Sanado kooban ka hor hal buu geel ka lahaa maantana geeliisa boqol buu madaxa la galay.

  Рет қаралды 9,100

Burgabo Media

Burgabo Media

9 ай бұрын

Sanado kooban ka hor hal buu geel ka lahaa maantana geeliisa boqol buu madaxa la galay. Cabdulaahi Cabdi Jigre

Пікірлер: 12
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 9 ай бұрын
MANSHALAAH ALLAHA IDIIN BARAKEEYO ISHA BANIAADAMKANA XOOLIHIINA HA IDIINKA QABTO
@aml3782
@aml3782 9 ай бұрын
Binka shilintii digaagada cuntay waa sun hagadaayo dhihilahaa lkn geela masha allh
@rnuura334
@rnuura334 9 ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah🇸🇴💪
@fuaadmahamud317
@fuaadmahamud317 9 ай бұрын
Beautiful Documentary Burgabo
@amenacali727
@amenacali727 9 ай бұрын
Mashllh wax la dhaqdo geel ba u wacan
@Gaadh_haye_Info
@Gaadh_haye_Info 9 ай бұрын
Nice documentary @Burgabo
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 9 ай бұрын
Maansha allah gobonimo
@Barakaatin
@Barakaatin 9 ай бұрын
Masha allah rabi ha u barakeeyo laakiin sxb buurgaabo sxb su aalihii loo baahnaa ninka ma weydiinin sida su allahan 1)beerta 1 geel ah ayaa ku xigay kadibna maxaa dhacay? 2)beerta cabirkeeda ma waraab baa mise beer roobaad? 3)geela meeqo xero oo ku xareesanyahay? 4)dadka ka shaqeeyo tiradooda waa meeqo? 5)digaaga qaab noocee ah ayaad ku bilowdeen ma digaaga wadanka mise waa dibada ah iyo tiradooda? 6) majiraan xarumaha aad leedihiin caanaha iyo ukumaha ku iibisaan? 7)dhaqaalaha geela aad ka sameesaan maxaa noogu macnee kartaa sidookale dhaqaalaha ukumaha digaaga iyo beerta? 8)dhaqashada geela iyo digaaga iyo beeraha keebaa caqabadihiisa badanyahay faaiidoyinkisana badanyahiin? 9)geela, digaaga iyo beerta kee shaqadiisa fudutahay faaiidada dhaqaale ee laga sameeyo badantahay? Masha allah buurgaabo next time ku noqo ee barnaamij fiican ka soo samee halsaac ama 30 daqiiqo qaadanaayo waa hadaa awoodo sida cabdisalaan hereri u weydii su aalaha aad isleedahay dadka waa u baahanyihiin ee waxtarka leh
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 9 ай бұрын
I love caano geel..masha allah From hargeysa ❤
@MaxamuudCabdinuur-sr5is
@MaxamuudCabdinuur-sr5is 9 ай бұрын
Bur gabo sxb wanku tageernaa hadaa nahay dhalinta kunool degaanka somalida dhamaan
@awraabbi-rh1qm
@awraabbi-rh1qm 9 ай бұрын
Buurgaabo wad barnaamijkan, saaxiib. Insha Allah.
@hassanxayaat5266
@hassanxayaat5266 9 ай бұрын
Manshalaah
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 541 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:19
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 24 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 10 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 11 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 90 МЛН
Muxuu Ridwaan dibigan ooga jecelyahay xoolaha kale ?
7:55
Burgabo Media
Рет қаралды 1,1 М.
BADA MAGAALADA JIGJIGA
9:37
Mubarik channel
Рет қаралды 4,4 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 216 М.
Wiil Hargeysa uga baxay in uu Baadiyaha ku guursado
7:06
SAAB TV
Рет қаралды 78 М.
Barnaamijka Codka Toolmoon. Xalqadda 3aad
37:58
Astaan
Рет қаралды 6 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:19
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 24 МЛН