Sanad guurada jacylka Abdifitah yare iyo shaadiya Sharaf❤️

  Рет қаралды 166,953

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

3 жыл бұрын

Пікірлер: 2 500
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial 3 жыл бұрын
Asxbteeyda qaaliga ah waa in aad iiso habliyeeysaan waa hbn aad agteeyda qiimo weeyn ugu leh🧡💝💞💞🌹🌺❤️❤️💕
@naimaigalle4033
@naimaigalle4033 3 жыл бұрын
mash'allah hampalyo Boqarada muqdisho isku wara abid insha'allah ilxasid allaha idinka hayo❤🥰🥰🥰
@dhashiiirirsamaale6256
@dhashiiirirsamaale6256 3 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo shadiyo sharaf io abdifatah kuwi isku dhuqooba noqda😂😂
@muunaali7705
@muunaali7705 3 жыл бұрын
Hanbalyo HANBLAYO wllehay and dumashigay alle haydinka dhigo rerkii lagu nasto alle waxan idnka baryay inuu idinka hayo in daran allena waxan ka baryay unuu awlaada idin barkeeyo maxamedna alle ha xafido dhamn fmilkaygu weydin so hanlayanayan from hargayisa
@queensohan9302
@queensohan9302 3 жыл бұрын
Habalyo habalyo walalkey and duma sanda badan wada jogaa
@faraxsancabdirisaq6733
@faraxsancabdirisaq6733 3 жыл бұрын
Hamplyo abyo isku waraa inta eey nololjirto❤💕
@hassanproduction3827
@hassanproduction3827 3 жыл бұрын
WAX LA DHAGAYSTO 🎧 WAXA UGU MACAAN 🥰 QURAANKA EEBE #SAAR SUBSCRIBE MAHADSANID..........
@siciidomaxamad9750
@siciidomaxamad9750 3 жыл бұрын
Fdf
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
Najiib macaysid
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
Hadey
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
Runtaa
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
Tahay
@sacdiyawaberi3327
@sacdiyawaberi3327 3 жыл бұрын
Hadana inaa kor usii Socotan mooyey alle Hoos idinma dhigo abyoh And aboweh 💞✊👸❤️🤴
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
Sacdiyo kzfaq.info/get/bejne/sJlhadaZsauam4U.html
@comradebillow5256
@comradebillow5256 3 жыл бұрын
na xisho nagta ilkaha daderr uff walasha oo kugeriyoti agtada miyat san sameyneysa uff
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@somalicoursesandtutorial6517
@somalicoursesandtutorial6517 3 жыл бұрын
Jacaylka Laguu shegayaaba wa caruurta Videoga markuu Maxamed so galay Like weyn aan saaray😁😁
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
War Shadiya Intii Taageerta Dhac Ku sii 1K like
@faluujasharaf868
@faluujasharaf868 3 жыл бұрын
@@boqorada7379 wll wanku saray adna iisar plz
@umasumaya1911
@umasumaya1911 3 жыл бұрын
Msha Allah shdiyo iyo c ftax wlhi wan idin jcelhy
@ruuabdi9867
@ruuabdi9867 3 жыл бұрын
mar waliba kula socda halmar love imasarin shadiyo😭🥺isku waara abdi I.a❤
@nusaybaable
@nusaybaable 3 жыл бұрын
Laba qof oo qiima badan, Shaadiyo waa wada kaftan iyo qalbi saafi MashAllah isku waara dar Ilaahay baan idin jecelnahaye. Sanado badan wada jira Ameen ameen.
@zuhurmahamud2522
@zuhurmahamud2522 3 жыл бұрын
Horta Mncha Allah inta iyo inka badan dhaqma Oo dhisma 🥰🥰👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨👨‍👩‍👦‍👦👨‍👩‍👦‍👦lknse manto kalle malin Aad farxadiina Soo bandhig taan maha waayo Waa geeridii walaashen hibo Allah haw naxariiste waxay Aheyd inad geerida ila qabsatan Ehelkay ka baxday iyo Bulshada ilen mugdisho kuwada nooleyden isku shaqana Waa Ahayden Waa bilaahi tawfiq😌😌
@abdulfattahblack1300
@abdulfattahblack1300 3 жыл бұрын
Masha allah habalyo habalyo 💕💕💕💕
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
Zuhur kzfaq.info/get/bejne/sJlhadaZsauam4U.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
@@abdulfattahblack1300kzfaq.info/get/bejne/sJlhadaZsauam4U.html
@xidigtachenal2507
@xidigtachenal2507 3 жыл бұрын
Sidaas ayey ehyt wlhi
@mumtazabdullahi1048
@mumtazabdullahi1048 3 жыл бұрын
ilahi ha uu naxarista
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 3 жыл бұрын
Keep Going Shaadiya Sharaf 1K Like U Qalantaa Igu Qabo
@Hanna__qalbi275
@Hanna__qalbi275 3 жыл бұрын
Xabada dhaxda xijabka cada kacanteda xaax 😜😂😂😂😂✌️
@diheeyeofficial3895
@diheeyeofficial3895 3 жыл бұрын
Qalligaa ku saalamay madaxa Raabka
@sagalbeeldeeqofficial8900
@sagalbeeldeeqofficial8900 3 жыл бұрын
Team Shaadiya Ilaa Sharma boy
@ForxTrader
@ForxTrader 3 жыл бұрын
@@Hanna__qalbi275 xadaada xuux🤗
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walalahey ilahey dartis subacribe igu saaara kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 жыл бұрын
Inta Xabada tinta xiraneeso ila aragtay like 👍👍👍😂😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️wiilo kuuso waayaaa u mleyna
@sapnuushatalipali7676
@sapnuushatalipali7676 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sacduushofficial99
@sacduushofficial99 3 жыл бұрын
Deeq dahir waku wataa qali
@deqafarah489
@deqafarah489 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@munoyuusuf2992
@munoyuusuf2992 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 жыл бұрын
@@sacduushofficial99 💖👌
@aminahqueenz5294
@aminahqueenz5294 3 жыл бұрын
Mash allah isku wara sanad guro Wacan sanad kan kisa kale Farxad cafimad bash bash barwaqo iyo wada jir alle ha idinku gariso amen 🙏🏾 ilxun idinma aragto 🥳🥳🥳🤍💜🤍💜🤍💜
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Aminah ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@malableeyoontira5796
@malableeyoontira5796 3 жыл бұрын
I like their videos before even watching them LOVE YOU GUYS; MAY ALLAH BLESS YOUR UNION!
@awwa7835
@awwa7835 3 жыл бұрын
M.a allah allah ha idin barakeyo shadiyo iyo xajikeyda hadad ku farax san thy like isaar ❤❤❤❤❤
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Like isar ileen wa bilash 🤣 #TeamShaadiyo funny maa shaa Allah isha Dadka ALLAha idinka qabto
@ubaxqali3534
@ubaxqali3534 3 жыл бұрын
Hamblyo shadiyo iyo abdifitaah Abid wada jira💑🥀👏
@maryanmaxamed7187
@maryanmaxamed7187 3 жыл бұрын
Shadia roseta ayaa la maqan qurux ahaan laheed hada adiga dhan waad is cadahay xog ayaa mekup u marsatey adiga dhan waxaa lagu moda inaa so marsatey dambas cadey kun jeer hambalyo Sweden ayaa ja so salamyaa 😘😘😘😘😘
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walalahey ilahey dartis subacribe igu saaara kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@cawoyasin1037
@cawoyasin1037 3 жыл бұрын
From somaliland 😍aad aya idin jecnahay ilahay ha isku Kiin dayo ❤️❤️🥰🥰noqda kuwi ilahay guurkod raajiyo
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 3 жыл бұрын
Mnzha Allah♥️💑👪 😂😂😂bac kazinaa Aar shadiya kulahaa xizhod Ma jiree hhh illhay ha izku kiin daayo
@safaclahi162
@safaclahi162 3 жыл бұрын
Masha allh lamane qiimo badan rbi haidin waasho❤❤❤
@zakosmoneymaker1793
@zakosmoneymaker1793 3 жыл бұрын
Machallah walhi i love them 😂😂😂😂😂😂 sababta an lamanahan ku jecelahay waa bila FILTRE , wax lajilayo mahaa . Abdifatah iyo shaadiyooooooooo nolada wadajira inchallah
@jamalhakeeem6476
@jamalhakeeem6476 3 жыл бұрын
Mashaall Abayo
@memocaddey6269
@memocaddey6269 3 жыл бұрын
Woow masha Allah Hambalyo Hambalyo Alle ha idinka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagaaado aamiin aaamiin yaarabi My asxaapta aamiin dhaha
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subacribe igu saaar kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@sumayocadeey6192
@sumayocadeey6192 3 жыл бұрын
Maasha allah hamblyo hamblyo sanad kuuri wacan sacadiyo sharaf iyo abdifataax yare
@omarofficial24
@omarofficial24 3 жыл бұрын
Hibo Allha unaxariisto hibo walashen😪😪🤤🤤🤤😭😪😭😭😭😭😭😭😭
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Maandeeq WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@omarofficial24
@omarofficial24 3 жыл бұрын
@@jaabirsoomaali9214 ok bro
@dekowrage1643
@dekowrage1643 3 жыл бұрын
I love this family soooooo much,from Garissa county,I love too Muqdisho
@hamzahassan4555
@hamzahassan4555 3 жыл бұрын
From kuweyt أحب ...عبدل وعوداغ
@dinixayvlogs3795
@dinixayvlogs3795 3 жыл бұрын
Dego rage manta suqa xolaha kuguarkee 😂😂😂😂😂😂😂
@ambarre8584
@ambarre8584 3 жыл бұрын
@@hamzahassan4555 hhhhhhh
@ahmedwalisharif6708
@ahmedwalisharif6708 3 жыл бұрын
@@hamzahassan4555 cawlyahan ka iyo maxamed zuhayrkana maxaad uga tagtay kkkkkkk
@farhiyamohamed5722
@farhiyamohamed5722 3 жыл бұрын
@@ahmedwalisharif6708 kkkk
@ednaabdirahman7413
@ednaabdirahman7413 3 жыл бұрын
Masha allh Illahy ha iskudayo🤲🤲Familkaan Quruxdabadaan❤️🌺🌹🎉🎊 Illahyow Aniga i Sii Nin Sidaa i jecel💚 Aamiin i yidhahdaa Wllalayaal🤲🤲
@queenaminaofficial6742
@queenaminaofficial6742 3 жыл бұрын
Amiin abyo
@xabiibacaliisaaq5159
@xabiibacaliisaaq5159 3 жыл бұрын
Aamiiin abaayo mcn 🥰
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 3 жыл бұрын
Masha Allah Isku waara Shaadiyo&c/fatax Sanad guuro wcn ❤👏
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Nimca ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@hodomohamed2653
@hodomohamed2653 3 жыл бұрын
Masha allh wll alle ha idin barakeeyo dhaman tiinba wll masha allh ilxuni idinma argtoo masha allh 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 somalian iyo tagooroyaashiin
@abdullahialimursal5546
@abdullahialimursal5546 3 жыл бұрын
Kuwii isku waara Allah idinka dhigo Il cadow Allah idinka qabto
@cayuushhassan2739
@cayuushhassan2739 3 жыл бұрын
Amiin
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subacribe igu saaar kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@kawsarmaxamed4536
@kawsarmaxamed4536 3 жыл бұрын
Aamin
@fartunmohamed7616
@fartunmohamed7616 3 жыл бұрын
Aamiin
@fadumoosman6192
@fadumoosman6192 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah,
@Dreamy-M
@Dreamy-M 3 жыл бұрын
3:58 abdi fitaax:halkaasaan backaaga siinaa (FAAR) shaadiyo:xishood majiro miyaa 😂😂😂
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
Ifahansiii muxuu yiri abdifatah😀🤗
@nimcoismail4366
@nimcoismail4366 3 жыл бұрын
Mansh Allah Sanadkan Sanadkiisaa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@meymunshirwa2951
@meymunshirwa2951 3 жыл бұрын
Maashaa allaah hambalyo hambalyo sanad guuro wacan inshaa allaah sanado badan oo barwaaqaa
@intsaraden9886
@intsaraden9886 3 жыл бұрын
Maasha allah sanad guuro wacan ❤❤❤❤❤isku waara ❤❤❤dardaaran wallo isha ilahay ha idinka hayo quraan akhrista iam fan for you ❤❤❤😍❤😍❤😍🤩😍❤🤩😍
@misssomali6231
@misssomali6231 3 жыл бұрын
Masha allh I wish you long life Shaadiya and Abdifataah ❤️❤️❤️❤️
@kafiyasiciid463
@kafiyasiciid463 3 жыл бұрын
Lamaanahan waxan ku jecelahay is jafitaanka kkk🔥☝️😂😂😂❤❤❤hambalyo ⚘⚘⚘👏👏👏👏
@amiishaali8728
@amiishaali8728 3 жыл бұрын
29/9 waa sanad guuradii jaceylkeena ani iyo my love❤️😢💍 Hambalyo wllsheyda shaadiyo iyo abdifitaax sanado badan farxad kuwaara❤️😍
@ayanahmed6717
@ayanahmed6717 3 жыл бұрын
Masha Allah Hambalyo hambalyo sanad guure wngsn Abayo mcnto 💓💋😍💐💋 shadiyo iyo saygada farxada ku nolada💋💐😍💓💞💗🥰💝❤️🌹🙏😍
@adnasiciid6553
@adnasiciid6553 3 жыл бұрын
GMT galo is dhis shadiyooy wlhi inan yarbad noqon doonta inzha allah quruxley❤❤❤❤
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subacribe igu saaar kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@cayuushdaahir4175
@cayuushdaahir4175 3 жыл бұрын
Ma's allh Hamplayo Hampalyo Hampalyo Hampalyo
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
@@cayuushdaahir4175 Walal ilahey dartis subacribe igu saaar kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@saidahassanreerwalde5932
@saidahassanreerwalde5932 3 жыл бұрын
Maasha Allaah rabi ha iskukendayo cimri dheer iyo cibaado sunab runti guriwalba oo quruxbadan samir uu kutaganyahe ee somaaliyey Samiraka saad halaga dhigto tawfiiqda illaahay nawafijiyo dhamaanteen
@saaraawad6504
@saaraawad6504 3 жыл бұрын
Mohamed yare hooyo mcn soo bar baar ❤️ Alle ha inii koriyo Mohamed yare marwo sharaf leh oo qaali ah shaadiyo sharaf nooloow nolloshu inima xumayso 🥰🥰🥰🥰🥰👸❤ Shaadiyo sharaf adi iyo saygaaga wada noolaada oo waayo badan jira inshaa allah🥰
@simanyarey496
@simanyarey496 3 жыл бұрын
Masha Allh isku waara sanado badan shadiya iyo abdifatax 🥰❤️
@itsamina5844
@itsamina5844 3 жыл бұрын
Halkaas bac kaa siinaa i liked 🤣🥰 inta romantic fahmi karta 🤣🔥
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
Amina kzfaq.info/get/bejne/sJlhadaZsauam4U.html
@hawolulu2431
@hawolulu2431 3 жыл бұрын
Masha Allah
@zh713
@zh713 3 жыл бұрын
Masha allah tabariikalh hambalyo isku waarah abid 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🥰
@jamiilajanno6204
@jamiilajanno6204 3 жыл бұрын
Mansha alh hawaro jacaylku lamane qaliya shadiya sharaf iyo saygeeda Abdi fatax yare warxad warta abiidkiin insha alh mabruuk 💑💑💑💑💑💑💞💝💞💝💞💝💞💝💝💞💞💝💝💝💝💞💝💝💞💝💝💞💋💋💋💋💋
@munishaamunishaa425
@munishaamunishaa425 3 жыл бұрын
7:01 Shadiyoy hadiyada Lma furo fuded badnidha febry maa dhalaty🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣anywy Iillhey Cimrigina inta kdhimn inmakla fogeeyo wiligin Wadajira Oo Baakorta isku dhibta💏❤
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
Munisha kzfaq.info/get/bejne/sJlhadaZsauam4U.html
@Hanna__qalbi275
@Hanna__qalbi275 3 жыл бұрын
Shadiyo inta kaftankeda ila jcl 1 5k ikarsiya❤️❤️❤️
@fatimaq9424
@fatimaq9424 3 жыл бұрын
Tacsi ba taala moqdisho gabar KZfaq’s ah waxa fiicnan lahay in aad xanuunka La qaybsatiin
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
Xaqiiiq 😭
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 3 жыл бұрын
Horey ayah loh daxaay qof ayah dinto qof ayah daasho qof ayah arooso marka bilcaadin xalkiisa ayah iska sidaas ah daman Allah unaxaristo walasheyna iyo daman inta kaa hor martey musliminta daman todaa
@bahjazheekh247
@bahjazheekh247 3 жыл бұрын
Maasha allha qaali
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 3 жыл бұрын
Waa sx lkn qof walpo uu dhimn frxdoda hawatan ducda waa qalpiga iny u duceyen lagayapaaa
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Mxaaa ku dhacey wll ma dar ilahey ayey udhimatey
@tufaxhirsi1633
@tufaxhirsi1633 3 жыл бұрын
Manzhallah alle haysu kiindayo Shadiya iyo cabdifataax ❤❤
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
Tufax kzfaq.info/get/bejne/sJlhadaZsauam4U.html
@fadumosaciid5057
@fadumosaciid5057 3 жыл бұрын
Manshaaallah iillaahayhaidinxafido
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 3 жыл бұрын
❤Jaceylkaa nagu kaa kiciseen caawa masha allaah isku waara inta noloshiina ka dhiman 🤲🤲❤❤🙏
@faraxxusen6863
@faraxxusen6863 3 жыл бұрын
Shaadiyo xee tahay mama feynus shiiq dahir cml usocotay cawa 🤣
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
Farax kzfaq.info/get/bejne/sJlhadaZsauam4U.html
@rahodahir9886
@rahodahir9886 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@deeqoofficiall
@deeqoofficiall 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@amiirahhassan7048
@amiirahhassan7048 3 жыл бұрын
waaa habar ma qof yaraa umaleysaaa shaadia war uu alla udhiibay
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
😂😂😂
@dahabsanabdi9404
@dahabsanabdi9404 3 жыл бұрын
Awalan mnshallh sacdiyo abdifith war bad kow ugasisay wiilka hadalin ♥️♥️♥️♥️💯💯♥️♥️♥️💋💋☝️☝️✅🇸🇴
@haniyaxye2078
@haniyaxye2078 3 жыл бұрын
Mashaa Allah shadiyo iyo seygeda hambalyo hore usocda
@lulabukaryusuf1777
@lulabukaryusuf1777 3 жыл бұрын
Asc habo Mashaa Allah Waa dhalculimo C/fatax waa Runtiis waxaa mahad iska leh Allah Mashaa Allah Alah xafido🤲 Mohammed iyo Kuliygii aamiin
@qali8884
@qali8884 3 жыл бұрын
Masah alla abyo ❣️❣️😊😊😊❣️👈🌹😊
@samraabuumaye5439
@samraabuumaye5439 3 жыл бұрын
Ilahe aa nii xafido dhamantin meela walibo aata jogotan shaadiya iyo xaajigag allah ani dhuro 🤲🤲🤲🤲🤲
@deeqagacal100
@deeqagacal100 3 жыл бұрын
Masha allh hambalyo sanad gura wcn sandoyin badn si wada joga Mohamed yare edo iso bar bar lamanheyga isku wara abid farxad an dhaman❤
@aboubakarali2044
@aboubakarali2044 3 жыл бұрын
Sanad guree wacaan dadkaygi nolosha maankedi iniga Helaay love you 😍😍😘🥰shadiyo dhib badaan
@Samiya-kalgacal
@Samiya-kalgacal 3 жыл бұрын
Masha Allah famili qurxon badan isku wara abiid hawaro jacaylku❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sapnuushatalipali7676
@sapnuushatalipali7676 3 жыл бұрын
Masha Allah familiar quezon badan isku wara
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walalahey ilahey dartis subacribe igu saaara kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@hanirapper6147
@hanirapper6147 3 жыл бұрын
Wali Communit madhiban lakin cawa okale xasid ba aamusa isku wara abid ❤️❤️❣️❣️
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Hani HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI A BAAYO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB
@Sagacypher
@Sagacypher 3 жыл бұрын
Heestadii ugu horeesay markaa dhegeestay baa sheegay inaa talent leedagay..... masha alaah 100 sano inaa isku gaartaan baan ilaaheey kaagabaryay shaaduya iyo abdifatah amiin......❤️
@Deeqa-Mahbuub
@Deeqa-Mahbuub 3 жыл бұрын
Mashallaah shadiyo iyo cabdifitaax lamanaha ugu horeeyo oon jeclahay shadiyo barigii hore må tageeri jirin manta laakiin waa lamaane qurux badan farxad ku nolaada
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 жыл бұрын
Happy anniversary to mi favourite lamaano isku waara gacalayaal🥰💍💅❤
@naimashariff3692
@naimashariff3692 3 жыл бұрын
Beautiful family mansha Allah congratulations guys ❤
@ayaanmahamedali4341
@ayaanmahamedali4341 3 жыл бұрын
Masha allha walaalahey isku waa raa Ilaahey ha niga haayo i sha bili aadan Isisaara quraan. Hambalyo 💕💕💕💕💕🌹🌹🌹❤️🙏🙏
@mushaacirmsh9652
@mushaacirmsh9652 3 жыл бұрын
Mansh allh anig sanad guradi aroos kaayig wa 4bish 2sano ay iidhamaday iso ducey in allh auulaad isiiyo
@abdirahmanhazazi7677
@abdirahmanhazazi7677 3 жыл бұрын
Maasha Allah my familly Sanad guuro wcn ❤👏
@zakiyakhalif8739
@zakiyakhalif8739 3 жыл бұрын
Shaadiyo Abayo Allah ha idini siyadiyo jacelka lkn isha bini adamka wuxunyahaya ee quraan isku aqriya
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
Zakiya kzfaq.info/get/bejne/sJlhadaZsauam4U.html
@hodandaahir4255
@hodandaahir4255 3 жыл бұрын
Masha allaah masha allaah allaah ha idiin barakeeyo farxada ku waara waligiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🌴🌲🌱🌷🍀🌳☘️🌳🌲🍀🌺🥦🥀🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🌴🌲🌳🏵🌷🌷🌻🌼🌼🌱❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allaah
@faizasidow8555
@faizasidow8555 3 жыл бұрын
Masha allaah abaayo shadiyo u doceeya walasheen hibo inoow ale u naxariisto oo kitaab kedana gacanta madi alaax ka siiyo amiin ya rabi
@rihaamfanka7142
@rihaamfanka7142 3 жыл бұрын
wwwwww mashallah sanad guuro wcn quruxey walikin san u wada farax sanada 🎻🎻🎺🎻🎷🎺🥀⚘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥀⚘⚘⚘
@samiyasiman1266
@samiyasiman1266 3 жыл бұрын
Mashallah hambalyo shaadiyo sharaf iyo abdifatah. Ibidkina iskuwara 💍💍💍❤❤🥰🥰🥰🥰
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subacribe igu saaar kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@zamzamahmed6086
@zamzamahmed6086 3 жыл бұрын
Man sha allah ilahay haaa idin xafido walahi wad iga qiraysisay c/fatax iyo shadiyo qurux markan dawaday video baan idin saray hore u socada ❤️❤️❤️❤️❤️👍❤️❤️
@rahmoloof6116
@rahmoloof6116 3 жыл бұрын
Mshllh shadiyo iyo abdifatah cadowgina cagta hose jiro jogaa isku wara apid ilahow waax xuun haa inbadhin🤲❤️💋💋💋
@lulmohamud3455
@lulmohamud3455 3 жыл бұрын
Omg😭frist🌺 hampalyo shadiyo apyo mcn Capdifatax my duu Nolada wlhi wani jclhay Alh nii xafidoh🖤💋👸🔐
@mohamedclwali4376
@mohamedclwali4376 3 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo xbbti shaadiyo sharaf iyo Abdi fatax💋❤
@laylokhalif1198
@laylokhalif1198 3 жыл бұрын
Masha Allah boqirtooyo ❤ nolosha Idin ma xumayso❤
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subacribe igu saaar kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@raxoluulmuse4815
@raxoluulmuse4815 3 жыл бұрын
Waaw shaadiyo maanta xataa sharaxadii waad saxday aadbaan kugu farxay quruxdiina alhaydin bara keeyo taageera buuxa dhankayga goorwalba keep giong xabiibti xajiga nuunaha mansha allaah isku waara intay nololi jirto mansha allaah 💕 guys 🇬🇧🇬🇧🇬🇧💯💯💯💋💋💋💕💕💕💕💓💖💖💖❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹💯❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💓💓💓💓
@farxiya267
@farxiya267 3 жыл бұрын
Maasha allah caloosha aad ihuriseen walahi 2 joodari aan kasoo biloownay markaa dhehdeen alle ha idiin siyaadiyo walaalaheeyga qaaligaa ❤❤❤💙💙💙
@nimcoshukri2840
@nimcoshukri2840 3 жыл бұрын
Abdifatah Yare iyo shadiyo hambalyo dadkeyga anjecla 💗💖💝
@ismahanita4
@ismahanita4 3 жыл бұрын
Masha Allah horay usocoda walalo 🌹🌹🌹🌹🌹💚💚💚💚❤❤❤
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Ismahan WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@shacniahmed6590
@shacniahmed6590 3 жыл бұрын
Masha allah famli quruxbadan allaha nisiyadiyo wanigu faraxsanahey
@deeqocali1477
@deeqocali1477 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo c&s videoga waa haaaf dee soo badiye aan indhaha idinkle faraxnee
@hamdamohamedabdicumar7408
@hamdamohamedabdicumar7408 3 жыл бұрын
Maasha allah Barakooba wll Dad aan jeclahay ayaad tihiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimahajji7995
@naimahajji7995 3 жыл бұрын
Noloshiina farxad ku qaaata insha allah❤❣💯
@suldaanhonestofficial7380
@suldaanhonestofficial7380 3 жыл бұрын
walal waxaan kaa codsanaa inaad iisaar to subscribe adoo amahadsan plz
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subacribe igu saaar kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
@@suldaanhonestofficial7380 wan kusaray isar wll
@umumohamed6353
@umumohamed6353 3 жыл бұрын
Isku waara ad lnsha allh
@sumayayusuf9636
@sumayayusuf9636 3 жыл бұрын
Shaadiyo qaraabo xiriiriskee ku fiicanthy gurigeeda dad badan aa ku nool mashallah. 🥰
@nadarjeestoofficial8197
@nadarjeestoofficial8197 3 жыл бұрын
Masha allaah sanad guuro wacan labadii iskuwaara ee cirada isladabta awlaad barakaysan oo badan cimri dheer iyo cafimaad iyo cibaado suban alle haskukiin gadhasiyo lakiin aaway saxibadaa nadiira nayruus sidaasu maficna kibirku mafiicna wad isla soojabteen masidaaba saxibku
@sagalshamak8521
@sagalshamak8521 3 жыл бұрын
M.a Cute Couple Wada jira Sanada Badan insha Allah❤❤💋
@fahmocabdinuur4132
@fahmocabdinuur4132 3 жыл бұрын
Waaw Masha allah
@amiishacumar7258
@amiishacumar7258 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo walaalaheyga shaadiyo sharaf iyo abdifatax yare isku waraa abidkiina nolosha idin ma xumeyso ilaahey ha idin xafido aduun iyo aaqiro ❤❤❤❤❤❤🥰iga gudooma my walaalaheyga horey u socda 🛍🛍🎁🎁🎁
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 3 жыл бұрын
Cfitaax reer magaal Shadiyo nervous ma noqotay buufin aruuriyow iyo hadiyada qofka marka siisid asaga wa inu fura uu surprise ku noqota sida kle mashallah isku waara and Mxamed baby is cute🥰😭😘
@idylmohamed8845
@idylmohamed8845 3 жыл бұрын
Machallah tabarakalaah hambalyo sanad guro wacan ❤❤❤❤💕💕💕💕⚘⚘⚘⚘⚘💐💐💐💐💐🌷🌷🌷💖💖💖⭐⭐🌹🌹🌸😍😍😍✋✋
@queensaid3007
@queensaid3007 3 жыл бұрын
Shaadiya iyo abdifatax happy anniversary from USA 🇺🇸 hadaan inii imaado ma lay martisoora sis and bro 👋💗 aniga iyo xaajigayga 15th years anniversary baa next years 2021 new year noo aha bal corona haduu baxo waa inii inanaynaa
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 3 жыл бұрын
Masha allaah beautiful family allaha idin xafido 🤲
@yoonizabdalla4678
@yoonizabdalla4678 3 жыл бұрын
Qolka shaadiyo iyo kasoobaxoyana qolka ku dhagan gabadha tinta xiraneeso intii aragtay like ha ila dhaafin
@mohaabdi2658
@mohaabdi2658 3 жыл бұрын
Illahy amarkii zhadiyo jagaa k ahay xaraabo soconaysa😂 wllky #abdifitax zhadiyo h daa haysatid farxadu agtaada ay taalaa. Big respect 🙏
@saamicadey9971
@saamicadey9971 3 жыл бұрын
Www masha allah walal qali
@riyanruun9127
@riyanruun9127 3 жыл бұрын
Www masha allh wll hmabaalyo hmabaalyo hmabaalyo♥️💕💕💕
@ladanabdi2499
@ladanabdi2499 3 жыл бұрын
M.a shadiyo wa qosol mi dhan ❤❤❤
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
Saami Cadey wl subscribe isar
@izahussein8329
@izahussein8329 3 жыл бұрын
Mansha Allah allaha nisku dhooro Shaadiya love kuku ahay abayadiis
@roodamohamed2551
@roodamohamed2551 3 жыл бұрын
Masha alah hambalyo hambalyo walalhey qaaliga sanad guro jaceyl wcn yqay ilaah haisku kii daayo insha allah abooto iyo abkow yqy❤️❤️❤️
@najmabeautyhenna
@najmabeautyhenna 3 жыл бұрын
masha Allah shadiyo sharaf farxada ayaa ka tanbadisay garbar walba oo somaliyey sidan ayan u rajenayaa
@maxamedsaciidsaxaafa6645
@maxamedsaciidsaxaafa6645 3 жыл бұрын
Masha allah inte nolol jirto lamane isku tiirsan ahada❤😍
@boqorada7379
@boqorada7379 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subacribe igu saaar kzfaq.info/love/ydC5LbwIXj0OiKir045kzQ
@hafsacatosh2668
@hafsacatosh2668 3 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo
@user-qn6gy5eh1j
@user-qn6gy5eh1j 3 жыл бұрын
مشاءالله تبارك الله ربي يديكم المحبه بينكم ويخليكم حق لبعض يآرب ❤️❤️❤️❤️😊😊🌹☺️
@safachannel4040
@safachannel4040 3 жыл бұрын
Masha,allh maxamed wiilkayga munir ayey isku xili dhashen 18 January kor oo kaalin gal habo eedo sanad guuro wngsn familkayga
@walalahaofficial6857
@walalahaofficial6857 3 жыл бұрын
Mansha allah sanad guuro wacan❤❤❤
@aishaahammed1288
@aishaahammed1288 3 жыл бұрын
Walaalaha official bls scbcribe mahadsanid wll kzfaq.info/get/bejne/odObjaVntNbLj2g.html
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
HADAAD TATAY QOF JECE SAMARKA QURAANKA ISMUUJi SUBES KAREEB IISAAR
@faisamahamud7684
@faisamahamud7684 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo ilahay ha idin daayo Maxamed yare isku waara waligiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋🌹🌹💯💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@kokahaji4699
@kokahaji4699 3 жыл бұрын
Masha allh family qurux badan xifdu allh horo usocda gul I.a 🥰❤❤❤💯🙏
Shaadiyo Sharaf Oo Badashay Naqshada Qolkeeda Fadhiga New Design
15:05
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 148 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
WAAKALA QALOOCNEEED HHHH ALPH
7:00
Jack cadnaan
Рет қаралды 3,2 М.
PRANK ABDIFITAAH YARE AAD UGA XANAAJIYAY IYO SHAADIYO SHARAF OO AARSATAY
16:03
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 312 М.
SAXAAF HOOYADIIS MAMA SAHRA OO NAHIDA BANAAN BIXISAY
13:52
Adna Channel
Рет қаралды 141 М.
CASUUMAAD QADO SHARAF UU NOO SAMEEYAY NAJIIB AADAN NAJIIB MAANTA LAGAMA SHEEKAYN KARO
11:19
ARIMO BADAN OO_____😱
14:15
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 73 М.
DEG DEG:FASHILKA & CEEBTA SHIRKII XASAN SH & XILDHIBANADA DAROOD KALA TAG
11:19
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН