Sh Cabdul-Xaq Xasan Macalin (Sh Rusheeye ) oo wareysi siiyay Hanoolaato

  Рет қаралды 41,748

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 109
@user-fz6xu5vr8w
@user-fz6xu5vr8w 5 ай бұрын
Masha Allah Allow ku dhowr ,sheikhan wa dhal culumo ,Allah ha dhowro adun iyo aaaqiro Amiin❤❤
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s Жыл бұрын
من المعروف أن الحسد يأتي من الأقارب والأصدقاء ومن يعرفك جيدًا.
@abdirisakali7578
@abdirisakali7578 Жыл бұрын
اصبح العلاج بالقران مصدرا للرزق والاكتساب وهذا ما نره من هولاء الذين يسمون انفسهم بالشيوخ وكل مسلم يستطيع ان يعالج نفسه بالقران كما اخبرنا به رسولنا الكريم .....
@cabdishakurxasan4297
@cabdishakurxasan4297 Жыл бұрын
أثابك الله
@umuashakin7791
@umuashakin7791 Жыл бұрын
Sheikh jazakallah.quran kaagi illaheywu nagu caafiyey alx
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Жыл бұрын
Hanoolaato daacad baan kuu jeclahay eedo cimrigaaga Allah ha dheereeyo, Sheekh rusheeye walaalkay waaku salaamay hawl adag baa wadaa Allah hakuu sahlo halkaa ka wad cimrigaaga Allah ha dheereeyo
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Sh Rusheeye Weyne ayaa la yiraa sheekhaan. Sida badan Salafi-Takfiirtu weey xasdaan sheekh Rusheeyaha runta ah waxaan arkay iyagoo Af-lagaadeynaya wadaadka, wax kale ma aha waxaa kasoo xirantay zanjabiilkii ay dadka ku waaleen iyo Alaabadi shub shubka ahayd. Cajaa’ib. Illaahoow sheekha Rusheeye noo barakeey. Aamiin
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah sheikh alaha ha xifdiyo
@arabe9921
@arabe9921 Жыл бұрын
Mshllh tabarakallah thank you pro sheekh rusheeye runta ah waa mhdsn yhy ❤
@salaadnuurcabdi7909
@salaadnuurcabdi7909 Жыл бұрын
DADKA AAD WAREYSANEYSO IN BAR OO WEYDII MAGACIISA, XAGUU KU DHASHAY, MUXUU BARTAY IWM. RAALINA IGA AHOW HADDII AAD I DHIBSATAY. MAHADSANID.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Qofka personal micno weyn ma leh waxa u ka hadlayo baa ka muhiimsan,. Waxaad soo koobigaranaynaysa waxa wariyayaasha bugta ah ee iska dhigayaa rag khibrad leh, just u qaado sheeko funny ah waayo waa Rusheeye Rusheeye maxaad CV uga raadin,
@haashamihassan7578
@haashamihassan7578 Жыл бұрын
Waa Muhiim in Qofka la ogaado waxa uu yahay halka uuka yimi, Aqoontiisa iyo halka uu wax ka soo bartayba iyo sidoo kale halkuu ka soo shaqeeyayba, Sababta oo ah waxaad ogaan karta Qofka aad dhagaysanayso ciddu yahay iyo waxa uu sheegayo xidhiidhka ka dhaxaynkara .
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@haashamihassan7578 waxaad iska dhigaysa qof aanad aheyn oo reer Yurub ah meeshu waa Somaliya waanad u jeeda qofka la waraysanayo hadaanad is yeelyeeleyn sheekh Rusheeye ayaa la idhaa cilmi iyo aqoon midna ma leh laakin caqli u ku shaqeysto uun buu la yimid waayo Somaliya waa meesha qudha ee aad arkayso dumar leh jin baa i galay, jinku waxba ma galo marka gabadh been aaminsan oo lacag la ordaysa haduu rusheeyo is Ok, CV qofku wuxu muhim yahay inta aanad furan meherad iyo meesha in dawlad jirto, Somaliya maaha meel dawlad leh maca jaamacaha aad raadinayso Somaliya CV waxa ka tayo fiican oo ka sareeya dugsiga dhexe ee Mareykan ama western Europe,
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Very funny 🤣🤣 🤣🤣 sheekh Rusheeyihii runta ahaa thanks Ayaanle waa barnaamij qosol miidhan ah
@roosohalima9978
@roosohalima9978 Жыл бұрын
Bismilaahi raxmaana raxiiim mxaaa ku dhacay dadkn xumnta jcl subxana allh
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Жыл бұрын
mashaalaah ❤
@amuunmumin6445
@amuunmumin6445 Жыл бұрын
Very good point
@MrAzizisse
@MrAzizisse Жыл бұрын
wariye sare ayaanle waa nin aad u hal abuur badan. waxa uu sameeyay channel youtube ah oo lagu waraysto dhamaan dadka saamaynta ku leh bulshada dhexdeeda. waxa uu aruurinayaa taarikh badan oo loo baahanyahay. waxa uu uwaraystaa si professional ah. ayaanle aad ban udhiiri galinayaa arinta aad uhayso bulshada soomaaliyeed.
@fahima6666
@fahima6666 Жыл бұрын
Maasha Allah ilaah xasid hana dhaafiyo♥️🤲🏻🤲🏻♥️💕💕🤲🏻
@izali3395
@izali3395 Жыл бұрын
Rusheeye waa franchise
@benin9773
@benin9773 Жыл бұрын
😂
@fartuun5991
@fartuun5991 Жыл бұрын
Xasbunallah
@ilyaasshiekh4256
@ilyaasshiekh4256 Жыл бұрын
Ruusheeya inuu nin cilmiga sharciga JAAHIL ka yahay ayaan ka ogaaday wareysigaan, Mahadsanid Ayaanle.
@abdirahmanomar6251
@abdirahmanomar6251 Жыл бұрын
Xoolo quranka inuu daawo yahay ma jahilnimaaa neefyahow diinta waxba ka aqoonin
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor Жыл бұрын
@@abdirahmanomar6251 quraanka maaha mushkilada ee waa qofka ku xad gudbaayaa quraanka kariimka ah.
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye Жыл бұрын
Naxdin waynaa
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor Жыл бұрын
JINNI RUN SHEEGAYAA MA JIRO EE ALLAH KA CABSO.
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Жыл бұрын
*JINKII SHAYDAANKA AHAA EE UU SAXIIBAGA QABTAY EE UU AAYADA KURSIGA FADLIGEEDA USHEEGAYBA RUN BUU SHEEGAY NABIGA AYAANA INOO SHEEGAY CSW*
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor Жыл бұрын
@Duuliye Kastam WAA RUNTAA WLL LAAKIIN NABIGA MOHAMED SCW MUXUU KA YIRI JINKAAS ( RUN BUU KUSHEEGAY ASAGOO BEENAALE AH) MARKASNA XAG AYUU KU HADLAY OO SAX AH OO NABI MOHAMED SCW NOO SHEEGAY LAAKIIN HADDA YAA KUU SHEEGAYAA SIDAAS AWGEED ICTIMAAD MALEH. XAQANA RUN BADANE IYO GAALBA WAA LAGA QAADANAYAA SIDA HADIITHKA CULIMADU KU MACNEEYEEN AYADOO LA HUBINAAYO XAQ AHAANSHIHIISA LAAKIIN GABI AHAANTIISBA WAA BEENAALE SHEYDANKA. MAHADSANID WALAAL
@appdikaniqanuni5591
@appdikaniqanuni5591 Жыл бұрын
Hanoolaato
@ashoaliabdullahi1797
@ashoaliabdullahi1797 Жыл бұрын
Wll sheikh rusheeye iwaydi inu imanayo turkiga aad ba igu bahna 😢
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 Жыл бұрын
Mansha alaah
@faadumofanax
@faadumofanax Жыл бұрын
Rusheeyii runta ahaa
@hishamaliburhan4014
@hishamaliburhan4014 9 ай бұрын
Hanoolaato waxaan ku barannay barnaamijyo faa’iido leh, laakin in aad quraafaadle, aad wareeysataan oo aad wax ka dhigtaan, wa wax laga xumaado,waayo ninkan wuxuu sabab u yahay dhimashada dad badan oo is daaween lahaa😢
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Жыл бұрын
Wcs 😱
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Asaga yaa u baneeyey in dumarka ka ajnabiga in uu jirkooda taabto subxaanalaahiye ??
@saalaxy
@saalaxy Жыл бұрын
YAAB YAAB Abaa yaabey
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 Жыл бұрын
Rabbiyoow irsaqeena ha gelin dad biyo lagu bilbilo lacagna looga qaato.
@ahmedomar4391
@ahmedomar4391 Жыл бұрын
asc ayaanle iyo sheeq rusheye salaan ka dib waxaa ka codsana lambarka telefoonka sheeq rusheye Mahadseni
@fartun9503
@fartun9503 4 ай бұрын
❤csw❤csw❤csw❤csw❤
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Sheekh Ruusheeye runta ah wa sheekh abdixaaq allah haa xifdiyo
@salanismail7663
@salanismail7663 Жыл бұрын
Shaqsiga ugu xun ee so mara colimo ku. sheego .somalida. Rusheeye cadawga ugu wayn ee shacabka somalida .
@abdikadirasheikh180
@abdikadirasheikh180 Жыл бұрын
War kan shiiq wax kama oga
@maxamedyuusufclaahi8303
@maxamedyuusufclaahi8303 Жыл бұрын
Waa kadaab sixiroole ah
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Oo Adigu Sow Currafayste Maahid? Diintana Waad Taqaanaaye?.
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Жыл бұрын
Sheekh rusheeye runta ah 😅😜
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 Жыл бұрын
Kkkkk sh rusheeye weyne dheh ayaanlow
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Muxuu Qubxi Aaminsanyahay Dumarka Soomaalidu Weligoodba Dumar Bay Ahaayeen Muslimna Way Ahaayeen Sheekadaani Hortaa Ma Jirine Xaggee Ka Keentay? Yaase Ku Yiri Biyo Ku Rushee Oo Cawradooda Fiirso?.
@MuxudiinYuusufa
@MuxudiinYuusufa Жыл бұрын
Asc ayaanle abdi
@shariifmohamed6
@shariifmohamed6 Жыл бұрын
umada Rabi ha kaa qabto
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Ayaanlow ma la hubaa inuu yahay Rusheeyihii runta ahaa walaal
@ashrafaarofficial6820
@ashrafaarofficial6820 Жыл бұрын
Shiiq rusheeyaha runta ah hada kadib😁😁
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 Жыл бұрын
Khuraafaadiiste hadaad maqasho waa kan
@ilyaasshiekh4256
@ilyaasshiekh4256 Жыл бұрын
Ayanle background interview ayaa ka maqan wareysigan
@somcad5267
@somcad5267 Жыл бұрын
Shiiq ku dile tukaan ayaa ii furan dheh ,macaamiisha iigu badana waa dumar... Caqliga dadka haku ciyaarin ee ganacsi kheyr leh sameyso... Taadu quraafo mexeey ka duwantahay ileen qof baa laga hadlaa io biyaa lagu shubaa beena baad wadaaye... Allaha ku soo hanuuniyo ganacsade...
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Sharta rusheeyayaashs Allaah ha naga Xijaaba Xasbunalkaah wa nicma wakiil xasbunallaah wa nicma wakiil
@hishamaliburhan4014
@hishamaliburhan4014 9 ай бұрын
Dadka waalan ee maanakoobiyo ku jiro bal qaar ha ka daaweeyo,hadu run sheegaayo,
@saedabdinssaer9191
@saedabdinssaer9191 Жыл бұрын
Quraanka in ganacsi laga dhigto diintee banaysay War orod dadka caamada ah meel ka fariiso
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 Жыл бұрын
Kolay ani is irir maside dadka masikinta ah oo sanoyinka aad hesato illahay shartada haka furfuro qof tagay cafiamday wan wayay ila ino ka daro moye dadka dhibatoyinka heestana waxa leyahay war ada isdawe kara quranka guriga ku aqriso qof quraan ku saray iyo mid aad aqrisatay ka aqrisatay ba kheer badan wayo marka quraanka aqriso shandaanka wa ka ordi marka shartada illahay umada haka qabto mararka qaar waxan is dhaha aygaba sixirolayal ah wllhi
@abdirisakali7578
@abdirisakali7578 Жыл бұрын
Waaa runtaa
@khaalidxikam
@khaalidxikam Жыл бұрын
Shheekha emailkisa nala wadaag
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Waan gartey sheekhu hargeiysa makuu nogu yimid ayuu soo shaac baxay dibna u masn arag hadana kinya maraya dhaqaale buu heley dhama hargeiysa
@mohamedyusuf1730
@mohamedyusuf1730 Жыл бұрын
Rusheyo kada tufitan maba ahan baa waa fire-fighter ama dabdamis👨‍🚒😄😄😄
@Allasheikh.
@Allasheikh. Жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل.
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 Жыл бұрын
Waa qurafaad umada laga qabto uabahan ragaan umada lacagta kaxaa lufiyay jiniga ayagaba dadka kudira
@mohamedsalat6579
@mohamedsalat6579 Жыл бұрын
Ayaanlow Inteee Joogaaa Hada nin kaani walllaaale waan Rabaaye
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Kani waa eber
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Rusheeye asgaba lacaguu ka sameeya meesha
@benin9773
@benin9773 Жыл бұрын
Waxaan umalaynayaa inta badan dumarka waa “ physcological problems “ qasab ma’aha inuu yahay jinn,sixir ,ama il
@sadamali9577
@sadamali9577 Жыл бұрын
I believe Khalad weeyeh Dumer Baden In la Qooyo taxalil waah waah ka yaqanaah lkn waxa Somalia ka socdaah waah khalad wayn Waliba Media ha Wax looh dulqaden karo ma aho Intaas Dumer ah ma ila saxno waxan ani runtaah
@abahm987
@abahm987 Жыл бұрын
Sheekh rusheeyow islamic school ankara ka fur
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 Жыл бұрын
Halkı Jini waxa lagu saara 50 dollar kulahaà kawaran shikhow haduu koox dhanoo jini imaato 🤣🤣
@ABDIRAHMAN_1
@ABDIRAHMAN_1 Жыл бұрын
wuu taajiray 😂😂😂
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui Жыл бұрын
Kkk caadi ma aha!..talow sheekooy kunacay la iskama oran...Jin walba ¥£ 50. Tani Soo ma aha dariiqa ugu fudud ee dadka lagu dhici karo.
@thailandbackstagetv5968
@thailandbackstagetv5968 Жыл бұрын
10,000 Soomaali jini adeegsado waxaas Wax caqliga aangaleen ninkan waa Beenloow 300 naag maalintii imaado 300 jini uu kujiro oo laga zineystay Ilaahey ka cabso beenta caamada Masaakiinta soomaalida beenta ka Daa waxowrabaa Soomaalida qurbaha Lacag inow kaqaato Soomaaliyeey Ninkaan waa tufotoore ka dheeraada Quraanka idinka aqrista jirada uu sheegaayo waa depression ninkan waa Sheydaanka uu sheegey iska ilaaliya.
@liibanaxmedmaxamud
@liibanaxmedmaxamud Жыл бұрын
Magaciso waa maslax shuluq wuu joga jirey taretisho wuxuu ah shabaab anaa ku dharo karo labo wil mitna kenyo buu jaga mitna muqdisho wuxuu ku yiri kusoo bira ee iska ilaaliya waa shabaab Miran sheikh mahn dadka maxa u dili jirty ku dhe🤯
@sharmarkemohamed2575
@sharmarkemohamed2575 Жыл бұрын
War ninkan waalan maxad madasha u keentay 😁
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 Жыл бұрын
Naagtu rusheeyo hadeee shidanthy wuuu aroosa Kan xariif waaye 🤣🤪
@halimahassan2201
@halimahassan2201 Жыл бұрын
Subx
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Sheko sheeq gurigisa sheeq uma ahan somali dhihi jirtay kumakaro hadan kukarin tufta cafineyn iney wada aqristan hadilogeyo hayi waxa taqana aqaanaa aqri tuf sidas marna nin lahayo isaga ladhawaya marna isaga lagu shaqeysanayo marna qurx socodkibadna kareysto ganini nerfaha lasiyo jir bararsan burni ueg hadu qofki ugacan galiyay kakaxeyan qoof cabsi mustaqbal gur qofkisa ladonayan iskajog cun kuma anfacdo hadey dhahan shiqiya lagasoracay culuma dahil duudka laga matabto
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Жыл бұрын
Kan shartisa umada Alle haka qabto Wixi dawayn kabadane Indhahenu namasarayan ileene😂
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Qofka nafsiyan uuqaday dulqadkisa cabsi iskubadashay naftis riyo soojed uu riyon isaga canano wax iskufal dheh dharbaxi udhib kuxad adigo dhahayo waxan kadaremay inkorkaga gariraya wakababaee kawawyada dil wax udhimeyn hadana haisweydiyo muxuu kudharbaxay ruxi sakarad walarugrugaa qabigis sorog adigo socod udiden haiskudirin naftada hana kudirin walalki
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
Kuwaa lagu akhriyay waxay ahaayeen gaalo ,
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv Жыл бұрын
Dadka uu ku aqriyey haday gaalo ahaayeen isagana gaal miyaa?!!!
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Жыл бұрын
waa khaayin ninkan
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Жыл бұрын
tuug
@cayuushacudoon7788
@cayuushacudoon7788 Жыл бұрын
Ayeydey qaaruumo wx la dhahyee aaminsnthy malin hore 1k lga qaatey wx loo qbtana ma ujeeddo war ngma maqleeso qof waayeel ah waaye abtiyaaasheynah wxee rbtee usmeynaayaan wlhi aqoon dro xun ayaa hysto illhy hka saaree
@faisal-iv6hj
@faisal-iv6hj Жыл бұрын
Allah caafiyo ayeeyo macan waxeyrabto halosameyo sida ee kufraxsantahy wayeel waye
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Ayaanloow dadka aad waraysanayso iskaaya bar oo noo sheeg xagee ku dhashay muxuu Aqoon ah oo uu Lee yahay Fadlan si aanu u Fahno Aqoontiisa ugana Faaiidaysano beri.
@zeinabosman5151
@zeinabosman5151 Жыл бұрын
Tuug been iyo sixir wax ku daweeyaa shartiisa alaha na mootiyo
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
Asiga wuxuu ka mid yahay fitnada jirta sida ma ahan sida saxda ah
@maxamedyuusufclaahi8303
@maxamedyuusufclaahi8303 Жыл бұрын
Wassakh baad tahay kabahayga ma gaadhi kartid car kaalay hargeysa sixiroolaad tahey .dadkana waanu kuu sheegi inaad naago qaawan sheer kula jirtid. Waad arki sidaan kuu fashilo . Hala gaadhsiiyo sixiroolaha common kan . Wuu Narayan.
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH Жыл бұрын
Jin ayaa kugu jira sababtoo ah sheekha shaydaanku culimada ma ogola ee usasoo baadh realy
@MrFathimohamed
@MrFathimohamed Жыл бұрын
This is the worst interview, shame .. no questions about his life, credentials etc... Or hard questions about his scams
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv Жыл бұрын
Subxaana laah Waa kuwaas wahaabiyiinti, Waxay isku sheegaan salifiyiin!!!!!!! Qabuuriyiintii ayaa dhaanta !!!! Lacanatullaah Calal kaadibiin !!’ Afkiisa ayuu isku kashifay Wixi uu samayn jiray, ama hadda uu samaynaayo !!!!!!
@mandekdaoud3358
@mandekdaoud3358 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mussaali5239
@mussaali5239 Жыл бұрын
Beenlow! Wuxuu sheegayo wax kama jiraan. He's worthless ignorant.
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 Жыл бұрын
Rusheeye ummada ha laga qabto ciyaal suuqa! Jaahil walbo madaxa inta soo duubto ayuu masaakiinta sirayaa. Akhlaaq xummada Soomaaliya ay ku hayaan rusheeyayaasha maaha wax loo dulqaadan karo. Waxaan oo kale wareysi uma baahno ee in ul lagala daalo ayaa abaalkooda ah.
@hasanhuseen5635
@hasanhuseen5635 Жыл бұрын
Waxan ale kabaryayaa inoo kajeseyo dulmiga akusamesay camada adigo waliba malkoda banestay shem
SH MUSTAFA WAXAAN KU SOO KORAY AGOON-NIMO!
51:02
HANOOLAATO
Рет қаралды 74 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 27 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
WAXEY GUBEYSA DHAMAAN ISHA XASADKA, JINKA IYO SIXIRKA, RUQYADAN WAA SADAQO KAGA TIMID SHEIKH ABDIXAQ
46:10
Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114
Рет қаралды 48 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE +
15:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН