Jazikallahu khayr wllo waxan u bahanahay telefonka sheekha xageeka hela
@onlyforyou74722 жыл бұрын
Sheikha xaas uu leeyahy ee kadhamaw qofyahe
@hafsofarah27422 жыл бұрын
Xagee kusoo diri karnaa su 'aaalaha
@farhiyafarah56592 жыл бұрын
Asc walaal shekha iiwedii Suuaashan abahay oo xanuusa ayaa2 rabadaam ka tagtay ka dibna waau dhinta Allah u naxaristo waanu sonay aniga iyo walaalhay fidyo ma nagalrabaa jizaakallahu khar
@ibnalitube36102 жыл бұрын
Walal number aya ku qoran vediowga intuu socda 20:43 ee kusoo gudbi number kaas. Jazakallaah
@apdiqani25152 жыл бұрын
Shaqa wanagsan buu hayaa
@sahrosiman49602 жыл бұрын
Masha allaha sh khanaa waxaa ahay qof aan laqawin oo shaqesato fidrada meeqo ayaa iska bixinaa mida kale waxaa jiraan ilmo ila dhasheen oo agoon ah iyakana in laka bixiyo wajib miyaa isoo jawaab kheer allaha kusiiyo
@xamdaayar76192 жыл бұрын
M.a Ilahay haaa nodayo shekhaa wlhi waxyalo badan Buu nagaa jahil bixiyey ilahow cimrigisaa no dheereee
@safiyoyasin23712 жыл бұрын
M.a
@mohamoudahmed66212 жыл бұрын
ASC WR WB HORTA MAXAA UDHAXEEYA AFURINTA FOQORADA IYO MASAAKINTA. /CAABIRU SABIILKA. AND MUCH MORE.
@ikramabdirizak60872 жыл бұрын
Macaliminta dugsiyada illahay kama baqayan sida ay ilmaha ugaracayan
ascw sheekh maxamed cabdi umal waan kusalaamay marka hore salaanta islaamka salaan kadib waxaan doonayaa in aan ku weeydiiyo su aal diini ah oo kusaabsan soonka sheekh waxaan iga xanuunsan raazkeeyga waxay qabtaa xanuunka sonkor looyaqaan mudo 10sano ah ayuu hayaa xanuunkaa waxaa hada ay gashay qalniin buro dhuunta gasho mudo 21cisha ah ayaan joogtaa bishii ramadaan waa lagalay mana awoodo in ay soonto sheekhoow illaahay ha ku barakeeyeen maxaa xal u ah arintas
@mohamedabdi-lo1mz2 жыл бұрын
Wrong translation
@SacdiyoCabdiwarsameАй бұрын
Shiiq su ,aal nin aan Hal sano iyo bar biil isii maka fasaqan karaa
@sahrohussein84552 жыл бұрын
Asc sheeqa waxan weydiina sual ka baxsan sonka ma weydiin karaa mese su aaluhu waa un sonka?
@ismahanabdulahiadan59632 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@bashakinjibaxo88292 жыл бұрын
يا أستاذنا الفاضل bulqmaanyda bada ku jirta ma lacunikaraa
@qaarimuscabaden42962 жыл бұрын
Siden sualeheyga usogudbin karaaaa
@tubtatoosan30012 жыл бұрын
Sheekhaw hooyadey oo dhimatey soon badana lagu lahaa ana soonbaa la igu leeyahay mar aan umulo ahaa markaa raashin ban rabaa inan ku bixiyo fidyo seddex bilood markaa intee raashinaa la iga rabaa.
@AliOmar-tj8qc2 жыл бұрын
Manshaallah sheikh
@Daily_Lifes72 жыл бұрын
Badal khayr qaban Rabbi ha siiyo, 10 Mehradood ayaa uga Gubtay Dabka ka kacay Suuqa Hargaysa- kzfaq.info/get/bejne/oJidqrt91a_RlWQ.html
Ereyga "istoobid " ama "toobid" mxa laga wadaa wllyl 😫
@journalist6172 жыл бұрын
Sheeq kwrn hda adigo hurdo tiyooto Ood isku jiboto sonkdi ma burayaa Misa wa ku jiraa
@sidrocraxman73922 жыл бұрын
Sheekh Ruux cadah 00 mudka laga buxinay0 miyay ku baxdaa inla ziiy0 qof Tul0 kale j0ga ama danyar ah oo bahan miyay ku baxdaaa oo anan zhaqo melna ka hayn miyayan ziin karnaaa