No video

Sh C/Xayi oo ka sheekeeyay isbedelka lagu sameeyay Somalida tagto Pakistan, ...

  Рет қаралды 50,857

Sh. Cabdi Xayi Official

Sh. Cabdi Xayi Official

10 ай бұрын

Sh C/Xayi oo ka sheekeeyay isbedelka lagu sameeyay Somalida tagto Pakistan, runtana u sheegay kuwa Nabiga diidan.
Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Пікірлер: 83
@saaraali9688
@saaraali9688 10 ай бұрын
sheekh funy ah caqli badan diintana yaqaan cajiib maashaa allah
@fmg63772
@fmg63772 10 ай бұрын
Jizaakallaahu khayran sheikh cabdi xayi
@NasiibLucky
@NasiibLucky 8 ай бұрын
JAZAKALAHU KHEYRA
@xanafi8654
@xanafi8654 10 ай бұрын
masha Allah masha Allah masha Allah Allah haku xafido yaa shaykh
@xanafi8654
@xanafi8654 10 ай бұрын
alahuma sali calaa sayidinaa muxamad w aalihi wasaxbihi wasalim
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 10 ай бұрын
جزاك الله تعالى خير الجزاء على انتشارك دعوة الإسلامية وعلومه ، ونفعنا الله تبارك وتعالى الموعظة الحسنة .😊
@nrcabdi
@nrcabdi 10 ай бұрын
🥺..🥺. 🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@mohamedhirow1042
@mohamedhirow1042 10 ай бұрын
Wll commentigaaga waan arkey lkn alxmdulilah maanta caafimaad waan qabaa lkn shilin aan kuugu taageero mahaayo ilaahey hanoo wada kaalmeeyo murugtaadana farxad ilaahey hakuugu bedelo xanuunkaaga caafimaad ilaahey hakuugu bedelo
@kadiyeshire9478
@kadiyeshire9478 10 ай бұрын
Jazakalahu kheyran sh cabdul xayi
@mohajawariibraahim1337
@mohajawariibraahim1337 10 ай бұрын
Allah yaxadidka yaa sheikh
@umuahlaam4170
@umuahlaam4170 10 ай бұрын
Maasha allaah jazaakalaahu kheer shiikh allah ku xifdiyo aduun iyo aakhiro waan ku farxay walaahi muxaadaradaa hanaloo qaban haayo mar waliba mida kale dumarkana halaga soo qeeb galin haayo waa u baahan yihiin
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 10 ай бұрын
Shiikh cabdi xayi allaha kuxifdiyo runtii badanaa ❤❤❤❤❤❤
@user-ic5ym5gw2u
@user-ic5ym5gw2u 10 ай бұрын
Mashaa alah ❤
@boosteyoaadancumar79
@boosteyoaadancumar79 9 ай бұрын
Mansha allaha ❤❤❤❤❤❤❤
@calinuur5138
@calinuur5138 10 ай бұрын
Mashaa alah
@baktakaji1611
@baktakaji1611 10 ай бұрын
Ilaahay ha inagu anfaco ilaahay ha ku barakeeyo sh.
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 10 ай бұрын
Allah is one☝
@shamsoahmed8540
@shamsoahmed8540 10 ай бұрын
Masha Allah sheekh Allah hakuxafido ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🌹🌹🌹❤️
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 10 ай бұрын
Nabigeena naxariis badnaayaa ilaahey nabadgalyo iyo naxariis dushiisa ha yeelo
@nasirelmi
@nasirelmi 10 ай бұрын
Mansha Allah Sheekh Allah ha ku xafido Si fiican ayaad u dhigtay.
@yusufdjama9759
@yusufdjama9759 10 ай бұрын
Jazakallah khayr
@maryanmaxamed35
@maryanmaxamed35 10 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalaaam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqo1223
@deeqo1223 10 ай бұрын
Jasakallahu kheyran sheyqanaa❤
@rtuqsiile7836
@rtuqsiile7836 10 ай бұрын
Mansha ALLAH ❤❤❤
@amiirkaamiin1137
@amiirkaamiin1137 10 ай бұрын
Scw scw
@foosmacalin1389
@foosmacalin1389 10 ай бұрын
Caleyhi.salaatu.wasalaam❤❤❤🎉🎉
@abdikariinomarhaji4800
@abdikariinomarhaji4800 10 ай бұрын
xifidullaah shiiq cabdul xayi
@bakiinabayle6137
@bakiinabayle6137 10 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام علي رسول الله صلي الله عليه وسلم
@abdiarera3209
@abdiarera3209 10 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyanIbrahim-om6ob
@AyanIbrahim-om6ob 10 ай бұрын
SALALLAHU CALEYHI WASALAM
@Engjaawo
@Engjaawo 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mansha allah
@fatmaabunoor9220
@fatmaabunoor9220 10 ай бұрын
حفظك الله شيخ
@ahmedsakawe5982
@ahmedsakawe5982 10 ай бұрын
Masha Alaah jazakumulaah Qeyr
@nafisamursal8318
@nafisamursal8318 10 ай бұрын
Jazakalah alfa khayran
@user-th1jp6vw3h
@user-th1jp6vw3h 10 ай бұрын
(((( MASHA. ALLAAH. ALLAHA. KU. XIFDIYO. SH. XYI. ADIGA. IYO. CULUMADA. ISLAAMKA. OO. DHAN. AMIIN. YRYA. AMIIN. GUUL. IYO. GOBANIMO. ALOW. DADKEENA. IYO. DALKEENA. NOO. XIFDI. OO. NOO. HAGAAJI. AMIIN. YAA. ALLAAH. AMIIN. YRYA
@OmarShair-co5bd
@OmarShair-co5bd 10 ай бұрын
Mashacalah barakalah sheq
@saharwafa7539
@saharwafa7539 10 ай бұрын
Maasha Allaah
@user-ic5ym5gw2u
@user-ic5ym5gw2u 10 ай бұрын
Shiqayna alaha sharfo❤
@mohamedabdirahman5609
@mohamedabdirahman5609 10 ай бұрын
ALLAHU AKBAR SALLALLAHU CALAIHI WASALIM
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 10 ай бұрын
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❣️❤️🕌🕋🌃👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍💜🕌❣️❤️🥰
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 10 ай бұрын
Jasakallaahu kheyr shiikhow Aamiin la aanta pakistaanka daliil ayey heystaan ee jahli uma geyn
@user-qn5sd6sx8f
@user-qn5sd6sx8f 10 ай бұрын
Jazakalah❤
@amiirkaamiin1137
@amiirkaamiin1137 10 ай бұрын
Sheekh cabdi xaji su aal. Ado rali ah sheekh. Salaada kadib ducada hadii laga tago kwrn? Iyo salaada in bisinka laga tago kwrn
@abdifitah-wu3xj
@abdifitah-wu3xj 10 ай бұрын
S C W❤❤❤❤
@alimohamud5382
@alimohamud5382 10 ай бұрын
Masha Allah
@abdisheikh6175
@abdisheikh6175 10 ай бұрын
waad mahadsantahay laakiin warka kala cadee. waxaa somalia ka taagaan ma ahan kala duwanaansho 4 ta madhab. laakiin waa khawaarij 3 tawxiid wadato oo ka soo hor jeedo oo cadaw ku ah oo gaaleysiinee, qarxinee dhamaan sunniga 4 ta madhab.
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 10 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@cabdiraxmaanjimcaale6740
@cabdiraxmaanjimcaale6740 10 ай бұрын
Anigu suufi mahi lkn shikh cabdi xaye waa iigu baxda
@behappy2559
@behappy2559 10 ай бұрын
Aamin turkey lamid weye
@amiirkaamiin1137
@amiirkaamiin1137 10 ай бұрын
Sheekh su aal waqtigii rasuulka scw salaada bisinka malaga tagi jiray mise ?
@OmarAbdiraxman
@OmarAbdiraxman 10 ай бұрын
Waa u biyaanisay HADAY wax Fahmay aan Sheekhow
@calishaakir1
@calishaakir1 10 ай бұрын
Maalin dhaw ayaa Wahaabiyadu dalka keenaysaa ee ogaada. Lagana yaabee in dad badani ay aqbalaan. Rabbow naga hay duulkaa.!!! Aamiin
@abukids2176
@abukids2176 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم خاتم أنبأ والمرسلين سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saaraali9688
@saaraali9688 10 ай бұрын
wadaad kaan saan ugafaa iiday illahay ha kudhowro hadii umada saan waxloo fahansiinlahaa amaa ay saan diinta ufahmilahaayeen cid cid dulminlahayd maleh
@amareto5772
@amareto5772 10 ай бұрын
Madhabka Xanafiyada ay haystaan Pakistan iyo Turkiye. Ma dhahaan "Aamiin".
@calishaakir1
@calishaakir1 10 ай бұрын
Waa maxay XANAFIYA? Anagu waxaan ka hadlaynaa Muslim.!!!
@user-um1mb5rs7i
@user-um1mb5rs7i 2 ай бұрын
Asc
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 10 ай бұрын
Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
@mrazizi583
@mrazizi583 10 ай бұрын
NABI MOHAMMED SCW KHEYR KAMA QARIN ASXAABTI CID KALE NA KUMA XANQARSAN YES 👍 PROPHET BRITH DAY PARTY 🎉 CIBAADO MAHAN!!! RIGHT?
@abdirahmanmohamed691
@abdirahmanmohamed691 10 ай бұрын
Shikh youtuber ayuu noqday
@ismailabullahishariifroobl6839
@ismailabullahishariifroobl6839 10 ай бұрын
Shiqow anige igu dhacday masjid bagistan ubadan ya hin baa aamiin ka dhaxdhay kaligega lee aaamiin ta kor uqaday balse ragcadi kawad hos udhahay
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 10 ай бұрын
Allahu akibar masha allah KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 10 ай бұрын
SCW SCW SCW
@farxanadenxaashi7108
@farxanadenxaashi7108 10 ай бұрын
Culimaan kumoodi jiray lkni inaadan caqiida lahaynbaa ogaaday
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 10 ай бұрын
Laakiin sheikh masaa'ilka khilaafka diiniga ah mowliidku kuma jiro waa bidco xaaraam ah qofkii ka hariwaayana waa waajib in lagu noco 23:51
@abdoshMo
@abdoshMo 10 ай бұрын
Madaahibta afarta ah iskuma raacsana bidco qaabka loo sharaxayo taas la soco
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 10 ай бұрын
@abdoshMo manoo sheegikartaa madhabka mowliidu- Nebi dabbaadageeda sunno uyaqaana daliisha iyo kutubta uu kuyaalana sheeg , noo faa'iidee waaba cilni igu cusube
@abdoshMo
@abdoshMo 10 ай бұрын
Bidco iyo xaraam makala taqaaan horta .... meel diinta laguma diidin dabaaldaga mawliiidka ..sandkasta mawliidka 80% dalalka islaamka waa laga xusaa
@omarmohamedhassan9676
@omarmohamedhassan9676 10 ай бұрын
@@abdoshMo kadaab Baatahay oo Alle kafurtay?
@abdoshMo
@abdoshMo 10 ай бұрын
@@omarmohamedhassan9676 qaabkaan waxa kaliya u hadla ...kadaaab.... gaaal waa waxa halkaa ina dhigay alshaaabaab luqadadee bad igula hadlay dalalkan Indonesia ,Bangladesh, pakistan , india ,masar, senegal ,nigeria waa 3 meeloood bulshada islaamka madaahibtoodu waa maaliki iyo xanafiya sanadkatana way dabaaldagaa doodaaana mar horay meel iska dhigeen.
@omarmohamedhassan9676
@omarmohamedhassan9676 10 ай бұрын
Sh. Cabdi Xayi. isku Mid kaamayeelin Waayo Hadii aan kaayeelo Birina Waxaad Leedahay Shiico isku Mid Baanahay - Yaadabaal ah oo Duurka Loodiraa Kaama Yeelin ee Ugu Kala Wada?
@abdoshMo
@abdoshMo 10 ай бұрын
Maxaadan ka yeelin
@user-th1jp6vw3h
@user-th1jp6vw3h 10 ай бұрын
SCW. SCW. SCW. SCW. SCW. SCW. SCW
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 10 ай бұрын
Maxaa pakistaan noogeeyey iyo diinteeda? Qofka soomasliga ah waa dhillo o kale ,wadaadba ha ahaado.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 10 ай бұрын
bakistaan dad badn wx barsho jamacaded u aada diinta heystan midana wa isku mid lkn mad habka kula badlanhy inta hadlin ka fiirso diin ledahy pakistan majrto diinta wa mid bes
@abdoshMo
@abdoshMo 10 ай бұрын
Bakistaaan 120 milyan oo muslim baa nool tusaalahaasi waxaa loo soo qaatay inaadan somali kaliya muslim ahayn
20-kii Sheeko Ee Ugu Qosolka Badnaa ||Sheekh Cabdixayi 2020
21:44
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 649 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 143 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 29 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 5 МЛН
sh shariif bal dhageyso sir badan ayuu banaanka Soo dhigay
16:12
Waan islaamay dhaqanka saaxibkayga markaan arkay.
8:17
DUKHAN MEDIA
Рет қаралды 26 М.
Muxuu ka Towbad keenay Sheikh Abdulkadir Kishki?
38:40
Sola Portal
Рет қаралды 13 М.
Cirrada  | Mucjisada Quraanka Iyo Maanka Gaalada.
10:40
Sahanka
Рет қаралды 26 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 143 МЛН