Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.

  Рет қаралды 1,187,750

Keydka Suugaanta

Keydka Suugaanta

4 жыл бұрын

#SahraAxmedJaamac #Digfeer #Waaberi

Пікірлер: 209
@Queendaha
@Queendaha 7 ай бұрын
Heestan caawa 😢waan ku haysta jacayl anan aqoon cidaan u qabana waan dareemaya hadad iga danbaysiin salama wllo yaal 2023/12/31 02:10 🕞
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 6 ай бұрын
Same 2024 /01/30👍
@MahadCawil-ex9zh
@MahadCawil-ex9zh 5 ай бұрын
Anaa kaa danbeeyey dhiigay raacaysaa heesku❤
@maxmuudsaxne7974
@maxmuudsaxne7974 Ай бұрын
2024 iyo cawoo jimce ah libaax ma nabad qabtaa
@feysalxasan2823
@feysalxasan2823 17 күн бұрын
Orod baan isxaabshaa Markaan kuu imaadaa Erey leyga waayaa IndhaHa hoos urogayAa UurKa wxan ku heysTabaa Kuu imide weykane ArinTeyda meelmari ErgadaadA baan ee Goor dheegTu wAa 1:00 hminimO HalgA Amin sheegTu thY 20/7/2024 GoobTu wAa Mogadishu somalia
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn Жыл бұрын
Uur kubaale maahi Halkaa AA ka ledahay Ma ogaan karaaye Ujeedadada ii sheeg Rabiyow u naxariiso labo hobol oo qaali ah🥰❤
@xamsexamse
@xamsexamse Жыл бұрын
Amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin
@cabdilaahioodweyne2734
@cabdilaahioodweyne2734 Жыл бұрын
Allahayow unaxariiso labadaba,aaaaammmiiiimnnn
@salebafarah7181
@salebafarah7181 7 ай бұрын
00000😊😅😅 2:53 p p😅😅p😅 4:59 5:00 😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊0
@abokorcadaawebuuloxuubey1569
@abokorcadaawebuuloxuubey1569 Ай бұрын
Waa yaasiin digfer iyo siraad c/dule ugaas labadaba alle ha u naxariisto
@ilyaasgeelle6054
@ilyaasgeelle6054 2 жыл бұрын
Waa siraad cabdulle wll gabadhu Ahun S axmed maaha
@abdikariin7937
@abdikariin7937 11 ай бұрын
L
@user-yf5cb8sb3f
@user-yf5cb8sb3f 10 ай бұрын
Aad iyo aad waa qaldeen magaca fanaanada AHUN Sahra ahmed jama
@burhanahmed9356
@burhanahmed9356 2 ай бұрын
Xalimo muse milano waaye fananadu
@hanadahmedvlogs3508
@hanadahmedvlogs3508 Ай бұрын
Haa wad saxsantahy Siraad cabdulle iyo Digfeer isku kooxbay ahaayen kooxdii horseed badan intu la heesayba Gabadhan iyo Sahra ileeyo uunbay ahayaan
@user-wn6ml1nw6z
@user-wn6ml1nw6z 7 ай бұрын
Digfeer iyo sahra illeeye illaahay ha unaxariisto waa labada fanan heestu
@yaazinyazka2146
@yaazinyazka2146 Жыл бұрын
Markuu geelu ubadkii ilmihiisa diide Ag fadhiisan waayee Geedaha ugbaadkaa uu eegi waayee Indhaha uula laliyee Ololaha habeenkuu Ooda jabiyee🥰🥰🤍🤍🤍 Mon 19 Dec 2022
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Waa Xaawo Milaano ahun dhamaan
@hanaloulahanadjama4285
@hanaloulahanadjama4285 Жыл бұрын
Allah Yarhamukum 🥲🥲 Somaliyeey wakan fan wlhi. 22/08/22 sacadu waa 13.59 Jamhuriyada Jabuti jano ku'dhagesanaya
@AxmedbashiirCali-ko8uc
@AxmedbashiirCali-ko8uc 11 ай бұрын
😂War 🎉😢
@daahirdiini4192
@daahirdiini4192 9 ай бұрын
Codkaan sahro axmed maahan Waxay ubadantahay siraad abdulahi ugaas fanaanku waa m yasin digfeer alaa yaraxma 15/10/2023
@xildhibaannuurafarah3754
@xildhibaannuurafarah3754 2 жыл бұрын
Ma aho sahra axmed iyo tubeec waa waa,siraad cabdile iyo digfeer
@godeytv2318
@godeytv2318 3 жыл бұрын
Waa Siraad Cabdulie we ma aha Sahra Axmed
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Sxb waa sahro axmed lagaa saxan mshadsanid
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Siraad cabdule guure iyo digfeer weeye sxb ee maaha sahra ahmed
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Жыл бұрын
Fadlan iska sax Waa Siraad Abdulle iyo Yasin Ahmed DIGFEER (AUN) labadaba
@ShafieBarre
@ShafieBarre 9 ай бұрын
Ma aha sahra axmed ee waa siraad cabdule ugaas.allaha u naxareysto dhamaantod
@suldaanofficially
@suldaanofficially 28 күн бұрын
AHUN labadoodaba Sahra Axmed Halkeeday Dhigtay heestan dhabaad ka moodaa Qaabka Ay codka iyo laxankaba u so bandhigtey
@kadarosman1990
@kadarosman1990 Жыл бұрын
Eebow unaxariiso, waa heeso dhuuxle, (12.11.22 à 01:09 habeenimo) iyo jabuuti.
@aboobackersomal9874
@aboobackersomal9874 Жыл бұрын
Waa siraad cabdule sxb magaca so sax
@user-yo7mk3zu5z
@user-yo7mk3zu5z 9 ай бұрын
Alle hawnaxaristo labada fanaan
@cabdiguure2643
@cabdiguure2643 Жыл бұрын
Allow kuunaxariisto wlahi Zahra axmed waxeey noogatagty dhaxal allow kuunaxariisto
@maareeye1344
@maareeye1344 2 жыл бұрын
Maaha sahra Axmed waa sahra siyaad
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 3 ай бұрын
Sahra Axmed’s jamac iyo digfeee may wada heesin fanka ha kufsanina qadaadweyn
@CabdiqadirCabdilahi-yw5qt
@CabdiqadirCabdilahi-yw5qt 4 ай бұрын
Nagtan waxa la idhaa sahra yar lkn sahra axmed maha❤❤
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Siraad candulle ugaas iyo Axmad yaasiin digfeer Kooxdii horseed xooga dalka ❤
@yusufhussein8740
@yusufhussein8740 Жыл бұрын
Waa run taa waa sirad cadule ee dadkan usheeg
@mahir6410
@mahir6410 Жыл бұрын
Yaa Salaam hestan markan dhagaysto hesaha kale wan nacaa waxan ku cel ceshta 10 jeer ka badan🙏✌️♥️
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 11 ай бұрын
Sahra ahmed maaahan waaa siraad
@siciidmaxamed5058
@siciidmaxamed5058 2 жыл бұрын
Waa siraad abdule
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Hooyaday macan ban ku xasuustaa Hesstan 2012 waqti aan aad u jeclaa gabar aan jaar ahayn hooyana ii diidi jirtay inaan la haasaawo allow ku nabad yeel mom 8/1/2023👩
@MahadCali-iv3iu
@MahadCali-iv3iu 6 ай бұрын
Amin wll dhaman hooyoyinkena soomaliyed alha Noo dhawro😢😢 hoyo mcnto alha ika days to inta Nolol jirto cawa waa 17/1/2024😢
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 6 ай бұрын
​@@MahadCali-iv3iu aniga ka danbeyo
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp Жыл бұрын
Sahra axmed ma aha ee Waa Siraad cabdulle Sidaa ula soco!!
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyoow Midnimo
@getalife353
@getalife353 Жыл бұрын
Amiin yaa Rabi 🤲🤲❤️🇸🇴❤️🤲❤️
@farxaanahmed5666
@farxaanahmed5666 Жыл бұрын
Maa alah
@ashamohamed9299
@ashamohamed9299 Жыл бұрын
Maha sahar Axmed
@MahadCawil-ex9zh
@MahadCawil-ex9zh 5 ай бұрын
Axyaa hees waxaas baa hees lagaa dhahaa inaa ilaah Wllhy billhy dhiigay raacaysaa ❤
@mohairmohamud6474
@mohairmohamud6474 Жыл бұрын
waa siraad cabdulle iyo digfeer AUN
@MDacar
@MDacar 8 ай бұрын
Heestan ma ahan inantu Sahra Axmad Jaamac,Waligeedna ma qaadin heestan. Fadlan,Inta aad fanka ka taqaan ayaaba iska yar
@Queendaha
@Queendaha 7 ай бұрын
Sahro maaha wll waa siraad cabdulle iyo Digfeer ❤😢
@abdillahifarah9295
@abdillahifarah9295 2 жыл бұрын
Qofkan ambaday ee sidan wax usoo dhigay saw garasho la'aan kamaha, siday ilatahay wuu dadaalay qofkani balse maaha AUN Sahra axmed , ninku waa Digfeer , ee soo SAX gabadha sawirkana kaqaad meesha m.sanid
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Жыл бұрын
Mohamed Suleyman (AUN) sawirkisana ka bedela
@bashiircase
@bashiircase 10 ай бұрын
Waa sahra siyad iyo digfeer sidaan filayo
@nabadbile4033
@nabadbile4033 4 жыл бұрын
Waah waah
@sacdiyaahmed2190
@sacdiyaahmed2190 2 жыл бұрын
Sahra axmed maha waa siraad cabdule ugaas
@abdirizakfarah1212
@abdirizakfarah1212 4 ай бұрын
maaha sahra waaa Milano
@shaakirmuse
@shaakirmuse 2 ай бұрын
Sahra axmed iyo digfeer waligood isma arkin, Hadaad dhihi lahayd siraad cabdille ugaas waan kaa yeeli lahayn
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 2 ай бұрын
Ugaas wey jiraan heso Eey isla qadeen
@shaakirmuse
@shaakirmuse 2 ай бұрын
@@usaamemaxamuud599 Haka yaabin majiraan heeso ay isla qaadaan.
@ahmedibrahimmohamed139
@ahmedibrahimmohamed139 Жыл бұрын
Waa siraad cabdulle
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 2 жыл бұрын
Hala yaa hala siraad cabdulle ugaas iyo digfeer 10:12 jimce 27/1/2022 at arabsiyo ayaan ku faxayaaa caawa
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 6 ай бұрын
Yaasalama❤
@MaxamedTaliye-ps4zr
@MaxamedTaliye-ps4zr 3 ай бұрын
Waah waah🥺🤭
@dhuux7official181
@dhuux7official181 Жыл бұрын
Sahra Ahmed ma ahan ee waa Siraad Cabdille
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
Sahra axmad iyo digfer waligood islma heesin. Gabadha la qaadaysa heestan Sahra ilays oo ina adeerti ahayd. Halka inaga legenow
@Abaalley
@Abaalley 9 ай бұрын
Waad saxantahay waa siraad cabdule se sahra axmed way isla heeseen waxayna wada qaadeen heesta haduu beerka qaybasamo
@MAHIIGAAN
@MAHIIGAAN Жыл бұрын
Digfeeer iyo Xaliimo Milano weeye maaha Sahra Ahmed Allah hownaxariisto idilkoodbe e
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 9 ай бұрын
GEeL GEEL
@faarahfaahiye2856
@faarahfaahiye2856 Жыл бұрын
Maaha sahra axmed jaamac Waa sahra siyaad aan kuu saxo
@AxmedCabdinuur-yk4rl
@AxmedCabdinuur-yk4rl 2 ай бұрын
Gabadhu waa siraad cabdille ugaas❤
@calicabdi5734
@calicabdi5734 3 жыл бұрын
maxamed saleeb iyo sahro axmed jaamac maaha labada labada fanaan ee heesta qaadaya waa siraad cabdule iyo digfeer sidaa u ogaada
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Oo yaa soo qoray maxamed saleeban
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Жыл бұрын
Waa sida
@abdullkeybashane8661
@abdullkeybashane8661 Жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg sawarida mesha saran waa M.s tubeec iyo sahra Axmed
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
@@abdullkeybashane8661 sax sawirada iyo fanaaniintaba Wuu khalday sxb
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 Жыл бұрын
​@@AhmedMohamed-tn5yg sawirka waa tubeec, digfeer ma ahan
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 7 ай бұрын
Wa jan 7 2024 😢
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 7 ай бұрын
Mata wa 09/01/2024 dagesaya 😂❤❤❤
@sacdiyaahmed2190
@sacdiyaahmed2190 2 жыл бұрын
Siraad iyo digfeer labadaba waa kooxdii Horsted e xooga dalka
@khalidawil7462
@khalidawil7462 2 жыл бұрын
gabadhan codka leeh waa ,siraad abduleh ugaas iyo digfeer
@Ruweydoraageaxmed
@Ruweydoraageaxmed 5 күн бұрын
Jah ❤️ ❤️
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 Жыл бұрын
Siraad Cabdulle iyo Yaasiin Axmed Digfeer. Ma aha sahra axmed iyo Maxamed saleebaan.
@safiaabdizamed8543
@safiaabdizamed8543 2 жыл бұрын
6 may 2022 1da duhurnimo bn garowe ku daawanayaa
@user-oq8nm8tm3w
@user-oq8nm8tm3w 2 жыл бұрын
Waa degfer iyo siraad cabdulle ugaas
@Al-fadli
@Al-fadli 10 ай бұрын
SIRAAD CABDULLE weeye gabadhu sxb eebbe ha u wada naxariisto e. mahadsanid.
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 2 жыл бұрын
Waanba Yaabay markaan Arkay sahra Axmed iyo Digfeer Hees Ay wada Qaadan ma Maqlin waligey Waa La Sheegay Gabadhu waa Siraad Abdulle ugaas
@cabdirisaqiltuko9512
@cabdirisaqiltuko9512 Жыл бұрын
Thanks QarMi. Xul
@b.m.qsiraadiftiinshe1382
@b.m.qsiraadiftiinshe1382 22 күн бұрын
Maaha sahra axmed, waa milaano
@jamal-derrow
@jamal-derrow 9 күн бұрын
Siraad waye Allah Unaxriste
@nimcoxuseen7609
@nimcoxuseen7609 2 жыл бұрын
Waa siraad cabdule lkn maaha sahra axmed
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 2 ай бұрын
Codadki siraad Abdulle axmed Yaasin digfeer
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 3 ай бұрын
Siraad Iyo Digfeer heestaan iyo Heesta Boodhari waxay u qalmeen in noble prize lagu siiyo.
@saeedobuli4724
@saeedobuli4724 7 ай бұрын
Heesta ma aha sahar axmed ee waxa la yidh siraad cabdale
@FarhiaAbdihakin
@FarhiaAbdihakin 4 ай бұрын
❤❤
@farxaancumarmaxamud
@farxaancumarmaxamud 5 ай бұрын
Way igagadan that ❤❤❤❤
@yuusufshaafi8878
@yuusufshaafi8878 9 ай бұрын
ERAY bixin. jeel rabitaanka dhanaanka cusbo ama milix carradu waa ciid dhanaan darantuna waa geed faaiido wacan
@ahmedsadiq6333
@ahmedsadiq6333 2 жыл бұрын
Sorry Gabadhaas waxa la yiraa SAHRA SIYAAD, ee Ma aha Sahra Axmed
@noorcademohamedmohamed8622
@noorcademohamedmohamed8622 5 ай бұрын
This is sahra ahmed jamac
@RayanCwaaxid
@RayanCwaaxid 6 ай бұрын
Siraad cabdule iyo digfewr dheh sahra mahe wllo
@ahmeddhame3804
@ahmeddhame3804 Жыл бұрын
Best song ever jaama abdi my name lol
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 жыл бұрын
Sahra axmed maaha ee iska saxa sahra siyaad ayaa ladhaa fanaanadaan
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 2 жыл бұрын
Adiguna iska sax ma ahan Sahra Siyaad ee waa Siraad Cabdulle Ugaas dhamaan Allaha uwada naxariisto ameen
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Qays qaysar ayaa i xasuusiyey waa heesahaan geela ku raaci jiray
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
maaha sahra axmed iska u hubiya
@Buurmadow
@Buurmadow Жыл бұрын
SIRAAD CABDULLE WEEYE WALAL
@FAICALAB-MOUD
@FAICALAB-MOUD Жыл бұрын
J'aime vraiment écouté cet chanson. Je l'impression que ça parle de moi ?
@maxamuud900
@maxamuud900 Жыл бұрын
L.0
@maxamuud900
@maxamuud900 Жыл бұрын
Was But
@maxamuud900
@maxamuud900 Жыл бұрын
JIe6 N
@maxamuud900
@maxamuud900 Жыл бұрын
Oli
@nuurahmed8180
@nuurahmed8180 Жыл бұрын
Sahra siyaad iyo Axmed yaasiin digfeer ee Sahra siyaad waa gabdh Gari ah oo reer shekh abayoonis ah maraykanka ayay kunoosha hay
@mkilkacade2823
@mkilkacade2823 8 ай бұрын
Aramida jacaylka la edaadayo Isku amusiyayaa Afka gacanta saraa adkaysaa irahda Hadana wan islaawaa Oradban is xaabsha Marka ku imadaa Eray layga wayaa Indha hoos urogaya Urka waxan ku haysta Ku imide waykan Arintena melmari Ergadayda eeg Caqliguye hawenku Edabtaba ku kala tage Indhahana ukala ronee Aniguna aleele Hablaha aynigaga Tan ka eganayaay Naftuu adiga moye Ma oga gabadh kale duunyada ku noshahay Tan u ilanayeey Urka waxaad ku haysaa Ana igu ogataa Jacayl ugu aburte inan adkeeyo
@MohamedSalah-yb6iq
@MohamedSalah-yb6iq Жыл бұрын
Xasus waye wlhi
@hamzeyare-mt3rp
@hamzeyare-mt3rp Жыл бұрын
Cabdilaahi.axmad
@frontierarts
@frontierarts Жыл бұрын
Labadaan sawir waa Sahra Ahmed iyo Msaleebaan labaduna shaqo kuma leh heestan... waxa qaaday Siraad iyo Digfeer
@cabdirisaqiltuko9512
@cabdirisaqiltuko9512 Жыл бұрын
Qarami. Xul ah
@ahmaddahir6402
@ahmaddahir6402 2 жыл бұрын
waah waah axsan seeeh murti leh
@abdifatahibrahimabdullah5519
@abdifatahibrahimabdullah5519 3 жыл бұрын
Dowlon
@saidabdille2414
@saidabdille2414 Жыл бұрын
Sahara Ahmed iyo Ahmed digfir
@hashidile5125
@hashidile5125 4 ай бұрын
Sahra ileeye iyo digfeer baa qaada heesta
@alisuge5665
@alisuge5665 2 ай бұрын
Wwwwww
@ahmedmire5074
@ahmedmire5074 Жыл бұрын
Asc. Ma aha AUN SAHARA Waa AUN AMINA MUSE MILANO.
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 Жыл бұрын
Siraad Cabdulle wll
@diirieabdullahi5702
@diirieabdullahi5702 7 ай бұрын
Dadka leh waa Siraad, malaha maba ayyan dhageysan Siraad. Codkan waa Sahra Ahmed, mana isu cod eka Sahra iyo Siraad.
@khaalidabdi7575
@khaalidabdi7575 7 ай бұрын
Sirad cabdulle iyo ahmed yaasin digfeer waye heestu ma ahan sahra ahmed jamac saxid waye intaa
@garissagreattube9446
@garissagreattube9446 6 ай бұрын
Kariye
@rarajiboo
@rarajiboo Жыл бұрын
Codkani maaha kii Sahra Axmed. Fadlan iska sax.
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Axmed
@awilcaano6939
@awilcaano6939 7 ай бұрын
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Waa ruwaydii la jiifyaana banana digfiir igo siraad iska saxa not Milano. Thanks
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Ereyada abwaankee leh?? Mahadsanid
@nasiribrahim3372
@nasiribrahim3372 Жыл бұрын
Digfeer iyo siraad
@NuurYare-yu9zs
@NuurYare-yu9zs 10 ай бұрын
Hestaan waxan dhageysan jiray 2014 anigo gari karishbowka ah aad aayan ujeclay wayo qof aan jeclaay oo aan kacabsan jirin i aan ushegto jacaylkeyga hestaan aan isku aamusin jiray mar walibo oo aa soxusuto qoftaas yaasmin cabdu risaaq hadi aad aragto farinta wan kusalaamaa
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 63 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 415 М.
Nugul - Sahro Axmed - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 1,4 МЛН
axmed yaasiin digfeer heestii hadii geel la kala dhaco
9:10
Qaraami show
Рет қаралды 180 М.
**Sahra Axmed iyo Xasan Ismaciil uur Cade Ahun l
8:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 933 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 743 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 304 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 231 М.