheeda iyo kuwa badan jooqle fiska nimco yasiin nimco dareen qomaal qixi ka dib marki muqdisho lagu soo naqday 2013 & 2014. dib ayaan u waayay
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 4 жыл бұрын
Waan ilmeeyey wlhi sagal rts aadban udhagaysan jiray heesahea aadbay ii taaban jireen mudo hada laga joogo 6 sano gabdhan man arag xanuunn badn kadib alx manta nollow wlo❤😢❤❤
@zamzamabdirashid7676
@zamzamabdirashid7676 4 жыл бұрын
Sagaleeey wlh fananad kamasobixin nairobi gadashaaa we really missed u swthrt hestan ujclaa LOOOOOÒLI💚
@amiiranuurofficial1223
@amiiranuurofficial1223 4 жыл бұрын
Hesaha sagal artis waxan u jclhy loli ma iska tura ..cafimad iyo cimri rabi haku siyo fananada 2 ee an tagero
@abdirizakmohammed4360
@abdirizakmohammed4360 4 жыл бұрын
Qof Ad U Qimo Badan Waye Sagal Masha Allah Sister Cimri Dher A Ku Rajena
@falkiye0076
@falkiye0076
Sagal Arts legend Weeyn waan ku Salaamey illaahey haku Caafiyo waxa tahey fanaanad weeyn oo Aan tageero
@qaassimahmed3871
@qaassimahmed3871 4 жыл бұрын
Koronto nin bulsha aad ugu dhex jira waaye xogtoodana ka war haya aan cidna caayin.
@salehomar5170
@salehomar5170 4 жыл бұрын
Allah Ku siiyo Cafimaad Taam Ah Wll
@Teensmile375
@Teensmile375 3 жыл бұрын
Mashaallah Sagal Arts waa fananad aan codkeda aad ujeclahay. Inaba war unahaynin meshad ku maqneyd lkn alhamdulilah haduu ilahay dhibta ado cafimad dhameystiran qaabo. Ilahay hakuxifdhiyo abyo qaali. Xasuusto Alle badi inshaallah ilahay murugta iyo dhibta so martay haka tirtiro qulubtada 🌹🌹❤️❤️
@warerkaxaajiqiilmawaaye
@warerkaxaajiqiilmawaaye 4 жыл бұрын
I miss sagal arts iyo codkeeda macaan si buuna iitaabtaa markaan maqla ilaahay amarkiis. Waana qof xigmad badan hadaad ufiisato. Wariye korontana wuu ka baxsadey wareeysigaan waan wariye heersaroo calaami ah, and if he didn't ask that one big question everyone was looking foward to, oo ahaayd "goormaad ku soo laabaneysaa" I would have criticized him laakiin he hit it and sagal was amazing su'aal kastana halkeedaay dhigtey, she is a ⭐⭐⭐⭐⭐ artist. i cant wait for a new song
@aishakiin4071
@aishakiin4071 4 жыл бұрын
Sagal hesaheda wa jecla ano Yar wlaahy ♥️♥️💯
@ayaancali599
@ayaancali599 4 жыл бұрын
xili aan nrbi joogey baan dhageysan jirey2012kii waa mar aan yaraa long time mantana mama ahey alx waqtigu wuu soconayaa👌👌👌👌
@nafisafaarax9202
@nafisafaarax9202 4 жыл бұрын
Caafimaad taam alle ha ku siiyo abyo
Waar dag dag Ah
25:25
Habar media
Рет қаралды 150
Sheekada Cawo Ibraahim iyo codkeeda dahabiga ah.
7:06
Galaydh Media
Рет қаралды 4,7 М.
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 53 МЛН
FALAQAYNTA SILSILADII LIINTA XOORKA LEH QAYBTII 6AAD
23:12
Aayatiin Tv
Рет қаралды 10 М.
gaarsiiya vs garaadlaay vs gardaraneey vs gefbadaneey
17:01
Hasan Ali
Рет қаралды 502 М.
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 53 МЛН