Shamis Guduudo Carwo 🔥Iyo Heesta "DHIBTA AAN QABO" (XAAFUUN)

  Рет қаралды 5,439

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

2 жыл бұрын

⭐Laxanka Xaafuun
U/ Xasan Adam Halac AHN
Codki : Shamis Abokor Ismaaciil AHN 1958

Пікірлер: 18
@misterniceguy67
@misterniceguy67 2 күн бұрын
Alla ya raxma. Special kind of talent. Naxariis ta Eebe Shamis iyo intii kale ee naga hormartay.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Yaa salaam Yaa Shamis Abokar Gaduudo Carwo hooyadii Fanka iyo Qaraamkii Xaafuun ................................................................. Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo qaadaysa Laxankan Xaafuun halkaan ka dhagayso kzfaq.info/get/bejne/j7Kmf8ia2NW3Y6M.html
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Khabiirka mahadsanid
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 жыл бұрын
Baraawo waayo waayo sax
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Yaasalam Guduudo Carwo Alle Ha Janneeye Waa Maamadii Fanka Somalida Gabadhii U Bilawday In Ay Heesaan Gabdhuhu Waliba Xili Adag Oo Ruuxii Maqlaahi Ka Fajacaayo Gabadh Baa Heestay. Jannooow Guduudo Hubaal Haddii Aadan U Bilaabin Lama Heleen Codad Badan Oo Hadda Lagu Raaxaysto.
@ahmedqanyare1933
@ahmedqanyare1933 Жыл бұрын
Sxb aqoontaada fanka way liidataa. Guduudo waa 53kii waxaa Hal sano ka horeeyey Daley's. Iyaga dhan waxaa ka horeeyey. Khadiijo ciye dharaar oo fanka la bilowday cabdi sinimo. Waxaanay ku geeriyootay magaalada Maka ee sacuidiga 1962 marka aqoontaada kobci sxb
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@ahmedqanyare1933 waad iska haadashy iska aamus guduudo waxay bilawday 1952kiiye xaqiraada joojiyo gabadhaasna waa Aad sheegysana waa Khadiija Balwo Oo 1943ki soo bilawday fanka koley qadaadweynbaad tahoo fan waxba ka garanmayside iska badhaaci Khadiija balwo iyo Shamis abokor guduudo carwo ayaa uhoreeyay dumar heesa
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 2 жыл бұрын
Rabi hawnaxariisto Shamis abokor
@looyaan323
@looyaan323 2 жыл бұрын
Xaafuun waa heello cajiib ah
@cabdilahicabdirisaq1125
@cabdilahicabdirisaq1125 2 жыл бұрын
Ereyadii mucaashaqii jacaylku feentay Sulub Cumar AHN isaga iyo Guduudo.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Waayo waayo heeso aan la heeyn ayaad keentay taa waad ku amanan tahay wll
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Gabadhii Xaafuun lafteeda soo geli
@galooldamal4984
@galooldamal4984 2 жыл бұрын
😊😊😊😊👏👏👏👏👏👏
@ahmedjama9070
@ahmedjama9070 2 жыл бұрын
Cajiib iyo dadka Hade ka dhex muuqda fankeena
@cumarislaw
@cumarislaw 2 жыл бұрын
Laxanka xaafuun yaa iskale
@looyaan323
@looyaan323 2 жыл бұрын
Ayadaa bilowday
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Xasan Aadan Halac Aun
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Adeerkay Xasan Adan Halac asal reer Hargeysa
Heestii Xaafuun |Xisti Original Qaraami Shamis Abokor "Guduudo Carwo" 🏆
10:15
Shamis Abokor Guduudo Carwo 🔥Iyo Heesta "DHEXDAYDA KA EEG" (DHAAWAC)
5:23
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 32 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
Farxiya Cali Faarax 🔥 Iyo Heesta "WAX ILA QABO" (DARYEEL)
7:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 30 М.
Laxanka Xaafuun - Shamis Abokar Gaduudo Carwo Aun
10:24
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 3,6 М.
Dulqaado Hay Odhan (feat. Maxamad Saleban Tubeec)
7:39
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 15 М.
Cumar Dhuulle - Laxanka Jiib.
8:37
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 74 М.
Heestii LAYLAY Qaraami Guduudo Carwo iyo Gu`Roon Jire
9:57
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 20 М.
Gaduudo Carwo Shamis Abokor  Baarleex iyo Booqashadii Abwaan Guure
17:01
muqdisho films tv
Рет қаралды 132 М.
Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "LIIBAANTA MARBAAD" ( BALWO )
3:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 123 М.
HEESTA SIDII WABI DURDURAYOO MAANDEEQ IYO DAA'UUD
7:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 227 М.
The FAST and FURIOUS Table Hack 😱
0:29
LosWagners ENG
Рет қаралды 19 МЛН
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 3,4 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,8 МЛН