Saxiibadey aroos gali rabto ayan usameyey kaaley iska arag😁alabta arosyada lagu dhaqo ama umulaha😂💯

  Рет қаралды 40,890

Amira’s Cuisine

Amira’s Cuisine

2 ай бұрын

Пікірлер: 24
@sarsaf-7933
@sarsaf-7933 12 күн бұрын
Walaalayaal ka digrionaada faafinta sawirad dumarka aan xijaab ka sharciga ah wadanin iyo musikada iyo filimaanta si ay san idinku niqonin dunuub socoto qofkasto oo musikada ad fafise dhageesta ama sawirka gabadha aan xijaab ka sharciga ah wadanin aad faafise oo nin ah oo arka danbigiisa oo kale ayaa leedahay caksigana waa sax hada sabab uniqotid qof camal wanaagsan uu sameeye ajirkiisa oo kale ayaa leedahay Sababaha guuhsa ay udaahdo waxa ka mid ah dunuubta dabcan xaalka umadeenana waan ujeedna ilaahay ha na hanuuniyo aamiin walaaleheen reer falastiin ilaahay ha u gargaaro aamiin Shurudaaha xijaab ka sharciga ah waxaa ka mid ah inuu waasac ahaado inuu khafiif ahaanin jirka laga dhax arkeenin inuu dharka raga u ekeyn inuu zaa'id uqurux badnaanin make abka is carfinta marki banaanka la aadayo ama raga ajaanibta hortooda waa xaaraan waa inuu asturaa cawrada dhan (jirka oo dhan laga reebo wajiga iyo calaacasha)
@letusimprove
@letusimprove 2 ай бұрын
Sister can you please give a list of the ingredients in English. I do recognize some things; but not others.
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 2 ай бұрын
Thank you sis wxkasto adso galiso wanku faidaa ❤❤❤
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 2 ай бұрын
Masha Allah shukrin xbbti
@maryanhusein7357
@maryanhusein7357 2 ай бұрын
Masha Allah walashey Thanks
@hodoadam1672
@hodoadam1672 2 ай бұрын
Thanks for sharing abaya mcn
@SundusaliJaajale
@SundusaliJaajale Ай бұрын
Manshalah wll jasakalahu kheer
@Munayaasiin-tr4gt
@Munayaasiin-tr4gt 2 ай бұрын
Saan usoo cararay.😂
@IfraahYoonis
@IfraahYoonis Ай бұрын
Mashallaah shuk. Rinxbbti🎉🎉
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤
@raqiyogym
@raqiyogym Ай бұрын
Mashaallaah ❤❤❤
@XaliimoMaxamuud-en3ch
@XaliimoMaxamuud-en3ch 2 ай бұрын
Haa sogili qas qas mcn
@la3318
@la3318 Ай бұрын
Cusbur iyo shumburo maxaa waaye
@user-tz9bu1lh9c
@user-tz9bu1lh9c 2 ай бұрын
Xabbti 5 waxa weeye 4 Lee sheegty cusbur, huruud ,qasil iyo shumburo sheegty wax shanaad ba ujeeda kaasna nosheeg😊
@amirascuisine
@amirascuisine 2 ай бұрын
Saabun iyo dacaar iyo caano weye xppti
@user-tz9bu1lh9c
@user-tz9bu1lh9c 2 ай бұрын
Ma aalabta saxanka kulajirta huruuda iyo kuwakle mise waxd sheegi caanibi aad gadal kaga darty
@XamdaCawil-fo7mg
@XamdaCawil-fo7mg Ай бұрын
​@@user-tz9bu1lh9coffei weyee
@user-cl3jp7yc4p
@user-cl3jp7yc4p Ай бұрын
Intee bari ayaa la marasanayah byo
@Roro__ruun
@Roro__ruun 2 ай бұрын
Hda dab saarin oo caadi isugu daro so caadi maha
@amirascuisine
@amirascuisine 2 ай бұрын
Haa wa caadi wllo
@user-uf4st5ow1u
@user-uf4st5ow1u 2 ай бұрын
Karasinka maa labo dular
@UbahMohamed-xs5mp
@UbahMohamed-xs5mp 2 ай бұрын
Wxn u fiirsady video ga ama muqalka ay somalidu so galiyan ama dadka kale dadka kale intaas o like 👍 bay haystan wxn u fiirsady somalida muqaal fcn bu qofku so galinaya intaso qof ba dawanaya hadna like ta inta u saarty wa dhowr qof mark wxn idin odhan laha walalyal qofkaga markd aragto wax ku anfaca in u so galiyy o aad dawaty de like ta u saar xasidnimadu m fcne
@amirascuisine
@amirascuisine 2 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏
@suadabdullahi1451
@suadabdullahi1451 2 ай бұрын
Asc caday calaamadaan iska daa wa calaamada buudiyiinta shukrn
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
MY RAJO
Рет қаралды 172 М.
MACSHARO MUUFO AMA MUUFO ISKU TUUR ✨️RAMADAN KAHOR DIYAARSO 👌
14:12
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
FARTUN JAANO BURAANBUR XAFLADII MINNEAPOLIS IYO HABLAHA MINEAPOLIS
46:56
Jundi Media Pro
Рет қаралды 145 М.
Prank Aan Fartun Kaga Oohiyay…
11:55
Happy Family
Рет қаралды 62 М.
24 HOURS WAXAAN QABTO SAMIRA SIMAN 🥰🥰
11:01
Samira Siman Channel
Рет қаралды 43 М.
ANIGA IYO ADNA MXAA ISKU NAHAY ? Wax ka ogow || amira qurux ||
16:40
VLOOG MALINTII UGU HOREYESAY WAXAN LA KULMAY……..
15:44
Riyaq Abdi
Рет қаралды 128 М.
MORNING ROUTINE  IYO TURKI MARKAAN IMID MAXAA ISKA BADALAY!
19:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 306 М.