Shaki Weyn Dhagar Gudaha Iran mise Banaanka? Daawo sidu u Gubtay Mw Iran| Natenyahu O Gariiraaya cab

  Рет қаралды 125,148

Dulmi Diid

Dulmi Diid

27 күн бұрын

Shaki Weyn Dhagar Gudaha Iran mise Banaanka? Daawo sidu u Gubtay Mw Iran| Natenyahu O Gariiraaya cabsi darteed
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 556
@DulmiDiid
@DulmiDiid 25 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@SahraSiciid-mw8or
@SahraSiciid-mw8or 25 күн бұрын
Asc wall waxay noqon kartaa dhagar xidhiidhsan gudaha iyo dibada waayo yuhuududawlado badan bay galaangalku leedahay xaqiiqadana alla yaqaan
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedOmaradaweh
@MohamedOmaradaweh 25 күн бұрын
Les agents de sécurité du pays où les informations disant que l'hélicoptère à subit quelques révisions une semaine auparavant et dont démonter la boîte de cet hélicoptère démontre qu'il s'agit d'un complot intérieur puisque les deux autres devraient être poursuivre l'hélicoptère présidentielle ayant la possibilité de communiquer il 'agit d'un complot interne affaire iranien
@MankaYare-bc1be
@MankaYare-bc1be 25 күн бұрын
kzfaq.info/get/bejne/aqelfNyUusndeHk.htmlsi=peKHogO5ZEUiTC6f
@Ismail-kx7cz
@Ismail-kx7cz 25 күн бұрын
Asc walal waxa jira wada shaqeyn gudaha iyo banaanka marka wa lawada shaqeyeen!!!
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 25 күн бұрын
Shiicadu waa ebar wallahi wuxu u yeeranayaa allaha qeyrkiis subxanallah
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 25 күн бұрын
yahuud iyo iyo mareykan ayaa dilay m.w iiraan yurub yahuud mareykan Kama tacsiyen waa isog yahiin kufaarta illaahow baabiyo kufaarta aamiin
@abaadaiomarioabaadaiomario
@abaadaiomarioabaadaiomario 25 күн бұрын
😂❤😮🎉❤
@cumarciise7256
@cumarciise7256 25 күн бұрын
Waxaa loo dilay difaac falastiin darteed
@trailerflix5703
@trailerflix5703 25 күн бұрын
00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000 0000000000000000000 0000000. 0 0000000000000⁰000 000000000000000000000000000000000000000000000000000000000,000000​@@abaadaiomarioabaadaiomario
@trailerflix5703
@trailerflix5703 25 күн бұрын
00
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 25 күн бұрын
اللهم انصراخواننا في غزة يارب
@aminoahmed9005
@aminoahmed9005 25 күн бұрын
Acuudubillah!mxaa Muslim waye loleyahay dadkan wax weyn ba ka qaldan.
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 25 күн бұрын
Anku salino nabigena maxamed csw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 25 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NUURUALYAQIIN
@NUURUALYAQIIN 25 күн бұрын
Wsc
@khadjaissa222
@khadjaissa222 24 күн бұрын
Gudaha iyo dibada wey Isla dileen wey Isla shaqeeyeen , MW Iran & madaxda la jirtey Allaha u naxariisto Xaqa Allaha soo ifiyo.
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 25 күн бұрын
Istaaqfurlaah yaa rahmaan yaa rabi acuudu bilaah
@Fancoust
@Fancoust 25 күн бұрын
Waa ShirQool Cad Weyan Weyso Bixi Donta Xaqiiqada dhabta😢
@user-yw7pr8re5k
@user-yw7pr8re5k 25 күн бұрын
SubhanaAllah Yaa Allah Yaa Rabi❤❤❤
@deqaabukar7761
@deqaabukar7761 25 күн бұрын
Asc, Illaahay ayaa og waxa ku dhacay diyaardaan Illaahay ayaana arinta bariga dhexe og meeshay ku dhamaaneyso Allaah ayaan ka baryeynaa inuu guusha siiyo muslimiinta xaqa.ku taagan Aamiin yaa rabi
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 22 күн бұрын
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 25 күн бұрын
Allaha uu naxaristo
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 25 күн бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@casalasal6466
@casalasal6466 25 күн бұрын
ASC SHIIKH CADOWGA DIBADBA AYAA DIL KAAN KA DAMBEEYA CADOWGA ISLAMKA ALLAHA CIRIBTIRO NOOC KASTA AY YIHIIN IYO MEELKASTA AY JOOGAAN
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 25 күн бұрын
Scw scw scw scw scw Sheikh Maxamed wacaleiku salam Iran samir iyo imane janato fardosa aclaah ilahaye xakasamir siiyo président iyo wlihy😢😢😢 hamas Palestine Free Palestine Free Palestine Free
@user-od4cg8lj6f
@user-od4cg8lj6f 25 күн бұрын
Dagar dibada ah sheekh sababta oo ah shicibkiisa kuma kacsanayn ee maraykan iyo yuhuud ayaa indhaw umarmarsiyaanaysay
@shiine111
@shiine111 25 күн бұрын
Shirqool si fiican looga soo shaqeeyay ayuu ahaa waxanse layaabay waxa diin xumadooda yaa xuseen kulahaa yaa allah maba yaqaanaan miyaa nimanku
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 25 күн бұрын
Sidii Seria ay ugubeen ayuu Allah ugubay
@asiyeahmed1722
@asiyeahmed1722 25 күн бұрын
🤲اللهم انصر اخواننا في غزة🤲💔🇵🇸
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 25 күн бұрын
DIYAARADAAS DHACDAY WAXAAN DHIHIKARAH WAXAA ISKU KAASHADAY GACMO BADAN OO GUDAHA IYO DIBADABA IYADOO LOO SOO DHEX MARAY AZARBEJAANTAS IYO IRANIAN CADOWGOODA LASHAQEYISTA ALLAH NAGA QABTO DHAMAAN CADOWGA SHEECADU KOW KA TAHAY WBLLHI TAWFIIQ
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 25 күн бұрын
Ax waa xanuun
@user-ik6lw8dv5d
@user-ik6lw8dv5d 25 күн бұрын
Iga soo jawaab walal
@hodankhalif7560
@hodankhalif7560 25 күн бұрын
Allahu aclam waxii diyaarda ridey. Allah yaa arxamu raaxiimiin all of them.
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 25 күн бұрын
Mahadsanid sh waa dhagar gudaha ah Allah ha unaxariisto mw iran amiin amiin 😢😢😢
@ifraaxmaxamed980
@ifraaxmaxamed980 25 күн бұрын
🎉waxay ubadantay inwada shaqay gudaha iyo dibada sida israiil ama maraykan inay jirtay iran habadho cadawga gudaha jooga
@user-rd1cd5fp9t
@user-rd1cd5fp9t 25 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 25 күн бұрын
Shirqool cad aan shaki laahayn
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 25 күн бұрын
Allahu aclam wixi dilay ikn dhowaa dheera waalaigaan wixii dilay
@warsameabdilahi4495
@warsameabdilahi4495 25 күн бұрын
Salaam Dulmidiid! 2 si way dici kartaa. 1- In Lasar guided shot lagu sameeyay. Oo sidaa lagu qarxiyay. 2- In shaqo Khameeynii uu ka Danbeeyo ay tahay; sidii uusan Ibrahim Raisi u noqon ka badalaya, oo wiilkiisa uu u badalo. 2daas haba wax way u dhici karaan. Waliba ta 2aad u Badi. Inside plot inay tahay. Alle ha ku xafido Dulmi Diid.
@aliosman8874
@aliosman8874 21 күн бұрын
Wcs sheikh
@user-nm7bd5zn7i
@user-nm7bd5zn7i 25 күн бұрын
Waa yahuud iyo maraykan waxa gubay mwaynaha iyo teamkiisa
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 25 күн бұрын
Allaha u naxaristo j
@samatarxuseenalmagan4142
@samatarxuseenalmagan4142 24 күн бұрын
Allhu Akbar allha unaxariisto
@sanqoolehassan1861
@sanqoolehassan1861 25 күн бұрын
Iiraan madax weynaheegu waa helyey ale ha naxariisto
@user-vh5wk4mv8z
@user-vh5wk4mv8z 25 күн бұрын
No naxariis shiicaybu ahaa waliba gal ah abu bakar cumar cuthman io caliyi lacnada
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 25 күн бұрын
Carabta qurunka ah iyo gaalkooda ay caabudaan ayaa ka danbeeya dilalkaan dulmiga ah. Calool kuusyadu maalin bey Rabbi soo hor istaagin iyagoo duleysan.
@SahraSiciid-mw8or
@SahraSiciid-mw8or 25 күн бұрын
Subxaanallah shirki bay kujiraan ilaahay tawxiidka haku toosiyo aamiinislaamkana alle haugargaaro gaalada yuhuud iyo maraykan iyo intamacooda ahilaahay quwadiisa haku burburiyo
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 25 күн бұрын
Gudahaan isleeyahay maxaa damiyay signalkii iyo santuuqii madoobaa
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 25 күн бұрын
Ilaah janadisa fardowsa haa ugu bishareyo aamin Ayaan lenahay
@abdikadirsalat6841
@abdikadirsalat6841 25 күн бұрын
JANADA ALLE AYA LEH XUSEN(R.A.)WA ADON EE BAL NOFASIR
@KadaweClaahi
@KadaweClaahi 25 күн бұрын
Ok qadar ayaa dishay allh uraxmo wadaadkas waa geesi muslimimiinta kabaxay❤❤❤
@abdelnaseribrahim1244
@abdelnaseribrahim1244 25 күн бұрын
Ilahay haa unaxariisto waa La Wanjalay walahi
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 25 күн бұрын
Subhanallah Yaa Hussein ayay kaga dhagtay
@sacnuunow6373
@sacnuunow6373 25 күн бұрын
Subxanallah labadaba meel way is ogaayeen Allaha u naxaariisto dhamaan
@z-1il
@z-1il 25 күн бұрын
Subhanallah
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 24 күн бұрын
Yaa xusen miyuu yiri mise ana modo subxanalh
@Asad90.
@Asad90. 25 күн бұрын
Xuseen wax hakuu taro
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 25 күн бұрын
Yaa Allah yaa Allah yaa Allah
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 25 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha qabto cadowga musliminta ya Rabi
@Midnimada_Soomaaliya
@Midnimada_Soomaaliya 24 күн бұрын
Haddii ay sax noqoto waa gudaha Iran,
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 25 күн бұрын
Dadkaani markii hore nabad bey ku tageen ee soo noqodkaa laga yaabaa iney wax ugu xireen kuwa uu u tagay, sababtoo ah waxaa tagay meesha diyaarad mareykanku leeyahay,
@user-jq8bc3zx9x
@user-jq8bc3zx9x 25 күн бұрын
Subxana allaah❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 25 күн бұрын
Subhaanallah
@mohamedsalah6590
@mohamedsalah6590 25 күн бұрын
Sheikh hadin wax kaa weidii dinta xaked shicada Allah unaxarito mala orankaraa
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 25 күн бұрын
I think that’s inside job ❤️🇵🇸🇸🇴✅♥️🇹🇷👍
@mohamedabdullah3235
@mohamedabdullah3235 25 күн бұрын
Allow shirki naga karo aamiin
@sagalm3186
@sagalm3186 25 күн бұрын
Waa inside job absolutely, see Madaxwayne dhan loo saarayaa dayarad black box kii ka maqan yahay, safarka oo dhan ayaa khidad loo dhigay ahaa, waayo maxaa MW iyo wasiirka arimaha dibada is daba dhigay waa yaabe? 🤔
@user-qr2nd6sx9g
@user-qr2nd6sx9g 25 күн бұрын
Acw sheekh waan ku salaamey ruux wararkaaga laa socdaa oo dhageeystaana waan aahy Allah khyire kugu baadaalee Markàad leedahay labaadii kaalee uumeey iistaagin siidee maa baabuur beey waateen saw diyaaraado maaha waxay saaranyihin maafahmin halkaa. Anigu waxan qaabaa in aay waxbaa uu qaabaan kaariin labadaa diyaaradood ee kalee mahadsanid
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 25 күн бұрын
Diyaraduhudhamantood waxay ahaayeen kuwa qumaatiga u kaca ama helicopters sidaas daraadeed waxay fadhiisan karaan meelkasta oo banaan . Toosbay u fadhiisan kartaa una kici kartaa.
@arqamnor7503
@arqamnor7503 25 күн бұрын
Waa gaalo Allah naarta haku fogooyo
@Alxamdulilahi_1-4693.
@Alxamdulilahi_1-4693. 25 күн бұрын
Ku lahaa yaa xuseen Subxaanallaah
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 25 күн бұрын
Bayloodkiu mabadbaaday
@aslimerame9415
@aslimerame9415 25 күн бұрын
Labada senarios oo isxambaarsan weeyaan sheekadu. Gudaha iyo dibaduba way iskaashadeen. Allaha unaxariisto dhamaantood
@Yassertekno
@Yassertekno 25 күн бұрын
Asc dulmidid Iran wa gudaha
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 25 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu
@MaryanRuun-vk7pq
@MaryanRuun-vk7pq 25 күн бұрын
Mashalla kkkkkk
@user-wi8yn1kk9l
@user-wi8yn1kk9l 25 күн бұрын
magaceygu wa cabdi xasan diyaradas shilaya kudacay lagasoababuley bananka lakin waxafiliyey iraniyen
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 25 күн бұрын
Diyaaradda waxaa ka buuxay gas wayna dhacday waliba meel buuro leh kadib way gubatay waa wax iska caadi ah diyaarad hadui ay dhacdo inuu dab qabsado 90% way gubtaan diyaaradaha hadii ay dhacaan waxaan sabab u ah xawaaraha sare iyo gaaska ku jira oo aad u tiro badan iyo injinka diyaaradda oo kulaylkiisu xad dhaaf noqdo marka ay socoto
@adarhassan2389
@adarhassan2389 25 күн бұрын
Markaan dhagaystay waa gudaha Iran
@humanrights771
@humanrights771 25 күн бұрын
Dear dulmi diid arinta shilka wa dhagar dibadda laga soo maleegey waxa gudaha ka dhacay wa (negligence) but unfortunately iran is under attack for sure and let us wait and see in the near future
@hanad6666
@hanad6666 25 күн бұрын
Arintaan waa dhagar lagashaqeyay sida muqata gudaha io dipdaba isugujirta ilahey ha unaxarizte💔🥹
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 25 күн бұрын
Ya xuseen waa shirki wayn
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 25 күн бұрын
Subxanallaah Inaa lilaahi wa inaa Illaahay raajicuun Alle shirkigooda ha naga Xijaabo
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 25 күн бұрын
Muxu saaxibadi ruushka iyo china diyaarad casri ah ugu iibsanwayi
@niimaneur4842
@niimaneur4842 25 күн бұрын
Inalilahi wa ina ileyh raajicuun yaa hussein subhanallah shilki bey kujiran
@habibajamac9941
@habibajamac9941 25 күн бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@leylanur3645
@leylanur3645 25 күн бұрын
Waa dhagar banaanka ah
@dahirosman1490
@dahirosman1490 25 күн бұрын
Waa dhagar gudaha ah u badantantahay
@munaomer8597
@munaomer8597 25 күн бұрын
It is obvious , Allah dhiigiisa ha muujiyo amiin
@user-wr3rf8pz2o
@user-wr3rf8pz2o 25 күн бұрын
Waa shirqoool dibada ah
@abshirosamatarmohamud-bk7dk
@abshirosamatarmohamud-bk7dk 25 күн бұрын
Waa arin isku xiran macal iran
@halimaahmed8756
@halimaahmed8756 25 күн бұрын
Dulmi deed walaal iga jawaab please ayaa ka duubey diyaarada intay dhiciin taswiirta uu marxuumku uu egaayo daqada diyaarada, diyaara oo la heelin ayay na tusayeen, waxaan umeleynayaa inay taswiirtasi ay beentahay
@MohamedAden-hz5wt
@MohamedAden-hz5wt 25 күн бұрын
asc.walaal.sh.maxamad.dulmidiid.waawaxlagaga.shaqeeyay.gudaha.eeraan.ayaan.aaminsanahay.waayo.macluumaadkiibaalafuray.diyaarada
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 24 күн бұрын
Waa laga yaabaa waxaas oo dhan lkn sheekh saa wax usharaxday markaa qiimeeyo guwa gudaha wax kaqarimay maa adeegayaal ahaayeen mase kuwa banaanka wax kashiishay hadaa qiimeeyay ani kuwa banaanka aa la adeegsaday le'ano gudaa dhacdooyin badan shiishidabo in isla iiraanta laga halbeegay aa laga yaaba hadiise ugu dambeyn soo baxdo in reer galbeed mareekan ama maamulka sahayinada kadambeeyaan iiraanta lasheegabo waa mid iyaga kamid eh weeba kamid tehee anagee cadeyn buuxdo noosii tahay ilaa heerkaasbo hadee wexee rabaan kasameesa karaan waa ul iyo diirkeed iyaga dhan oo qofkii waxyar un ka leexdo lacala ee see rabaan kayeela karaan hubka nusiga loogu tala galay leesh aa inla anaga noogu garaacday cml in meeshaas laga raacay ubadi hadee wax sii kale soo bixi doonin koloy warjiraaba cakaar woo imaaha tartiib tartiib ee usoo bexee xaqiiqda hadaa lasii qarinin
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv 25 күн бұрын
Ilahay ayaa dilay
@taabici
@taabici 25 күн бұрын
Asc sheekh thank you. Militarygu inay la hadleen yaasheegay. Amnidarada ay sheegeen ma faahfaahiyeen militarygu
@cumarkeeyow1675
@cumarkeeyow1675 25 күн бұрын
Allahu Akbar
@ZakariyeAbdihamiid
@ZakariyeAbdihamiid 25 күн бұрын
Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏
@igaleabuabdilahi435
@igaleabuabdilahi435 25 күн бұрын
Horta waa shirqool cad yaa kanmbayn kara waxay ilatahay reergalbeed waxaana laga fuliyay gudaha iiran allaahu aclam
@mamitaharfi5379
@mamitaharfi5379 25 күн бұрын
Wa shirkol shiico
@FaysalAhmed-oy8yd
@FaysalAhmed-oy8yd 25 күн бұрын
Waa dhagar iiran iyo israaiil qayb kamid ah ay isla ogyihiin
@anisahaaji9248
@anisahaaji9248 25 күн бұрын
Subxanallaah yaa xuseen maxay ahayd 😢
@ahmedasad2428
@ahmedasad2428 25 күн бұрын
asc shiikhuna waxan umalaynayaa in ay arinta u egtahay gudaha iran inay kadan beeyaan sababta laysarka waxaa laga yaabi lahaa 2 diyaradod waxbaa gaari lahaa waa arin kudaheeda sidas ayaa jaclahay maa fikradayda
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 25 күн бұрын
Koley ani waxey iltahay in gudaha iraan laga maleegay waayo waxaa daliil u ah in qalabkii muhiimka ahaa laga bixiyey waxaana laga yaabaa in sirdoonka reer galbeedka adaagsadeen calooshood ushaqeystayaal reer iiraan ah Allahu Aclam.
@qaalielmi4479
@qaalielmi4479 25 күн бұрын
Yaa xuzayn Aa Xazbunallaah
@burhancumar207
@burhancumar207 25 күн бұрын
Shiico yaahuu
@maxmudshariif
@maxmudshariif 9 күн бұрын
Raali ahaada waxaan ujeeday.waa.dhagar.gudaha.ah
@user-tr7lk4vq6d
@user-tr7lk4vq6d 25 күн бұрын
Shiikh wll waa gudaha arimaha madaxwaynuhu kudhintay waana gudaha iran
@user-bo2rt1ye6z
@user-bo2rt1ye6z 25 күн бұрын
Subxanalaah
@user-yq5dg9mv6n
@user-yq5dg9mv6n 25 күн бұрын
Arintani waa dhagar banaanka lakiin shebekeda illa gudaha Iran kasoxidhay. Indiyaarada blackbox-kii lagasaaro, intanoo wadaxa layskusodaro, telephone satalaydka kuxidhnalagala hadho iyo in diyaradii lasoday katagaan.
@mahamediman7341
@mahamediman7341 25 күн бұрын
Asc ugu jaraan dayacaad ayaa jirta
@AbubakarDawud-hy9mu
@AbubakarDawud-hy9mu 23 күн бұрын
Waa shirqool banaanka ah
@halimaahmed8756
@halimaahmed8756 25 күн бұрын
Anuu waxaan u melanayaa waa iran waha kadambeeyey, ALLAH ha nasaamaxo
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 25 МЛН
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 37 МЛН
How to bring sweets anywhere 😋🍰🍫
00:32
TooTool
Рет қаралды 39 МЛН
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 88 М.
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 3,3 М.
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
Ya'juj & Ma'juj In Gaza (Gog & Magog) - FEZ 3
1:49:59
Sheikh Imran Hosein
Рет қаралды 110 М.
Спас девушку от местного бандита | #shorts
0:59
diaansssss.filmss
Рет қаралды 4,7 МЛН
ЗНАКОМСТВА С ЛУЧШИМ ЗЯТЕМ 😂😂 #копы
0:42
Постель #китай #товары #прикол #shorts
0:36