Sh Xassaan Oo Allah Ka Barye Iney Rushka Guulestaan Guul Musliminta Ka Faaidestaan

  Рет қаралды 69,532

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

Жыл бұрын

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
/ @imamshaficimedia
imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
t.me/imamshaficimedia
imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
vm.tiktok.com/ZMLKNYwJo/
plz share, subscribe, like and follow
Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshaficimedia/734
2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshaficimedia/240
Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
• كيفية استخدام مايكروسو...
8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
• كيفية استخدام المكتبة ...

Пікірлер: 93
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 Жыл бұрын
Waa siyaasi sheekhani aduunka lasocda
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 5 күн бұрын
Iinsha alhu yaa sheeq jazaaka lah wasalama caleykum
@qamarali3523
@qamarali3523 Жыл бұрын
Dhamaantood alle ha isku jabiyo ijiid aan ku jiidee ha isku noqdaan allaan ka baryee anagana ciidan ay nagu fidneeyaan hanoo waayaan culumo khayr badan on isku dhagdhaganayna alle hanoo Soo qorsheeyo asagaa awood badane
@mohamedabdinasir245
@mohamedabdinasir245 Жыл бұрын
Guul ay muslimiintu ku reeyaan baan ruushka urajaynaynaa
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 5 күн бұрын
Asc yaa sheeq xasaan iinsha alhu ilaah looma sheega asaga ayaa xakiimul caliim ah oo inaga ogsoon
@doone9873
@doone9873 Жыл бұрын
Taas sheekh wan soo dhawena wa hadal faraxad leh khayr badan inshallah
@alinoor6515
@alinoor6515 Жыл бұрын
Sax
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Sheekh xaasaan muafaker aragti dheer alle hanoo kaa daayo 🥰🧠☝
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or Жыл бұрын
اللهم قوي المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في العالم إلى الأبد اللهم امين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
@weheliye
@weheliye Жыл бұрын
InshaALLAH Rushiyaanka guulaysanaya
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Aamiin sheekh ilaahay ha jabiyo maraykan iyo reer galbeedkaba sheekh baarkallaah fiik
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 ай бұрын
Aamiin.sheekh xassanow ruushka.ha.guuleeysta.
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Жыл бұрын
اللهم أغفر للمؤمنين
@sheekhxasan4046
@sheekhxasan4046 Жыл бұрын
Insha,allah allaha jabiya reer galbeedka iyo national
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or Жыл бұрын
اللهم أصلح احوال المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في العالم إلى الأبد اللهم امين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 ай бұрын
Valeyhim salaatu wa.salaam
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 Жыл бұрын
Waa run reer yurub iyo maraykanku markay jabaan islamka ayaa guulaysan
@use_996
@use_996 Жыл бұрын
Allah haysku jabiyo , allaw yusan midna gulaysan
@maxameddhegacade4212
@maxameddhegacade4212 Жыл бұрын
بارك الله لك وحياك يا شيخ
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Balayo kale iyo chanese aya xoogaysanaya oo ka qatar badan reer galbeedka. Ilahay ayaga haysku laayo midkodna nooma roona.
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Жыл бұрын
sheeku waa reermiyi aduuba war uuma hayo iyo waxa shiinuhu ku hayo muslimiinta Uyghur'ka. teeda kale ruushkan uu taageerayaa waa kii aynu ka dhaxalnay digtaatooriyada iyo shuuciyada iyo raga iyo dumarku waa simanyihiin iyo quraanku majiro iyo culimada halalaayo.
@joinownpaypaylsavebiihi301
@joinownpaypaylsavebiihi301 Жыл бұрын
Allah swt Ruush ha jebiyo Muslimiintii suuriya sida uu ugallay Majuus ayu uducaynaya maraykan iyo yurub ha guulaystan kani ruushka ma qabiilkiisu mooday Diini iyo iiman kama muuqdo wa mooryan khamiis xidhan
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Жыл бұрын
Waa ruunta. Waxa tahay kommentiga keli ee ogu caqli fican.
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Жыл бұрын
😎🙄 Ruuntii majecli sheekhan fikradihisaa.
@morganghani.4969
@morganghani.4969 Жыл бұрын
Hhh ma waxa joogtaa reer galbeedka oo baasaboorkooda haystaa ,hhh waxas ka bax dagaalki 3 Aya dhacaya hhhh
@ahmednuur1585
@ahmednuur1585 Жыл бұрын
Waa sx ruushka allaha guuleeyo
@hogwarts3112
@hogwarts3112 Жыл бұрын
Ha ilaawin Russia wuxuu laayey muslimiinta
@m4aus445
@m4aus445 Жыл бұрын
He doesn’t know that because he has the brain capacity of a child.. labo Gaalo is diri ray so maxaa kaakalay? Russia deserves what they get… They should be destroyed ..​@@hogwarts3112
@nasramuse1627
@nasramuse1627 Жыл бұрын
Ruushka waa kii walaleheena suuriyaa laayay kaal kaal ma dhaamo ayaga ha isba bi iyaan
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or Жыл бұрын
بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا اللهم امين 🤲
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Жыл бұрын
Waxaa uuu shekh kahadlayo sufiyo iyo dimuquradiyiiin waa kaxun yihin
@nuhliban3831
@nuhliban3831 Жыл бұрын
Waxan aad kuugu jecelahay sida aad ugu qiiraysan tahay in muslimiintu guulaystaan
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Жыл бұрын
Weligey gaal uma duceyn maanta ruushka u duceyneyneena weliba hiil haloo muujiyo
@aaminayusuf850
@aaminayusuf850 4 ай бұрын
Haku fogaan rushka laftirkiisa Hill malehe
@asadtheking8170
@asadtheking8170 Жыл бұрын
Afrikaan iyo anaka dagalkena dib u dhiga cadawga shisheeye haleska celiyo sheikha wa runtiis somali intaas aye fahmi la yihiin
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Жыл бұрын
Caqli aan ficil lagu darin waa hal bacad lagu lisay, anaga maanta waxa naheesto waa taas hadal iyo fadhi ku dirir ayaa meel kasto la la fadhiyaa laakin ficil malahan.
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Жыл бұрын
Asc sheikh hassan waa sheikh aragti dheer meelah qarkii
@abdilahimohamedmohamud3153
@abdilahimohamedmohamud3153 Жыл бұрын
Waa ruunta walhi mar hore ay sida u fikiray
@saidhussein2679
@saidhussein2679 Жыл бұрын
Inuu ruushka uu raayo ayaan codsanayaa kulahaa , yaa ka codsaneeysaa ,,intaan wadaado fiirsanaayay wadaadkan waaba waalanyahay ,,ma hayawaan ayaa cadow noogu sheekeeynayaa ,,xataa nabiga haduu yiraahdo caleeyhi salaam ,,caleehi salaam xataa ma dhahayo ,,niman aan qaraabo nahay kulahaa,,sheeq dhahayo qolo aan qaraabo nahay waligeey ma arkin ,,xataa sheeq cumar faaruuq ninka aflagaadeeyay waaye
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 ай бұрын
Sheekh waxaad lowday yuhuuda iyo nasaarada ayaa cadowga muslimka ah.maaha xabashidu .
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Жыл бұрын
Shiikh amxaarada abohood waa ruush guusha ruushku waa guusha amxaarada waa isku kaniisad aad buu u ilaashadaa
@gigachad9879
@gigachad9879 Жыл бұрын
Tigree iyo Ogaden xaggee u kala waddaa waa isku mide
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or Жыл бұрын
اللهم حرر جميع سكان المسلمين في العالم إلى الأبد اللهم امين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين .
@mahamedmuhumed7362
@mahamedmuhumed7362 Жыл бұрын
Qof kasta oo yaqaan dhaqanka reer gaĺbeedka waxa uu jecel yahay in ruushku guulaysto
@mahamedmuhumed7362
@mahamedmuhumed7362 Жыл бұрын
Been , khiyaamo ,xaasidmo iyo islawaynaan ayay dhaqan u leeyihiin
@daherosoble9975
@daherosoble9975 Жыл бұрын
Rushka maahanoo kii somaalia dhparjapeyay dagaalkii itolpiya 1977 ruushku hapaapao Allaha janitor aaway Siriiya Libbya dhiiqo maxaa kugudhacay
@MusaAutomates
@MusaAutomates Жыл бұрын
Russia waa kii gubay Syria. Ha ilaawin wuxuu ku dhigay Xalab( Allepo) asagaa ka xun Maraykan
@Fahad-fz3bm
@Fahad-fz3bm Жыл бұрын
Qoratada mida Qalajista la yiraah miyaa Waligay ma Arag qorato dab afuuftee
@Yusuf-wz2hj
@Yusuf-wz2hj Жыл бұрын
Shaykhan ma uga miyaa intii musliiin oo wadan rushku dolka lasimay iyo taarikhdii dheereed .. 500 sano ilaa hadeeer America waa shaley.. amiracana kheyraadka ayey qataaa rushka dalka buu Keenan didkiisa kheyraadka ruushka masar way ka yeriid intakale waa dalakii mulinka ahaa haduu shaikho waxa shegayo ilahow isku rug ayaa ku munaa sib ah
@xidaarxashi9262
@xidaarxashi9262 Жыл бұрын
Mareekan ya ku yiri wa dowlad iskaad umadax banaan. Dowladaha Rumaan aye ka tirsanyihin uu nabiga yiri way geysa badanyihiin marka mid jabisaan gees kale ayee la so baxahayaan. Marka sida bay u xidhiidhaan. Sax Ruushka cadaawadiisa mid dhaw ma aha balse tan Roman aya ka fac weyn oo marba mid markay jabto midkale dib usoo noolato laga bilaabo Greeka, Potugueseka, Spanishka, Franciska, Biritsh empire ilaa hada oo Mareekan hogaaminayo. Sida u garo Roman Empires weeye wa tuu Nabiga ka waramay uu yidhi way geesa badanyihiin.
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 Жыл бұрын
Ma ogaadeen baa tigreega raba mase majeerteen? Su’aashaas soomaalida kale ayey dhextaalaa oo ka jawaabi doonta..
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 Жыл бұрын
وزغة ان في قتلها اجرا لانه کان ينفخ ابراهيم
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 ай бұрын
Geelong ka cabaajis weeyaa waa caa sho badhi ka yartahay ama ma's cagaley 'afar adinleey.
@abdiiabduosman4746
@abdiiabduosman4746 Жыл бұрын
😅🤣😂
@t5dg
@t5dg Жыл бұрын
Russian
@mohamuudmohamed9284
@mohamuudmohamed9284 Жыл бұрын
Waa fikir iyo caqli la’ aanta wahaabiyada, Russia wuu jabay wuuna jabayaa Inshalaah
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 4 ай бұрын
Bahalka shiikha uu sheegayo ma qarandaxaa.ani sasaan u fahmaye?
@calishaakir1
@calishaakir1 Жыл бұрын
Ingiriisku wuxuu laayey oo gumaaday DHULBAHANTE oo wuxuu kaga tegay oo u diiwaan geliyey COLAAD IYO CADOWNIMO.
@calishaakir1
@calishaakir1 Жыл бұрын
Sheekh maaha reer Cali Geri qudha ee DHULBAHANTE oo dhan yuu dhaafay oo daayey Colaadna wuu ugu beeray Umada intii kale.
@libanjama4217
@libanjama4217 Жыл бұрын
Guul putin iyo Russian
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Sheekh Xassaan noolow Waxaa tahay Geesi runta aan Ka gaban Qalbigeyga ayaad Ka tarjuntay. Tigray Soomaali oo dhan ayey duleeysatay kuwa badan oo siyaasiin isku sheego ayaa u ooyaayo
@shaadiyaharir1841
@shaadiyaharir1841 Жыл бұрын
Waa sheekhanaa Russia syria muxuu kasmeeyaya Suuriya meeday😥😥😥 Waxa sida ugalay waa ruush Allah habaabiyo ruush🤮🤮🤮🤧🤧🤢🤕🤒🤡
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
Saas wye
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 Жыл бұрын
Shekhu waa kusaxan yahy lnuu mareykanka jab ugu duceeyo ruushkana guul,maxaa yeelay reer galbeedku waa nimankii caalamka islaamka marna gumeestaan marna burburiyaan marna dhiigmirtaan
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 Жыл бұрын
axmaaro
@yuusufosman7162
@yuusufosman7162 Жыл бұрын
DADKA KA DHEX BAX
@warsamesheikh8246
@warsamesheikh8246 Жыл бұрын
روسیا ضد اللواط۔۔
@farxaanmuuseisxaaq4876
@farxaanmuuseisxaaq4876 Жыл бұрын
War talow CAASHA GARDACIDUNA maxay tahay?
@abubakarrooble2408
@abubakarrooble2408 Жыл бұрын
Maxaan laba gaal oo abtirisyo gudoon midna guusha u siin midna aan u gumeen
@ahmednuur1585
@ahmednuur1585 Жыл бұрын
Nio labada gaal dhibka muslimiinta ayay ku kla daranyihiin mareykan iyo reer yurub muslimtinta dhib xoogan bey kuhayan
@SultanAli-hc6ki
@SultanAli-hc6ki Жыл бұрын
Ruushks Syria carurtoda ayuu game dhigay
@mohaahassan9156
@mohaahassan9156 Жыл бұрын
بعض شر اهون من بعض
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Жыл бұрын
@@ahmednuur1585 waxba ma ogid.
@abdinasir7998
@abdinasir7998 4 ай бұрын
Rush maxad ku fali gushisa wa kii ado xabashi dhulkagi ka xoraystay oo si xun u xasuqay kugu so ceshaye...
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 Жыл бұрын
cali kacsi baa la yidhaa ka lab ka ah kkkkkk
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
kani sheekh maha waa oday qabiilayste ah oo dawakhay waxii aan soo qoray wuu masaxay miskiin weligaba masax damiin inad tahay ruush iyo ukrain maxad ugu kala hiilinaysa ma mid baa caano ku lisaya xuman iyo binu adamnimo laana halkasuu ka gadhay hadana sheekh buu isku sheegya dadki lalayay masakiinta ayu ku diganaya ilahay waxasoo kale ma aqabalo inad qof la dulmiyay kii dulmiyay ha ka guulaysto tidhahdo anagu waxan leeyahay ilahay ha kala qaboojiyo dhaman aduunka odhan wixi is haysta nabadana ha warto jahil weye wuxu leeyahay ruushka ha guulaysto ruushaka manau ahayn kii jebiyay somalida dagaalki 1977kii ee jabka somalidaba ka bilowday miskiin oday waxana fahmayn baa iska soo fadhiisanaya ruushka manau ahayn kii syriya dhulka dhigay iska hadlow ina igare suga odaayshaan intan u soo fadhiisanayo youtube beentan aad adanku ku shubtan isuga inyar aan so qubi beentiine fulaynimdiisa muxu u masaxay wiixi aan soo qoray fule masax wana soo qori again and again
@YourSense114
@YourSense114 Жыл бұрын
Waleeeee caaawaaaad TAARIIKHDA RUNTA KA SHEEGTAY MAREEYKAN QOLAAAA KU SHAQEEEYSATA, QOLODAASAAA INA NECEB MAREEYKANKA QUDHIIISU CUNAHAAA LA HAYYAAAA QOLODAAA BAAA DHAQAALAHA DALKA DAADIHIYA, MAXKAMADAHA UGU SAREEYA, MEEDIYAHA, IWM CIDAAAN QOLODAAAA BUUN BUUNIN BOOS MA HELAAYO RABIYOOW RUUSH GACANTA SARE SIII, CADOOWGIIIII NA HELAY WEEYE KUWA HIIFAAYA PUTIN MAANTA MAREEEYKAN WAA FULAY, QOLAAAAA BIRTA DABKA KU HEEYSA SADEX KOOFI MADAXWEEYNAHA UKRAINE MAREEYKAN XOGHYAHA ARIMAHA DIBADDA XOGHAYAHA NATO ISKU DAR SADEX KOOFI WALCIYAADA BILLAH
@abdighafarhassan1317
@abdighafarhassan1317 Жыл бұрын
waa runtaa. Qoladaasna waa yahuuda. Mareykan iyo yurub xaaraan bey ku heystaan. Xitaa somalida iyo afrikaanka yurub laga buuxinaayo iyagaa ka dambeeya oo waxay rabaan in cadaanka laga tira bato si ay waligood isaga guumeystaan.
@YourSense114
@YourSense114 Жыл бұрын
@@abdighafarhassan1317 Quraanka aqriskiisa wardi aynu ka dhigano Nebiga CSW wuxuu yidhi..quraanka oo ku dhaqantaan,waa kań keliya ee waaaa kan cadow ina cabiidsan karin Dalkana ha loo duceeyo AAkhira Zamaan baynu ku jirnaa badoowdii nebia ka yidhi cadaabteey ka daran tahay quraankana inaga yidhi xuduud ma leh ayaaa MP ah, oo dalkii ka doortay GARAVAATI IYO DIYAARAD LA ISKU SAWIRO INSHA ALLAH ALLAH HA INAGA QABTO INAGANA AANU ALLAH ISKU XIDHNO ان شاء الله Waa Mahad san tahay Abdighafar QURAANKA, SIIRADA NEBIGA CSW (SIIRADA IBNU KATHIIR QORAY HADAAD DHUUXDO, WALAAHI ADDUUNYO QOLODAA SIDUUU ALLAH INOOGA DIGAY IYO SIDAAN ISU DAYACNAY) RABIYOOW HIDAAYADAADA INA WAAFAJI AAMIIIN
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 Жыл бұрын
الفويسق qoroto
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 4 ай бұрын
Sheekhan maxaadarooyinkiisu waa majaajilooyin. Sheekh Carro indhaha iyaa kaaga shuba inay waxba kaa qaadi weydo iyo inkale. Kani cilmi idiinma kordhinaayo waa jaahil afar eray oo carabi ah soo akhriyay😂
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Doqon aan waxba ofayn. 1977/78 markii Ruushka Kuuba keenay ee dagaalkii Somali la jabshay xaggeed jirtay. Maxaa Ruush kuu qabtay maalintii aad Somali xoreyn lahayd buu Warsaw kuu keenay. Jaahil
@saidhussein2679
@saidhussein2679 Жыл бұрын
War sheeqoow cayawaankaas caqli la aanta ah ayaad hada nagu leedahay hala dilo ,,,
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
sheekhow sheekh ma tihid dadka ha waalin qablayadana iska daa dhulbahnte berigi darwiishta way qawanayen waxna ma ogayn isaaq iyo ugaden baa la dagalamay dadkaas ba iyo ta midna ma ahayn adigii ba ku biiray qomkii beenta shubi jiray isla yaab qoratada sheegaysona ilahay ma dulmiyo cidna kii abuufay wuu ciqabi kan kale muxu gaystay mise cadho ku wada dhacday sheekhana maha sheekh qabayalad hadana been ku tagerya dadka qaar iska naso ader waxba ma ogid cidna wax u shegi kari mayside dhulbahnte imisa kaga jiray 17 khasiiga la odhanayay noo sheeg isaaqana imisa kaga jiray hwiye imisa ku jiray ugaden cabdule xasan reerkiisa imisa ku jiray hadaba iska daa qabayaldan xun
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 Жыл бұрын
Ma wax aduunku wada ogyahay baad cuqdadaada kuqarin kartaa. Ingiriisku maantaanu niri naga adkaan maysid Aadmiga dhulbahantaa ubadnaa aalad iyo xoog Abwaan hore. In wadaad dikriyayaa mar hore duubcad nagu jookhay Oo aan daraawiish ahayn diinta lagu xeelay Waa waxaan la dibindaabayaa dakharadeedii Abwaan hore Hadba dunida reerbaa camira caydh ahaan jiraye Cakuyee aduunyada maxaa calan iswaydaarshey Bal cibaaradaa daya nabsiga looma caal helo e.
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
abdikariim mid kale kuu sheegaya beriga somali odhan way yarayd koonfur waxay ahayd hal million somaliland waxay ahayd lix boqol oo kun dhulbahnte waxba kama ahayn wax aad iyo aad uu yar buu aha woo miyi jooga waxna garayn dharka ay xidhan jiren waxan maqlay in la odhan jiray dhuuu waana haraga xoolaha dhulbahantow markaa dhuuga xidhanayden baad dhanteen sidane ma maqashay faaanka shaydanka aya naartaa ku galay iska daa faanka beenta xaqiiqda ka hadal dhulbahnte iyaga la badabdinayay masakiinta magaca darwiishana ma shegan kraan wayo ninka darwiish la magac bay nin isaaqa waeeye wale iyo bile maha darood tan kale ugaden kuma faanaan waxas wayo runta way og yihin weliga qof ugadeena darwaiish waxas ka sheeknaya ma maqlaysid kalsoonida weye kuwan dhulbahnte waxaba way noqon wayeen intasay isku fanayan waxna kama jiro
@mussemuna386
@mussemuna386 Жыл бұрын
Cuqdada ayaa ku hesa ee ku dhimo
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 Жыл бұрын
@@madashawanaga6577 dhulbahante intooda badan daraawiish kumaba fanaan waayo way kujabeen tiradoodiina aad uyaraatay raas kasta 5tii odayba 2 ayaa kaga dhimatay, sidaas mau ogtahay dhulos inuu daarood ugu badnaa ingiriis kahor waxaadna ka garan kartaa waxuu deegaankoodu ahaa beer oo burco duleedkeeda ah, halkaas waxaad ka garan kartaa siday ugu madheen duqaymihii.
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE Жыл бұрын
Russhka qowma luuudku wuu neceyaxay balse rer galbedka sheydanka ayeey ushaqeyaan qowmaludka ayeey dadka kuqasbayaan
Gaalada Ila Iminkan Sirta Somaalia Wey Qarinaayan Maso Saaran Sh Xassaan Abu Salmaan
17:13
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 96 М.
4 Waxey Nuriyaan Araga Indhaha 4 Kale na Wey Daciifiyaan Sh Xassaan Abu Salmaan
9:39
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 51 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 46 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 141 МЛН
Jawaab Kulul || Sh Xassaan Oo Cadeeyey Inu Ashaaciro Ku Been Abuuranin
30:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 20 М.
Sualo iyo jawaabo diini ah by sh umal
16:20
Su'aal iyo Jawaab Diini ah
Рет қаралды 3,3 М.
Qabriga in Quraan lagu akhriyo Salafka Ayaa qaba || Sh Xassaan
17:03
Qaabka ay Janada Oga Imaadeen Wabiyada Nile, Furaat, Jeyxaan Iyo seyxaan Mataqana Sh Xassaan
19:25
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 104 М.
Gaal Gaalnimo Ku dhinte Allah Ha U Naxaristo Iska Ilaaliya Sh Xassaan Abu Salmaan
10:21
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 65 М.
Imam Hawiye Ah Ama  Isaaq Ah Qolo Daarood Ah Matujin Karaa Sh Xassaan
13:23
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 32 М.
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 76 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН