Serbia 🇷🇸 ila Austria 🇦🇹 | xaqaa’iq ku saabsan serbia ila Austria

  Рет қаралды 10,747

Wayaamo

Wayaamo

Жыл бұрын

Пікірлер: 135
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Mudanayaal waxa idin sameyna kara in an idin wareysto dad ku nool wadamada hoos ku xusan. Greece 🇬🇷 Serbia 🇷🇸 Austria 🇦🇹 Germany 🇩🇪 Holland 🇳🇱 France 🇫🇷 Ireland 🇮🇪. Belgium 🇧🇪 Dadkan an rabo in an idin balamiyo wa dad dhawaanhaan tagay wadamadan si’ad jawaabo ugu heshan su’aalaha ka guuxaayo madaxiina. Wadanki u cod bato ayaa idin so sameyna marka xigto insha’allah.❤️
@cabdiraxmanmuxumed3303
@cabdiraxmanmuxumed3303 Жыл бұрын
Sxp xadka serbia iyo hungry malaga tilapia kara iso jawab
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 Жыл бұрын
Ireland inoo weedii lph sida uu ku tagay❤
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 Жыл бұрын
@@cabdiraxmanmuxumed3303 Haa bro waxa ku xeran thu nasiibkaada
@cabdiraxmanmuxumed3303
@cabdiraxmanmuxumed3303 Жыл бұрын
@@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 tnxs pro
@nouraabdifatah7421
@nouraabdifatah7421 Жыл бұрын
Serbia marka ugu horeysa sidee ku imankaraa anigoo wadankii jooga
@mohaazkeeyow4218
@mohaazkeeyow4218 Жыл бұрын
My boy wayaamo accounka haka caajisin saaxib malmahan wa naga maqneed i.a heerkan iyo heer ka saresana wa ku rajeyna wllkei garabkga nahay guuleeso 🥰
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Mahadsanid.❤️
@xasandaahirilkacase7921
@xasandaahirilkacase7921 Жыл бұрын
Masha allaah sxp wax badan ayaa laga fii'iday barmaanijkaada
@podSnippets_10
@podSnippets_10 8 ай бұрын
Mahadsanid zxp
@abdallagio3569
@abdallagio3569 Жыл бұрын
Wanyamo sxb mahadsanid videos-ka channelkaga ku jira oo dhan waan daawaday runti waa kuwo aad u xiiso badan waxadna tahay qof qalbi furan oo daacadnimo u hadla, intaas kadib. Sxb kasoo hadal sharciyada jaaniska qofka under 18-ka ah uu haysto marku is dhiibo iyo qofka ka wayn 18+ sxb sida ugu fudud qof isku dhiibi karo isagoon faro lahayn. Thnks.
@somaligaming3009
@somaligaming3009 Жыл бұрын
Legend
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 Жыл бұрын
Legend halka kahy waxbadan bn kusugayey
@4429
@4429 Жыл бұрын
❤️🙏
@ilyaasarmaani3294
@ilyaasarmaani3294 Жыл бұрын
Legend video ka so samey turki ilaa austria 🇦🇹
@IidowAhmed-nu2wo
@IidowAhmed-nu2wo Жыл бұрын
Bro xgee kaala so xariiraa war bixin aan kaa rabay thanks
@kingmohakingmoha6977
@kingmohakingmoha6977 Жыл бұрын
Sxp wayaame xageen Kala soo xariira adigoo mahadsan
@aminbashir8543
@aminbashir8543 Жыл бұрын
Sxb qofki visa schengen ku yimada poland wadankale maiska dhibi kara tusale holand ama germany
@maxamed19ib
@maxamed19ib 6 ай бұрын
Sxb mobeyl weyn in aad wadato muhiim miyaa si aad maps u fiirsato
@najiipmontana3998
@najiipmontana3998 Жыл бұрын
Marka hore keep going KZfaqr marka labaad hadalka yara kala dhig dhig si cid walbaaba ufahanto qosolka iyo maadaysiga kasaar meesha mara sadexaadna dadbaa meesha doonaya inay kasoo dapa maraan digniin iyo wixii talo ah sii
@burhanabdiweli5649
@burhanabdiweli5649 Жыл бұрын
Sxbaw serbia ilaa Austria imisa laga qaaday lacag taas waa qodob Mida labad Yurub wadanka ugu sharciyada fudud waa wadankee Mida sedxd wadanka Serbia hadi aan diyaarad ku imaado oo faro la iga dhigo kadib aan kasi tahariibo oo Austria tago samayn ma igu yeelnaysa
@abdi2964
@abdi2964 Жыл бұрын
Sxp adoo dib iii arkeynin marka subscribe soo galineeysid codka kaxir waayo earphone ayaan kugudaawadaa
@ciisecawil4808
@ciisecawil4808 Жыл бұрын
🇦🇹
@ismaila.rahman3393
@ismaila.rahman3393 Жыл бұрын
Saxb inta video aad so dubty waa dawaty ad ii dhiri galisay wlhi mhf sanid hdi an heli lahay mel an ka so xariro aad aya wax ka si fhmi lahay wll si dhaqsi igu jwb hda ka heli kro mel ka xariro wll
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Instagram @wayaam0
@ismaila.rahman3393
@ismaila.rahman3393 Жыл бұрын
@@Wayaamo thnks
@ismaila.rahman3393
@ismaila.rahman3393 Жыл бұрын
Waa ka so hdlay wll
@maxamedqoslaaye1653
@maxamedqoslaaye1653 Жыл бұрын
Insha allah 28 September ayaa visa ha in uu isoo bixo rajeenaa actober dhaxdeedana serbia in aan jogaan jeclahay
@cabiisbaraawe2442
@cabiisbaraawe2442 Жыл бұрын
Bro xagee kaxareysaty
@muna2935
@muna2935 Жыл бұрын
Xgeeed ka xareysaty wllo
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
Kula mida ahay bro
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
@@muna2935 Ana kuso sheega
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
@@cabiisbaraawe2442 Ana kuso shega
@ciisecawil4808
@ciisecawil4808 Жыл бұрын
Soo Badi zxp kana Soo hadal Austria
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Nosobadi sxb
@bigman7xaasle906
@bigman7xaasle906 Жыл бұрын
Nio ani caawinaad dheeri ah kaaga baahanahay wll intee kaala soo xiriiraa
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Instagram @Wayaam0
@kingmohakingmoha6977
@kingmohakingmoha6977 Жыл бұрын
Bro wayame lacag waan hestaa ee qapkaa upixi lahaa iga wareersan xagee Kala soo xariiraa
@rahmafarhan2112
@rahmafarhan2112 Жыл бұрын
Wllo anigaa imika xeraysanaya hadaad somalia joogto ila soo xidhiidh
@maxamedcabdi895
@maxamedcabdi895 Жыл бұрын
@@rahmafarhan2112 asc wllo xagee ka xarysanysaa ana rabayee
@ismailiidow8572
@ismailiidow8572 Жыл бұрын
​@@rahmafarhan2112 wllo maxareesatay mise
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 10 ай бұрын
​@@rahmafarhan2112wll iisoo jawaab xagee kaxareesatay
@ismaila.rahman3393
@ismaila.rahman3393 Жыл бұрын
Wll Serbia ina so ado rba viza ku iman rba ciyow ina ka baxo donaya wall mel ka so xariiri donaya si dhaqsi bdn iga so jawb plz wll
@cabiisbaraawe2442
@cabiisbaraawe2442 Жыл бұрын
Bro xagee kaxareysaty visaha
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
Xaggaad ka xaraystay
@jeelecadeofficially635
@jeelecadeofficially635 Жыл бұрын
Sidokle bro visaha Serbia 🇷🇸 ayaa ii maqan waxana rabaa hada imado serbia 🇷🇸 muqalaska kuso kudbiye inaa iku xerto lacagna imisa ayuu qadanYaa? Hal codsi ayaa wataa sxb so samey sid GPS ka loo isticmalo oo loo galkasho tariinada iyo magalada aad rabtid thanks 🙏
@rahmafarhan2112
@rahmafarhan2112 Жыл бұрын
@@jeelecadeofficially635 wll Ana sidoo kale imika ayaan xeraystay hadaad heshay visaha meel aan kaala soo xidhiidho
@Sadekofficial0
@Sadekofficial0 Жыл бұрын
@@rahmafarhan2112 wll halkeed ka xareesateen igu caawiya
@JidhiiYare-po5rl
@JidhiiYare-po5rl Жыл бұрын
Wayaamo waxaa naga dhiman inaad ka faalaato silage hangars iyo inta lasoconayo
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Lacagtada ku hadleyso sxb waxaas haga walwalin maba is arkeysaan
@husseinmohamrdancer8378
@husseinmohamrdancer8378 Жыл бұрын
Wllhi Nin waxso arka ThY tliYe ●mid naGu caawi captoN ●Gps sida loisticMalo video kaso sameY ●
@suleimanmohamedahmed5585
@suleimanmohamedahmed5585 Жыл бұрын
lacagta dollar miya aan so qaadanaayo
@boqraneyy1190
@boqraneyy1190 Ай бұрын
Wllo albania side uga bixi kara hadan ku imado iyada visa
@afjeexofficial9650
@afjeexofficial9650 23 күн бұрын
Asc
@axmadxashi6259
@axmadxashi6259 Жыл бұрын
Saxib ani waxa hay nin foot ballka hami kaleh hadaa serbia tago fursadaa ma taal mise
@taabidosman4030
@taabidosman4030 5 ай бұрын
Viso Serbia qofkii rabo
@Markaawi9
@Markaawi9 4 ай бұрын
meeqo waaye wll
@haboonabdullahi6155
@haboonabdullahi6155 Жыл бұрын
Lacta serbia ilaa Australia meqo waye seebia u soo socdaye ii sheeg inshlah jwb kaa sugaa
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Instagram igala so hadal. @Wayaam0
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
Xaggaad joogtaana imika
@haboonabdullahi6155
@haboonabdullahi6155 Жыл бұрын
@@zaki799wll keny
@Qaaliqalanjo8080
@Qaaliqalanjo8080 9 ай бұрын
Wll hadan soomaraya kawaran
@abdourahmanhoussein
@abdourahmanhoussein 2 ай бұрын
Wll hadad maartay qimaha serbia ila Austria isoo sheeyg iyo sidaa loo heelo muqalaska markad imaato serbia
@sakaariyejaamac7151
@sakaariyejaamac7151 Жыл бұрын
Serbia warbixin Nagasi awoowe
@badriaabukar722
@badriaabukar722 Жыл бұрын
Wll mano sheekikarataa lacagata kugu baxadiye ilaa Austria
@user-oy5in9xz5d
@user-oy5in9xz5d 6 ай бұрын
4000
@abdourahmanhoussein
@abdourahmanhoussein 2 ай бұрын
​@@user-oy5in9xz5dserbia ila Austria wa imisaa wll
@bazilmohamed9747
@bazilmohamed9747 Жыл бұрын
Sxp waxa aan joga turkish waxa aan rabaa in aa imado dalaka Austria waxa aan rabaa in aa iga cawiso mela aan kala so xiriro ishega waa saxibad kugu xeran youtube ka
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Instagram @Wayaam0
@BOSS1JAMA
@BOSS1JAMA 9 ай бұрын
Eebe safarka hano fududeyo😢
@maxamedcabdi895
@maxamedcabdi895 Жыл бұрын
Mukhalas ayaa noo sheega
@abasabdullahi3833
@abasabdullahi3833 Жыл бұрын
Ani hada ayan rabaa somali inaa kaso tago waxana raba jermalka
@hamdamohamed7145
@hamdamohamed7145 6 ай бұрын
Ma baxdey Walaal
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 Жыл бұрын
Waan kula socdaa lenged isoo duceeya dhalinyaro serbia inaa imaado rabaa
@mohahussein6568
@mohahussein6568 Жыл бұрын
Ma aady serbia
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 Жыл бұрын
@@mohahussein6568 my lph visaha ika maqan I soo duceeya I.a inaa baxk baan rabaa
@mohahussein6568
@mohahussein6568 Жыл бұрын
@@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 xge ka xareesaty bro
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 Жыл бұрын
@@mohahussein6568 agency ka xareesty
@ismailiidow8572
@ismailiidow8572 Жыл бұрын
​@@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 visaha serbia ma heshay mabaxday mise
@QuruxDumar-ep5fc
@QuruxDumar-ep5fc 18 күн бұрын
Faraha serbia dhib ma ikenayan hadii angalo kam jawab isoo sii
@user-bj1pd1ve7c
@user-bj1pd1ve7c 6 ай бұрын
Sxb serbia joga qof ma igu xaririn karta
@abdiwahabdaahirofficials8615
@abdiwahabdaahirofficials8615 Жыл бұрын
Asc zhp aaad baaan kuuu slaamay zhp meem aan kala sooo xdhiidh iisheeg zh inaa serbia aan imaado rabaaa
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 Жыл бұрын
Allh hifududeeyo sfrka
@cabdalaha
@cabdalaha 2 ай бұрын
diyaar hada wadadaa mamarikaraa
@cismaancadan1897
@cismaancadan1897 6 ай бұрын
Marka hore side ku tagtay Serbia qaaba lagu tago step by step nogu sheg kosto lacagtane waad maha hilmamtay
@daadirsaedmose4064
@daadirsaedmose4064 Жыл бұрын
Serbia wllo xage kaso gashay
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Greece 🇬🇷
@craxmaancukaashe5998
@craxmaancukaashe5998 Жыл бұрын
Noo sobadi zxb horomaar wacaan
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Mahadsanid.❤️
@neyruusabuukar
@neyruusabuukar Жыл бұрын
Aboowe ano serbia joogo germany ma usoo bixi karaa oo ma iska dhiiwi karaa qaxooti ahaan
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Haa
@neyruusabuukar
@neyruusabuukar Жыл бұрын
@@Wayaamo shukran aboowe tan kale gawar walshey ah isla socona hadan dhoho yaa lawo meel nala kala geeynin maliga yeelaa gwdha habar yar dhashe madma is weheshan rabno
@somali1-
@somali1- Жыл бұрын
​@@neyruusabuukarquruxeey matagti germany
@Cabdiqaninuur4980
@Cabdiqaninuur4980 Жыл бұрын
Ireland
@user-sd9wk3uo2b
@user-sd9wk3uo2b 11 ай бұрын
Sxbow number kaaga makaa heli karaa mudane
@cabdiraxmanmuxumed3303
@cabdiraxmanmuxumed3303 Жыл бұрын
Nio waqtigan serbia iyo hungry malaga so tilapia kara
@mohamedmohamuud977
@mohamedmohamuud977 Жыл бұрын
Wllky qlih serbia 🇷🇸 wan imana ee mukhalis isoo kexeeya intee ka helaa zxp qlih
@user-bj1pd1ve7c
@user-bj1pd1ve7c 6 ай бұрын
Ila soo xariir ana serbia u socda 2024 sxb replay
@hamdamohamed7145
@hamdamohamed7145 6 ай бұрын
@@user-bj1pd1ve7cwalal ani xitaa waan u socda xagee kaala soo xidhiidha
@ayuubcabdishiikh6686
@ayuubcabdishiikh6686 9 ай бұрын
Zhp qiimo meeqo Zhip serbia io
@mohasaedlooboge8877
@mohasaedlooboge8877 Жыл бұрын
Lph Instagram lagaalo soo xidhiidho ma leedahy
@Suhaybbigman252_
@Suhaybbigman252_ 9 ай бұрын
Yz
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 29 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 22 МЛН
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
Safarkaygii Serbia 🇷🇸  || Gabar cadaan ah oo afsoomaali ku hadlaysa
11:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 322 М.
DHIBAATADII TAHRIIBKEYGA PART4 Daawo
35:38
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 33 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН