SHAADIYA SHARAF [ GEESINIMO ADIGAA IGU DHIIRO GALIYAY ] SHOWGA CIIDA & BANDHIGII ABDIFITAH YARE 2023

  Рет қаралды 5,639,914

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

Жыл бұрын

SHAADIYA SHARAF || GEESINIMO || SHOWGA CIIDA & BANDHIGII ABDIFITAH YARE (2023)

Пікірлер: 899
@najmaalihussein_koos
@najmaalihussein_koos Жыл бұрын
Ninkeeda walee waa ugar naqday maaasha allaah family quruxbadan isha cadowga allaha idinka haayo 😊
@XabiibomaadeyXabiibomaadey
@XabiibomaadeyXabiibomaadey 2 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@user-uo4jr9qu9w
@user-uo4jr9qu9w Жыл бұрын
HESUHU MARWALBA WAXAY KAHADLAN Tilmamaha dhip kaga lkn Quranka waxa laga helaa Xalka dhibkaga Hadad Quranka jeceshay like isaar ❤❤❤
@ayaanleliibaan1779
@ayaanleliibaan1779 Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@ADnahappy-mq3ys
@ADnahappy-mq3ys Жыл бұрын
@xaliimo7236
@xaliimo7236 Жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@zaaramohamed2836
@zaaramohamed2836 Жыл бұрын
🩸❤❤
@apdulaziizathlastube3817
@apdulaziizathlastube3817 Жыл бұрын
Like waan saaray Lkn Quranku aad uweyn yahay ha barbardhigin hadal bini aadam
@jamville3576
@jamville3576 4 ай бұрын
I love listening to this song🎶❤️.. I am from the Philippines and I have a big respect to my brothers and sisters from Somalia..
@laylaawais6675
@laylaawais6675 3 ай бұрын
We love you ❤too ❤❤❤❤❤
@hoyomcn9204
@hoyomcn9204 3 ай бұрын
M.a keep going 💪💪
@AbdiladifNoor
@AbdiladifNoor Ай бұрын
Bro u gotta switch race now😂
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Жыл бұрын
Heestii Gabadh u qaado Ninkeeda waa Tii ugu fiicned Shaadiya waad kabaxsatay, Wuuna u qalmaa Cabdi fitaax yare ,Markasta guul ayaan idin rajeynaa 👉🇸🇴❤
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial Жыл бұрын
Thank wll mcn❤️🙏
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 Жыл бұрын
Inta heestan sugaysya mudo ismuujiya ❤✌ Boqorada codka shaadiyo sharaf isn't easy 💥🩸 Xidigta fanka Mogadishu shida oo nuurka uso bixisay
@faadumoxirsi3283
@faadumoxirsi3283 6 ай бұрын
Ghjmkugml😮😮😅😅😅
@XananQalid
@XananQalid Ай бұрын
Que 🤔
@MuhanadApuupakar
@MuhanadApuupakar Жыл бұрын
Queen 👸 shadiyo voice 100% Ereyada ala yacizak Music 🎶 100% Style 100% Really I have never seen like You girl in the world I very liked your voice 🎉
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial Жыл бұрын
Thank wll🙏😍
@nasranour8776
@nasranour8776 Жыл бұрын
@@shaadiyasharafofficial ɢᴏ ғɪ ᴏʀ ᴡᴏʀᴅ ᴡʟʟsʜʏ
@niciimaadan412
@niciimaadan412 Жыл бұрын
❤❤❤
@user-td7yy5io7n
@user-td7yy5io7n Жыл бұрын
Life best ❤
@user-sj1rh6qp7e
@user-sj1rh6qp7e Жыл бұрын
​@@shaadiyasharafofficial😅😅
@sulekomoalimissack7472
@sulekomoalimissack7472 Жыл бұрын
Wax welibo Music iiga darran axsan music wlhi Abdifatah Wuu ku farayareystay Hormar wacan wllkey 🎉🙏🥰
@Gulletjoseph3
@Gulletjoseph3 Жыл бұрын
Shadiya sharaf iyo ugbaad aragsan waa labada fananiinta an ka tageero . Oo wana fannaaniin aad u cod macaan iyo dadal badan ❤❤ best song 🎻
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
Nabiga salllahu calayhi wasalam wuu nacaladay naagaha madaxa qaawsanaayo😭😭😭😭
@awodeka6788
@awodeka6788 Жыл бұрын
Scw
@naalloshirwac974
@naalloshirwac974 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohadaahmad3665
@mohadaahmad3665 Жыл бұрын
Scw
@YasinedleCiye
@YasinedleCiye Жыл бұрын
Scw
@XamiidaQaasim-mw5sj
@XamiidaQaasim-mw5sj 11 ай бұрын
Scw scw scw
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Hees fiican shaadiya from somaliland noo kaaly haregisa❤
@faysalafghantextailcompany5309
@faysalafghantextailcompany5309 7 ай бұрын
i like shadia sharaf from afghanistan .love
@fardowsosuldan6649
@fardowsosuldan6649 Жыл бұрын
Jah🥺❤Xaas kagu markay kugarab tagantahy musica wad ku raxaysane ManshaAllah kuweygi🥰
@user-tg8ht3nd7g
@user-tg8ht3nd7g Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-bi5id4zw3j
@user-bi5id4zw3j 23 күн бұрын
❤❤❤❤😂❤
@user-bi5id4zw3j
@user-bi5id4zw3j 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@halimomoogehassan8219
@halimomoogehassan8219 Жыл бұрын
Xidigta fanka hesata dumashi qurux lamanaheygi alle haisku kin barakeyo tan wey hees dhafte❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Wow it's so amazing ayyy hees lawada sugayey 🎧🔥🔥kabax our quen shaadiyo sharaf wxni hees way dhaftay GEESINIMO ADIGAA IGU DHIRIGALIYO 💪♥️ lamaanahaygii jacaylka noolada yakhi 💑💑music waa dhafay🎹🎹❤
@shifaayare7913
@shifaayare7913 Жыл бұрын
Tan heees waa dhaftay runtii hesaha mar horan😂kafiristy hestan igu soo celisay shaki la,an shadiyo hawenka fanka ku jiro ayada 5ta number ugu sarayso ku jirto ❤❤❤
@maryamanadar8757
@maryamanadar8757 Жыл бұрын
Garbaha xidigaha kusafan garaadoyinkan xirnahay heerkan gaaray iyo xilkaba adiga leh guubabinteeda wuuuuw boqorada codka wan sugi la’een cod dahabey ❤
@sucdiinamohamud6493
@sucdiinamohamud6493 Жыл бұрын
Hees Aan Wada Sugenay Shaashka Axsan Cod ii Music Allah Hanii Xafido Adiga ii Abdifitah Gacmo Dahab 🎉❤
@MOHACADDE293
@MOHACADDE293 Жыл бұрын
Shadiya this song is the Best song of years
@MariaApdy-qr6mt
@MariaApdy-qr6mt Жыл бұрын
Siday ninkeeda niyada ugula hadlysoh, cajiiba Mch allh❤😢😊
@zahrobeelo3164
@zahrobeelo3164 Жыл бұрын
GEESINIMO ADIGAA IKU DHIIRIGALIYOO GARABKAYGA NOQDAYOO KALSOONI ISIIYEE KUMA GOYN KAREE MCN TAA OGOW💯💥❣️
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈
@user-dw4zq5mp3d
@user-dw4zq5mp3d 11 ай бұрын
Shadiya best song❤❤🎉
@user-iz2gz9hf2e
@user-iz2gz9hf2e Жыл бұрын
Nin agoonyar naagtiisa Lee saan sameyn karto duma cod mcn allha ku sharfo ❤❤❤
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 Жыл бұрын
Agoon miya xajigedu
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
@@ahmedmahfoud3471 agoon yar qabiil weye😂😳
@holeyomar7880
@holeyomar7880 Жыл бұрын
@@amanomar804 usheeg inuu qapiil yahay 😢😢 wee iga qoslisey wlhi 😂😂
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
@@holeyomar7880 wuu igaqosliye dheh nin weye 😂🤦
@cimraanxaashi119
@cimraanxaashi119 Жыл бұрын
Ma agonbaa qof weyn wete agonimadii dhafye😢
@ayanomar-yt5sl
@ayanomar-yt5sl Жыл бұрын
Walashay shadiyo gabadh xaasa thy IS astuur huno wa la dhimanaya ee ilahay ka cabso
@FilsanMowlid
@FilsanMowlid Ай бұрын
Macha allha
@guleedbadel5146
@guleedbadel5146 Жыл бұрын
OOF CALEEK INTA og inay qarxayso heeskan muddo yar❤🎉
@FARDUUS-wq9ex
@FARDUUS-wq9ex Жыл бұрын
Waw waw xabbti xajiga wa ka tuntay m.a codka mudiga lebiska dhamaan 👌👌😊❤❤
@HamdaMaxamed-vo8bi
@HamdaMaxamed-vo8bi Жыл бұрын
Aduunka wxa ka maacn maleh markaad qofkaaaga hezho izna fahntaaaan❤❤❤❤❤❤❤ nolol warta
@AhmedZaki-sk3ls
@AhmedZaki-sk3ls 11 ай бұрын
War heedhe waxan ma cabdifataaxbaa tumayo walee wuutagy c.fatah yare legend 👏
@falismaxamed1680
@falismaxamed1680 Жыл бұрын
Esh calaaa heees 🎉🎉🎉🎉🎉 wnku wataa qurux bdnteena🙏🙏🙏🥰🥰🥰💯💯❤️❤️
@ADOYIJELLENUNOW
@ADOYIJELLENUNOW Жыл бұрын
Best music 🎵 Inthe world❤❤❤❤
@user-ui7hp2gv1e
@user-ui7hp2gv1e Жыл бұрын
love 💘💘💘💘💘you
@roodacisman663
@roodacisman663 6 ай бұрын
​@@user-ui7hp2gv1e😢jju😢😮😊
@hodanabdi7415
@hodanabdi7415 Жыл бұрын
wow heer kale shadiyo sharaf sii wad
@user-pb6ok7dh9p
@user-pb6ok7dh9p Жыл бұрын
M.a wan ku jeclahay shaadiyo ❤
@ssm3933
@ssm3933 Жыл бұрын
Jah i like the way she enjoys song 🎵 shadiya sanadken waxba Lagma qaben karooooo lit 🔥 song 🎵
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
Lyrics: LIIBAN DOOR SHAADIYA SHARAF Garabaha xidigaha ku safan Garaadoyinka xidhanahy Heerkan gaadhay iyo xilkaba Adiga leh goobabinteyda Garashiyo ada raga dheer mudan Xurmadan gacaliyow fahansane Inay ku qiraan ku gudomiyan Ragu may Isla so gartaan? KOORIS Gaysinimo adiga igu dhiirgaliye Garabkayga noqde kalsoni isiiye Kuma go'ayn karee macan ta ogow PAGE 2 Garsoor nin la hubo adigaa Garaado lagugu noqon Go' aankisina dhab yahay Ka gun gaara wuxu hamoodo Gobinima adiga u dhasho helayo Goor iyo ayaan ana kugu faane Inay kuu qiraan ku gudomiyan Ragu may Isla so gartaan?
@ADAMDIGITAL-lk6es
@ADAMDIGITAL-lk6es Жыл бұрын
shaadiyo sharaf sanadkeedii baa lagu jira 1000000000000%%%%%%% Cong sis
@liibansade9802
@liibansade9802 Жыл бұрын
Shaadiyo... Sharaf... 2022 illaaa io hda social media iyadaa hesato... Xaga fanka✊❣️... All eyes on her❣️
@king_koofi4266
@king_koofi4266 10 ай бұрын
Keep going you are wonderful human 🎉🎉🎉🎉 SHAADIYO SHARAF …, MJGANG
@abdirahmanmaxamed2992
@abdirahmanmaxamed2992 Жыл бұрын
Jah Jah waxuu hees way dhaftay🎉❤😢😊
@omaraboubacar3977
@omaraboubacar3977 11 ай бұрын
Shadiya sharaf que bon dieu te garde tu ai une fille très belle avec une belle voix machaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@funnypoi8591
@funnypoi8591 Жыл бұрын
inta og iney 1m gaareyso hestan like ha isaaro ❤
@maryanalichannel9872
@maryanalichannel9872 Жыл бұрын
Hestan iney 1m views greysk inta igu racsan hyeh is dhaha ❤
@AnasinhoPoi
@AnasinhoPoi 28 күн бұрын
alla shahdiyo sharaf nin kayda ayee usoo qaaday heestaa mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤
@updihamiid1283
@updihamiid1283 11 ай бұрын
Hestan ani lee hadii la iqaadi lahaa wan ooyi lahaa 😢😂😂
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Жыл бұрын
Heestan waan sugayayba 2023 heesuhu waa shaadiya sharaf waad nashiday 🎼🔥
@faadumomaxamed8172
@faadumomaxamed8172 Жыл бұрын
Asxabta heesta ha la gadhsiyo 1M isbuuc
@maxedhaaji3833
@maxedhaaji3833 Жыл бұрын
Music 🎶 🎵 Iga gadan ani Io codkaada 🙌🙌
@ahmedmohamud1452
@ahmedmohamud1452 9 ай бұрын
❤best song
@ZACKGODAD
@ZACKGODAD 8 ай бұрын
Shadiya cod 100 Style 100 Cod macaan 100 Aan isku soo wada duu be wax kaa dhiman ma jiro boqo ra deena shadiya Sharaf ❤❤❤❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Best song of year 🔥🔥💯💯👊 LAYAAB shaadiyo sharaf Welcome back
@user-jt2xs5uv5x
@user-jt2xs5uv5x Жыл бұрын
0p😊😊 O 😅Oppenheimer k 2:01 k9lu8O8p9i98😊😅 😊😊
@ikraanxasanxasan8671
@ikraanxasanxasan8671 Жыл бұрын
😮
@ikraanxasanxasan8671
@ikraanxasanxasan8671 Жыл бұрын
!,❤
@shukriinabby8073
@shukriinabby8073 Жыл бұрын
​@@ikraanxasanxasan8671wqqqq
@SaabiriinIlyas-sc8bs
@SaabiriinIlyas-sc8bs 2 ай бұрын
The best song❤❤❤
@user-bo7zw5dy6z
@user-bo7zw5dy6z Жыл бұрын
Ay the fans ka shadiyo sharaf waa inna xidigtena 1m garsinaa
@prinzhishaam750
@prinzhishaam750 Жыл бұрын
🎉🎉Shaadiya sidey mar ujoogto bey isqarxisaa😅😅 This song is on Fire 🔥 For sure 🔥 ♥️ 😍 🫡🫡🫡😍😍😍😩
@MunaMustafe-s4k
@MunaMustafe-s4k 11 сағат бұрын
Masha allah wllshy shadiyo ❤❤❤❤❤😊😊
@ahmedoday7150
@ahmedoday7150 Жыл бұрын
Shaadiya sharaf hees la wada sugaaya Well done 😂
@nuurdaahir
@nuurdaahir 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ walahi has & badh❤❤
@hindishmoha9205
@hindishmoha9205 Жыл бұрын
Sadexeye allaha idinka qabto my favourite sandkan sanadkini waye❤
@asmajokarasmajokar9375
@asmajokarasmajokar9375 Жыл бұрын
Ragu meysla so gartan 😭😭😭😭
@user-jz9gc8zq4d
@user-jz9gc8zq4d 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sharaf 😊
@user-jz9gc8zq4d
@user-jz9gc8zq4d 6 ай бұрын
Wow😊
@sadamahmed5646
@sadamahmed5646 Жыл бұрын
Best song 🎵🎤🎤🎤🎤🎶🎶🎵🎵🎵year queen 🤴 muqdisho full respect wadaa noolaaada❤❤😍😍😍😍
@farxiyocadey2402
@farxiyocadey2402 11 ай бұрын
❤❤
@naimanalka6353
@naimanalka6353 8 ай бұрын
Best song 🎵 shaashka 🥰❤
@kingfathxialimohamuthshaah
@kingfathxialimohamuthshaah Жыл бұрын
Shadiya sharaf quen re muqdisho muqdisho ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@BashiAxmad
@BashiAxmad Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 Жыл бұрын
LAMAANAHA SOMALIDA EE UGU SHIDAN MUQDISHO KU DAYASHO AYAAD MUDAN TIHIIN SIDAAD ISKU GARAB TAAGAN TIHIIN ALLE IDINMA KALA KAXEEYO ABIDKIIN NOLOSHA FARXAD KU DHAMAYSTA ❤❤❤❤
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 Жыл бұрын
Layaab layaab my sister shaadiya sharaf ❤😊
@abgaalinho
@abgaalinho Жыл бұрын
Shadiya heesahaga caadi mahan waayadan madaxaa kuu baxsan waku salama wlshy guleyso ..🖤🫶🏻
@its___me_____simaney6027
@its___me_____simaney6027 Жыл бұрын
Awww😮❤ heees lee miyaa wxn❤ favourite😊 shaadiyo quurxbdn😭❤🫀
@aadannokia3145
@aadannokia3145 Жыл бұрын
Qoys ku daysho mudan alle ha isku kiin daayo ❤
@DahabMohamud
@DahabMohamud Жыл бұрын
Sweet song ❤❤
@enggorod34
@enggorod34 Жыл бұрын
Shadia anothe level ❤
@user-rt7tk4cq2x
@user-rt7tk4cq2x 5 ай бұрын
Saudi sarf❤❤
@HaZa12
@HaZa12 Жыл бұрын
Queen of Muqdisho 💃😫
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 7 ай бұрын
Mansha allah shadiya sharaf Alle haku barakeyo best song ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muusemahdi-db1qd
@muusemahdi-db1qd Жыл бұрын
Ayyy jah shaadiyadeyda heestaan meeqaa kusoo ceshteyna allah ha idiin xafido kuweygiii❤❤🎉🎉
@Samaale07
@Samaale07 Жыл бұрын
Shadia weliga haka shakinin 🎉❤
@abdisamedag1874
@abdisamedag1874 Жыл бұрын
Yaa ila sogaayey heestan ❤❤
@princemohaofficial
@princemohaofficial Жыл бұрын
This song is fire queen ✌️✌️🔥❤🥰
@DrHafsaAbdikadir-cr3fl
@DrHafsaAbdikadir-cr3fl Жыл бұрын
Eey😅😅😅❤❤❤❤❤agu1tfNhg
@DrHafsaAbdikadir-cr3fl
@DrHafsaAbdikadir-cr3fl Жыл бұрын
Allahyow yanan casuuumin😂😂😂😂day malo nefsahoyo😂😂😂😂 umadn afkoduna yara waxy afka gashanyana bdnaa😳Wixii bil cuni lahaa hal mare cuney 🙄😂ani gajaba i qabata markan ayagoo wax cunaya dawado😅😅afkod yaris qamankod waweyn ar Chinese kan nagacilmi badan hadana caato iyo saana Bisinka biyo xitaa Ma caweso 😂😂😂😳😳Hfeiv was. For Illdhfry
@MaxamedAxmed-fb4lk
@MaxamedAxmed-fb4lk 11 ай бұрын
​@@DrHafsaAbdikadir-cr3fl⁰000000
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😂😮😮🎉🎉🎉😮🎉😮🎉🎉😮😮🎉🎉😮🎉😮🎉🎉😮🎉😂😂😮😮🎉😮🎉😮🎉🎉😂😅😂😅😅😂😅😅🎉
@khadraibraahim4796
@khadraibraahim4796 Жыл бұрын
Masha allah allh haydiin barakeeyo
@hodanmohamed4660
@hodanmohamed4660 Жыл бұрын
The best
@user-nb2gu5ww1s
@user-nb2gu5ww1s 3 ай бұрын
Sharaftaydiiii😊 wa ku jeclahyyyyyyy❤😊
@user-dq9xy7nk2w
@user-dq9xy7nk2w 8 ай бұрын
Walahi hestan inta Ah inay ku qiran Gabar iqada mahelaya ❤😊
@mahamedabdi-op7me
@mahamedabdi-op7me Жыл бұрын
Best songs in the somali Shadiya
@yahyeshafiofficial2255
@yahyeshafiofficial2255 Жыл бұрын
Shawga ciida Muqdisho Liiban door ba waxa isku darsadaye Laxan iyo Ereyo Ba Wale Fanaankaasi Xge Ku Qarsonaaa shadiya😮
@mohaofficial7766
@mohaofficial7766 Жыл бұрын
Tan hees waa dhaaftay shaadiya the best song
@MssJimin-ox9fc
@MssJimin-ox9fc Жыл бұрын
Hees dhaankaste kaa dhisaan😊😊 Music:100% Codka:100% Ereyada:100% Laxaanka:100%
@omaraboubacar3977
@omaraboubacar3977 11 ай бұрын
Waad heshay Cabdifitaax oo aad hayso ❤❤❤❤
@umaljama3800
@umaljama3800 Жыл бұрын
Waanu raagsanay shaadiyo sharaf masrixiyadii oo qof Midhaha :100% Laxanka:100$ Codka: 100% Music100%
@safiyomahamed7613
@safiyomahamed7613 Жыл бұрын
Shaadiyo sharaf fanaanadeyda kujclhy quen👸😥❣️
@korneelkhadaafi127
@korneelkhadaafi127 Жыл бұрын
Best musician cabdi fitaax 🤟 iyo codka shaadiyo waa la,iskugu talagalay
@arshadanshax1356
@arshadanshax1356 Жыл бұрын
Inaad Xidigta Somali Tahay Yaa Dood Kaqabo ShaadiYo m.a Fara dahable Abdifatah Yare
@ShamGemar
@ShamGemar Жыл бұрын
Poqorada codka macan shadiyo sharaf😊❤
@Murti.32
@Murti.32 Жыл бұрын
Queen 👸 Shadia Aad io Aad 💯 🙏🔥
@user-oo9ew4ve2i
@user-oo9ew4ve2i 5 ай бұрын
Shadio the best singer in SOMALIA❤❤❤❤😊😊
@user-qj8zt9cr7f
@user-qj8zt9cr7f 6 ай бұрын
Keep going shadiyo
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 Жыл бұрын
HOOYO + AABO + EEDO ANIGA WALIDKEYGA U QALMAAN WLHI ❤
@Cimraan2008
@Cimraan2008 8 ай бұрын
Wallaasheena shaadiyo legend soobadi
@Queen_Qamar07
@Queen_Qamar07 Жыл бұрын
Ugu danbeyn heesteydii😊❤
@SaxarlaXassen
@SaxarlaXassen Жыл бұрын
😮😅
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Heesti Ugu Shidnayd Heesihi Eid❤
@saynababdiwali3242
@saynababdiwali3242 Жыл бұрын
Hees way dhaaftay ❤❤❤
@cadka_lyrics
@cadka_lyrics Жыл бұрын
shadiyo sharafe keep going ❤✌
@ifraahaxmednuur7950
@ifraahaxmednuur7950 Жыл бұрын
shadiyo is not easy ❤️👸
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Axya axyaa hees caleek caleek shaydanku naaran😂❤ Codka shaadiya sharafteena ayaan waxaan ku masaalo niyadayda kuso dhacayn Laxanka liibaan door ayaan shilimaad la siisan karin Faraha dahabka ee abdifatah yare ba wax la ag dhigo jirin
@AbdiwasacAbdiwasac-do7hc
@AbdiwasacAbdiwasac-do7hc Жыл бұрын
Shadiyo is the best
SHAADIYO SHARAF HEESTA UGU SHIDAN SANADKA 2021
5:36
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 9 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 31 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
SHAADIYA SHARAF HEES XAMARI 2023 AROOSKII UGU SHIDNAA…
3:35
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 9 МЛН
HABOON NUURA  | SAADALI GUUSHENA  | OFFICIALL VIDEO 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 13 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
SHAADIYO SHARAF BEST HIT MUSHUP SHOWGA QARNIGA ISMAACIIL AARKA 2021
5:45
Goodax Media Production
Рет қаралды 15 МЛН
SHAADIYO SHARAF HEES CUSUB (GOBONIMO) BEST OFFICIAL VIDEO [ 2022  ]
3:36
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 6 МЛН
DAYAX DALNUURSHE OO RUXAY MASRAXA HEESTA (WAA ADIGA) BANDHIGA SHOWGA CIIDA [2024]
3:25
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 2,5 МЛН
#starman #superman #viral #shorts
0:28
Starmaan
Рет қаралды 28 МЛН
GET BURNED BY TOUTCHING A POT OF CARDBOARD!#asmr
0:18
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 9 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 1,4 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,3 МЛН