Shamis Guduudo Carwo Lalylay ( Laxankii Balwo)

  Рет қаралды 63,364

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

3 жыл бұрын

Пікірлер: 65
@abdifitahali8522
@abdifitahali8522 3 жыл бұрын
Gaduudo carwo hadeey ogaan laheed balbalaarka in fanka kusoo bireyso ma ba u bilowdeen hablaha somaliyeed.
@Duraan571
@Duraan571 3 жыл бұрын
Faala dagana ku dar 😂😂😂😂😂
@aamu2648
@aamu2648 3 жыл бұрын
Kkkk Maxaad adigu fan u taqaan adaaba wax sii waalayee, nin walba haduu sheeko musig saaro ma heesbaa, dadkan imika yidhaahda waxbaan heesnaa horta wax fan la yidhaahdo kuma jiraan. Lakiin wey madadaaleeyaan baan odhan karaa. Hees iyo fan toona laguma sheegi karo waxooda
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 3 жыл бұрын
Haa wallee gududo carwo ma furten fankaba
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk sidhaban uuquslay 👏 🇸🇴 eynu uduceyno cawale woo ciishoday
@abdiwelixeyrdaac3036
@abdiwelixeyrdaac3036 3 жыл бұрын
Magaceeda oo saddexan waa Shamis Abokor Ismacil "Gaduudo Carwo" Mahadsanidiin
@subeerawal2071
@subeerawal2071 3 жыл бұрын
"Sidii Dooni dhaaftay duufaan Cidlaan hadba diirad saaraaye" Allahaw naxariistee guduudo iyada u horaysay gabar soomaliyeed oo heesta thanks Cumar seerbiya
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 3 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto guduudo carwo hormuudkii fanka
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Who ever composed this, I Salute this song is kind of Qawali from South Asia.
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Waa fannaanadii ugu horeysay ee radio hargaysa ka heesta codkeedana la maqlo .
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Allah yarxam dhamaan faanintii umada
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 3 жыл бұрын
Asc. Walaal Gabaraan Xamar ku aqoon jiray ayaad igula ektahay. Wardhiigleey ( Aamino). Magacii miyaad badalatay? Salaan sare hadaad iyadii tahay. Aduunyaa dad kala geysay.
@apdihassan4376
@apdihassan4376 3 жыл бұрын
Guduudo carwo sidoo kale waa inantii somaliyed ee ugu horaysay ee heesta
@mohamedabdullahi5461
@mohamedabdullahi5461 2 жыл бұрын
Daleeys aa kahoreeysay.
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
@@mohamedabdullahi5461 guduudo carwaa ugu horeysay 1949ki heestay qaaday baa radio Hargiesa yaaala daleys waxay heesaha bilowday 1964
@captainxalweyste7299
@captainxalweyste7299 3 жыл бұрын
Gabadhaaan allaaaah u naxariisteee kasaaar ilaaahay xagiisey ujeesatay oo music iyo fan way kasii jeesatee
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
Caqtain Xalweyste waa taariikh iyadu shaqo kuma laha camalkeedii waa la xidhay uducee, ilahay ha u naxariisto guduudo
@captainxalweyste7299
@captainxalweyste7299 3 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Shaqsi ahaan waa laxiraycmlkeedi lkn dhaxalky katagty ajar iyo danbi waa soconaa Walow ayadu towbad keenty oo qofki dhegeystaa asaga denbigu ku egyahay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
@@captainxalweyste7299 denbiyo heesaha ka waaweeyn ayaa jira oo soomaali dhexdeeda maalin walbaka dhaca maxaad hees ugu meeraysanaysaa maad ka hadashid,?
@captainxalweyste7299
@captainxalweyste7299 3 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Waa ogahay walalky ama walaashy lkn gaduudo way dhimaty denbina hada insh allaaah uma socdo sikastoo loo dhegeystosababtoo ah way ka tobad keenty Marka aniga ayadaan afayeen u ahay ee wax ka sheeg igama ahan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
@@captainxalweyste7299 dadka soomaaliyeed in aynu u sheegno in dilka qofka islaamka ah uu yahay denbi kabaair ah sowma fiicna.? xasadka iyo walaalkaa oo aad wixii ilaahay ku galaday ka xumaato iyo in aad walaalkaa xamato adoo wax u sheegikara sow maxuma qofba ilaahay waxbuu siiyay qof ilaahay qadiyay ma jiro kolay qofba qofka kale wabuu kaga duwanyahay, hanti ama hibo,
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
"Leymuuneey caawa leylku dheeraayeey."🙆🏻‍♀️ 2:11 AM
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 6 ай бұрын
Dhi oo❤
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 5 ай бұрын
ASC b b AX. Yaaa Wadani
@najkaayaanleali5129
@najkaayaanleali5129 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso maama shamis hadeey ogaan laheeyd in fankii ay kusoo biirtay balbalaarka iyo kiin jaamac ma aysan ubiloowdeen
@eng-abdihakinhassanali2750
@eng-abdihakinhassanali2750 3 жыл бұрын
Kiin jaamac ma isqaawinta mise heesaha ay qaado heesaheedu waa top laxan iyo cod iyo erayaba lkn habdhaqankeedaan fiicnayn
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Kiin jama Hablaha Ugu Codka wacan Ayay ku jirta lkn....!!😁
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@gureyeney_jr_1142
@gureyeney_jr_1142 3 жыл бұрын
Mashllh best song
@user-iq8ku2jw3f
@user-iq8ku2jw3f 3 ай бұрын
❤somalilander
@cabdirashidmaxamed-cy9xw
@cabdirashidmaxamed-cy9xw 8 ай бұрын
Alaha u naxriisto
@user-iq8ku2jw3f
@user-iq8ku2jw3f 3 ай бұрын
Xaasid ha dhaco
@user-iq8ku2jw3f
@user-iq8ku2jw3f 3 ай бұрын
🎉Halas’s igu ogaada masnata reer somaliladerow
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Gaduuda CarwooY Gugii la arkaba Allow yaa GashaanTi kaa dhiga Sidaa ayay oran jireen Waa heesaha ugu da,da wayna Ama ugu horeeyayba Erayada Cabdi Sinimo Ayaa laha ayaan Filayaaba
@a.fatahsaida.fatahsaid260
@a.fatahsaida.fatahsaid260 3 жыл бұрын
Haàa abdii Deqsi warfa
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Mamadii fanka ayaa la odhan karaa waa qoftii uhoreysey ee dumara ee fanka somalida soo gasha.
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 3 жыл бұрын
Cumarow sxb xalay ayaan ku arkay adigoo wadada maka lugaynaya adigiyo inankale 😍
@heellolyricsqaraamyahan4174
@heellolyricsqaraamyahan4174 3 жыл бұрын
Cumar seerbiya sxb waxad soo gelisaa kuluc oo qaadaya laxanka hayaan
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Ilahow uwada naxariiso fananinteni hore
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Wow
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 6 ай бұрын
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LOVE
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 6 ай бұрын
🎉
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 3 жыл бұрын
Heestani wa heesta qaraamiga ugu daa wayn waxana le laxaankan cabdi sinimo daf iyo sacab kaliya aya lagu tumijiiray misiga kahoor waxa lagu sameyaay ama ay kuso caan baxday magalada saylac
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 3 жыл бұрын
Wad saxan tahay nin wax badan og ayad tahay lkn cumar waxu u qarinayo macno kale ayan u arka
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 6 ай бұрын
Ammiin. Amaiiinjjjnjbbjjj😅😢🎉😮🎉😮😮😮❤😮😂😂may my. GOD v Besse u
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIKES
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 3 жыл бұрын
Laxanka waxa laha cabdi sinimo Ninki bilabay balwada fanka
@zulthanalpha6323
@zulthanalpha6323 2 жыл бұрын
🥰🥰
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise 8 ай бұрын
BALWO laxanka noogaan ah miyaa mase waa qofka samayay
@user-iq8ku2jw3f
@user-iq8ku2jw3f 3 ай бұрын
🎉❤😅
@maxamedmahdi9947
@maxamedmahdi9947 Жыл бұрын
Rx
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 3 жыл бұрын
HeestaaN qaraamiga ah yaaa sameeeyaaaay
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 2 жыл бұрын
Cabdisilimo oo reer borama ahaa ayaa sameeyay
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
​@@mohamedibrahimq.1223 Sxp cabdi silimo laxanka ayuu leeyahay ee maysoo gaarin guduudo carwo aun guligoo
@shaaficihassan5536
@shaaficihassan5536 3 жыл бұрын
Sanadkee masuul ayaa laqaday horta heestaan
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Wlal Sanadka anu ma garanayo lkn heesihi u horeeyay ayay ahyeen kolay Xita Kabanka mar danbe aya loo Tumay
@sayidacool7190
@sayidacool7190 3 жыл бұрын
guduudo ma ciisa muusay ahayd
@khawaajeofficial146
@khawaajeofficial146 3 жыл бұрын
May waa usaaq habar jeclo walib reer dood qolo la dhaho shamis abokor ismaaciil
@khawaajeofficial146
@khawaajeofficial146 3 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto
@zackweysacadde2477
@zackweysacadde2477 10 ай бұрын
Hj reerdood
@falagameera5577
@falagameera5577 3 жыл бұрын
Sidan u bartayba Hurdada ma bogtoo Barkiman hadba Beerka sarayeey Aheey ah ihay ha u naxristo shamis iyo inti kale dhimatyba
Cumar Dhuulle - Laxanka Jiib.
8:37
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 74 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Khadija Abdullahi Daleys receives the Somali Museum Legend Award
13:15
The Somali Museum
Рет қаралды 504 М.
Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"
7:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 291 М.
Guduudo Carwo oo kawaramaysa Dharaartii Xoriyadda 26 june 1960-kii
5:05
Liibaan Maleh Aduunoo
9:32
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 6 М.
Gaduudo Carwo Shamis Abokor  Baarleex iyo Booqashadii Abwaan Guure
17:01
muqdisho films tv
Рет қаралды 132 М.
HEES "Lay Lay" Heesaa Shamis Abokor Guduudo.
4:15
Bashiir Maxmud
Рет қаралды 37 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Wareysi dhammeystiran, Cali Dheere iyo Cabdalla Nuuraddiin 23/09/1976.
24:23
Heestii LAYLAY Qaraami Guduudo Carwo iyo Gu`Roon Jire
9:57
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 20 М.