Schizophrenia (Af Somali)

  Рет қаралды 5,486

Dr. Asad Dahir

Dr. Asad Dahir

2 жыл бұрын

This video is about Schizophrenia (Af Somali)
-------------Keywords----------------
Cudur, Mental Health, Somali Mental Health, Qaal-Qaal, Caafimaad, Caafimaadka Dhimirka, Cudurada ku dhaca Dumarka, Umusha, Uurka, Canuga sida uu ku dhasho, how babies born in Somali, Af Somali, Af Soomaali, Cudurada Maskaxda, Ootiisam, Autisum Somali, Somali Community Mental Health, Minneapolis Somali Community Mental Health, Somali drugs, Dhaqanada Xun ee Soomaalida, Caafimaadka maskaxda, Asad Dahir youtube Channel, Dr. Asad Dahir, Dr. Asad Ahmed Dahir, Hassan Hussein Ahmed, Hassan Ahmed, Garweyne Film Products, GFP, ADHD Somali, Depression Af Somali, uurka, pregnancy, Shahwada raga, Shahwada dumarka, waalida, waalasho, Soomalida Waalan, Taqtar, dhaqtar Soomaaliyeed, Dhaqaatiirta, Our Obsession of Having Boy Babies, Macaa Loo Takooraa Uurka Hablaha Marka eey Sidaan Gabar?!, The Misconception of Weight Gain and Loss, Khatarta Waxa Laysku Caateeyo & Cayilsiiyo, The Dangers of Skin Bleaching, Kansarka Iscadeynta Jirka Laga Qaado, A.D.H.D., Caruurtaada Caawi ADHD, Daawo Hadii Waalid aa Tahay, Autisum Somali, Depression Af Somali, Waa Maxay Niyad-Jab, Niyad Jab, post-Partum Blues, Xaaladaha Niyad Jabka Nafsadeed ee ku Dhacda umusha, Dawada ootiisamka, Daawooyinka, Cuntada caafimaadka leh, healthy foods, black mental health, African mental heath, Somali mental health issues, Somali African, Ohio somali community, Somali Hennepin county, Soomalida waalan, waali soomaliyeed, @ garweyne films product, @haniyow, # Somali, # Somalia, Dadka Somalida, Somali Arabs, Somali Arab Mental Health, Jini, Ma Jini baa mise Waali, Ma Jini Baa Mise Schizophrenia-Walli?

Пікірлер: 57
@mohamedshafat4249
@mohamedshafat4249 Жыл бұрын
Oh my allah! Thanks so much. This was much needed and timely talk. Lots of somalis need to listen to this!
@yassy8800
@yassy8800 Жыл бұрын
Hello I am so happy I am finding mental health related topics in somali masha Allah💜,
@potassiumpermanganate4295
@potassiumpermanganate4295 Жыл бұрын
thank you for this. i have mental health exam 1 Friday, this video is helpful.
@halima6960
@halima6960 Жыл бұрын
Masha Allah Dr. May Allah reword you. Aad baad u Mahadsantahay This topic is much needed. May Allah swt protect our love ones and May we all benefit from this video so we can help those who are struggling with this sickness. Aamin Yarabi. Ps this video deserves more clicks and likes.
@kurinoyalby4477
@kurinoyalby4477 8 ай бұрын
My brother, doctor, I have been suffering from this disease for years. I left my family because of auditory hallucinations and doubt, as I think they speak about me in a hurtful and insulting way. I even live alone without friends and do not mix with people at all. I have not married for fear of abandoning them. I no longer trust anyone. Help me, Doctor. I feel suspicious and bad. I can no longer bear the suspicion and hurtful words😢
@Diddy45.
@Diddy45. Жыл бұрын
Thank you
@abdiali5135
@abdiali5135 5 ай бұрын
Mashallah my brother have this I show my dad and everything this guy said is my brother action and behavior he explained it very well
@abdishakur4319
@abdishakur4319 2 жыл бұрын
Doctor aniga waxaa isku arke mudo halsano iyo bar dinaca xasusta an ilaawo lakin xasusta weysonoqota wax yar kabacdi! Dinaca qoralka iyo hadalka mar mar weisameysa lakin inyar kabacdi waa ficnadaa? Mexey noqon kartaa xanuunkaas daktar?
@suhuurcarey
@suhuurcarey 28 күн бұрын
Mahadsantahay ditoore
@hooyasharaf
@hooyasharaf 9 ай бұрын
Asc Dr waxan rabaa Mel an kalaso xariiro
@WhatcanIdo1256
@WhatcanIdo1256 Жыл бұрын
17sano ayaa jiraa noloshan qiyarigana wan arkaa qofna in aa qof la hadlone wa ku dhibnhy lkn ma aqano waxa aa sameyy Oo dhibtan ani ii hestaa🥺🥺can you help me
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 7 ай бұрын
2020 Ayan dareemay kadib 2021 ayaa Dakhtar iso qorey Olanzapine kaniin la dhaho waa kuyar ladnaaday hadda 2023 ayaan dareemayaa xaaladii markale 😢
@armyshelpy3231
@armyshelpy3231 7 ай бұрын
Ma kwrn xlada hadda
@TheSoulsjourney
@TheSoulsjourney 6 ай бұрын
Sxp olanzapiene 10 mlg 2sano ayaan wadaa hal mar ma joojin ee kaniiniyada ha joojin bro
@AliApdi-tn8vy
@AliApdi-tn8vy 5 ай бұрын
Xagaan kaala so xidhiidha ❤
@monaabdi7078
@monaabdi7078 Жыл бұрын
Dr xage kalaso xidhdha
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Bisinka Ilaahayow caafi intui xanunsan.Maskaxda miya intaso negatif ah so gudbinyso?Maskaxda Nafta iyo Jirkaba Ilaahow noo caafi.Sheydaankana naga qabo.
@koshin5456
@koshin5456 2 жыл бұрын
Dr ,fadlan i caawi ,wajiga nabro ayaan ku lee yahay iyo saliid dhowr dr aan tugay waxba ma is badalin maxaan sameeya
@fuaadnuur2621
@fuaadnuur2621 Жыл бұрын
Hada saa noqotay intee joogta
@farhiyaabdiaziz2868
@farhiyaabdiaziz2868 11 ай бұрын
Dr aniga ayaa isku arkay caalamadaha qaar wlhi xitaa waan caatooway shaki cabsi qof hadoo isoo fiiriyo waan is dhahaa qofkaan adaa laguu soo diray wuuku dili rabaa cuntada xitaa waanka go.ay laakiin quraan ayaa lii saaray hadda waaka fiicanahay xitaa is dil ayaa lii dhahaa oo niyada ah hadda waaka fiicanaaday laakiin shakiga iyo waa lagu dili rabaa mar walba qof ayaa diirada saaraa laakiin waxaa la siiyaabay qofka marka ka shakiyo diirada saaro waxyaalo badan ayuu sameeynaa oo ka cabsado😢 marka halkee kaala soo xiriiraa dr isoo jawaab
@fartunabdullahi4400
@fartunabdullahi4400 10 ай бұрын
Alla abayo Allaha ku caafiyo arintaas waa muhiim dhaqtarka la hadalka u tag oo maskaxda qaabilsan waad ka caafimaadaysa
@Amouchy
@Amouchy Ай бұрын
Asc dr aniga wxn qba cudurka panic attack iyo thyroid mar wlpa walwal zaid i hyo iyo icabsi ba,ana iheyso oo ah waa dhiman rbaa hdn arko hebel dhinty 2 mlin dhan shaki cabsi iyo wlbahaar iqbnyo sida inaan aniga ku xigo am aan dhiman rbo hooydey neh mar wlpa wxy idhahda waa walnthy waa walnthy ebel ma,amin jirin lkn hda xoga inan wlnhy aminy swbto ah walwal cabsi kalinimo hda wxn ku fikirya telephonekan in iska dhigo niico qto ka dib baadiyo aan iska aado swbto ah denkan iyo dadkan bdn niyd jab le kasii qda dr icawi😢
@Fartun76
@Fartun76 21 күн бұрын
Walalo Ana kulamid ah😢😢 cabsi dhimasho aya ihystoo senoqotay adhi😢
@Amouchy
@Amouchy 19 күн бұрын
@@Fartun76 alxmdullilah abyo waa iska ronhy adneh ilhey cafimad tam ah hku siiyo walwalka iyo cabsid bdn iska yareey😊
@Fartun76
@Fartun76 19 күн бұрын
@@Amouchy abyo halke kala soxarira
@WhatcanIdo1256
@WhatcanIdo1256 Жыл бұрын
Majiran dad cadi dadka ula dhaqma Oo lkn woxoda gudha ugu egyhy
@mohamoudabdisamedmohamed8197
@mohamoudabdisamedmohamed8197 2 жыл бұрын
Dr i caawi plz feerahayga dhanka bidix culays iga saran waxa umalysa in wax iga saaranyihin markasta dhimasho kafakera kubada jecla hada madhelo cabsi wadnaha inu i istago ka cabsanayo dhaqatirta xanun ma igu shegayan 😪😪
@mohamoud_8852
@mohamoud_8852 2 жыл бұрын
Ila so xirir bro anna ku cawinaayo.
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 жыл бұрын
Insha Allah xanuun ayaa jira oo la dhaho illness anxiety disorder iyo somatoform disorder oo qofka sidaa sheeganayso lagu arko ee video soo socdo ayaa looga hadlaa haddii marka kadib suaal aa qabtid emailka iigu so dir drasaddahir@gmail.com
@mohamoudabdisamedmohamed8197
@mohamoudabdisamedmohamed8197 2 жыл бұрын
@@mohamoud_8852 zxp intee kla so xiriiri karaa isheg plz
@mohamoudabdisamedmohamed8197
@mohamoudabdisamedmohamed8197 2 жыл бұрын
@@dr.asaddahir2050 ok dr waa kusugaa i.a
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 жыл бұрын
Asc, waa ku mahadsantahay suaashada. Videoga soo socdo oo ku saabsan Illness Anxiety Disorder ayaa Insha Allah ku haboon suaashaada haddii marka aa daawada kadib suaal gaar ah qabtid. Ku soo dir emailkayga drasaddahir@gmail.com
@ahmedaraale4996
@ahmedaraale4996 Жыл бұрын
Asc Dr I want to ask one question I had mild depression called dysthymia but I could be able to function after I started working but I got stressed due to work then my dopamine levels became high but I didn't became psychotic but I am very worried alot about going crazy after I watch videos about schizophrenia consult me this worry about schizophrenia since I already have depression
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 Жыл бұрын
Thank you for your question. If you don’t mind me asking what necessitated the need to test your dopamine levels and were you feelings that were unusual and outside of your regular dysthymia. Even though the hypothesis is that there are increased dopamine levels in Schizophrenia but yet the is no specific association between specific number and symptoms. I hope I answered your wurstion question
@ahmedaraale4996
@ahmedaraale4996 Жыл бұрын
@@dr.asaddahir2050 thank you dr
@mikewyatt3894
@mikewyatt3894 19 күн бұрын
@@dr.asaddahir2050does using adhd drugs cause schizophrenia like Ritalin
@maancali362
@maancali362 Жыл бұрын
Maclin wad mahadsanthay mowduc yadan qufkahadlayo markan arkay wan farxay realy maclin ani waxaan ladhibanahay debretionka 18 sano aan laxanun sanahay marki eeda deyda laiigeyay ey igu bilaawatay dhibaatada ey imarsisay heerba heer hawen walbo markan sexanayo waxana arkenin aa idilo marmarna waa lecejiyaa😭 heer waxan garay in aan ku fikiro nafta in aan is dhaafiyo dhorjer aa quran lesaray ilaa iyo hadana waan ladhiwaa teysanahay maclin icaawi waan ku baryaa
@mom.iit-
@mom.iit- Жыл бұрын
Wll hda maka bogsatay amba dhibta kula qaba😢
@safasalleban
@safasalleban 2 ай бұрын
Alle caafimaada sareecana alle hakusiiyo wlll
@hodanaadan5723
@hodanaadan5723 Жыл бұрын
Dr ilmaha maku dhacdaa 14 jir ah ?
@habiboahmed7079
@habiboahmed7079 Жыл бұрын
Hadalada maskaxda saaid ugu sonoqnoqdo kawaran
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi 8 ай бұрын
Same oo kabexeen subxanallah 😢
@MyMaxamad
@MyMaxamad 2 жыл бұрын
Aniga ayaa qabo skitsofrenia, daawo paliperidone palmati ayaan isticmalaa waan fiicanahay hada 👌😊💞
@g.f.p.8630
@g.f.p.8630 2 жыл бұрын
Mahdsanid Mohamed, Allaha ku caafiyo walaal. Dawadaada qaado marnaba ha joojin.
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 жыл бұрын
Asc, haddii okay aa ku tahay waxaan jeclaan lahaa in aad ogashahay in aan wareesi ku la yeesho si aan dad ugu caawino oo daawada muhimadeeda aan ugu sheegno.
@abdirahimmohamedkadiye2515
@abdirahimmohamedkadiye2515 Жыл бұрын
Walaaal ilaa hada daawada mawadaaaa mise waad joojisay
@MyMaxamad
@MyMaxamad Жыл бұрын
@@abdirahimmohamedkadiye2515 waan qataa walaal, waa daawo mudo dheer ah aniga hada 3sano ayaan qataa 3 kale ayaa wali ii dhiman:)
@habiboahmed7079
@habiboahmed7079 Жыл бұрын
@@dr.asaddahir2050 walaal icaawi
انفصام الشخصية Schizophrenia | د.مروة صبري
13:32
Dr. Marwa Sabry
Рет қаралды 36 М.
Dalmar iyo Dr. Abbas Xanuunka waalida
24:59
Dalmaronline
Рет қаралды 14 М.
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 30 МЛН
DELETE TOXICITY = 5 LEGENDARY STARR DROPS!
02:20
Brawl Stars
Рет қаралды 18 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Schizophrenia - causes, symptoms, diagnosis, treatment & pathology
8:14
Osmosis from Elsevier
Рет қаралды 4,4 МЛН
Interview: Catatonic Schizophrenic
10:08
ktrypy1111
Рет қаралды 25 МЛН
AF SOMALI SCHIZOPHRENIA & ANTI-PSYCHOTICS
1:14:32
MediSom
Рет қаралды 8 М.
Xanuunka Waalida (Schizophrenia)
19:18
DrMawliid Ku-dar
Рет қаралды 2,3 М.
Depression ( Af Somali)
22:15
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 17 М.
Talking Depression with Reckful
1:52:48
HealthyGamerGG
Рет қаралды 2,1 МЛН
How To Tell what  Mania and Hypomania Really Look like
14:06
Dr. Tracey Marks
Рет қаралды 774 М.
Anxiety (Af Somali)
16:55
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 13 М.
Bipolar Disorder (Af Somali)
13:26
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 2,9 М.
Panic Attack (Af Somali)
11:37
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 8 М.