SHAADIYO SHARAF OO KARAAMADA KA QAADAY RAGA BIDAARTA LEH QARAAXADA ADUUNKA

  Рет қаралды 32,214

Abdifitah Yare Official

Abdifitah Yare Official

3 жыл бұрын

SHAADIYO SHARAF OO KARAAMADA KA QAADAY RAGA BIDAARTA LEH QARAAXADA ADUUNKA

Пікірлер: 188
@hassanmohamuud1081
@hassanmohamuud1081 3 жыл бұрын
Shaadiyo xijaabka ku qurxan tahay masha Allah like inta igu raacsan
@muhiimali448
@muhiimali448 3 жыл бұрын
Masha allah allha idin xafido lamanaha nolosha ❤❤❤
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walalo subscribe igu caawi
@sarashire2843
@sarashire2843 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf iyo xajigedaa idin tageraa one love 💗
@amrandaauud9330
@amrandaauud9330 3 жыл бұрын
Maash Allah xijabka ayada qaurux ku tagay shaadiyo
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 жыл бұрын
Kalmadaha macaan u kaydi shaadiyo sharaf way mudan tahee🥰❤ Wada noolaada sanado badan❤
@farxiyawadin1518
@farxiyawadin1518 3 жыл бұрын
Masha Allah walkey cabdifatax wad ka faresate koray isku so qaad abowe facaadi in aad ka ledato marabo aniga farxad iigu noolaada walaheyga aan jeclahy farxadiina ha waarto cadowgiina Allah jabiyo
@zamzamibrahem9658
@zamzamibrahem9658 3 жыл бұрын
Msha allh isku waara abid Abdifataax and her husband 🥰🥰 Awlaadana alle haydiin barakeeyo Isha xaasid alle haydiin ka hayo
@sacidoxeydar103
@sacidoxeydar103 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Allaha idin xafido in badan
@ifraaahqueen5758
@ifraaahqueen5758 3 жыл бұрын
Raaliya ninki hela ragnima ku faan shadiya sharf raliyo weye shaadiyo waxan ugu caway shaadiyo raaaliyo cabdifataax qoftaas waa raliyey ilàasho waa sida shegty afarta iyda kaaga bdan wlhi
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walal subscribe igu caawi
@engmubarak13
@engmubarak13 3 жыл бұрын
Iskabulo like saara😂😂😂🤣
@najmaahmed1517
@najmaahmed1517 3 жыл бұрын
You guys are my favourite love you from London 💞💞💞💞💞more videos please
@teambidenchanal1933
@teambidenchanal1933 3 жыл бұрын
Shaadiyooy falastiin igu dar walaaleey
@queenasiyaofficial5149
@queenasiyaofficial5149 3 жыл бұрын
Manshallah keep going
@mulkicabdulle7643
@mulkicabdulle7643 3 жыл бұрын
Masha allaah isku wara abid ilxun idima aragto
@samiiramaxamed1026
@samiiramaxamed1026 3 жыл бұрын
KKK shaadiyaa bidar kulahaa adunka sharaf iyo cisi iigu noolada waan idin jeclhay🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
@rahmarunchennel3591
@rahmarunchennel3591 3 жыл бұрын
Masha allah shaadiyo sharaf ilaahay cimriga hakuu dheereyo wan idin taageera adi iyo xaajigaaga
@shamsobashir3874
@shamsobashir3874 3 жыл бұрын
Waa malintaa iguu horeysaa an A/fatah ah subcr usaree isodawee dumashii abdifatah walashey shadiii xajiiigedaaaa
@cabdicaziizfarahsugow1641
@cabdicaziizfarahsugow1641 3 жыл бұрын
Lamanaheee noolaada waligiin cadowga Allah ha idinka qabto❤❤❤❤❤❤
@bidhaanmediab.m5108
@bidhaanmediab.m5108 3 жыл бұрын
Inta Nebiga Jecel Subscribe iyo Like Plz my Fan’s igu sharfa
@shukrihassan332
@shukrihassan332 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 shadiyo mey ku dheheen mela kasato jinked m.a love you sister and king
@rasmifilmsvlogs5481
@rasmifilmsvlogs5481 3 жыл бұрын
100k coming soon insha allh
@sumayocusmansumayo4325
@sumayocusmansumayo4325 3 жыл бұрын
Shaadiyo wlhi hadan muruga sanatay wad iga qoslisa Shaadiyo waa dhibleya💜💜💗💗💋💋💋❤
@Dunish59
@Dunish59 3 жыл бұрын
One love shaadiyo and Abdifatah❣❤❣
@degmomaxamad5169
@degmomaxamad5169 3 жыл бұрын
Masha Allah iil iyo cawriba laada 😘😘😘😘😘
@fardowsadahiraden755
@fardowsadahiraden755 3 жыл бұрын
M. A🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌎💖👍
@nastexasalah6473
@nastexasalah6473 3 жыл бұрын
Hestii cidi aa noqadhan cawa kaaah hestas yaa xasusan kara 💟💟
@sabiriinabdimire369
@sabiriinabdimire369 3 жыл бұрын
Masha allh Family qurux bdan an taageeero
@deeqodagan7932
@deeqodagan7932 3 жыл бұрын
M.a shaadiyo sharaf m.a aqliley waye Allah deysto iyo my dumashi cabdi fatax yare asxpta horey uwada yaqey
@yasoo1325
@yasoo1325 3 жыл бұрын
One love lamanaheygaa Wlhi waad iga farxisiin ilhy ha idinka farxiyoo💋💋💖🥀
@nastexasalah6473
@nastexasalah6473 3 жыл бұрын
Hhhh ma fav couples keep going and never backward I.a💞💞💝💝😱💟 ma rule model
@samiiramaxamed1026
@samiiramaxamed1026 3 жыл бұрын
Kkkkkk ar shaadiyaa bidar kulaha shadiyo iyo abdi fitah adunka sharaf iyo cisi iigu noolada aakirna jinada🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤
@liiboojo2134
@liiboojo2134 3 жыл бұрын
Lkn xaajiga sifiican ufiiri amooo qabaaa bidaarta sawirka kasoqaad madaxa hanatuso
@caisha_cuud7049
@caisha_cuud7049 3 жыл бұрын
Lamanaha kaliya KZfaq Aanku leeyahay Love you somch Shaadiyo iyo Abdi Fitaax
@zeynabadam5212
@zeynabadam5212 3 жыл бұрын
Maasha Allah lamaanah qarniga ❤❤
@qalbixabxab3487
@qalbixabxab3487 3 жыл бұрын
Shaaadiyo wlhi qofka kaliga ee iga qosliyo 😂😂😂 love you SIS ❤️
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walal subscribe igu caawi
@fathaahmadmaxamad527
@fathaahmadmaxamad527 3 жыл бұрын
M.a fmy qurux badhan alle ha idin xafidho
@abdullahabdi254
@abdullahabdi254 3 жыл бұрын
Nairobi kenya 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@farhiyaaden5395
@farhiyaaden5395 3 жыл бұрын
Qof ki ugu horeyah 😱 kkkk♥️😊🤷‍♀️🥰🥰♥️♥️♥️
@ikramabdi0726
@ikramabdi0726 3 жыл бұрын
Ina idhin arko wexe qeyb ka tahay riyoyinka an dunida kaleyahay❤️🥰inshallah @shadiyo Abaayo daar alle ayan kujclhy
@cashocabdi447
@cashocabdi447 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 3 жыл бұрын
Masha allah lamaneheyka an jeclahay wlh wan qoslay bidarta laka karjamsaday san u qoslay leee inolada
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 жыл бұрын
Zxp hore usoco cabdi fataax
@maryamahajji2626
@maryamahajji2626 3 жыл бұрын
Ano xanqsan KZfaq so galey isla markiiba waa idiin arkey wlhi happy ahay allow isha idiinka haye ina ader adiga xaskagaba ♥️🙏
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walal subscribe igu caawi
@fardowsaaxmed166
@fardowsaaxmed166 3 жыл бұрын
Mash allah hakuxafido keep going sister
@kingsomalia5078
@kingsomalia5078 3 жыл бұрын
Nice Nice 👌
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 3 жыл бұрын
Mashaalaah mashaalaah Shaadiyo caadi matihit keep going guy’s ❤️❤️
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walal subscribe igu caawi
@liiboojo2134
@liiboojo2134 3 жыл бұрын
Bidaar uxiisay qosol caawa m.a alle hanokadaayo
@bisharoabdulahiabdi4797
@bisharoabdulahiabdi4797 3 жыл бұрын
shadiyo funny c/fitax yare dad qosol miran😅😅😅💏💞💞💞🤩😍
@zaalim8539
@zaalim8539 3 жыл бұрын
Shaadiyo gabdha kaliye iga qoslisa aaa tahay nooloow😜😜🤣🤣
@axlaamchannel3696
@axlaamchannel3696 3 жыл бұрын
Keep goin shaadiyo sharaf io apdi fatax yare
@naciimocawil9036
@naciimocawil9036 3 жыл бұрын
Masha Allah isku waaara😍😍❤💯👏
@maryanruun8316
@maryanruun8316 3 жыл бұрын
Lamanaha qarniga💓💓💓
@nasranashaadofficial4118
@nasranashaadofficial4118 3 жыл бұрын
Wlhi hadan idin fiŕsado wan qancaa Ilahey ha idin sharfoo Shaadiya And Seygeeda Abdi Fitax Yare
@ayneid1527
@ayneid1527 3 жыл бұрын
Shadiyo
@ayneid1527
@ayneid1527 3 жыл бұрын
Macaan weye
@xaawobashiir2132
@xaawobashiir2132 3 жыл бұрын
Kkkkkk shadiyo waafilin
@saladomohamed1040
@saladomohamed1040 3 жыл бұрын
Mashaallah 👑 family
@mahamoudkhairehhassan1120
@mahamoudkhairehhassan1120 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo Abdifatax je vs aime inoladada
@salwa8962
@salwa8962 3 жыл бұрын
Salan sharafed from burco mash allh
@ifraaxbadal7578
@ifraaxbadal7578 3 жыл бұрын
Saan u qosolaaye feeraha ayaa i xanuunay shaadiyo jeg aay kuku ahay wlhi masha alla family aan ku faano ayaa tihin😍😍😍
@kawsarmaxmed5013
@kawsarmaxmed5013 3 жыл бұрын
Mansha alh
@rahmag.g314
@rahmag.g314 3 жыл бұрын
Farxaddu haday qoftahy qudhiinay noqon lahayd my fav family❤🥰
@asiyomohamedosman7703
@asiyomohamedosman7703 3 жыл бұрын
Shadiyo nag iga dheh
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Cabdifataax kalmada ha i gilin kuguma haboono hadii lagu soo hadal qaado dulqaad yeelo dad kaleba waad la kaftantaan xaajiyada ha kula kaftanto afka ha qaban intaas waa iga talo qof lasoo hadal qaaday waa qof fiican lagu kalsoonyahay
@munaxasan2219
@munaxasan2219 3 жыл бұрын
Waxisu waa dadka jaf aniga hay jafiin😏
@hayat-q8y
@hayat-q8y 3 жыл бұрын
Aad iyo aad dulqaad majiro c/fitax lkn mashallaah kun karoon bu qabaa shadiyo qalbi saafi
@nimcomohamed1981
@nimcomohamed1981 3 жыл бұрын
shaadiyo imtixan waaye 😅😅😅😅
@sacdiyoalisaaaswyewlhi3550
@sacdiyoalisaaaswyewlhi3550 3 жыл бұрын
WLLKEY DUMAA KEEP GOING ADI SHAADIYO DIÑKU FNAAA WLHI HADA DIN ARKO WAN DIN KU FARXAAAA WLHI
@khadramohamed5156
@khadramohamed5156 3 жыл бұрын
Family qurux bdn
@nastexonalka1178
@nastexonalka1178 3 жыл бұрын
m.allh shahdiyo mcnto kujeclhy walhi
@rahmag.g314
@rahmag.g314 3 жыл бұрын
Hees ban idin soo samaynayaa soo qaada hee wn idin jeclahy❤
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walal subscribe igu caawi
@gabadhangoormeeaarsaneekha317
@gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 жыл бұрын
Shaadiyo xijaabkaa ku quruxdahee ha iska siibin
@cazizomohamedcaska9723
@cazizomohamedcaska9723 3 жыл бұрын
Axmed bud
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 3 жыл бұрын
Masha aallah shadiiyadeena canshaqa my inaa adeer abdi fitax farax😂😂♥️♥️💯♥️💉♥️🔥👑👑🥀🙏🏾🙏🏾
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walalo subscribe igu caawi
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 3 жыл бұрын
@@Gift606 wan ku sare 🙏🏾
@asiyomohamedosman7703
@asiyomohamedosman7703 3 жыл бұрын
Maxd shadiyo ugu hesiweydy
@saadushabdullahi9153
@saadushabdullahi9153 3 жыл бұрын
My lvly couples love uh so much always be happy ❤❤❤❤❤❤
@sumayaalaahi6161
@sumayaalaahi6161 3 жыл бұрын
Shaadiyo abyo ila soo xiriir waa iga codsi
@FarxanTopaz
@FarxanTopaz 3 жыл бұрын
The first one
@moha.yare.official.2835
@moha.yare.official.2835 3 жыл бұрын
Wwwwwww Masha Allah
@princesseszalma2972
@princesseszalma2972 3 жыл бұрын
Heestaaan shaadiyo iyo duma maa qadeen plz magceed wna ka heleey
@safiyos5696
@safiyos5696 3 жыл бұрын
One love 🙏🙏💯💯shaadiyo sharaf and abdi fitaax 💖💖💖💖💖💖
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walal subscribe igu caawi
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
2 chanel subs way isarayhiin wana idin tageraa hore u soco
@cazizomohamedcaska9723
@cazizomohamedcaska9723 3 жыл бұрын
Wa nisalamay seetihin
@aashiimohametthussein166
@aashiimohametthussein166 3 жыл бұрын
Wx idin dhama lawaa Lamanhyga❤❤❤
@sabiirnahmad5138
@sabiirnahmad5138 3 жыл бұрын
nin bidaar leh baa donsaaran 🤣🤣🤣
@HodanBadbaadoChannel
@HodanBadbaadoChannel 3 жыл бұрын
Guulaysta walalhy
@xawadleofficial4906
@xawadleofficial4906 3 жыл бұрын
Wan ni. Salamay labo qof ❤ qaaliyal igu eh 😍
@hamdinoor2593
@hamdinoor2593 3 жыл бұрын
Shadiyo abayo jafowga is kadaa mcnto 💓💓💓💓💓
@ikranabdiikranzo3757
@ikranabdiikranzo3757 3 жыл бұрын
Abdifitaxow abowow prank kusame shadiyo prank uxisne hhhhh
@juuleyare5461
@juuleyare5461 3 жыл бұрын
Wale tan itaxan waa 🤣🤣🙏
@amiirabiin7054
@amiirabiin7054 3 жыл бұрын
Abdi fitah prank sosameey
@fadumomaxud9200
@fadumomaxud9200 3 жыл бұрын
Mansh aallaah ❤❤❤😂
@yusra4592
@yusra4592 3 жыл бұрын
Lamanaheyga😘
@abdullahabdi254
@abdullahabdi254 3 жыл бұрын
Welcome
@dahabomaxamed5949
@dahabomaxamed5949 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf hadii daris ahan lahen cunto xitaa man cuni lahen san afkeda u firin lahaa😂😂😂 abyo keep going
@zuhuradan7235
@zuhuradan7235 3 жыл бұрын
Manta aniga ohoreyo like isara plz is mujiya
@malyunadan3252
@malyunadan3252 3 жыл бұрын
😍😍😍😚😚
@deeqaluul6803
@deeqaluul6803 3 жыл бұрын
Lamanahygii qurux bdn salan gobed yaqy 💋✌💑👨‍👩‍👧 maxamd yare ii dhunkda plz🥰❤💫💋
@shamsobashir3874
@shamsobashir3874 3 жыл бұрын
M.a iskuuwaraa my couples
@abdullahabdi254
@abdullahabdi254 3 жыл бұрын
👌
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 3 жыл бұрын
Wwww
@asmamohammed5902
@asmamohammed5902 3 жыл бұрын
Dumashigen 100kun mankar sino 😍💙🤍💙
@cazizomohamedcaska9723
@cazizomohamedcaska9723 3 жыл бұрын
Hhhh maraka ni arko wan qosolka iga dhamado ruunta waaye
@faduuskabax5714
@faduuskabax5714 3 жыл бұрын
Kkkk ar shaadiyaa
SHAADIYO SHARAF YAY UGU JECESHAHAY DADKA WAX JILA?...........
13:42
Abdifitah Yare Official
Рет қаралды 56 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН
24 July 2024
8:57
Falastin said officially
Рет қаралды 2,5 М.
CHALLENGE QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF FALASTIIN IYO BEEZAANI QOSOLKA ADUUNKA
19:09
Abdifitah Yare Official
Рет қаралды 22 М.
ABDIFITAH YARE OO KA MASEERSIIYAY SHAADIYO SHARAF XANAAQA ADUUNKA
15:45
Abdifitah Yare Official
Рет қаралды 216 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН