Scholarship kastaa Documents kaan buu kaa rabaa.

  Рет қаралды 6,580

Yusuf Shire

Yusuf Shire

Жыл бұрын

#somalia #internship #scholarships
#somalia #internship #scholarships
#SomaliScho #somalia #scholarships #internship #deeqwaxbarasho
Our New Website: somalischo.com/
Telegram group: t.me/SomScho. t.me/+MKi2aNh-PjJmMDU0
PLZ subscribe and like our channel
You can also follow me on social media
📸 Instagram - / yusuf_shire.. .
🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
🔵 facebook - / yuusuf99​
CAMERA GEAR
[www.youtube.com/watch?v=qaNgu...](www.youtube.com/watch?v=qaNgu...)
Affiliate links
📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
▶️ My FAALLOBUUG Playlist
[www.youtube.com/watch?v=VNBiQ...](www.youtube.com/watch?v=9DwwD...)
DISCLAIMER
This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

Пікірлер: 65
@karimsapir
@karimsapir Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@youtube_vedios_shotrs
@youtube_vedios_shotrs 11 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-hm6pt2vr3y
@user-hm6pt2vr3y 11 ай бұрын
thank you very much
@Mohamudali65
@Mohamudali65 Жыл бұрын
Mahadsanid mudane xaqiiqdii wax aad muhiim u ah baa noosoo gudbisaaa, Rabbi hakaa abaalmariyo.
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Amin thanks sii share gare insha allh
@Mohamudali65
@Mohamudali65 Жыл бұрын
@@yusufshire ballan weeyewll shareta iyo wixii asxbatayda ahba inaan u gudbiyo sxb
@GoalLine-Glory
@GoalLine-Glory Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad yusuf shire jazakalaah
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Shukran
@bushraapdullah7297
@bushraapdullah7297 Жыл бұрын
Jazaka Allah wlll
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Shukran
@Hassanoowww
@Hassanoowww Жыл бұрын
Yusuf Shire ustaad❤
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Shukran
@abdalasaid8927
@abdalasaid8927 Жыл бұрын
Ustaad Yusuf Alle kher haku siyo wad nodadashe jazakaAllah kheir, mida kle ustaad Aniga arday wixisa udhamestiranyihin Ayan ahy jmcd Ayan ubahana an xaresto o si dhaqsi ah igu aqbasho ,
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Wllo schoalrships ku waqti bay qaatan lcg marka la baxayso keli ah baa dhawso laguu aqbalin
@yasirosman3164
@yasirosman3164 8 ай бұрын
Kani waa channelka ay tahay dhalinyaradu inay ku xirmaan waxaynu ka faaidayna wax dan u ah nafteena iyo mustaqbalkeena. Mahadsanid sxb🙏
@yusufshire
@yusufshire 8 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@AbdirahamanSahal
@AbdirahamanSahal 14 күн бұрын
Mahadzanid ustaad
@mohamedibrahimmohamed80
@mohamedibrahimmohamed80 Жыл бұрын
Ustad first one if ur fans❤❤🙏🙏
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Thank you
@ummadamedia6785
@ummadamedia6785 Жыл бұрын
Mhdsanid sxb sare
@GuulwadeOfficial
@GuulwadeOfficial 7 ай бұрын
Walal ma jiraan meelo online lagu barto IELTS ama TOEFL
@RidwanXared-ow1bu
@RidwanXared-ow1bu 5 ай бұрын
Mhdsanid wll
@Tozerbrand
@Tozerbrand 3 ай бұрын
wll xirfadle ayan ahay ( Recommendation letter ma heli karo waayo waxa an ku shaqeyo kama anan baran dugsi ama iskul . si caadi ah ayan ushaqeystan . malaga marmi karo miya warqadan
@user-ld8qz7ph2q
@user-ld8qz7ph2q Жыл бұрын
Masuul allahakaa abaal mariyo dadalka aadku bixinayso sidii dhalinyarada soomaaliyeed ee aqoon doonka ah aad ugu hagar baxayso uguna soo gudbinayso fursadaha iyo scholashipska aadka muhimka u ah runtii aqoon gaara kuuma lihi lkn meel iyo xilli geesinima leh ayaad u dadaalysa dadkaaga , waa suuragal wayn in qaarkoodba aysan awoodin dhaqaale ay waxbarasho kusii wadaan lkn fursadatan ay utahay rajo nololeed mahadsanid yusuf shire
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@c.aofficial6056
@c.aofficial6056 7 ай бұрын
Pro Transcript Soomaali Lama Helo Oo Shahaadada Eey Ku Qoran Tahay Maxaa La Sameeyaa
@kofimask9420
@kofimask9420 Жыл бұрын
Walal waxan haysta TEFL english ah oline ku qatay ma iga cawina in ay ii buxiso boska TOFL
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Ma fahmin wllo
@engrxiddig
@engrxiddig Жыл бұрын
Cover letter iyo motivation letter farqi nooce udhaxeeyo engr😮
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Insha allh isbucan ayaan ka hadlin
@engrxiddig
@engrxiddig Жыл бұрын
@@yusufshire mahadsanid lpx
@sudeysicalisalaad8724
@sudeysicalisalaad8724 7 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay
@AbdulahiSaed
@AbdulahiSaed Жыл бұрын
Mahadsanid Wll,Waxaan Waxbadan Af English Arimahan Ku Raadiyo Adaa Naga Shaafiyay ❤
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Mahadsanid
@mixvid101
@mixvid101 16 сағат бұрын
wllo kawran national id cardka dhalashada somaliland ma caadi baa
@engaarka
@engaarka 11 ай бұрын
Malinkan jamacda dhameye ayan diyarsady any ducements oo quseeya scholarships 2 sano aya lga joga mrkn jamacda dhameye ila hdna 10 scholarship ka badn ayn xareye qarna aqballad ayn ka hellay oo wxy igu xujeyeen IELTS lkn dadalkeda ayn wada sidi an ku hela Shahadadas
@Luckii3y21j
@Luckii3y21j 5 ай бұрын
Walal meela kala so xariiro isheeg adoo raaliya
@xassankaafi9067
@xassankaafi9067 Жыл бұрын
Asc sxb no sheeg scholarship furan ilaa iyo 3 daxabo jwb
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Oo levelke ah
@ahmedabdiqadir9967
@ahmedabdiqadir9967 Жыл бұрын
Wad mahadsantahy sxb Wan haystaa 6 expect laas one standardised scores.
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Insha allh iyagana qaabki aad ku gali lahayd ka feker
@we252-ei8jy
@we252-ei8jy Жыл бұрын
ANIGA WAXAAN XAREYSTEY PAN AFRICANKA WAADNA KU MAHADSANTAHAY LA WADAAGISTAADII USTAD YUSUF SHIRE ......
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Adaa mudan bro
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 Жыл бұрын
Letter of motivationka wall ayado sample Nala wadaag ama nosoo qor
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Insha allh haye
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 Жыл бұрын
Aad ayad u mahad santey wlaal xogtan aad soo gudbizeyna waa mid aad u muhiim ah hase ahaate inad si kala qado oo aad faahfahin iyo sida loozamyztapa aad ka kahdazhan rajeynaya hadii ay nacquul tahy allena qadaroh walal xidhiidha naga dhigo cazharda
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Insha allh waan kala qqad qaadin
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi 11 ай бұрын
Qofka Bechalor scholarship xaraysanaya Miyaa laga rabaa imtixaanada caalamiga ah iyo waraaqda recommends ka Si gooni ah uga soo hadal Bechalor Application
@yusufshire
@yusufshire 11 ай бұрын
Insha allh haye
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi 11 ай бұрын
@@yusufshire mahadsanid ustaad hana ilaawin waqtiguna waa nagu socdaa
@Showqi-channel30
@Showqi-channel30 9 ай бұрын
Ma hadsanid ustaad
@yusufshire
@yusufshire 8 ай бұрын
🙏🏽
@mohaabdilahi1225
@mohaabdilahi1225 11 ай бұрын
Ustaad hdii an hysto diploma, lkn ann hysan shahado dugsi sare maxareysan karaa scholarship ka
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Scholarship yada qaar ba raba qaarna ma raban
@abdikaniyassin5651
@abdikaniyassin5651 Жыл бұрын
Ustaad horta shaahada jaamacada ayaa waxa laygaga qoray af-soomali ,passport english buu ku qoran ,samayn nooceeya ayaay ku yeelanas Scholarship aan xaraysanayo. Mahadsanid.
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Wa in aad tarjuntaa
@user-pr9pb3vv9v
@user-pr9pb3vv9v 9 ай бұрын
Wllo hadii uu iiso baxo lacagta visa ma aya gaa iga bixi naya wax information ah kama haysto waan u bahanahay ❤
@yusufshire
@yusufshire 8 ай бұрын
Haa
@hamsekhadar3196
@hamsekhadar3196 Жыл бұрын
Ustaadi Adigu Ma Xareysa Scholarships ka
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
May wllo xogta uun baan so gudbiya
@user-rb1qm9tq5e
@user-rb1qm9tq5e 11 ай бұрын
Ustaad wankusalaamay ,telkaaga whatsapka iiisodir .
@wakeupreality145
@wakeupreality145 Жыл бұрын
Dhamaan aniga haysta laakiin sadex scholarship baa layga aqbali waayey.
@yusufshire
@yusufshire Жыл бұрын
Wllo haka samrin Dib u hagaaji oo baaris badan samee
@user-bk7tg7ef1c
@user-bk7tg7ef1c Жыл бұрын
ustaad lnbrka ga what’s appka noo soo qor
@user-sj8te6ir3y
@user-sj8te6ir3y Жыл бұрын
Mahadsanid wll
6 Tallaabo oo aad Scholarship yada ugu guulaysan karto I P1
15:03
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 34 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 27 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Waa maxay Motivation Letter?
13:51
Yusuf Shire
Рет қаралды 2,9 М.
Part 2/ማወቅ ያለብን ነገሮች/what  documents do we need? Admission/Scholarship
29:58
Sidee ku iman karta Switzerland
8:47
Kyli_kmn
Рет қаралды 21 М.
Going to Mogadishu Somalia Alone is Hard | Somalia 2024
13:06
Sly's Life
Рет қаралды 66 М.
waraysi || deeqda Waxbarasho ee dalka turkiga.. Axmed Saciid Axmed
19:11
DAAD Scholarship iyo Fursadaha 2025/26
13:31
Yusuf Shire
Рет қаралды 5 М.
BEENTA SOMALIDA MALAYSIA IYO DADKA LOO SHEEGO
6:56
DR OLOL
Рет қаралды 3 М.
Scholarship ka Yurub ugu ballaaran I Erasmus Mundus
11:44
Yusuf Shire
Рет қаралды 4,4 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 34 МЛН