No video

SEDEX GANACSI OO FURSADO HADA KA BANAANYIHIIN

  Рет қаралды 50,319

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

#Horumarsamee

Пікірлер: 154
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Fadlan halkan baad igala soo xidhiidhi kartaa ku dhufo Link/lifaaqan. instagram.com/zakariyecaawiye
@caliibrahim7791
@caliibrahim7791 4 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 жыл бұрын
Ilaahay kaskaxda hakuu barakeeyo cilmi baadhis dhab ah ayaad samaysay
@elmanarab4034
@elmanarab4034 4 жыл бұрын
Wllo whatsapkaaga isheeg
@salmaanyare7289
@salmaanyare7289 4 жыл бұрын
Aad ayaa uu u fican yahy barnaamijka. Ama fikradan Lkn sidee ayuu surtogal u yhy
@salmaanyare7289
@salmaanyare7289 4 жыл бұрын
Anu ardey jamacadeed ayaan ahayn Wxan joga somaliland Waxa aan jecelahahy fikradaa 3aad ayaan rabaa sidi aanu bilaqbilqhaaa
@hassanmussa7530
@hassanmussa7530 4 жыл бұрын
1.Nafaqada caruurta (baby nutrition) 2.Korontada (Electric Energy) 3. Cunto qaadis ( Food delivery)
@safiyaabdi9442
@safiyaabdi9442 4 жыл бұрын
Asc caqliga allaha ku siyadsho mashaallah waxad moda inad aniga iga hadle tan walidka Hoyadey waxban u dira mana conto waxey siisaa kuwo rera leh o shaqesta Hoyadey waxey jogta gobol gobolada dalka ugu qeyradka badadan canaha geela kaluunka qudarta an laga wayin marnaba ona raqisa ah kuwa nala dhashey e dalka naxaris maleh Hoyadey wa 55 jir wey awoda iney waxkarsato wan daley san u laha wax cun wax cab waxan u baqaya arageda iyo xubnaha jirkeda waxa kalo ka baqaya xanuno nafaqo daro awged allaha nobarakeyo walidka aamin 👍🌹
@user-pp3xq1bp3v
@user-pp3xq1bp3v 4 жыл бұрын
Utag mamada oo kuwo lacagta ka cuna udaaya dheh lacagteeda ayadana wax ugu gada
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 Жыл бұрын
Masha allh wll runtii waa fikrad wanaagsan oo dadkuna u baahan yihiin wan rajeyn in laga faaidaysto jazzakallh🙏
@zamirahassan8351
@zamirahassan8351 4 жыл бұрын
Mancha Allah wll illahy caqliga iyo garashada haku barakeyo
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 4 жыл бұрын
That is a good business ideas and i love it. Thanks brother Sakariye
@lullul3875
@lullul3875 3 жыл бұрын
Mansha Allah waxaad ixasuusisay aabahay naxariis iyo jano alaha kawaraabsho waxa uu samayn jiray maqaayad ayaa ayay day alaha unaxariistee uu saaray oo looga keeni jiray wax walba ay cunikarto waligii kumuu halayn cidna xitaa hooyaday oo joogta oo wax walba usamaynaysa ayuu hadana maqaayad kalabalamay markaasbaa maqoo kulayl ah hilib lafoorneeyay cabitaan wax ala waxay doonto ayaa lookeeni jiray oo cunto kuluul iyo cabitaan markaas ayuu maqaayad a bishii siin jiray lacagta marka waa figrad aad uwanaagsan ayay day waxa ay kudhimatay idoo jirta boqol iyo toban iyo shan sano oo hadana cirbada dunta gashanaysa waxaasna waa nafaqada iyo daryeelka iyo kafakarka uu aabahay usamayn jiray mansha Allaah i
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
Masha Allaah bro thanks hore U soco 🙄
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Masha allah wiilkeena soomaaliyeed soo dhawoow 🇸🇴💕🇸🇴💙🇸🇴🍀🇸🇴💚🇸🇴👌
@gaatamamohamed4522
@gaatamamohamed4522 4 жыл бұрын
Sxb sanadka danbe waa in aad mugdisho nooga soo warantaaa.
@mumingacal6676
@mumingacal6676 4 жыл бұрын
ustaad zakariye caqliga iyo cilmiga alla haku barakeeyo
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 4 жыл бұрын
1 million subscribe uu u qalmaaa walaalken zakariye mahadsanid
@Kolbaheer
@Kolbaheer 4 жыл бұрын
Sxb waan kaa faaideestay
@maxamedmusegelle6610
@maxamedmusegelle6610 4 жыл бұрын
Mansha alaah sakariye shikh cabdilahi aad baan uga helaa fikradahaaga wanaagsan ee maal gashiga dalkii ah kheyr badan hel walal
@ashaahmed2172
@ashaahmed2172 4 жыл бұрын
Eedo Zakariye, You are more, more & much more useful to Somalian than those ignorant politicians, ahna tuug, haraan ka dhargtay.
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 4 жыл бұрын
Masha Allah mahad sanid bro Allah haku xafido
@ShaaficiXuseen-ms4rb
@ShaaficiXuseen-ms4rb Жыл бұрын
Masha allah
@mahir9850
@mahir9850 4 жыл бұрын
Masha allaah Bsaarakallaah akhii fillaah 😍😍
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 4 жыл бұрын
Masha allah tabaarakallah allaha kaa ajar siiyo
@shukriabdirizak6368
@shukriabdirizak6368 3 жыл бұрын
Hada lasacaanoodan kushtay maalinka rabbi isiiyo xoolo inaan ganacsi kafurto waariyadayda iisoo duceeya
@HodanSiciid-ud4dx
@HodanSiciid-ud4dx 7 ай бұрын
Sethy hada sxb
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
Masha Allah sakariye Ilaahay haku sharfo adduunyada iyo Aakhiradaba wllo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Aamiin walal mahadsanid
@user-pp3xq1bp3v
@user-pp3xq1bp3v 4 жыл бұрын
Great brother dadka somalida ah nidaamkaan oo kale aad bay ugu baahan yihiin waxaad kusoo dartaa wax barashooyinka fiican ee meelkasta oo aad tagto aad shaqo ku heli karto barnaamijkaas kusoo dar
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 жыл бұрын
Mashallah mahadsinid ustaad
@karaama-oj2qu
@karaama-oj2qu 4 жыл бұрын
Mansha allah ajar allah kasiyo
@ismailsheikhmuse7350
@ismailsheikhmuse7350 Жыл бұрын
Solar cidi u bahan Ha ila so xariito wan ka cawin karaa❤
@warsamecali1777
@warsamecali1777 2 жыл бұрын
Asc allahaku barakeeyo Walal inaan kaala tashadaan raney Wale
@bilebashka4697
@bilebashka4697 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro wax bdn ba ka faaidey thnks alot
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 жыл бұрын
Waa halal mahiin
@ahmeddaahir1027
@ahmeddaahir1027 4 жыл бұрын
Bwe wllhi qof ganacsi kahadlo oo afkena hoyo kuhadlo waan ubaaahnen horey usoco kulenhy
@xamdamahamed3117
@xamdamahamed3117 3 жыл бұрын
Mnsh allah fikrado engine ayan kaafa iday br fik
@axmednuur8167
@axmednuur8167 2 жыл бұрын
asc walal aad baad umahdsantahay
@sadiasheikh1692
@sadiasheikh1692 4 жыл бұрын
Jzkalhul qeer brother maxaa yeelay dadkiiba waxd u ifineysa sidey wax u soo saaran lahaayen waxaan fiican ee dadka aad u shegeyso waxey kuu noqoneysa sadaqatul jaariya ajar iyo xasanad alh kaa siiyo
@ahmedkaisehashi164
@ahmedkaisehashi164 4 жыл бұрын
Machalaaa
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Maasha Allah insha Allah waad guulaysanaysa labada daaroodba wll🤲❤
@yusuf721
@yusuf721 4 жыл бұрын
Qodobka Xanaanaynta waalidka aaadbay iisoo jiitay👍👏
@SuradTV1
@SuradTV1 4 жыл бұрын
Zhp zakariye caalam al jadiid ayaa cuntada iibiya mida kale waxa jira dukaan inani leedahay naqfaqooyinka caruurta cuntadooda oo waliba iyadu gacanteeda ku samayso
@milgosweet3738
@milgosweet3738 4 жыл бұрын
Wllo xagee ku talaa dugankasii
@SuradTV1
@SuradTV1 4 жыл бұрын
@@milgosweet3738 hortu midi waa calaam al jadiid oo beri hore ayaa iigu dambeysay waxa uu ku yala dahabshiil ta shiraqle ayuu kasoo hor jeeday lkn kaas inanta ma xasuusto youtube ka arkay waliba iyada gacanteeda ku samaysa inzha allah hadan waan baadhaya wanan kuso diri
@kautharhusseinyusuf1666
@kautharhusseinyusuf1666 4 жыл бұрын
Way jiraan haa mid waa Ridwa nutrition, mid klena Hooyonimo ayaa la dhahaa labadaba dumar baa leh
@faisalmareey5269
@faisalmareey5269 4 жыл бұрын
Allah kudhowro
@MohamedAli-wq5ro
@MohamedAli-wq5ro 4 жыл бұрын
Asc Sakariye runtii fikrado aad u fiican
@caliibrahim7791
@caliibrahim7791 4 жыл бұрын
mashalh aad iyo aad baad umahadasanthy zxp fikirka ganacsiga
@rocky4066
@rocky4066 3 жыл бұрын
Muntajka aad sheegeeysid ee nafaqeynta caruurta soomaaliya Uma bisla ama Uma diyaarsana mana jirto hay'ado ilaaliyaha fayadhowrka waxan kuu sheegayaa soomaaliya Uma baahna wa aad sheegeyso cunto nafaqeeysan waynu haysanaa isagoo fresh ah Umana baahnin wax daasadeeysan oo ku jira مواد حافظ oo aad waxyeelo uleh caafimaadka caruurta walaale waxyaalaha qaarkiis waa Inaad kafiirsata Inaad karaadiso dacaayad ama maadaama ay jiraan dad waxmagarato ah oo ganacsi qaldan kaganacsada sida cunto dhacdey ama wax yar ka dhimanyihiin taariikhda uu dhacaayo ooay raqiis kusoo qaadana Ayaan markaasey caruurteyna ku dhibaateeynaayaan walaale ha u bixin dhinaca as Inaad xayeysiiso ama aad barnaamijka kadhigato
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 4 жыл бұрын
Insha alah fikrada wanagsan
@Kolbaheer
@Kolbaheer 4 жыл бұрын
Masha Allah sxb aan taageero
@wadnakaab2080
@wadnakaab2080 4 жыл бұрын
Wllo intee ku baxaysa tukaanka cuntada caruurta
@salaamkulu1992
@salaamkulu1992 4 жыл бұрын
wuu jiraa wll garoowe ayuu kuyaal Baba Mama ayaa layiraah
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Waan arkay balse wax yaabo badan mahayaan badi caano boodhe ayay u badanyihiin badeecadaha hayaan
@qalbihodon721
@qalbihodon721 4 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye mahadsanid walaalo. Anigu umada Somaliyeed in dhanka aqoonta laga soo dhiso baan is iri inay u baahanyihiin. Wax debado looga keenay ma dherjinkarto umada Somaliyeed. Waxan is iri qoom dhan oo hal buug oo sida qudrada loo abuuro aan welugood qorin sow cajiib maaha🤔!. Somalidu doqon maaha ee waxay u bahanyihiin ineey horta dhulkooda ka dhigtaan mid aay ehel ka dhigtaan. Dhulku waa Hooyadii labaad!.
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 3 жыл бұрын
Aɴᴏᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ🇹🇷🇹🇷
@user-fv6fv4ef6q
@user-fv6fv4ef6q 7 ай бұрын
Sakariye waxaan kuway diinayaa roll ice cream imisa lasiiyaa
@sahrabintu4350
@sahrabintu4350 4 жыл бұрын
Hore u soco wllky zakariye
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
hargaisa waxa Jira Ridwa neutration center.. so Alina waa organic 100%100 mashallah si fiicana buu u socdaa..waa Inan Ka qalin jabisay faculty neutration
@somtechmaanta7808
@somtechmaanta7808 4 жыл бұрын
Wow qofkii ugu horeeyee dawata like na saarna inta igu raacsan like iisaara
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Halkaa kawad congrats 👍
@anonymousladyy3141
@anonymousladyy3141 4 жыл бұрын
Very informative jazakallah khair
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 4 жыл бұрын
Mudane waad mahadsanidsantahay walaahi waa balan
@guulgaadhe1124
@guulgaadhe1124 4 жыл бұрын
Maasha allah
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@dr.abdinurm.huruse4307
@dr.abdinurm.huruse4307 4 жыл бұрын
Wad mahdsantahy zxb zakariye
@axmednajax744
@axmednajax744 4 жыл бұрын
Asc Walaal sakariye mahadsanid bro betteriga xage laga helaya Walaal
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 4 жыл бұрын
Mashaa Allaha walaalkey waa ruunta
@dhepallolyrics3035
@dhepallolyrics3035 4 жыл бұрын
I like it wlhi
@ibrahimxuseyn6693
@ibrahimxuseyn6693 4 жыл бұрын
masha allah horey usoco sxb
@sagalabdi481
@sagalabdi481 4 жыл бұрын
Zakariyow barnaamijyada fursadaha gancsi noo soo badi
@gahnugtraveling217
@gahnugtraveling217 4 жыл бұрын
Mansha allah thamks wl
@sadiiqisxaaq8555
@sadiiqisxaaq8555 4 жыл бұрын
mansha alaah sakariye
@guulgaadhe1124
@guulgaadhe1124 4 жыл бұрын
Maansha Allah open minded man
@suhaybmohamed8244
@suhaybmohamed8244 4 жыл бұрын
Masha Allah walalkey 💝💝💝💝💝
@ayaanaxmed596
@ayaanaxmed596 3 жыл бұрын
Xage laga helaya inan kula kulman rabaa
@idirissamo9256
@idirissamo9256 3 жыл бұрын
Waa runtaa lkn caruurteenu ciiday cunaan wayna ku naaxaan aniguba markaan yaraa ciidasan ka dhargi jiray caafimad kaygu 100%ayuu ahaa
@tuushchannel178
@tuushchannel178 4 жыл бұрын
Wll sekeriye thanks
@user-fv6fv4ef6q
@user-fv6fv4ef6q 7 ай бұрын
Video kasamee inta lasiiyo roll ice cream ka🎉
@eganmedia2922
@eganmedia2922 4 жыл бұрын
asc wll sakariye fikradahaaga waan la dhacay markaa sideen kuula soo hadlaa si aan sharraxaad kaa helo wll
@xamdalove9502
@xamdalove9502 2 жыл бұрын
Mansha allaah
@ayaanbadanmohamed5939
@ayaanbadanmohamed5939 4 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid wll
@ahmetabdi8960
@ahmetabdi8960 4 жыл бұрын
Wadanka baahi koronto wa ka jirtaa inta badan xioigan moqdisho 1kw wa 0.48ama 0.49shirkadaha ibiyan lkn sanadaha so socda koronto raqis rajey neyna insha allh
@Tallaab0
@Tallaab0 4 жыл бұрын
Good, Thanks Bro
@abdallaabdalla1615
@abdallaabdalla1615 4 жыл бұрын
Sxbw Aniga reer muqdisho ahay mar walbo waxa dhahdaa fursadaha hargeisa iyo garawe ka banaan lee sheegtaa kuwa muqdisho ka banan inoo sheeg sxb Raalina Noqo sxb
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Walal Muqdisho weli jaanis aan ku tago ma helin meel aan tagin kama warami karo wax ka banaan oo Qaybka ma ogi. Mahadsanid
@abdallaabdalla1615
@abdallaabdalla1615 4 жыл бұрын
lkn hadiiba dalka tagtay in caasimada ka maqnaato maa heen sxb mahadsnid
@the4rqueens555
@the4rqueens555 4 жыл бұрын
@@abdallaabdalla1615 dadka qurbaha aan rer muqdishaha ahayn way naga baqdaan dhanka amniga darti dhib malahan kolay somali wa isku mid fursadaha hargaysa kabanan lagayabe inan anagana kahelno marka fikradijisa ayan kafa idaysanayna xamarteena ayaan kudabaqayna wixi naga anfaco simply
@abdullahihersi6080
@abdullahihersi6080 3 жыл бұрын
Bro waan mahad naqin wax badan baan maa faaidey walahi khayr Allaha ku siiyo waan jeclan alaha in aan watsap kaaga helo 🙌🙌
@guuleysowalaal891
@guuleysowalaal891 4 жыл бұрын
Wcs, mahadsanid.
@samotalis9696
@samotalis9696 4 жыл бұрын
Zaki walal wxaa tahy nin wanagsan fikradahaadana waxay anfacayaan kumanaan walalaha ah
@ismailsheikhmuse7350
@ismailsheikhmuse7350 Жыл бұрын
Solar shirkad Solar guri Solar dukan Intaba waa ka cawina
@yusrayusra8221
@yusrayusra8221 4 жыл бұрын
Mahad sanid wll
@sirahanolosha
@sirahanolosha 4 жыл бұрын
Aad baan kuugu mahad-celinayaa walaal sakarie.
@sigadyare9032
@sigadyare9032 3 жыл бұрын
Bahasha zolarka qiimaheda no sheeg
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 4 жыл бұрын
Thanks a million bro👍👍👍
@mohammadnor8685
@mohammadnor8685 4 жыл бұрын
Okay
@nimahappy8002
@nimahappy8002 4 жыл бұрын
Mashaa allah
@kooshinderi731
@kooshinderi731 4 жыл бұрын
mahadsnid sxb
@user-dr3ug3qu2x
@user-dr3ug3qu2x 4 жыл бұрын
Masha Allah
@sainabmahamud8711
@sainabmahamud8711 4 жыл бұрын
Huuno Hore usoco Lakin tan germany Aya u fican
@siciidfaaan223
@siciidfaaan223 4 жыл бұрын
wll kaganacsiga dawaarka inoo soodiyaari aadbaan ugubaa hanahayee
@maryanomar3604
@maryanomar3604 4 жыл бұрын
Wll qali barnaamijkada waa mid lo baahanyhy lkn xooga warka yarey bis yacni so koob koob xiisana u yeel ama hor dhac huubal we wangsanthg wll qali cfwn
@anisabashir8931
@anisabashir8931 4 жыл бұрын
Asc
@lulali8651
@lulali8651 3 жыл бұрын
Asc fikirkaas Canada somaliya umma baahana ,waa saan is leeyahay ,Canada was in maalinkasta ka kariyo .finijeerbeey u baahantahay ,dhulkana koranto mal leg.
@sagalitoxasan2266
@sagalitoxasan2266 4 жыл бұрын
Wll wadmahadsanty lkn solarta hada hargaysa walagawada samyntedi shirkada talasom ba samyanysa meel adka so talqlankarto o jaban oobawarna le
@bemfaacademy1945
@bemfaacademy1945 4 жыл бұрын
Thnks walaal
@nuuraaxmed1112
@nuuraaxmed1112 4 жыл бұрын
masamayn karaa
@Bn99757
@Bn99757 4 жыл бұрын
Zakariye why you tell my man that’s my move ... sxb kaftan lkn wan ku slmya
@hiboyousuf8221
@hiboyousuf8221 4 жыл бұрын
Mansha ALLAH
@burtinlehospital9803
@burtinlehospital9803 4 жыл бұрын
Wlo ad ba logu bahanyahay nafaqo carur
@somaliprankstars2192
@somaliprankstars2192 4 жыл бұрын
Waaw picture kaas purity ahaaa hhhh wax yar dukaan kama gadan
@holyqurankarim3789
@holyqurankarim3789 4 жыл бұрын
Sxb ganacsiga forex ka soo hdl Qaabka uu u sheqeeyo
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 3 жыл бұрын
waa xaaraan laysku raacay 6 months ayaan baranayey marki danbe waxa ogaaday inay xaaran tahay
@ubaxiina196
@ubaxiina196 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩
@maaramohamed2309
@maaramohamed2309 4 жыл бұрын
Mugdisho way ledahay xarun lgu gado cuntoyinka caruurta any way thanks
@himkf21
@himkf21 4 жыл бұрын
hargaisaba way leedahy anaa shaqadaydu ku xigaba lkn waa hal meherad magaala doo dhan marka inla badiyu sheegaya brotherku
@maaramohamed2309
@maaramohamed2309 4 жыл бұрын
abdalla essa malahanuu dhahaye hala badiyo maa dhihin ok
@theend8815
@theend8815 4 жыл бұрын
Asc waxaan rabaa in aad ila talisa Marka lanbarkaga hoos isoodhig si aan what's up
@shuebyare
@shuebyare 4 жыл бұрын
Sxb qof aan xirfad laheyn visa shaqo mahelikaraa
QUDAAR QAALI OO GANACSI KA SAMAYN KARTID IYO QIIMAHA MARAYAAN
11:42
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
TAAJIR KU NOQO GANACSIGA TALO IYO TUSAALE  SH AXMED NUUR JIMCAALE | BUSINESS ADVICE
37:17
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 19 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 71 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 89 М.
Business Oppurtunities In 2024 | Fursadaha Ganacsi Ee Sanadka 2024
2:01
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan
25:38
Macalin
Рет қаралды 58 М.
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 127 М.
3 FIGRAD GANACSI OO DALKII LAGA SAMAYN KARO - WERSHADO YAR YAR
9:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47