Salaadda haddaad tukato ilaahey waxaad rabto ku siinayo inshaa Allah.

  Рет қаралды 57,713

Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.

Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.

3 жыл бұрын

Qiyaamu Layl

Пікірлер: 122
@sahranuur6023
@sahranuur6023 2 жыл бұрын
Hadii ad jeceshay nabika like saar
@CabdimajiidBulzhaawi
@CabdimajiidBulzhaawi Ай бұрын
Sidaa wll ha odhan waayo qofkastoo muslim ah waa ku waajib jacaylka nabiga صلى الله عليه وسلم saa darteed igu caawiya dheh lkn ha odhan qofkii nabiga jecel like ii saara Waa iga talo iska ilaali wll
@shafiaden5664
@shafiaden5664 2 жыл бұрын
shanta waxyaabood ee kuu sahlaya in aad usoo kacdid salatuleylka. 1: wardi quraan oo joogte ah in aad samaysatid. 2: in aad xalaal quute(cune) noqotid xarantana ka fogatid. 3: macsida ka fogow. 4: inad ku seexatid niyada ah in aad salatulayl usoo kacaysid. 5: cuqdad in aadan uqaadin qofna ama aadan yasin adoomada Alle. fadlan hadii ad qoralkan aragtid uducee umada somaliyed inu Alle mideyo.
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Yaarabi namidee yaarabi noo naxariiso
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Ilhay haa inaguu toosiyo xaqaa
@hiboahmed2876
@hiboahmed2876 Ай бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu
@bisharanur7182
@bisharanur7182 2 ай бұрын
Amin amiin amiin
@DrMaalim-gv3fw
@DrMaalim-gv3fw 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@zahranoora6101
@zahranoora6101 3 жыл бұрын
Jazaka Allah kheer shekh, wabaraka Allah ilyka.
@deqaabdikadir4486
@deqaabdikadir4486 2 ай бұрын
AMIIN YAA ALLAAH❤
@user-et5yy1xr8j
@user-et5yy1xr8j 3 жыл бұрын
أللهم آمين يارب العالمين و جزاك الله خيرا يا شيخ
@MaryanCartan-o7c
@MaryanCartan-o7c 9 күн бұрын
amiin yaa rabi
@maxamednuurhassan5267
@maxamednuurhassan5267 3 жыл бұрын
Masha Allah Dr xasan alla ha Ku xafido wax badan ayad noo faaiideysay didaalka halkaa ka sii wad
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 2 ай бұрын
Jazakallahu khyrs ❤❤❤❤
@sahrasugeise6520
@sahrasugeise6520 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaaa rabiii
@NimcoAbdiraxmaanjaamac
@NimcoAbdiraxmaanjaamac 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@deeqa99ganeey69
@deeqa99ganeey69 3 жыл бұрын
Illah haku xifdiiyo sheekh Dr hasan jaamici
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 жыл бұрын
Masha Allah Shukran Jizakallahu Qer Allaha ku Xafido Insha Allah Qerka Allaha Nawafajiyo Dhamaanteen
@minsacdiahmed662
@minsacdiahmed662 3 жыл бұрын
Mashallah sheikh baarakalaah
@safiamohamed2858
@safiamohamed2858 3 жыл бұрын
Asc shiekh Jazaakalahu khayr illaahay haku barakeeyo Amiin yaa Allaah
@ksrofficialtv7960
@ksrofficialtv7960 3 жыл бұрын
Aamiin amiin jisaklaah shiiq
@sahrasugeise6520
@sahrasugeise6520 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin ayaa rabii
@ruqiyamaxamed5310
@ruqiyamaxamed5310 2 жыл бұрын
Shiiq ii soo duceey sharci ma heesti waana xanuun sanahay waxaan joogaa dalka faransiiska shiiqoow hadii aan helo meelaan ku soo diro 100 dollar aan soo diraa ii soo qor lambar aan ku soo diro
@SakiSakariye-sw4hr
@SakiSakariye-sw4hr 2 ай бұрын
sharcigii ma heshay wll😢
@alinoomohamed852
@alinoomohamed852 2 жыл бұрын
Mansha alah shek alaha kubarakeyo lambar lagahelo
@user-rt1qb9ob9d
@user-rt1qb9ob9d 12 күн бұрын
Aaamiiin
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakala khayran
@DrMaalim-gv3fw
@DrMaalim-gv3fw 2 ай бұрын
Maasha allah
@anizoa7672
@anizoa7672 Жыл бұрын
Sheekh xasanow isoo ducey waxaan ahay guurdoon
@Leafy675
@Leafy675 3 жыл бұрын
Maasha alaah sh Jizaakaleh
@marwanguled4989
@marwanguled4989 4 ай бұрын
Alllahuma aaameeen yaa rabbi , dhamantayo ❤
@hasanguregure8061
@hasanguregure8061 3 жыл бұрын
*please sh hasan how can I join the group?*
@ahmedshireh5375
@ahmedshireh5375 Жыл бұрын
sheekjhow Soomaliya ha kala tagteee , diin maaheee, ka soco
@fadumamohamed7681
@fadumamohamed7681 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يبارك فيك
@idrisali212
@idrisali212 2 жыл бұрын
Maanshaallah khyr alle ha ku siiyo sheekh
@nadareynadarey5859
@nadareynadarey5859 3 жыл бұрын
Aameen yàarabb
@fartun7229
@fartun7229 7 ай бұрын
Mansha allah sh qayr badan allaha ku siiyo amiin
@sahrasugeise6520
@sahrasugeise6520 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin yaarabii
@ikranawale5450
@ikranawale5450 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allaah
@SacdiyoAbdulqadir-bp5xx
@SacdiyoAbdulqadir-bp5xx 3 ай бұрын
Aamiin yaarabi shiiq allah kubarakeyo
@safwanabdi693
@safwanabdi693 3 жыл бұрын
Asc sheikh xld kwrm sheikh istocay marad qas ag aleyahay hadow illahay ifudey insh allah
@deqaabdikadir4486
@deqaabdikadir4486 2 ай бұрын
Illaahow na haleyshisi yaa raabi amiin
@hiboahmed2876
@hiboahmed2876 Ай бұрын
Amiinyaarabi
@qadiijaabdi5676
@qadiijaabdi5676 3 жыл бұрын
Masha allah
@israacookingvlogs5934
@israacookingvlogs5934 2 жыл бұрын
Jazaakalahu qeyr
@abyan1351
@abyan1351 2 жыл бұрын
الله أكبر ولله الحمد. اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.
@umucimraan3949
@umucimraan3949 2 жыл бұрын
Aamiin yaa Allaah
@ayaanmaxamed4253
@ayaanmaxamed4253 3 жыл бұрын
Amiin
@YaxyeAxmed-xn7ej
@YaxyeAxmed-xn7ej 3 ай бұрын
amiin
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 3 жыл бұрын
Aamiin
@kokaalmi3945
@kokaalmi3945 3 жыл бұрын
Sheekh lambarka noo soo qor si aan iga qayb galno masjidka
@hodovlog
@hodovlog 3 жыл бұрын
Salamucalaykum shekh Iguso ducey gabadhaydi oo guriga kaa tegtay with out reason wanso koriye ila her jamacaded dintana walabaray Rer kadhan cadaw bayno aragta Xita quran waalagu akhriyey Igu soduceya
@hawoluulabdi6434
@hawoluulabdi6434 3 жыл бұрын
abayo ilhy hasoo celiyo adigana uduceey
@yurubmuuse3340
@yurubmuuse3340 2 жыл бұрын
Illaahay hakusoo hadeeyo
@engineerkhadar5967
@engineerkhadar5967 2 жыл бұрын
Ilahay qalbigeda haso celiyaa waaxa tahay Aad UU qimaa Badan mar Hadi ilmahada UU duceynaysa
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Ilhay haa inoo soo hadeyo wllo awladan ilhay haa ino xafido
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Allah ha ku soo celiyo
@nacimomuse4931
@nacimomuse4931 2 жыл бұрын
Maasha allh
@hamdaibrahim5282
@hamdaibrahim5282 3 жыл бұрын
Aaamiin yaa rabbi
@xabiibomaxamed1226
@xabiibomaxamed1226 2 жыл бұрын
اءمين يا الله
@gulledarahman9598
@gulledarahman9598 2 жыл бұрын
Amin
@aminamohamed1133
@aminamohamed1133 3 жыл бұрын
Sheekh jasakalah khayr goormee latugadaa salaatu laylka please
@sahranuur6023
@sahranuur6023 2 жыл бұрын
Waxaan ahay walaasha oomuraat baan leyahay ee isoo ducee wll inuu ilaahay ika aqbalo
@farhiyamohamed3444
@farhiyamohamed3444 Жыл бұрын
Alle hakuu sahlo abyo
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi scw scw scw scw scw scw scw scw
@naimoabdille5827
@naimoabdille5827 Жыл бұрын
Allahu Akbar 🥰
@sadiamohamedhassn4124
@sadiamohamedhassn4124 3 жыл бұрын
Masha Allha
@sahranuur6023
@sahranuur6023 2 жыл бұрын
Ale haku xifdiyo wll
@faatimaqaasim354
@faatimaqaasim354 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@ruqiyamaxamed5310
@ruqiyamaxamed5310 2 жыл бұрын
Asc shiiqoow sadaqadaas meelaan ku soo diro diro ii soo qor sharici Malibu sharci San rabaa iyo inuu ilaahay ii dambi dhaafo caafimaadka siiyo waan jeclahay saqada masaajodka in aan ku darsado 100 dollar cage ku soo diraa
@gulledarahman9598
@gulledarahman9598 2 жыл бұрын
Amin amin
@shukrimoalimali8563
@shukrimoalimali8563 3 жыл бұрын
Maash allah
@maxamedcarab1190
@maxamedcarab1190 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@YaxyeAxmed-xn7ej
@YaxyeAxmed-xn7ej 6 ай бұрын
Jasakallaah khayr
@ayanabdilahi3990
@ayanabdilahi3990 3 жыл бұрын
Mansha allah shekh lkn xagee laga heli karA labarkag
@asadfaarax5659
@asadfaarax5659 2 жыл бұрын
Shiikh aamiin
@jawahirjiijo545
@jawahirjiijo545 3 жыл бұрын
Waxan jooga sweden
@iskokomianbouwy3275
@iskokomianbouwy3275 3 жыл бұрын
Ameen ameen
@farhiyamuktar4432
@farhiyamuktar4432 3 жыл бұрын
masha allh sheikh qer badan ilhy haku siyo
@user-ln9qs5lp6p
@user-ln9qs5lp6p 6 ай бұрын
Allhu akbar ❤❤
@haniahmed468
@haniahmed468 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan rabaa phonkaga
@hanajamac6484
@hanajamac6484 3 жыл бұрын
Sheekha kawarn hadan kaco salada subaxa Hal sac ka hor Misa wa 2 un
@user-rj9ue9gg5h
@user-rj9ue9gg5h 5 ай бұрын
Allahuma amiin
@abdisamedmohamoud146
@abdisamedmohamoud146 7 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤scw scw scw❤❤❤
@MaryanCartan-o7c
@MaryanCartan-o7c 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@haniahmed468
@haniahmed468 3 жыл бұрын
Pleessheekh
@user-iq6bp8ey6n
@user-iq6bp8ey6n 2 ай бұрын
Shiqaw alle darti iguso jawab hdad argto qoralkeyga ana raba inan la boxo xagen kusa dira I sheg dhib ba I hysta an la kurbodaay o la cishoday cidhidhi adun odhan ban maray hdu xita masjidka imnka dhamday midkle ma jira an ula boxo iso sheg pllz
@awilali1246
@awilali1246 3 жыл бұрын
Asc sheequna alaah Dartis ayaan kujecel nahay Allah haku xifdiyo inasha Allah aamiin Waxaan kunoolahahy willmar mn aad ayaan uga fogahay school ka wana ubahanay haddii aad online aan heli karo ila sacodsiya si qeerka aan uga faa ideysano
@awilali1246
@awilali1246 3 жыл бұрын
Insha Allah qabar ayaa sugaayaa
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 2 жыл бұрын
A.s.c.
@Sofia-ej6kj
@Sofia-ej6kj 3 жыл бұрын
Asc Sheikh number aan kala soo hadlo baan rabaa
@iskokomianbouwy3275
@iskokomianbouwy3275 3 жыл бұрын
My brother waqtika leylka meqa sac waye waqtika saxda oo Allah sodaga 4:00/3:00/2:00 ikalabixi asxpta musliminta
@azmiitaraaaj8196
@azmiitaraaaj8196 2 жыл бұрын
2:30 ugu wnaagsan
@mohameddaahir8748
@mohameddaahir8748 2 жыл бұрын
Aaniin
@habbynoor8791
@habbynoor8791 3 жыл бұрын
Where can I donate the money sheikh ?
@najma5520
@najma5520 3 жыл бұрын
ASC, Masjidka numberkia away? Halle an ka helna maclumadka??? Amiin❤️
@musefad3230
@musefad3230 2 жыл бұрын
Masjidka taleefan waan rabaa
@SacdiyoAbdulqadir-bp5xx
@SacdiyoAbdulqadir-bp5xx 3 ай бұрын
6:23
@SacdiyoAbdulqadir-bp5xx
@SacdiyoAbdulqadir-bp5xx 3 ай бұрын
Aamiin yaarabi shiiq allah kubarkeyo
@Sofia-ej6kj
@Sofia-ej6kj 3 жыл бұрын
Asc halkan ku soo dirnaa lacagta masajidka
@imamhassanjaamici
@imamhassanjaamici 3 жыл бұрын
Ku soo dir Dahabshiil Imam Hassan Ali Mohamud 612-229-9483
@MaryanCartan-o7c
@MaryanCartan-o7c 9 күн бұрын
😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hassanibrahim300
@hassanibrahim300 2 жыл бұрын
Sheekh ma ii sheegi kartaa qaar aan weligood duken kan dukada oo aan waxba heysan oo rafaadsan ayey ka dhaqaale badan tihiin weyna bahdillaan eleyn waa faqriye arintaa ii kala caday
@KunkaronDakane
@KunkaronDakane 5 ай бұрын
Abowe kan tukada wala imtixama micnaha illahey umadiisa u jecel yahay wuu imtixaama sbbto ah wuxuu rabaa ineey sabraan SI uu bdl qeyr qabo u siiyo Marka Alxmdullilah dheh hadad tukado illahey wuu kuu nimceeye nimco kle o Kaa maqan malaha kuwa aan tukan wey lunsan yihiin subxanallah allow noo naxariiso Soo hanuuni nawada hanuuni 😢
@leylaqasimmohamed5547
@leylaqasimmohamed5547 2 жыл бұрын
asc.amiinAmiin insha Allha 🤲🤲🤲yaarabi Aamiin scw scw ❤️ SCW SCW SCW SCW SCW
@abdikaremahmed548
@abdikaremahmed548 8 күн бұрын
Waqtiga losoo kacayo saladol lelka
@abdirashidhussein6615
@abdirashidhussein6615 2 жыл бұрын
Asc shekh telephone kaaga yan u bhnhy
@imamhassanjaamici
@imamhassanjaamici 2 жыл бұрын
612-229-9483
@abdirashidhussein6615
@abdirashidhussein6615 2 жыл бұрын
@@imamhassanjaamici Shekh furaha isoo raaci waxaan kaala soo hadlaaya what'sapp ka State Mahadsanid
@MaderCali
@MaderCali 8 ай бұрын
M.a
@safiamohamed2858
@safiamohamed2858 3 жыл бұрын
Asc shiekh Jazaakalahu khayr illaahay haku barakeeyo Amiin yaa Allaah
@anizoa7672
@anizoa7672 Жыл бұрын
Shiekho waxaan ahay guurdoon isooducey
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 3 жыл бұрын
Amiin
@hindashariifmuhumed6095
@hindashariifmuhumed6095 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@abdifatahozil9493
@abdifatahozil9493 2 жыл бұрын
Aamiin
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
masha Allah
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 5 ай бұрын
Aamiin
@abdullahiadanabdullahi4474
@abdullahiadanabdullahi4474 Жыл бұрын
masha Allah
Ikhlaaska waa calaamada ugu weyn ee Awliyada Ilaahey iyo qiso cajiib badan
29:55
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 28 М.
2 aayadood xumaan oo dhan kaa xijaabeyso haddaad habeen weliba akhrisato
20:03
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 46 М.
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 80 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 99 МЛН
5 faa'iido haddaad ogaato oo aadan weligaa joojin doonin akhrinta Al-ikhlas, Qeybta 2aad.
9:28
10 calaamadood oo cadeyn u inuu ilaahey ku jeclaaday
39:11
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 31 М.
Faa'idooyinka Salaatul Istikhaara  || Sheekh Dirir
16:55
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 69 М.
Nin saliga NabigaNNK badiyey ka dibna Ilaahey siiyey muraad sanooyin badan uu sugaayey!
22:28
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 34 М.
Wadada Awliyada ilaahey
31:20
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 38 М.
Ma rabtaa NabigaNNK inaad Riyo ku aragto? Asraarta ku jirta soonka 11 maalmood bil weliba?
1:01:05
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 80 МЛН