SHAQADII ANOO HAYO AYUU IGA XANAAJIYAY

  Рет қаралды 81,221

Nimca Haybe & Moha Official

Nimca Haybe & Moha Official

2 жыл бұрын

SHAQADII ANOO HAYO AYUU IGA XANAAJIYAY #nimcaheybe

Пікірлер: 147
@nimcahaybeofficial1583
@nimcahaybeofficial1583 Жыл бұрын
0615503121 waa kaa SUJAACO NUMBER KEEDA
@hodohilwadhoodojidhif8442
@hodohilwadhoodojidhif8442 Жыл бұрын
Hargaysa ayaan joogaa waan rabaa iiibsado
@jamilohassan9810
@jamilohassan9810 Жыл бұрын
Acs abayo numbarka mashayqaynayo A man is picking up the number
@jiqpir
@jiqpir Жыл бұрын
mamo nimco plz mama sujaco u sheeg qofka ku shaqeeyo waraa ha oran walaal dheh hadalka wanagsan waa wehelka naftada
@abdimohamedsiad9294
@abdimohamedsiad9294 2 жыл бұрын
Aqli ma ahan soomaaliyey nimco heybe in eysan gaarin 500 subeskarab sharaf iyo karaamo isu yeela aan kor u soo qaadno (arkaa milkiile)
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Nimco Cadey guurkaaga aad baan ugu faraxsanahay guur kheyr qabo oo baraka leh Allaah ha kaaga dhigo walaal qalbi fiican oo aan jecelnahay ayaad tahay runtii Jeekeyna waa walaalkaa iska cafi ubad baari ahna Allaah ha idiin siiyo Aamiin Yaa Rabbi
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 жыл бұрын
Maasha Allah Hambalyo hambalyo nimco wiil iyo caano gabadh iyo caano alle ha ku siiyo
@nimcaabdullahi973
@nimcaabdullahi973 2 жыл бұрын
Mnsh.Allah xamar dhar qurxan yalaan gorme arki doona meshaas
@hindacali5183
@hindacali5183 2 жыл бұрын
Nimco haybe dharakana ayan raabaye soomalilanad banjoogay halkeen kala.soxiirnaa
@hindacali5183
@hindacali5183 Жыл бұрын
Nimco halkenkaso xiirnaa wllo soomalilanad banjoogaye
@ugbaadahmed1237
@ugbaadahmed1237 Жыл бұрын
Masha'Allah Sujaaca dukaankeeda ilaahey ha u barakeeyo noo soo badi Nimco Heybe baatiga aad baan u jeclahaye
@zainabhassan20112
@zainabhassan20112 Жыл бұрын
Manshaa alaah nimco uk maiigu soodhibikartaa ilmahaga agtodan daganahey❤️🥰🥰
@ayanahmed4288
@ayanahmed4288 2 жыл бұрын
Mansha Allah nimco xamar waan soo socdaa bishaan insha Allah dukaankana waa imaanaa nimco inan ku arko aan rabi lahaa Italy aan Ka imananaa
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah xoogaa qaladka wayn aad samayseen dooda bilaa micnaha ah. Nimco howl nay noo wadey. Inaad si hoose udhamaysaan baad ahaydeen.
@halimaalawi3044
@halimaalawi3044 Жыл бұрын
ماشا ء الله ،اللهم يحفظكم ويحميكم، Waa baati qurux badan
@nalkanuurkadoolo2487
@nalkanuurkadoolo2487 2 жыл бұрын
Keep going my hapo ahna sumideyda from dds ogadenia ama somali galbed dagmadisa dollo addo
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 Жыл бұрын
Maasha Allah dukaanka Sujaaco markaad soo duubto waan jeclahay baatiyo qurxoon beautiful ,
@ayanali7911
@ayanali7911 2 жыл бұрын
Mansha Allah Nimco quruxay Jeekey qadada jimcaha inaa u wacdey aheyd laa baas
@Janno190
@Janno190 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah ❤️ waa dhar qurux badan
@yuusufjibriil9903
@yuusufjibriil9903 2 жыл бұрын
Is xakameey maama nimca HEYBE xanaaqa yo kaa tanbadinin marwalba guul ku rajeenaa i.a
@fertunali1007
@fertunali1007 2 жыл бұрын
Masha alah baati qurxon ayad heysan alaha idin saaro nuurka
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 2 жыл бұрын
Jiimica mubarak Abaayo macaan
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰 samirka badaso gabadha alaaaaaah haku siyad barakeyo
@fadumosiyake6812
@fadumosiyake6812 Жыл бұрын
Manshall Ado macan keep going asc
@sacdiyacusman2891
@sacdiyacusman2891 Жыл бұрын
Mansh Allah abaayo horay usoco ayaan kuleyahay keep going niimco heybe inshallah somalia markan imado dukanka sujaco waso boqana
@saara3saaro271
@saara3saaro271 2 жыл бұрын
Woow n Masha Allah naciimo heybe
@yurub5288
@yurub5288 Жыл бұрын
Mashalla Allah Guuleyso Namco 👍✌
@fali2695
@fali2695 2 жыл бұрын
Mash Allah muqdisho caday
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Maashaah allaah dharkaas bariga guduudan
@safiamohamud1222
@safiamohamud1222 Жыл бұрын
Mansha Allah beautiful
@nimconiahmed2012
@nimconiahmed2012 Жыл бұрын
Sujaco waan tagay weeyna iso dhaweysay maamo waji furan wayay M.A🙏🥰🫶
@attakontitan2244
@attakontitan2244 Жыл бұрын
Masha allah quruq iyo qalabi saafiah
@user-gd4ej7ds8d
@user-gd4ej7ds8d Жыл бұрын
Guud masha Allah dad waa dadkii hore
@aishaalicia1794
@aishaalicia1794 Жыл бұрын
mansha Allah beautiful
@safiaomar2157
@safiaomar2157 Жыл бұрын
Aad ayay nashqadahaas u qurxoon yihiin mnshalah tabarak
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 2 жыл бұрын
Mashaalaah abaayo macaan 💋💗💗
@cabdulkadircabdurahman1381
@cabdulkadircabdurahman1381 2 жыл бұрын
Masha allah
@naciimaladan637
@naciimaladan637 Жыл бұрын
Waa qurux Masha allah
@ayanhassan3883
@ayanhassan3883 Жыл бұрын
Subxaanallaah aqlaaq xumaa muran badnaa meeshuu ku yalaa ma sheegeyso war aan macno laheen ma ogaa ineey aduunka laga fiirsanayo
@foosmuke6029
@foosmuke6029 2 жыл бұрын
Masha alaah ❤
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Inshaah allaah
@anisabdikarin4322
@anisabdikarin4322 2 жыл бұрын
Masha allha abayo
@qamarsaidahmed9396
@qamarsaidahmed9396 Жыл бұрын
Alaha ku barakiyo
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah 😍 ♥
@lalatabi5134
@lalatabi5134 Жыл бұрын
Bisinka ee buuq iyo eray badanaa naagtan waalan. Ilaahay mar kale iima keeno 😱
@shakarosman6702
@shakarosman6702 2 жыл бұрын
Masha'allah nimco qof qowl leh baa thy jekeyna waa nin dhacdhac badan.
@shabeelowgym6750
@shabeelowgym6750 2 жыл бұрын
Nimco wlh waa qoslay kuwaan weyka waleen🤣🤣🤣nasoo badi videoda abyo qali Wana ku wataa keep going
@nasriinabdi8565
@nasriinabdi8565 2 жыл бұрын
Hadhafin Jeekey iska celi mansha allah
@cabdulqadircumar5766
@cabdulqadircumar5766 Жыл бұрын
Jeekey Maa guursatey
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Жыл бұрын
Masha allaah
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Жыл бұрын
Masha Allah
@sadiasadia984
@sadiasadia984 Жыл бұрын
Asc masha Allah nimco abaayo mahadsanid 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@saharalul5549
@saharalul5549 Жыл бұрын
MashaAllah
@umukhubybmohamed5494
@umukhubybmohamed5494 Жыл бұрын
Niciimo abaayo insha allah xamar waa imana dukankada go yaashada jcladay
@ibnuamarsharif6493
@ibnuamarsharif6493 Жыл бұрын
Mash allh xamr baati ugu tag wlhi
@ayanali7911
@ayanali7911 2 жыл бұрын
Dukaankan Insha allaha markaan xamar cadeyn imaado aan ka soo adeeganaya anoo kasocda Nimco caday
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Maash allaah
@jamalcabdinur9184
@jamalcabdinur9184 Жыл бұрын
Mamo nimco haybe guul ban ku rajay naya
@qamarsaidahmed9396
@qamarsaidahmed9396 Жыл бұрын
Mashalaah
@caadilmusdhaf8129
@caadilmusdhaf8129 Жыл бұрын
maamo nimco alaah ku xifdiyo
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤
@umumucaad6196
@umumucaad6196 Жыл бұрын
M.a mashallah
@haniabdi3866
@haniabdi3866 2 жыл бұрын
Horumar wacan soomaliyey nimco kor soo qaada ayada ayaa mudan in 1 milyan la gaarsiiyo (arkaa milkiile)
@foosxuseen4287
@foosxuseen4287 Жыл бұрын
M,a nimco markad sujaco imado wan sordaa walahi wan jeclahay
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 2 жыл бұрын
Business lady 👏👏👏
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 Жыл бұрын
Mshallh horay usoco
@um.samiir3755
@um.samiir3755 Жыл бұрын
Nimco wakusalamey adey uquruxbadan yihiin baati yaasha
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Mashallh ❤
@Kiiney2883
@Kiiney2883 Жыл бұрын
Dharka caadi maahan wlhi sax waaye habo nimco heybe legemad waaye love you 😍 ♥️ ❤️
@AyaanaliMaxamuud-df1ov
@AyaanaliMaxamuud-df1ov 10 ай бұрын
dukaankaxageekuyaalaa
@AyaanaliMaxamuud-df1ov
@AyaanaliMaxamuud-df1ov 10 ай бұрын
Abaayo
@bilandua5617
@bilandua5617 Жыл бұрын
Asc habo tell ka ii soo dir
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 Жыл бұрын
Abayoy xaa cunta Mansha Allah
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Waa ku waan
@queenhaatifa2154
@queenhaatifa2154 Жыл бұрын
Nimco dan ban ka leyahay xagen kala so xarira isoo jwb plz🥺🔥💖
@xamzokhaliif7703
@xamzokhaliif7703 Жыл бұрын
masha Allah tukaanka iguso xir
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Woow
@latifamussa4979
@latifamussa4979 2 жыл бұрын
مساء اله تركيا عيزين كل هم عيش علي غماش تركيا
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Waan kuu jeeda nacima adoo qoslaaya
@najmoahmed5098
@najmoahmed5098 Жыл бұрын
Mamo nimco I love you ❤️❤️❤️
@quruxoday533
@quruxoday533 2 жыл бұрын
Telephoneka sujaaco ma e seen kartaa sister please I'm from London
@hashimyare6677
@hashimyare6677 2 жыл бұрын
In.a 200k comen soon
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
Asc abaayo MaashaAllaah Tabaarakalaah abaayo illaahey hakuu number soo dhig ama meeshuu ku yaalo dad baan usoo dirsanayaa, Wadanka majoogi inshaAllaah Xamar waan iman mar uun waana imaan doonaa. Waan uhiloobey xamar Cadeey. Xamar Wayne aloow maxaan ka adeegtay
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 жыл бұрын
Nimca heybe
@mabarikabdi1707
@mabarikabdi1707 Жыл бұрын
Walac weeyi nimco ninbasta wayla dagaalamaysaa
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarakallaah xabiibti Waan kugu cusbahay subscribe Waan kuu saaray horomar wacan inshaa Allaah abaayo xamar ka dhankee waaye dukaanka Waan u baahnahay dharkaan USA 🇺🇸 AAN JOOGAA
@balbalarkaandistakiin3567
@balbalarkaandistakiin3567 Жыл бұрын
Nimca abayo please share out isamay
@nimoibrahim4911
@nimoibrahim4911 Жыл бұрын
Ask abaayo nimco dharka london mala keena hadii lakeeno iso sheeg
@nagyamitti2181
@nagyamitti2181 Жыл бұрын
❤❤💕👌
@leyloshcabdiraxmaan5169
@leyloshcabdiraxmaan5169 Жыл бұрын
M.a nimco abayo batigan wax iga so garsi
@bisharoshealthycooking
@bisharoshealthycooking 2 жыл бұрын
Asc macanto NIMCO telephoneka sujaaco ma isinkarta I’m from USA
@saafiibrahim3452
@saafiibrahim3452 Жыл бұрын
Nimco dkankan xagee ku yaala Daarusalam aa dega nahay plz ii so sheeg Address ka
@fartunchannel
@fartunchannel Жыл бұрын
Asc abaayo batiga meqo lagadaa waxaan jogaa kenya
@dele.ali5596
@dele.ali5596 2 жыл бұрын
Hapo
@Ceyni915
@Ceyni915 2 жыл бұрын
Intee kuyalaa tuganka noo tilmaam
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Asc Nacima heybe
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Ok
@farxiyuall379
@farxiyuall379 Жыл бұрын
Nice
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Nimco xayeysiintada waxba noma tarayso hadaad Nambarka nasinayn
@warsan123
@warsan123 Жыл бұрын
Asc nimco cadey dukaankaan ii sheek aan ka so adeegto markaan imaado muqdisho xagee ku yaal abayo
@user-ro1en7xn7z
@user-ro1en7xn7z Жыл бұрын
Dharkaanaaa rabay taleefanka yaaa yaqaano
@cabdulqadircumar5766
@cabdulqadircumar5766 Жыл бұрын
Ileen ilmahaagi aabahooda weye
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Nimco heybe
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 жыл бұрын
Nimco yey u iljabin waa pranka
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Reer anada waxma udirtay nimco
@xawoxabiibibrhmxabiibibrhm5071
@xawoxabiibibrhmxabiibibrhm5071 Жыл бұрын
🥰😇
@cabdulqadircumar5766
@cabdulqadircumar5766 Жыл бұрын
Adi iyo jeekey isku noqda
RAGGA IYO DOOQA
15:12
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 44 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
AWEYS BAAFOW OO KU QABSADAY SAXAN BARIIS SAB JEEKEY
18:21
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 39 М.
WAX KA BARÒ FAMILKA NIMCA AXMED HEYBE WALAALKEED OO SHEEGAY INEEY HOOYO LQBAAD U
16:49
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 34 М.
BALANQAADKII REER AMERICA
12:08
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 7 М.
FAADUMIINI OO BAABAJEEY SIXUN U JAFTAY…….
16:39
Baaba Jeey
Рет қаралды 73 М.
YURUB GEENYO QOL MADAW  XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW PROGRAM 2019
9:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3 МЛН
YACKOO XAFLADIISA  XALAY WACDARO KA DHIGAY
12:32
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 30 М.
PRANK || Waxaan Ku Riday Indho Taag Xasan Soya
12:36
Anna Jeekey
Рет қаралды 30 М.
Bilaal Bulshaawi oo Kariyay Baasta Alfoorno Tijaabi Tayada Karintaada
14:08
ASAD HAJIO IYO FAADUMIINA FT DAYAX DALNUUSHE BAABA JEEY OO SI YAAB LEH U KARBAASHAY
21:58
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 72 М.
SHIR SANADEEDKA BANAADIRIGA OO SI QURUXBADAN MAANTA U DHACDAY
12:42
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 7 М.
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 9 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 6 МЛН