Shaqo noocee ah ayaa laga shaqeeyaa Maraykanka!? Subscribe

  Рет қаралды 27,642

shaaciyeone show

shaaciyeone show

3 жыл бұрын

#Refugees#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#immigration#
#somali #Somalinimo #maraykanka#Canada#

Пікірлер: 100
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 2 жыл бұрын
Computer si fcn wan u aqaanaa englishtaydana saas uma xuma aad waan u fahmi karaa lkin ku hadalka iguyara adag intana wan dhisayaaa inzhallah wan ku rajjo qabaa inaan USA imaado halayso duceeyo soomaali muxamad🥰
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 6 ай бұрын
Allah haku fudaydiyo zxp wadankii wa lagu kala yaacayaa 😂
@Abdiqaliq
@Abdiqaliq 3 жыл бұрын
Manshallah abow Canada Raja kaleyahay nosobadi
@qadijaquruxsan
@qadijaquruxsan 3 жыл бұрын
Mnshlh keep going abowe 😍😍😍💯💯❤♥️
@ibrahimmohammed2912
@ibrahimmohammed2912 2 жыл бұрын
Masha Allah walaal shaaciye si fiican Noogu Faahfaahisay mahadsanid Hana ka Daalin arinkan Wanaagsan aad Noo Hayso.
@ahmedabdulahi9868
@ahmedabdulahi9868 2 жыл бұрын
Thank you wll waad mahadsanthy keep going.
@user-mg1uj7sl9z
@user-mg1uj7sl9z Жыл бұрын
Thank you wll
@libanmohamud3495
@libanmohamud3495 2 жыл бұрын
Shaaciye waa kugu soo biiray thnks
@hamdamahmud8968
@hamdamahmud8968 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo❤️❤️❤️
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
America hadaan tagi lahaa Truck waxaa aheyn ma fuuli laheyn insha allh 🤲
@sharmamohammed1358
@sharmamohammed1358 2 жыл бұрын
Sxb mahadsanid wallaal qaali alaha ku sharfo
@abdishukri1805
@abdishukri1805 3 жыл бұрын
My brother we love u 💕
@Raxmo-sb6nt
@Raxmo-sb6nt 2 ай бұрын
Thanks
@aidarous8642
@aidarous8642 2 жыл бұрын
mahadsanid wll
@abukaradenelmi2367
@abukaradenelmi2367 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@abdishukri1805
@abdishukri1805 3 жыл бұрын
Inta la tagersan shaciye one like dhac kusi
@XasanCusmaan-hx2ph
@XasanCusmaan-hx2ph 11 ай бұрын
Mash allh shaciye aad ayaaa umahadsanthy lakiin wathsappka nosoosheeg aankulasooxariirneeee adoo mahadsan
@maamawadanichanel7653
@maamawadanichanel7653 Жыл бұрын
MaashaAllah waa mahadsan tahay
@Naturalthingschannel
@Naturalthingschannel 3 жыл бұрын
Good bro
@nalkacadey7729
@nalkacadey7729 2 жыл бұрын
Waa ku mahadsanthy si wanaagsan aad bulshada ugu faideysid..
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 5 ай бұрын
Ma jecli inaan shaqaale noqdo yacni inaan cid u shaqeeyo ama xafiis Masamaysan kara xirfad iigaar ah ama ganacsi ka samayn kara
@AHMEDMOHAMED-wh5ib
@AHMEDMOHAMED-wh5ib 3 ай бұрын
Mnshll our mentor
@yonisyare4212
@yonisyare4212 2 жыл бұрын
Masha, alaah
@daadirofficial3294
@daadirofficial3294 3 жыл бұрын
Horay u soco wll bulshada somaliyed wax wngzn ayaa u wadaa shaqadad Horay u wado alle ha ku fududeyo wll
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Shaaciye gaanado arabnaa seekudagaa
@deeqadeeqo2896
@deeqadeeqo2896 3 жыл бұрын
Masha Allah walaal Allah ha ku barakeyo wax badan ayaad noofaa iideysay mahad sanid
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 2 жыл бұрын
Sxb shaaciye waxbadan ayaankaa bartay gaar ahaan sida sawirada looqurxiyo thanks
@abdishukri1805
@abdishukri1805 3 жыл бұрын
Sxb Soo jawab
@hamzaofficielle7388
@hamzaofficielle7388 3 жыл бұрын
Shaaciye kume nio 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@RahmaAhmed-rl1od
@RahmaAhmed-rl1od Жыл бұрын
Wlhi waxaad tahay wiil ku fiican wax soo jeedinta ama in dadka sidoo wax loo fahandiiiyo mashallah keep going from hargeisa
@mahatsalat8348
@mahatsalat8348 Жыл бұрын
Iso hambalyee qofyahey ana selected 2024 age🎉
@mushtaaqxasan6646
@mushtaaqxasan6646 16 күн бұрын
Waxaad keentaa shaqo gabdho qaban karaan plz❤❤❤
@Axmed_koke
@Axmed_koke 3 жыл бұрын
mAaNhalalh wllo Noocyadas sooobadi
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Hhhh
@sayd5301
@sayd5301 3 жыл бұрын
Asc mr shaaciye sxp inan kulasoo xidhiiidho ayaan rabay xagee laga lasoo xiriiri karaa.
@cocomale
@cocomale Жыл бұрын
Walaal dhanka waxbarashdana IGA fahansii ee maraykanka
@hafzadahirabdullahi4712
@hafzadahirabdullahi4712 Жыл бұрын
Insha Allah watagaya America
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 жыл бұрын
Mahadsnd zxb qli ah, Kwrn sxb hadaan englishka iyo basic comouter ka aqaano
@saabrinmustaf8767
@saabrinmustaf8767 4 ай бұрын
Ok wll sidee kuhelaa shaqo lacag fiican kahelaaa
@kadarmahamedmumin6006
@kadarmahamedmumin6006 2 жыл бұрын
shaciye
@cabdilaahifaarahAwil
@cabdilaahifaarahAwil 2 жыл бұрын
Asc shaaciyeone show wllo Qli wan ku salaamay 👋 marka xigta wax aan ahy wiil ku nool somali wax aan dhigtaa jamaacdda business ka ayaan bartaata hada ma jiro Qof dumara ah oo America 🇺🇸 joogta oo releshinship naga dhaxeeya man jirto ee passport wadnkaas si kale ma lagu heli karaa xitaa hadey noqoto iib shaqooYin badan oo aan rajeeyana yey ayaad noo sheegtaye
@mohzhiine4655
@mohzhiine4655 2 жыл бұрын
Asc shp shaciye markanku DakaD manu lahen mid kale malaga shaqen kara hadad xirfad u ledahay♥️
@mohamedcabdullahiaden916
@mohamedcabdullahiaden916 7 ай бұрын
Mashalaah wamel fican hadiba shaqa ay tala Africa wedanta Canada matala shaqa sida marekanka miya kofka kartida leh oshaqa jecel wakatajira America
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 6 ай бұрын
War america 1year ayaad millionaire ku noqonaysaa kartidaada, dadaalkaaga ayay ku xiran tahay insha'allah dhowaan ayaan rajaynaya inaan american airport kadago pray for me🤲🤲
@liibanxuseen2253
@liibanxuseen2253 2 жыл бұрын
ZXB VLOG SUU BADI
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Naabarka d laga soxaririyo naasi
@mushtaaqxasan6646
@mushtaaqxasan6646 16 күн бұрын
Duuliyaha imisa lacag ayuu qaataa
@zakaria_abdi
@zakaria_abdi Жыл бұрын
Computer ka waan isku fiicanhay alx
@sureermaxamed9542
@sureermaxamed9542 2 жыл бұрын
😀
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
Wll. Gabdhuhu tareenka. Makashaqaysan karaaan😟
@istarisatrr84
@istarisatrr84 2 жыл бұрын
wll whits App kaga sodhi wlla
@takeyourtime3095
@takeyourtime3095 3 жыл бұрын
Walaal ma ii buuxikartaa dv lottery pls walaal kaa ayaa ahay ii soo jawaab
@faadumocabtirixmaan7733
@faadumocabtirixmaan7733 Жыл бұрын
Shaaciye bowe aniga aad waba uma aqaano marka lottery ayaan xareeysey haduu isobaxo malagayabaa in aan helo gobo waxlaga nadiifiyo oo lacag leh teda kle luqada engsh ma aqaano Malagasy yabaa in aan kuufahmo waxyar anoo shaqeynaayo
@qurbaawikhadara8355
@qurbaawikhadara8355 3 жыл бұрын
inaderow arimihii immigrantiga kaso waran gaar ahan USA🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
@zakifaysal6265
@zakifaysal6265 3 жыл бұрын
Bro scholarship kaso hadal canada iyo marekangaba midood amA LABadod
@mohanad143
@mohanad143 2 жыл бұрын
😬😬😬 Afirca wx dhinty adunk per H 20$ lagu shaqena kwrn 😬😬
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 11 ай бұрын
Sanadkan bishiisa 12aad baan.kuwajahanahay.maraykanka.africa.waxba ma yaalaan😂😂😂
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 2 жыл бұрын
Shaqada cunta karinta ka waran walaalo malaga helayaa lottery maku xarysan karaa xirfadaa?? Plz ii jawaab
@xasanmaxamed4598
@xasanmaxamed4598 3 жыл бұрын
Walaal waxan ku weydinayaa baraziil wax xog ah maka haysaa daad kahayso noo soo gudbi adigoo raali ah .mahad sanid
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 2 жыл бұрын
Gobolkee joogtaa wll
@sadiqmohamedomar6724
@sadiqmohamedomar6724 3 жыл бұрын
Sxb shaciyey suashi ankuweydiyey ila hda igadamadan so jawabin wali wankusugaya sxb
@safiyokjarsafiyokjar9704
@safiyokjarsafiyokjar9704 3 жыл бұрын
Masha allah wl shaciyow dhunta waxa kaga yalo nabar miyaa mise wa buro allah kacafiyo iga rali ahow adiga funanad so xirtay sas ku arky hhhhhh
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Marka hore mahadsanid, Maka xigta waa Buro ee ma ahan nabar amiiin amiin fanaanada mar walba ayaan xirtaa ee ma arkin miyaa hada ka dib u fiirso ama kuwii hore soo daawo waad arkaysaa
@safiyokjarsafiyokjar9704
@safiyokjarsafiyokjar9704 3 жыл бұрын
@@shaaciyeoneshow wll hal video ad so dhigto ima dhfo xita hadi an ku qancsanan wa firisad mark ma arkin ee video kan le ku arky kkkkk
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
@@safiyokjarsafiyokjar9704 hada ka dib u fiirso
@najmamohamudsaid4204
@najmamohamudsaid4204 2 жыл бұрын
Kasoo hadal walal qabida ama xaaska sida visaha loo gusoodirikaro iyo intee ugubadan oo qadanaysaa micnaha lasugaa
@Naturalthingschannel
@Naturalthingschannel 3 жыл бұрын
Turjumaan ayan jeclahay inaan noqdo
@zihaamabdiqani5779
@zihaamabdiqani5779 3 жыл бұрын
Refugees kasoo hadal abowo plz miyaa labilaway Rcs shaqo miyee bilawaday 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸plz
@updykariinabshir253
@updykariinabshir253 Жыл бұрын
adi maxaa qabataa
@hooyosundus9516
@hooyosundus9516 Жыл бұрын
يا لها من وطن 😂😂😂😂
@garjaw7
@garjaw7 3 жыл бұрын
ani hdda marekan tago FBI ayan u shaqeynaya.
@SaabirOmar
@SaabirOmar 3 жыл бұрын
Xirfada caafimad ka ah hadaan bartay oon ku soo shaqaynayay miyaan ku shaqayn karaa
@abdinajibadenali3570
@abdinajibadenali3570 10 ай бұрын
Electricianka kwrn shaqo malagu hehaa shaaciyow
@liibanxuseen2253
@liibanxuseen2253 2 жыл бұрын
Zxb ani procesUSA abaheey ii xareeyay marka waqti intee egbey igu qadaan kartaa inaan tago USA
@juweriaabdi
@juweriaabdi Жыл бұрын
Hda Ma tagtayne wll
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Shaa ciiye adika naacaawi shaaqo noraadi aniga wa cusubaha liisga iguda hhhhhh
@ahmedyarestudio9394
@ahmedyarestudio9394 Жыл бұрын
Adaba tage nasib leh shaqo raadso😂 kampala kuduqobe ani neh
@iidleaxmed8010
@iidleaxmed8010 Жыл бұрын
Wadadadu maxay ka shaqeeyaan kaso hadal? Bro
@sarabintabdi6052
@sarabintabdi6052 2 жыл бұрын
Miya jiraa dad ku hadlo af swahiliga aad tafsiiri kara?
@abdishukri1805
@abdishukri1805 3 жыл бұрын
Sxb qof Hal ilaha darawak ma noqan Kara marikanka
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Haa bro
@abdishukri1805
@abdishukri1805 3 жыл бұрын
Thanks
@cabdulahiciise4441
@cabdulahiciise4441 3 жыл бұрын
Shaqo nidaamsan ma tahay
@xareed1
@xareed1 Жыл бұрын
hadaan imaado truck uun baan ka shaqaynayaa
@daadirofficial3294
@daadirofficial3294 3 жыл бұрын
qofki ugu horeyay o dawado hada iga dambesid is muji
@kadarmahamedmumin6006
@kadarmahamedmumin6006 2 жыл бұрын
wad kumahadsantahy sida aad nolo socodsinayso
@MaxamuudMaxamed-kt4kv
@MaxamuudMaxamed-kt4kv 4 ай бұрын
xirfadeda waaTruck hado ale idmo waa sobaxa bacdal soon Truck xamar hal wek ayaa 50 dolar qada nee hada moto ku istakto adaa iska dhibayo gariga lawadayo 50 sano ayoo iga wen yahay
@abdiali503
@abdiali503 Жыл бұрын
Mushqusha ma le saxan karaaa shaciyow wllo
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 11 ай бұрын
Musqul maxaa ku seexinaya marka hore adi😂😂😂
@Maryama_22
@Maryama_22 3 ай бұрын
Hadaa barkintaada soo qaadan karto waa arin fiican walaalo 😂😂
@aliibar2322
@aliibar2322 2 жыл бұрын
Anigo English aqoon ma shaqen karaa
@nugaalproduction6445
@nugaalproduction6445 3 жыл бұрын
Buufis team
@anii1631
@anii1631 Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsanatahay
@ayubaalim2201
@ayubaalim2201 3 жыл бұрын
i hope u r not slaves
@nasrudiinmowliidarmedia4025
@nasrudiinmowliidarmedia4025 8 ай бұрын
Qofkan nacaska ah hadalka wuba kugu daalinayaa afgaroicsanaa wuxu
@Naturalthingschannel
@Naturalthingschannel 3 жыл бұрын
Thanks
@cabdisalaan1496
@cabdisalaan1496 2 жыл бұрын
Thanks
Shaqooyinka ugu lacagta badan ee UK laga shaqeeyo.
25:36
Salim Dhorre Kick-Off
Рет қаралды 11 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 5 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
DOHA-QATAR SHAQADA UGU LACAGTA 💸 BADAN SOMALIDA AY KA SHAQEEYAAN..
12:28
Wax ka ogow nolosha maraykanka
12:11
shaaciyeone show
Рет қаралды 41 М.
Qaabkaan Maraykanka waad ku imaan kartaa ( share subscribe and like )
14:03
Waxbarasho ku imow Maraykanka( Student visa ) Subscribe @shaaciyeoneshow
15:25
Sababta ay dhalinyaro badan Nolosha uga dhaceen Dalka Germany | WAREYSI
29:44
Девушка ограбила мажора, но…😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 8 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 10 МЛН
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58