Sallaxley: Muwaadin 30 Sanno Macalin ahaa oo haatan u jeestay Falashada Beeraha.

  Рет қаралды 5,933

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 24
@esraabdimohamed
@esraabdimohamed 5 ай бұрын
MashAllaah aabo Alle cinriga hakuu dheereeyo tacabkaagana ha barakeyo anagana garabkaagaan nahey horumar wacan dadkaaga iyo dalkaagaba .
@zupeirfx
@zupeirfx 2 ай бұрын
7 sano ku dhawad ayuu mamule nooahaa ilahy ha barakeeyo Mcalin abdrman cadawe
@user-jm2hc1ll6r
@user-jm2hc1ll6r 5 ай бұрын
Good job aabo illahay hakula garab galo dhab ahaantii tusaalaad mudantahay aabo ❤
@user-py1hp5fn9s
@user-py1hp5fn9s Ай бұрын
Aadban uxiisaynaya vedio yadaan noovam oo kale ah❤❤❤❤❤
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 5 ай бұрын
ALLAAHUMA BAARIK, MAASHAAALLAAH
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 5 ай бұрын
Masha Allah hore usoco Somaliland
@nasraabdirahman485
@nasraabdirahman485 5 ай бұрын
MashaAllah Tabarakallah Alle cumriga iyo tacabkaba hakuu barakeeyo aabo horumar intan ka balaadhan baan kuu rajaynayaa inshallah
@SuhaybMustafe-ry2st
@SuhaybMustafe-ry2st 5 ай бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah abti alle tacabkaaga iyo juhdigaaga hakuu barakeeyo ummadana alle hakugu anfaco❤🤲
@NajmaMohomer-df4jx
@NajmaMohomer-df4jx 5 ай бұрын
Mansha allah abti ilahay ha kula garab galo horumarka fcn ee nolosha aad gaadhay
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 2 ай бұрын
Masha allah rabi ha u barakeyo laakiin suaal geedahaan yaryarka hadee dhalmo bilaabaan geedka ayaaba ka jabaayo maxaa ka qaldan ileen waaba geedo awood laheen hadee bilaabaan inee miro dhalaan miraha yaa u celinaayo siiba cambaha, tufaaxa , liinta, zeeytuunka iyo papaayga 😂😂😂 caqliga somalida mararka qaar gadaal gadaal ayoo u shaqeeyaa
@khuludnimcan8035
@khuludnimcan8035 5 ай бұрын
Mshallah tabarakallah adeero alle haku barakeeyo
@qadancali3250
@qadancali3250 5 ай бұрын
Masha Allah
@BushraAbdirahmn-uf5hn
@BushraAbdirahmn-uf5hn 5 ай бұрын
Masha allah tabaraka allah allahuma barik horumar fiican ayaan kuu rajaynaynaa aabo. Muruq iyo maalba aallah hakuu barakeeyo.
@adamcade4698
@adamcade4698 5 ай бұрын
Masha allah jaza ka allah
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 2 ай бұрын
Aad baan ula dhacay wariyaha yar … mustaqbal fiican ayuu leeyahay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
avaccodo waxay doonaysa biyo badan xataa beeraha kale way ka nuugaysa biyaaha dhulka somaliland uma maleeyo inay ku wacantahay hada wadanka lagu badyo biyo laan baa dhacays marka iyada ha badinan kuwakale ino beera wadan baanarkaay biyihiibaa ka dhamaysay oo dowlada ka jooojinayso inay aad u beeran avacaccado
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 5 ай бұрын
Aduunkaa sheegay in geeska africa biyo baaxaad weyn hoos jifaan markaa riigag waaweyn uunbay u baahan tahay insha allah waanu gaadhi
@MrOska114
@MrOska114 2 ай бұрын
Masshaa Allah. Soomali tagtey oo garatey in dhulkeena wax lagasoo saarikaro. laakiin waxaan layaabaaa Gobolada Waqooyi iyo qeyb kamid ah Deegaanka soomali galbeed in ay ugaranyaan Babayga Canbe, canbahana ay ugaranayaan Canbe laf.
@ahassan1225
@ahassan1225 2 ай бұрын
kkkk cambe filfil oo babayga ahna hadda ka hor baan maqlay.
@fuaadyaasiin
@fuaadyaasiin 5 ай бұрын
Ale haw barakeeyo hctv aad ha u dhiiri galiyo dadwaynaha siyaasad ayaa na dishay
@rashiid187
@rashiid187 2 ай бұрын
Dhul qaniya oo u bahan ninkano kalo kale. Calan cule oodwayne adkiisa wa sidaas ciid fiican
@MubaarakFarm
@MubaarakFarm 14 күн бұрын
Caruusa xagey Ethiopia kaga taalaa
@geedi1132
@geedi1132 3 ай бұрын
Beeruhu waa habka kaliya ee aynu gaajada kaga bixi karno
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 5 ай бұрын
Waar waa haboonayd inuu Ciidagale muruqiisa maalo, inta uu suuq waaheen iyo xero jaad afka layrin lahaa😂😂😂😂😂.
Sida looga faaiideysan karo Beeraha qeybta2aad Bandhigga Kalsantv
38:42
Kalsantv Official
Рет қаралды 2,6 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 22 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 54 МЛН
Agronomic Practices
20:27
PARO Orgnization
Рет қаралды 520
Beertan maxay kaga duwan tahay Beeraha. Mini farm Jigjiga
14:01
Diiny Junbox
Рет қаралды 3,3 М.
BEERAHA SOMALILAND #2024
19:48
Caalin Abyan
Рет қаралды 15 М.
WAX SOO SAARKA BEERAHA GEED DEEBLE |
7:06
Dhaqan Dhawr
Рет қаралды 1,7 М.