No video

SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED

  Рет қаралды 425,608

AMAANDHOOREY

AMAANDHOOREY

10 жыл бұрын

BANA AMAANDHOOREY

Пікірлер: 56
@haleel1517
@haleel1517 Жыл бұрын
Erayada ALLAAH HA U NAXARIISTEE CABDI QAADIR YAMYAM Laxanka cadikariim jiir Codka xassan aadan samatar Viivaa fanka 🇸🇴 somalia
@karbajeawale934
@karbajeawale934 5 ай бұрын
AHUN great abwaan c/qadir xirsi yamyam rabi naxariis tii jano jasiiyo aamiin aamiin aamiin insha;allaah
@Maxamuud-fx2cf
@Maxamuud-fx2cf 2 ай бұрын
Adeerkay abdiqadir xirsi yamyam ilaahay hakuu naxariisto
@Hawlomediapro
@Hawlomediapro 5 жыл бұрын
Isagooo bakaaraha meel meherad ah ka soo kacay oo iska socdo ayuu arkay wax sii jeeda oo geed moodo markuu ku soo dhowaaday saa waa gabadh dhalinyaro qurux bdn inta ka dib sheeko la qabsaday ilaa waagii uu ka barayay intaa ka dib isgau macalin buu ahaa gabdhiina waxay u sheegtay in gabayadiiisa schooolka loogu dhigo Galabtii labaad ayuu heesta u smaeeyaya .............. waaa sheeko dheer lkn intaaas baaan ka xasuuusta salaaama dhan tiiin
@mohafaraar1
@mohafaraar1 10 жыл бұрын
Heestani sidaan u wanaagsan ayuu cabdi good ku gafay iyo waliba abwaankii sameeyey abwaan YamYam A.U.N.
@hudahussein9511
@hudahussein9511 10 жыл бұрын
heestan waan jeclay wax qaladay leeday majirto cabdi good heesi here iyo heesahan dambeba wuu wada dhaliilay
@goomewyali6226
@goomewyali6226 8 жыл бұрын
to listen song is not good so I would consulting every Muslim to avoid
@user-xz2oc7bn2o
@user-xz2oc7bn2o 5 ай бұрын
Axsan hees eŕayo mcn
@karbajeawale934
@karbajeawale934 5 ай бұрын
AHUN great abwaan c/qadir xirsi yamyam halyay nagu qaaliya (qaamuus naga buxuu ahaa) raxmaanku janatul firdawsal aclaa haku arzaaqo insha;allaah aamiin aamiin aamiin
@jijaluup7873
@jijaluup7873 Жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaw wedeni xaassan aadan samatar jir oo jog coodka idilay music macaan waaaaaw nolow wedeni xassan Aden samatar 💙💙💙💙💓💓💓💓💞💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😇😇😇😇😇🥰🥰🥰🥰🥰😇😇🐎🐎🐎🐎🐎💞💞💞💞💞💞💞💞💞💙💙💙💙💙💙💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💯💯💯💯💪💪💪👊👊🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎💪💪💪💪💪💪💪🙏
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Heesta Guuleed Ma joogaa Ereyadii Abwaan Cabdulqaadir Xirsi Siyaad Yamyam Laxanka Cabdikariin Jiir Codka Samatar Waa qiso Heestu Abwaanku ka sheekeeye❤️
@jabril6351
@jabril6351 Жыл бұрын
Shmht
@MoGaMan99
@MoGaMan99 Жыл бұрын
@@jabril6351 new Jajumoow😅
@qamanmohamed2936
@qamanmohamed2936 Жыл бұрын
Good
@abdirahmanmathay3324
@abdirahmanmathay3324 Жыл бұрын
Magaca abwanka iskasax. Magaca saxda ah waa AbdulQadir Siciid Xirsi Yamyam
@jijaluup7873
@jijaluup7873 Жыл бұрын
waa wadeniyinti canka aha oo qaliga ah Yamyam iyo xassan adan🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍🏵🌹🏵🌹🐎🐎🐎💙💯💙💯💫💫💫💫💫💥💥💥💯💯💯
@hassanmuuse554
@hassanmuuse554 Жыл бұрын
The best songs absolutly
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 ай бұрын
Erayadii aun Yamyam. Xalay gelin dhexaadkii Maraan mayrac guuraha Sheedda guriga faallalay Oo himilo gaariyo dayaxoon galsho lahayn Ilayskiisa galalacay Sida goonni daaq cawl Gaaf meeray socodkii Oon guud haldhaa iyo Mililicay gob waynoo Midba goonni laamaha Rucub miro ah gunuddoo Gadgaddoonka raamuhu Dhexda dari garaaro leh Hadba gees uliicaan Oon wali gar eexaad Lagu niqin guntiisoo Gudin nabar uyeeshiyo Gacan cadaw ku dhicinoo Oo xididka gaarrani Dayrta oo gudaaddiyo Gu' la waayay aragoo Goondaha rayska kula jira Oo hoos galbeedkiyo Harka gelinku bixiyaa Neecaw gaara leeyahay Oon halaq galeeniyo Inna godad lahaynoo Gardhadiyo caleemaha Aanay haaddu guran karin Oo meel gabboodiyo Saba guri ku yaallo Leexa is galaashiyo Ufa garamme kiciyo Dabaylaha gilgilayaa Manka aanay goyn karin Kalgacayl igalay iyo Gocashada xasuustiyo Haybadday la gudubtoo Naxariis indhuhu godol Baalashii is galiyeen Ayaa gedefkan muuqaa Geed iiga dhigayee Illeen araggu waa gabar Mase garanyee talo? Guurtii yaa umari lahaa Goob xarashada yaa Isagoo gefine sugay Garta kaligii naqi lahaa Naftu gogotay laabtee Googaala badanaa Gudbi wayday saantee Ma god ba horteedaa Inaan laba mid soo galo Soo ilama gudboona Geesi waaya aragihi Dantii kama gaddoomee Saw ardaaga gurigii Gaashaanka maan dhigan Soo erayo googo'an Goonni baar kumaan oran Guuleed ma joogaa Guntaanaha sarbeebtaa sow maanay garanoo Kaftan dhiirri galiniyo Googgaa ma oranoo Sheekadii igama ay gurin Oo gudashada xeeliyo Gaari camalladeedii Gogol iima soo dhigin Hasaawee guudoo Gardaadiyay jacayloo Sow barashoo guudoo Aannu libin ka gaarnaa Goobtaa kamuu dhalan Laxawgaa guntama iyo Faraxaa kasoo go'ay Qalbigii gurnaaye Irmaanaaday galbtoo Gacma furan dhankaygee Daala geedaheedii Danhi aan ka gura iyo Guntimooyin ubaxoo Xariir lagu galeeyaa Idiin galiyay qoortee Deeq gacalo Gobaad wxaad u dhiibtaa Boholyow aan qof ii gelin Intii aan gu' noolaa Gundhiggii xishoodkaay Adguna garaad badaneey Maanku kaama guuree 👑Murti aan la goohiyo Gunna weeyee kaligaa Gabdho aad ka mudatee Geestaydan caashaqa Ka godladay ha gaagixineey. By Beeroof❤
@muuseshire7487
@muuseshire7487 9 жыл бұрын
ax'ya samatar fanan can baxay ya u babac dhigi kara jawabtu wa may
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 2 жыл бұрын
Xasan bashi 😭🖤🖤🖤
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Erayada yamyam Laxanka mulxamiistaha macalinka laxamada c/kariin jiir Boqorkii codka xasan aadan samatar
@abdullahi1988
@abdullahi1988 10 жыл бұрын
AUN yam yam waa mirihii abwaankaas, Heestaan suu u amaanayo ayuu leeyahay ilayn aragu waa gabar caadimaaha
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Waa qaar ka mid ah xulka heesaha Hassan
@hersijama6905
@hersijama6905 7 ай бұрын
Xaseey Eedan Samatr fanaank QARAN
@mohameddaudmohamed2836
@mohameddaudmohamed2836 Жыл бұрын
Sadia yooyoo kagodaladay hagagixineey kagidaladay
@mohamedtaakow9373
@mohamedtaakow9373 4 жыл бұрын
samatar hashisa kamdhargo runti qaraxadoda
@muuseshire7487
@muuseshire7487 9 жыл бұрын
malaha abdi good cid cishato ayow wayay aniga waxan ahay dhashi abwan hadrawi tana ma maqali inow abwan abdi qadar xersi yam yam yahay abwan yar lkn abdi good wa nacas qabyaladu huwan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Sxb hadraawi miyaa ku dhalay
@Faaqiddari
@Faaqiddari 4 ай бұрын
Waa sida puntland tahay caawa
@shiinnaaldo9728
@shiinnaaldo9728 Жыл бұрын
Good
@ShaabanIsaxaagumar
@ShaabanIsaxaagumar 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-qt4xk7sf1l
@user-qt4xk7sf1l 5 ай бұрын
Wah waaah😢😊😊
@mohamedtaakow9373
@mohamedtaakow9373 4 жыл бұрын
satar
@nasirscott2939
@nasirscott2939 2 жыл бұрын
Alla io cisiga
@user-vf7tr1dv8g
@user-vf7tr1dv8g 4 ай бұрын
❤🎉n
@muminahmed7018
@muminahmed7018 Жыл бұрын
Liililbaliil
@ShaabanIsaxaagumar
@ShaabanIsaxaagumar 4 ай бұрын
😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vf7tr1dv8g
@user-vf7tr1dv8g 4 ай бұрын
N❤🎉ከሁለትሳምትበቨኒስውጤትአማየሆንንቀንለኝአተሸልመናልበሱነውውጤትአማየሆነውአሁንምበሱእጨርሳለን❤🎉
@maxamedkaash1412
@maxamedkaash1412 Жыл бұрын
Gg
@salahudinrabbani
@salahudinrabbani 9 жыл бұрын
Absolute beauty… second to none. Best in the business; Xassan Aadam Samatar
@isxaqabdirahmanchennel3711
@isxaqabdirahmanchennel3711 3 жыл бұрын
Isxᴀǫ ᴀᴅɪʀᴀʜᴍᴀɴ
@FaadumoAhmed-xj5ve
@FaadumoAhmed-xj5ve Жыл бұрын
50000
@Tugjaceylgaly-tz5tz
@Tugjaceylgaly-tz5tz 6 ай бұрын
P😢😮lease 😮😮😮
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 3 жыл бұрын
.
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
Waaaayo,,waaaayo
@Aamoow
@Aamoow 7 ай бұрын
Not o😊😊olo😅😊😮Ty n
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Heestaan ninkii copy kasameeya baan nin u aqoonsan
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 Жыл бұрын
War kadaa ha xiijine dadkan laxan is gad-gadinaya kuma celin karaane
@MoGaMan99
@MoGaMan99 Жыл бұрын
Cabdulqaadir “Sankuus” Google-Garee!.
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 6 жыл бұрын
Waxan waayey Hal hees oo Samatar leeyahay oo runtii music fiican lagu larey. Heestaas miraheedu wuxuu ahaa. Waxaan buuro jiroo ka talaabey badahoo boholaha ka daadagayee. Heestaa magaceeda ha la ii sheego fanaankana waxaan ka codsaneynaa in uu dib usoo cusbooneysiiyo
@bahdooncali1588
@bahdooncali1588 4 жыл бұрын
Garaad Ahmed Heesta waxa la yidhaahdaa Bar kuma taal
@bahdooncali1588
@bahdooncali1588 4 жыл бұрын
Garaad Ahmed kzfaq.info/get/bejne/qrd-dbxoxpbKgZs.html
@isxaqabdirahmanchennel3711
@isxaqabdirahmanchennel3711 3 жыл бұрын
Isxᴀǫ ᴀᴅɪʀᴀʜᴍᴀɴ
Heestii:- DURDURYAHOW ROGMANAYAA
14:30
Hal Abuur channel
Рет қаралды 21 М.
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
mahamed liibaan
Рет қаралды 232 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 30 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 244 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Xasan aadan samatar @( boholyoobayoo)
11:12
Qarami Media Pro
Рет қаралды 253 М.
HEESTII ISHII BAYDHABO. SAMATAR
6:07
Faysal Bakaal
Рет қаралды 431 М.
Hees Qaraami ah Axad by Samatar
10:13
hassanjky
Рет қаралды 922 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 705 М.
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 97 М.
XASAN ADAN SAMATAR HEESTII 1973
14:11
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 434 М.
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 289 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН