SHAADIYO SHARAF & BOQORKEEDA CABDIFITAAX YARE CHALLENGE SHUKAANSI ROMANTIC AH QOSOLKA ADUUNKA

  Рет қаралды 247,820

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

4 жыл бұрын

Subscribe Saara Waa Chanel Aad ka heli karto Xikmado & Fariimo jacayl • Xikmad iyo Murti Jacey...

Пікірлер: 1 400
@queen___juweria7083
@queen___juweria7083 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 #ShaadiYosharaf Markaa ku'Arkaba waa'iska Qoslaa__Hadaad ila mid thy👍♥️
@queenrayspella7128
@queenrayspella7128 4 жыл бұрын
Maasha alaah alaha isku daayo shadiyo abdi fataax yare isku waara
@quenfatim6280
@quenfatim6280 4 жыл бұрын
M.A wlhi qof shadiya haysta magalo uma bahna allaha isku kin dayo❤💖
@abdulahiabdi1149
@abdulahiabdi1149 4 жыл бұрын
shaadiya asturnaanta ayaad ku qurxoontahay ee markaad shaashada soo fariisanee sidaas u soo xijaabo
@maryamagobos9091
@maryamagobos9091 4 жыл бұрын
M.a allah maanta yaa kaa qurxan shaadiya❤ intii xijaapka jecel like
@shakibking313
@shakibking313 4 жыл бұрын
Maxmed yare hanala tuso lamane🌹🌹🌺🌺
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 жыл бұрын
Hadaa xanaaqsnhy mclaa shaadiyo iyo cabdifitaax hdn arko dar alle u farxaa wlhi daqiiqdaha daawanye qsl reerka mclaa iga yaaby🤣🤣🤣😁😁😂😂
@rahmacadey7881
@rahmacadey7881 4 жыл бұрын
Ani marka arko qosol ayaba isku diyariya ahahhahah
@emreabdalla1341
@emreabdalla1341 4 жыл бұрын
Hadaad jiif ku dwnysid anih cml like isaar...😂✌
@qaalidumar6482
@qaalidumar6482 4 жыл бұрын
Ana ku daawanooyo barkin la aan 🤣🤣
@yasminxusenmaxamed5005
@yasminxusenmaxamed5005 4 жыл бұрын
Llike
@asmaahappy9134
@asmaahappy9134 4 жыл бұрын
@@qaalidumar6482 hhhhhhhh barkin makuu soooo dhiibaaa any lawa xabo kujiifee😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣😂😂😁😁😁😁
@qaalidumar6482
@qaalidumar6482 4 жыл бұрын
@@asmaahappy9134 kkk mcny thanks yqy wlhi xijaabaa ku jifaa😂😂
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 4 жыл бұрын
Subscribe iisaara walaalaheey 👉🏻 kzfaq.info/get/bejne/p5OcgtWgs7mbaXk.html 🙏🙏
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Hadad Jiif ku daawan Like isaar....🥀😂
@ayaanhasan3277
@ayaanhasan3277 4 жыл бұрын
Maxamed yare ayo edo wan ku salamay mac 😍😍😍
@rayaannrayaann2378
@rayaannrayaann2378 4 жыл бұрын
Masaarayi
@najuu542
@najuu542 4 жыл бұрын
Masha Allah shaadia abaayo mar walbo sidaan isku astur in alle naarta ka xoreeyo kuugu duceyna Said ayaa ugu qurux badan tahay xiyaabka m.a❤😍
@munasalaax8814
@munasalaax8814 3 жыл бұрын
😘
@ayanadan7832
@ayanadan7832 4 жыл бұрын
KZfaq idinka lee idinka firsda inta ila midika ah like😘
@queeniloveuzain8786
@queeniloveuzain8786 4 жыл бұрын
Shaadiyo romantic jilaa ladhahy 🤣🤣 maxey sameysey qosol ley uga baxdey🤣😂😂🤣
@qadroxasan9580
@qadroxasan9580 4 жыл бұрын
Gabar waaye wey xishootay
@maariyoxuseen7692
@maariyoxuseen7692 4 жыл бұрын
Msha allh wllshey shaadiya aad baad ugu qurux badan tahy asturnaanta xbbty saan ayaan kugu oghy i.Allh❤❤❤🙏🙏🙏🙏😙😙😙😙
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Hada fadhi ku dawanayso o gidarka ku yar tirsantahay like dhac ku sii noh🤣🤣🤣🤣
@princessaamina6552
@princessaamina6552 4 жыл бұрын
Masha Allh Markaan Arko Lamaane sidaan iskugo Faraxsan Waaba iska jeclhy 👑👑👑👑
@aishaahmed4510
@aishaahmed4510 4 жыл бұрын
intaa ku arkaayay mnt aya ugu qurxoonthy heesahana isk dhaaf shaadiyooy❤👈👈👈
@filsansaid1765
@filsansaid1765 4 жыл бұрын
Shaadiyo abaayo asturaada ku qurxan tahay wallaahi ❤❤❤👑
@mohamedabdirahmanabdullahi5890
@mohamedabdirahmanabdullahi5890 4 жыл бұрын
Wlhi I really love this beautiful family 😍🥰♥️ shadio and abdifatah may Allah bless you
@puplicgmail114
@puplicgmail114 3 жыл бұрын
D
@SaSa-cx2cn
@SaSa-cx2cn 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@kadraibrahim6746
@kadraibrahim6746 4 жыл бұрын
Maanshallah saalan sare caruurtayda ayaan cashar u dhigayaa galab ayay ii tahay waa muuqaal qurux badan inta ila aragta
@zhabliinahppeih7336
@zhabliinahppeih7336 4 жыл бұрын
First baan ahaY inta ku fraxda lamaanaha like dhac igu siiyaH❤Allah keeps you shaadiya And Apdifitah❤💯
@Suusaan8890
@Suusaan8890 4 жыл бұрын
Shadiyo iyo cabdiftx duhur walba hurdo la aan I dhigtaan shadiya madaxeda allaha ka shubo hurdadaydi 🤣🤣🤣🤣🤣 ma nooli
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Hadaa lamaanahaan Ku faraxdid like ta ha iLa dhaafin👍👈
@hodanhonest2816
@hodanhonest2816 4 жыл бұрын
Mnsha Allah lamano an iska jclhy Abdifatah Yare iyo Queen Shadiyo Sharaf Iyo Wilkan Habada iyo edada u ahay Mohamed yare so Barbar
@amiirabashiir3893
@amiirabashiir3893 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh qosol iguma harin like dhac igu siya inta qosloso
@umusalima6986
@umusalima6986 4 жыл бұрын
Inta shadiyo kuxiran anokale like igutuur asxabta
@marfaqfamily2447
@marfaqfamily2447 4 жыл бұрын
Walhi tagero buxda baan idhin ahay shadiyo sharaf allah ha idhin dhowro cidii ilatagersan like ha isaarto
@nasranuur1727
@nasranuur1727 4 жыл бұрын
Walalayalow soonka ruwayado naga so dhisa qosol socda ayadba thn shadiya sharaf dum and walalky abdifitah Alh isku kin daayo 😍
@saharaalimashaallahwalalsh9115
@saharaalimashaallahwalalsh9115 4 жыл бұрын
Nasra Nuur soonka ruuwayada maxaa kufale waa biil cibado itaqu allah
@inantajecelkauhiilisa7203
@inantajecelkauhiilisa7203 4 жыл бұрын
😂😂😂 Shaadiyo wlhi qosolka iga dhamesay Ganbara saraanahy kulaha
@shamsaali7451
@shamsaali7451 4 жыл бұрын
Abdifataax qosol iyo shactiro waad kadharagtay intey shaadiyo kuunooshahay mashaa allah
@halimoahmed8698
@halimoahmed8698 4 жыл бұрын
Habo so bar bar wilkeyka mohamed yarisow allah ku weneyo habo mcn
@hodanmaxamed4789
@hodanmaxamed4789 4 жыл бұрын
M.a shaadiyo maanta dharka wadato aadbad ugu qrx bdntahy sidaan kusoco❤❤
@iimaanaadan6743
@iimaanaadan6743 4 жыл бұрын
Wad kumahadsantihin qosol kina iyo qaraxadina
@amalyasiin4316
@amalyasiin4316 4 жыл бұрын
Aad iyo aad bn idin jecelahy isku waara iskan ilaliya xasidka
@abdulkadirabdullahi8816
@abdulkadirabdullahi8816 4 жыл бұрын
Shaadiyo iyo boqorkeda abdifataax alla i gu og dartiinbaan KZfaq usoogalaa saan idiin jeclhy allow idin xafid ❤❤
@khadijoabdikadir3337
@khadijoabdikadir3337 4 жыл бұрын
Dad an iska Jeclahey❤❤💫lamanaha qarniga
@amirarasmi2400
@amirarasmi2400 4 жыл бұрын
Yurub geenyo aaway 😅😅😅😅😅😅
@aminaali5829
@aminaali5829 4 жыл бұрын
Mnshallah san usugo lee shaadiyo iyo xaajigeda😍🥰
@ayaandhawrsan3067
@ayaandhawrsan3067 4 жыл бұрын
Mashallaah shaadiya sharaf iyo xaajigeeda farxada kuwaara abid wax idin dhiba alle idinma tuso aad baad nooga qoslisaa shaadiya sharaf xaraabo ayaa tahay ayaan from hargaysa
@wanagsansidahoyaded3296
@wanagsansidahoyaded3296 4 жыл бұрын
Tan yari wlhi waba xaraabo socota wd naga qoslisa shadiyaaay hno🤣
@fartunaliamerico2590
@fartunaliamerico2590 4 жыл бұрын
😂😂wlee izku dapecad nhy abdi fitaxow qof wax ma weydiizto hdan weydiizana adi cml ahy fariintan qoraa qadkan ka baxaa hadhowlee zi aan fariinta u arko wicitaana haka yaapin inaa ku weydiiyo fulley nima lee jac iney igu dhagee lee u maleyaa idin jeclahy lamanaha aduunka💋💖🙏💕❤💝💎🌏
@zaynabhassan1406
@zaynabhassan1406 4 жыл бұрын
dad igu qaaali ah qosolkiina jecellhy 👌 hormar wcn
@farhiaali4383
@farhiaali4383 4 жыл бұрын
Msha allah lamaano aan jecalahay farxad ku noolaada🌹
@naciimacali4588
@naciimacali4588 4 жыл бұрын
Alle ha idin barakeeyo walalkeyga iyo my duma
@fadumomahamed3498
@fadumomahamed3498 4 жыл бұрын
Msh allah wlhy aad ayan ujeclhy shaafiyo iyo abdifatah ❤️💋❤️💋 qosolka ayad iga dhameeysan illahy hysku kiiin daaayo
@simanebella8952
@simanebella8952 4 жыл бұрын
Masha allah shadiyo caday waad mahadsantahay horay usoco hooyo maanta waad is shareertay qurux badan noolow 👪🙏❤🇩🇯adiga iyo jacayalkaga guul ayaan idin rajanayaa😘🌷🙏
@nuurofarahfarah5068
@nuurofarahfarah5068 4 жыл бұрын
MASH ALLAH
@nafisaosman7594
@nafisaosman7594 4 жыл бұрын
Wlahi hdaa xanaqsantahay shadiya lee daawo kkkkk mashallh walahi farxada waloodhashaa alha idin xifdiyo wlahi waanidintageera wan idin jclhay alha niskiinxifdiyo❤🙏
@qoysqurxoon7997
@qoysqurxoon7997 4 жыл бұрын
#Nafiso abaayo sooboqo chanalkena #Subscrabe ii saar
@hayaadhassan5739
@hayaadhassan5739 4 жыл бұрын
Intii qadaynysa like 😂basto dhadheraa cunooya 😭
@aminoxareed2652
@aminoxareed2652 4 жыл бұрын
Bariisaa cunooyoo
@armaandoomar2840
@armaandoomar2840 4 жыл бұрын
Baasto gaa gaabaan cunooyaa 😂😂😂😂😂
@bisharosman6843
@bisharosman6843 3 жыл бұрын
Masha Allah I love the way ur together well ...good couples
@sihamqali3169
@sihamqali3169 4 жыл бұрын
shadiyo ninka helay farxd un ku dhimna mawa cajisayo wlhi qofks love u so much bbe
@fartuunabdirahman2203
@fartuunabdirahman2203 4 жыл бұрын
Dad aan love ku ahay lamanaga qarniga nolosha idinma ciisho 👩‍❤️‍👩
@nasiibthebosslady5477
@nasiibthebosslady5477 4 жыл бұрын
Lamaaane aaan wada jecelnahay❤baaqi isku ahaadoo Boqol isla gaara❤❤❤❤💯 Shaadiya and her husband💏💏
@Gamadid
@Gamadid 4 жыл бұрын
#SUBSCRIBE isar channelkayga thnks wll qali ah 🙏
@xamdashugri4202
@xamdashugri4202 4 жыл бұрын
Maya cantar iyo ceebla noga dhig neha iyo buuja faceena maahe😂kushkushtan yar hadalkeda wuu iga qosliya😍
@sowdosaacid53
@sowdosaacid53 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂👍kep going shadiyo iyo c/Fatah mrkasta waa iga qoslosisan marka Gulban ni rajanaya 🙏💯
@axmedcabdi1936
@axmedcabdi1936 4 жыл бұрын
Mnsha allah family Qurux badan allah idin sharafo sas kuwada wll
@gabadhareerxaajisalaxhawdg16
@gabadhareerxaajisalaxhawdg16 4 жыл бұрын
Kkk masha allah shadiyo qurx iyo xaajigeda iyo nunaha maxamed deeq allah haa idin cafiyo 👑👑👑❤💖💖💖❤💟💚
@fadumaahmed8605
@fadumaahmed8605 4 жыл бұрын
Inta eey shadiyo sharafta ku ledahy waa qof wangsn mana taqaano isla weyni ilahayne wuxuu yiri qof dadka Markey arkaan ku farxaan hadad aragtaan qofkaas waaa qof wangsn beena maaha oo kaligey ma dhahaayo dhamaan dadka ayaa og mcnyy dhamaanteen waan ku jecelnhy ♥️👸👸♥️
@safiyomaxamad6676
@safiyomaxamad6676 4 жыл бұрын
Kkkk walaahi waa iga qoslisay shaadiya gaabida aan kula taageeraa ilayn waa gaabanahay ❤
@iceygal7231
@iceygal7231 4 жыл бұрын
Shaadiya waxa an ufirsadaa kali saxibkey ayey iskumagacyihiin abdifatah love that name wlh
@Asmarday2023
@Asmarday2023 4 жыл бұрын
Shararka dhbta ah so xiro abdifataax nin watahay masha allaah codkada caadi mahan
@sowdodahirfarax4399
@sowdodahirfarax4399 4 жыл бұрын
Ka xishoo waa laqabaa
@faizacabdi3236
@faizacabdi3236 4 жыл бұрын
masha Allah shaadiyo iyo abdifatah lamanaqa quruxda bdn wan idin taagera keep going 👏👏♥️
@ruqiyohassan610
@ruqiyohassan610 4 жыл бұрын
Mashallah wandhin tagera shaadiyo quruxley,iyo xajigeda Abdifatax,qosol leee intii jecel 🤙♥️
@yayatoure155
@yayatoure155 4 жыл бұрын
Shadiyo Cml gabar U dhibadan oo U farxad badan Allow Ii Sahal 🤲🤲
@aaaAaaa-yy6vq
@aaaAaaa-yy6vq 4 жыл бұрын
Inta lamane lamanaha kaliya ee an taagero masha Allah alle haysku kiin dayo
@ascadxusen1740
@ascadxusen1740 4 жыл бұрын
Wlhi adan idintagera masha allah xasad alaha idinka hayo
@suhuurbashiir5903
@suhuurbashiir5903 4 жыл бұрын
😂😂😂 Qosol miiran weeye shaadiyo sharf nlow queen❤❤
@saeynbmaxmed6770
@saeynbmaxmed6770 4 жыл бұрын
Inta jecel famil kan is muujiya ❤😘
@fardowso7244
@fardowso7244 4 жыл бұрын
Family qurux bdn masha Allah maxamed yare hana baro asagaa u xiisnay ❤❤👌
@dhhdddh744
@dhhdddh744 4 жыл бұрын
Asa waidin salmey wall 💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤💋💋
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 жыл бұрын
Maasha allaah family qurxoon isku waara abid caafimaad taama intad aduunka joogtaan aakhirana halkii roon insha allaah
@zamzamabdullahi2168
@zamzamabdullahi2168 4 жыл бұрын
Shaaadiyo m.allh abyoh dhrkan adaaa ugu qurxoonthy marwlbh wxn kugula talin lahaa inaad mryha asturan xirtid❤💋💘
@xamdimaxamed5150
@xamdimaxamed5150 4 жыл бұрын
Wlh cabdi fitaax ani cml waaye qof hadaa wax weydiiyo mobile ka qadka dhanaa ka xiraa ama meel iga fog cml dhigaa 🤣🤣🤣😜
@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 4 жыл бұрын
Xamdi Maxamed wlhi kula mid bn ahy xishod dartii
@fardowsamuhidiinsheikh8863
@fardowsamuhidiinsheikh8863 4 жыл бұрын
Wlhi waa idin jeclhy qosol aaba igu dileysiin hadaan idin daawado farxad ku nolada
@xamdimaxamed5150
@xamdimaxamed5150 4 жыл бұрын
@@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 dhibaa yareen qabnaa 😁
@rahmohussein336
@rahmohussein336 4 жыл бұрын
Haa wlh anigaba kula mida ahay 😭 ninkeyga marka wax waydinayo O u qoro qadka wan xeraa 🤨😢
@xamdimaxamed5150
@xamdimaxamed5150 4 жыл бұрын
@@rahmohussein336 kaligey isku maleen jiray wlh ileen waa leyla qabaa waligey halmar waxweydiistay sxbky halkas marna sidaan ahaa illaah ogaa😥 koleyto kii calaf alle iigu daro sidaa wax ugu qaadan doona layabnhy 🤣
@somaligirls1874
@somaligirls1874 4 жыл бұрын
Qof igama soo hormarin manta 😂👏
@sarafarah1155
@sarafarah1155 4 жыл бұрын
masha Allah, isku waara, you are both a role model for Somalis.
@marwaabdullahi9545
@marwaabdullahi9545 4 жыл бұрын
Ma💗💖💯
@abdirsaaqomarali1269
@abdirsaaqomarali1269 4 жыл бұрын
Shaadiyo mar waliba adaa san u hijawan soo fadhiiso wayo hijaabka kunuroysaa wan as turantahay mar waliba san aml ku dadaal walashey wan ku tageraaa🤩🤩🤩🤩
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 4 жыл бұрын
Shaadiya happy wlhi dabeeca waka simanhy qofka ano u bahan o sakaraad yaasiimanka lee iidhiman yihiin aa hadana goon goon u dayaa is adkeen Lee la marooyaa. Koleey waa idiin jclhy waa idiin xiisay ❤❤❤❤
@moham.h.c3593
@moham.h.c3593 4 жыл бұрын
bareejo ayaa wadaa miyaa iska bareejey hee
@rafiifhaaji7368
@rafiifhaaji7368 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@khadiijoxaaji6451
@khadiijoxaaji6451 4 жыл бұрын
masha allah abayo shadiyo maalin walba sidaan maa uxijaabatid sidaan ayaa uquruxbadantahy
@shukriahmed7129
@shukriahmed7129 4 жыл бұрын
Haa aniga hadaan rabay inaan dhaho thanks abyo
@ahmedtaajir8730
@ahmedtaajir8730 4 жыл бұрын
Frxd wngsn mr wlbo
@fardowsamuse4269
@fardowsamuse4269 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk ganbaran saranahay
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 4 жыл бұрын
Cantar iyo ceebla waa idin heystaa jecliyaa qosolka shaadiyo sharaf xamar waa imadey laakiin tookada dambe oon imaado waa kusoo raadihaa wlh ❤❤❤
@ayansaleban5468
@ayansaleban5468 4 жыл бұрын
Mansha allah alle farxada haydin siyadiyo lamane anan ka cajisin wlhi wey igu baxda labadan wa qosol soconaya 😘😘😘😘
@khadrayuusuf1580
@khadrayuusuf1580 4 жыл бұрын
Waa idinka qaady wlaalady Aan jeclhy fmilkeena quruxda bdan shaadia io Abdifitaax yareh keep going
@zamzamsharafindhadeero7319
@zamzamsharafindhadeero7319 4 жыл бұрын
Kamadaalo imadaayo jaceelkinu imadaayo🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤💅
@Gamadid
@Gamadid 4 жыл бұрын
#SUBSCRIBE isar channelkayga thnks wll qali ah 🙏
@nalkasaafi1436
@nalkasaafi1436 4 жыл бұрын
Shaadiya sharaf & seygeeda wxn ku jeclaaday kaftanka aad dadka la wadaageysiin masha,allllah
@romokowhandule3591
@romokowhandule3591 4 жыл бұрын
Shaadiyo hal marbaan ku qoslaa markay tiraahdo way iga fakatay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xanaanxuseen1941
@xanaanxuseen1941 4 жыл бұрын
Shadiyo iyo c fataax✋ waxn ahay qofta ugu horaysa ee comment ga idinka so bixisa🤣
@simanqurux7909
@simanqurux7909 4 жыл бұрын
Manshallah love u guys r so funny! Lol 😂
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 4 жыл бұрын
Family farxadooda jeclahay tihiin shadiyo ku taageeraa Full respect
@GOLDENSTARCAFFĒ2024
@GOLDENSTARCAFFĒ2024 4 жыл бұрын
Shaadiyo iyo Seygeeda abdifitah wlhi waa iga qoslisiin mar walba oo aan videogiina daawado Allah idin isku kiin barakeeyo😍😍😍
@umunaciimachannel7869
@umunaciimachannel7869 4 жыл бұрын
Mashaallah abayo macan kumawayo 💜💕💕💕💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜😃😃😃😃😃😃😃😂😂😂👈😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👈
@lakuufarah7013
@lakuufarah7013 4 жыл бұрын
Shadiyo wax kle waaaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 xafadaha ku qafilanahy iyadan ku joogna jah hhhhhhhh alle haisku kiin daaayo
@kadijobarre7133
@kadijobarre7133 4 жыл бұрын
Shadijo iyo Abdifitax waaxan waata codsii waaxan raaba melan masogudbin karaa💖💖💖💖 waan idiin jeclahay
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 4 жыл бұрын
Hhhhh intad iga qosliseen Allaah yacizakumaa ❤❤💋👏 Maxamed yare soo barbaar habo quruxoow❤
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Wlhy isku mid baa nahay cabdifataax qof Hadaan wax u qoro khadkaan iska xidhaa waliba qof aan ka baqayo
@bushroqurux7244
@bushroqurux7244 4 жыл бұрын
Maazha allh lamane aan jeclahay horumar wacan❤❤❤❤
@sacdiyoqasim8464
@sacdiyoqasim8464 4 жыл бұрын
Shaadiyio ani cml thy waxan rabo qof ima sheekgi karo abyo waa ku jclhy ❤❤👌👌
@istahilhussein3892
@istahilhussein3892 4 жыл бұрын
masha allaah ilahey ha idin siyadiyo farxada wan idin tageraa mohamed amiin na mac isiiya insha allaah
@nourahmohamedmuse8104
@nourahmohamedmuse8104 4 жыл бұрын
Masha Allah ❤ROYAL FAMILY💕🌺
@zeytunadan8597
@zeytunadan8597 4 жыл бұрын
😂😂😂😂ala shaadiyo Amar Allah kujeclhy 💞qosol mirn ayathy
@ubahudgoon5232
@ubahudgoon5232 4 жыл бұрын
cabdifitaxow iyo shadiyo markan xanaqsanahy adinka igu so dhacdin qosol morana dihiin masha Allah guul aan idin rajeynaa brother and sister❤❤❤❤
@samiramohamed6357
@samiramohamed6357 4 жыл бұрын
Hahahaahah wlhi kal iyo laab ayaan idiinku hesta Mashaa Allaah lamanaha qarniga nolada oo nabad kuwara 😘🥰 shaadiyo kulahaa da dhankadee iga jirtaa wlhi jag aan idiinku ahay 🤣❤️👈
@qamarmohamed9427
@qamarmohamed9427 4 жыл бұрын
Masha Allah Mohamed yare wanka qadne❤️🥰
@jamiiloaxmed5100
@jamiiloaxmed5100 4 жыл бұрын
Hhh arshaadiya iga qoslisa sis hormar wcn lamnha ❤❤❤
@samiranur3448
@samiranur3448 4 жыл бұрын
Mashallah Sharaf bdn Allah ha idin xafido clip kan caadi maha aad & aad ayu fun u ahaa asturada qurux hore u socda hormar wanagsana Allah ha idin gaarsiiyo inta heysatan ka bdn love you all❤️
@nimcohani4662
@nimcohani4662 4 жыл бұрын
Masha Allah waxa tihin qoys an ad u jclahay adna u daawado walahi markan idin arko waban sii qoslaa
@safiyaahmed8768
@safiyaahmed8768 4 жыл бұрын
Mansha allah lamanaha qarniga
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
Allow izku Daaa Waay Izku zoo Baxyaan 🤲💑♥️
@faadumayuusuf9160
@faadumayuusuf9160 4 жыл бұрын
masha allah alle ha idin xafido lamanaha qarniga wlhi hadan idin arkaba waan qosola isku wara insha allah♥️♥️🙏🤲
@shukrixasan8106
@shukrixasan8106 4 жыл бұрын
wlhi shadiyo iyo xaajigeda Cabdifataax yer waan idin xiisney waan idin salaamayaa allh idin barkeyo hormar wacan
@abdimohamed6819
@abdimohamed6819 4 жыл бұрын
Wwwww funny wlhi feeraha ayaa i xanuunay sidan u qoslayay intan wa igu hoyan laheede ajir alah Ha idinka siiyo keep going ayaan idin leeyahay alah Ha idin xfido
@anzalcabdala5262
@anzalcabdala5262 4 жыл бұрын
Mansha Allah lamanaha garniga Allow idin xafido
SHAADIYO SHARAF & ABDI FITAH YARE OO BALAAHA ISKA RIFEEN QARAAXADA ADUUNKA
20:02
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 185 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 15 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 31 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 83 МЛН
SHAADIYO SHARAF | SAMIR WAAN KA QUUSTAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:52
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 427 М.
SIDEE ISKU BARTEEN SHAADIYO SHARAF IYO SEYGEEDA CABDIFITAAX TRUE LOVE QISO DHAB AH
18:25
SHAADIYO SHARAF & SULDAANKEEDA CABDIFITAAX YARE CHALLENGE QOOR SAGAARO QOSOLKA ADUUNKA
21:18
PRANK ABDIFITAAH YARE AAD UGA XANAAJIYAY IYO SHAADIYO SHARAF OO AARSATAY
16:03
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 312 М.
CHALLENGE LAYSKU XAMBAARAY ABDIFITAH YARE IYO SHAADIYO SHARAF QOSOLKA ADUUNKA😂😂
13:10
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН