SAGAL HALDHA HEES CUSUB DHAMBAAL LOVE LIVE SOODHAWAYNTII LEGEND XASAN ADAN SAMATER IN LONDON

  Рет қаралды 245,528

Faiza Amir

Faiza Amir

5 жыл бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my ppl

Пікірлер: 122
@abdiazizmohamedabdi8229
@abdiazizmohamedabdi8229 Жыл бұрын
Cod iyo quruxbaa isku raacay maasha ALLAAH
@mustafad.jibriil325
@mustafad.jibriil325 4 жыл бұрын
Maryan mursal Ciise Bootan Maamada Aad baan u salaamayaa runtii waa qof qalbi nadiifa Alle Cimriga ha kuu barakeeyo
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 4 жыл бұрын
Waa gabadh dagan oo cod macaan oo hadana qurux badan in kastoo aanay heesuhu wanaagsanayn
@nehliitabae75
@nehliitabae75 4 жыл бұрын
Gabadhan ugu yaraan qof fanan ah aya dhalay
@hoodaalehoodaal9828
@hoodaalehoodaal9828 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH MARYAN MURSAL WAXAAN UGU SOO DUCAYNAYAA WADANKA UGANDA ALLE HA CAFIYO ADUUN IYO AKHIROBA DHAMAANTEEN..WAA MAAMO QALBI WANAAGSAN ..MAR KALIYA AYEY DAREENTEY INANTA SAGAL ..IYADOO LIVE PHONE KLU JIRTA U FIIRSO SIDA AY UGU SOO DHAQAAQDEY
@liibanmohamed6204
@liibanmohamed6204 4 жыл бұрын
Ogaadeenku markaas oo kle waxay oranjireen awoowgaa alle gub war waaba fadhidaa gabadhu anigu waxaanba ka helay say udaganthy io sidey musikada ula heysato well done
@salmaabdi3510
@salmaabdi3510 5 жыл бұрын
Wallahi Mamo Maryan Mursal Ciise Wan Jeclahay Alle Haku Xifdiyo Hooyo Macan Cimriga Iyo Caafimadkana Rabi Haku Barakeeyo❤️❤️
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Masha alaah bal eega sida ay fanaaniintii waaweyneyd ee waaberi u garab istaageen gabadhaas yar ee codka macaan ugana biiyeen cabsidii iyo qajilaadii. Kuwa hada heesaana waabey isku qoslaan oo is wada dagaalsan yihiin, subxaan dad waa dadkii hore.
@377abdirahman
@377abdirahman 4 жыл бұрын
Maamo maryan mursal umaaa Allaha ku xafido maamo qaran Mansha Allah oo qalbi wanagsan waxeey kamid tahay astamaha qaranka somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 We love You mamaaaaaa maryan
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
Gabdhaha soomaaliyeed markay wax dhalin qurux badanaa lkn markay wax dhalaan allahuma najaynaa bushuuq iga dhe
@ibrahimhassanali7197
@ibrahimhassanali7197 5 жыл бұрын
Mamo maryan ciise botaan waa Mamo Qalbi wangsan sida u soo dhowaanso fananad yar ilahay haku xafiido mamo maryan cafiimada wara
@WHO2024
@WHO2024 4 жыл бұрын
MashaaAllah, Sagal cod iyo qurux waad ka sidataa. Kalsooni/ confidence stage-ka ku muuji. Hore u soco. Nasteexo Indho codkeeda igula cod ekaatey. Nasteexo waa fanaanad aan taageero meel kasta ay ku jorto...heeso, ruwaayado ama barnaamijo.😘
@dii560
@dii560 5 жыл бұрын
Maa shaallah quruux iyo codba waa gabadhii khadiijo khalanjo badali laheed ha isqaawin waligaa
@abdullahomar9828
@abdullahomar9828 4 жыл бұрын
Masha Allah waa Ku salami my beautiful sister very nice songs I like it
@aashamoha6682
@aashamoha6682 5 жыл бұрын
inta ila aragtay inee nasteexo indho u codegthy liketa dhac iku sii👍👍
@hony1435
@hony1435 5 жыл бұрын
Haa walahay bilahay markiba niyadeeyda ayan kadhahy waba nesteco
@WHO2024
@WHO2024 4 жыл бұрын
Beenta ma aha Nasteexo ay isku cod egyihiin amey isku reer yihiin? 😂
@nimcoabdullahi3060
@nimcoabdullahi3060 Жыл бұрын
Mansh Allah habo ❤❤❤❤❤
@umumaida7429
@umumaida7429 Жыл бұрын
Mansha allah habo❤❤❤❤
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 5 жыл бұрын
HooYo mcn Hooyo soomaliyed🇸🇴🇸🇴 Hooyo qaran🇸🇴 waa Haantada qaran Hooyo 🎤💃 Maryan mursal 🤦🙋
@haniymohammed28
@haniymohammed28 4 жыл бұрын
Gabadhaan wlhi wa lasoqasbay way cabsaneysaa inta ila qabto like
@nihaalomar5476
@nihaalomar5476 5 жыл бұрын
cabdi holan iyo sagal way isku nurayan ma ila aragteen sagal masha.alaah quruxley codna iskaba daay 👌🏽🇸🇴🇸🇴👑❤❤
@nihaalomar5476
@nihaalomar5476 5 жыл бұрын
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiqanicade1736
@abdiqanicade1736 5 жыл бұрын
Gabadh dagan cod dabacsan astaamihii hobaladii waabari leh hore u soco qurxy👏
@fali9372
@fali9372 5 жыл бұрын
Mama maryan wa natuur maha hooyoyinka is cadeye ama wax is marsha qurux wa u dhalasho nolow 😍😍
@fadomaabdihassan7876
@fadomaabdihassan7876 Жыл бұрын
Mansh Allah ❤❤❤❤❤
@kawsarsaid2251
@kawsarsaid2251 5 жыл бұрын
Ma sha Allah wa hees ad iyo ad u macan Sagal Ilahay ha ku xifdiyo Maryan Mursal wa Hooyo legende ah Ilahay ha ku xifdiyo 🤲🤲🤲
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Inanta hees kale u dhiiba dee😂😁😁
@munaabdi4435
@munaabdi4435 5 жыл бұрын
Mamma maryan mursal ayaa u saxiixday in ay codmacaan tahay 😍
@tereab778
@tereab778 5 жыл бұрын
Waa gabadh dagan oo miisaman hadayna hadhow falaq falaq laso bixin 😉
@samiraamir9568
@samiraamir9568 5 жыл бұрын
Yartu dadkii wayka yabsaty huuno horay u soco 💕💕
@lolbob1906
@lolbob1906 5 жыл бұрын
Hooyo maryan mursal .cimri allaha kuu barakeeyo.
@rubyayman9637
@rubyayman9637 4 жыл бұрын
ManshaAllah...qof dagan cod macaan ..😘
@sabirinmohamed3222
@sabirinmohamed3222 4 жыл бұрын
V
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Gabadhan quruxbadan ale yaa fanka kasaara😟
@maryamakenediid8019
@maryamakenediid8019 4 жыл бұрын
Maryan mursal weyba ka heshey
@libanabdullahi7728
@libanabdullahi7728 5 жыл бұрын
Maryan Mursal realizes talent, wey ku dheygagtay.
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 5 жыл бұрын
Waa gabadh aad u cod mcn Hees wcn ayay isku keen bartay
@rayaanmohamud2997
@rayaanmohamud2997 5 жыл бұрын
Masha allaaah. Gabadhan alah hkasoo hadeeyo heesaha. Odyga koofiyada waa ka dhex baxay.
@habibafarah8586
@habibafarah8586 5 жыл бұрын
Rayaan Mohamud gaadaco waa fanaan gabadha caadi ma ahan cod iyo istaayelba fiiradiisuna waa inuu u qiray inay sagal fanaanad buuxdo tahay
@yasminsomali9743
@yasminsomali9743 5 жыл бұрын
Waxaan halkan ka salamaya Maamo maryan mursal bootaan Cimriga hajiro
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 жыл бұрын
Gabadhan weli xishood iyo khajilaad ba ku dambaysa is daba qabo hala dheho haday maqlayso heeso kuwii kaa horeyayba meel ku gaadhiwaye
@raysoqalanjo9394
@raysoqalanjo9394 5 жыл бұрын
mama maryan mursal salaan iga garsiya akhiro iyo adunba alaha udanbidhafo aad aya ujeclahay maryan mursal
@kabdi7146
@kabdi7146 5 жыл бұрын
Ayadhehen somaliyey maryan cayarteeda laaa ku heestaa woow mummaa walhy walii ismadan badalinnnbaaa xaga dance
@hudaapdirahmanhindi4110
@hudaapdirahmanhindi4110 5 жыл бұрын
Hooyo mryn mursal ruux qalpi wangzn
@hony1435
@hony1435 5 жыл бұрын
Nasteexo indho tii badalilahayd aya soobaxday waaaw
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
muuna xasan maxa bahdilka keeney qof walbo gooni bey caan uyihiin
@Alihasan-mw8iz
@Alihasan-mw8iz 5 жыл бұрын
Waaaw sagal
@saaaafi
@saaaafi 5 жыл бұрын
Maryan murasal hweenka somalida astan utahg qab labiska iyo ciyaarta adigaa bacaweyne lagu dhaha sidey ka qabto ulabista waaa kaga darn sabun le wajiga kuso dhaqata isdhib mjiro noolow mamo
@FaisaAmir
@FaisaAmir 5 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin dhamaan asxaabta waxa muujiseen taageero buuxo Sagal Haldha waa Fanaanada ugu dada yar hala iso dhaweeyo. Waad mahadsantihiiin Asxaabta waxan kalo idinka codsanaya videogan Kale Ahmed Weyne kuyaaca kzfaq.info/get/bejne/ZsqIqNmbmbOXZZ8.html
@abdirizakbashirahmed1294
@abdirizakbashirahmed1294 5 жыл бұрын
Gabadhan heeso ayaa loo dhiibiye. Soo sheeg meel lagala xidhiidho. Faisa
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Nastexo wayi ka codmacaantayi
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
🤗Ceelasha biyah farmasiba kuyaala igamaydan xishon oo dawooyinka laga sogato😂😂😂😂😂
@suhaybhasan6209
@suhaybhasan6209 5 жыл бұрын
Fanaaniin waa fanaaniin tii hore sida maryan yo xasan iyo ku kii kale
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 4 жыл бұрын
Eryada qofka Sameeeyey ku xus meesha
@kaafiyogaandaa8792
@kaafiyogaandaa8792 5 жыл бұрын
Mnsha alah codkaga ilhy qurnkisa ku fcn ina ku akhriso
@filsanhani7829
@filsanhani7829 5 жыл бұрын
Alla abdi holand love ku ahay wlh
@liibanmohamed6204
@liibanmohamed6204 4 жыл бұрын
Eedo maryan mursal ciise bootaan yamyam sifcn bay gabadhaan udhiiro galisay
@hafsailkacas6754
@hafsailkacas6754 5 жыл бұрын
Msha allha wey xishooneysa
@adirie6157
@adirie6157 5 жыл бұрын
Walee khadiijo Qalanjo quruxdii weli way wadataa..... maashallah
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Abdi Dirie, walaahi afkeygaad hadalkaas kala baxdey walaal, waa quruxda dabiiciga ah een dugoobin waligeed, magacu bilaash uguma bixin. Masha allah.
@adirie6157
@adirie6157 5 жыл бұрын
Faiza Mohomed Waa runtaa walaahi!
@siyadali5824
@siyadali5824 5 жыл бұрын
Mama maryan mursal in the building Allahayow cimragaga dheere❤️🙏
@aishaalicia1794
@aishaalicia1794 4 жыл бұрын
ameeeeeeen yaa allah
@muniirmohamed1121
@muniirmohamed1121 5 жыл бұрын
Maanta ka hor ma arkin lkn wey cod macaan thy wllh
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Mmo mursal jeceliyaa walhi maamo illahay ha ku daayo in badan
@MrShariff00
@MrShariff00 5 жыл бұрын
Mamma maryaam mursal❤❤❤❤❤
@hodanf2829
@hodanf2829 5 жыл бұрын
Waaaw fanaanad cod macaan oo da’yar baa soobaxday hadaa iigu horaysa macusubtahay gabadhu?? Laakiin fanku faa iido malahan sis😔😔😔😔😔
@kawsarabdikassin2872
@kawsarabdikassin2872 5 жыл бұрын
Waxey ila egtahay gabar dagan
@user-nt8wy2vc9r
@user-nt8wy2vc9r Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Mohamed-uh1hq
@Mohamed-uh1hq 5 жыл бұрын
Mama Maryan Mursal 😂😂😂😂 Wallahi we love you mama ❤❤❤
@khadijakhalif8883
@khadijakhalif8883 5 жыл бұрын
Waaaw fananad cusub welkam
@edhebsanedhebsan8378
@edhebsanedhebsan8378 5 жыл бұрын
i lke dz song runty ol subscribe iyo liketa haiga ilowinaa ilahy wxaa jeceshihin haidhin siyoo ee dhac dhac lee kusiyoo
@khadarcaynaashe7753
@khadarcaynaashe7753 4 жыл бұрын
Fanaanadii Haldhaa Ayaa Dhashay Ayay Abwaano Badani Ii Sheegeen Oo Fanka Ka baxday Makkana Dagtay Ama Xamar ka Fanaaniintuna Intaas Ayay Ku Ixtiraamayaan Iyaduna Waa Eesh Calaa Cod Iyo Qurux Iyo Waliba Deganaaaan
@kamilacaydid4130
@kamilacaydid4130 4 жыл бұрын
Khadar caynaashe may dhaliin gabadhan familkedaba mahesan iyada unba no fananada walal
@najma8198
@najma8198 5 жыл бұрын
Gabadha u cod eka nasteexo indho yasalaam cod iyo quruxu istie cadi mahaan Mashaallah
@imanhassanhassan6284
@imanhassanhassan6284 5 жыл бұрын
sax way hno
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Haa, aad iyo aad
@farhiyaomar1577
@farhiyaomar1577 5 жыл бұрын
Qurx leey masha alaah
@caatoyaaska3894
@caatoyaaska3894 5 жыл бұрын
Mashaa allaah cod iyo qurux
@user-wc9cm4nn5d
@user-wc9cm4nn5d 7 ай бұрын
Tan yar resbact aya indhaheda ka n Muqdo
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 5 жыл бұрын
Heestaan jawaab waxay jawaab utahay heestiii baladweyn. Gabadhaan waxaa habar yar u ah gabadhii heestii baladweyn loo waaday. Waa hooyadeed in adeerteed laxmiya gabadha loo qaaday heestii baladweyn ee legend Hassan Adan samater
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 5 жыл бұрын
Islaantii beledweyn 1977kii loo qaaday miyaa 2019 soo jawaabayso 😂😂😂😂 taasi raabuqdaye
@monahassan8517
@monahassan8517 5 жыл бұрын
@@hoodiyoayaanleey5223 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh ma nooshahay
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 5 жыл бұрын
@@monahassan8517 😂😂😂😂😂 ka waran sheekadaas beerlula oo 2019 soo jawaabaysa ar soomaliyaa 😂😂😂😂
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Managa hubtaa warkaas, qoftaas waqtigan mana noolee
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 4 жыл бұрын
@@hoodiyoayaanleey5223 manoooli walahay waxkala tahay😅😅😅😅😅😅😅😅😅😭
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 жыл бұрын
Lurkii caashaqii halelay ayee wali liidata 😓 Jclkana kamaa ladnaan dheh 💗 ************************** lilaaahi weeyan sidi dheh❤
@ilwadmohamedilwadbinti8155
@ilwadmohamedilwadbinti8155 5 жыл бұрын
Waaw indho ina adeerteed
@jamadridaa298
@jamadridaa298 5 жыл бұрын
Waw san lohesaa waw guregada lojogaa hees dadka hore lol Naag qadeso xawad islexaa lol nin wqxee dhahe istuur barber kalo
@minaahmadi2543
@minaahmadi2543 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
fanaaniti hada jirta inay farxad ku muujiyan iska dhaaf hoos iska hurufan hhh
@hapiipahmedda7021
@hapiipahmedda7021 4 жыл бұрын
maamo maryan muuse
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Kani ka hoos guuxaya ayaa dalbadey😞😞😞😞 u mirqaan xumaaday
@hafsailkacas6754
@hafsailkacas6754 5 жыл бұрын
Waa dhal fanan tolow yaadhalay
@haniahmed3481
@haniahmed3481 5 жыл бұрын
Kaluun bacdo Bay u egtahay
@mubasharabdulkadir996
@mubasharabdulkadir996 4 жыл бұрын
Abeheda iyo hoyadeed aya dhalay
@hamseahmed9226
@hamseahmed9226 5 жыл бұрын
Quruxlayd yar
@booy662
@booy662 5 жыл бұрын
Tani waaaba kaltuun bacaado oo meesha taaagan quruxleeey noolow iyo iyo qurux style wadada waaba daraandar
@booy662
@booy662 5 жыл бұрын
Kaltuun bacaado oo yar
@ashayussuf8551
@ashayussuf8551 5 жыл бұрын
Welcome qurexey
@haniahmed3481
@haniahmed3481 5 жыл бұрын
@@booy662 ma iyadaa dhashay
@najmasaid4583
@najmasaid4583 5 жыл бұрын
marshale gabardhan aya ka quruc badan wallahi kaltun bacado iskuma dhawan gabardhan yarta way qurux badantahay
@mahmoudnur7259
@mahmoudnur7259 5 жыл бұрын
Maryan mursal kasubko gabadha labeenteeda
@naemaj4616
@naemaj4616 5 жыл бұрын
mahmoud nur 🤣🤣🤣
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 5 жыл бұрын
Maryan baa ka quruxbadan tan yar ee wejiga baquli eh lehee way gabowday.maryan ayeyay u noqon kartaa
@najmasaid4583
@najmasaid4583 5 жыл бұрын
Fartun Said Haha qaraar ba ku hayo isha macalin ah sxb gabardhan yarta wa cod dahableey waye waliba quruxleey ah marka maseerka joji
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 5 жыл бұрын
@@najmasaid4583 xageed igala qaaday huuno miyaad itaqaan iska nafis qaraarna garanmaysidee
@nadiiryahye3796
@nadiiryahye3796 5 жыл бұрын
Inta xashiishka cabdta likte igu sharfo
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 5 жыл бұрын
Asxabtada u wacatay
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 5 жыл бұрын
Hhhh iskadaa wllo xashiiish like kusaaray
@mamaafrica4652
@mamaafrica4652 Жыл бұрын
❤❤❤❤
SAGAL HALDHA HEES CUSUB 2019
4:33
Faiza Amir
Рет қаралды 116 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
XAFLAD CILAAN MARIS
2:12
Salaam productiont
Рет қаралды 4,4 М.
CCW OO GANTAALLO KU RIDAY MW XASAN SHIIKH (4175)
13:20
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,9 М.
SAGAL HALDHAA| DAADEEYA| LIVE
3:20
Maali
Рет қаралды 6 М.
LEGEND Xuseen Shire iyo Macalin SOLA
12:45
Sola Portal
Рет қаралды 31 М.
CABDI HOLAND Live SOODHAWAYNTII XASAN AADAN SAMATAR LONDON
3:56
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sagal Haldhaa | Heesta Maxaa keenay ceebaha | Music iyo Madadaalo
4:42
ВСЕ ОБИЖАЮТ ОСКАРА 😢
1:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,1 МЛН
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 6 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН