Shaqooyinka Mustaqbalka ugu suuqa badanaan doona | Hada sii baro!

  Рет қаралды 176,294

Waaberi Media

3 жыл бұрын

Shaqooyinka Mustaqbalka ugu suuqa badanaan doona | Hada sii baro!
Muuqalkan waxaynu ku eegi doonaa qayb kamid ah shaqooyinka mustaqbalka ugu suuqa badnaan doona.
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 360
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 8 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 3 жыл бұрын
nin aan xaasid aheyn oo aan fiirsan dantiisa qudha oo la jacel dhalinta dalkiisa horumar iyo wanaag baa tahy zhp keep going zhp abdirhmaan waan is arki doona in.shaAllah inago waa weyn
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Жыл бұрын
1:Cloud computing 2: AI: programing 3: Cyber security 4: Ecomerence 5:Architecture: interior design
@suyuudiaxmed1616
@suyuudiaxmed1616 Жыл бұрын
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
Waligay waan jecLaa inaan xirfadahan mid UUN aan kabarTo lkin jeebkayga darTii aYaan halkaa lataaganahay ilaahaY dawladeena iyo madaxdeena ha inoo hanuuniyo🤲😓
@claahinunez9837
@claahinunez9837 3 жыл бұрын
Waad khiyaali aad iska dhaadhicisay, dhamantood waxad ka heli kartaa internet ka ,sidoo kale waxa jira website yo free ah oo aad ka heli karto casharada iyo shahaadadaba 🙏
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
@@claahinunez9837 ok kuwa free gaa pl ii sheg ☺
@mrxudayfi6947
@mrxudayfi6947 3 жыл бұрын
Sxb adiga hadad masuuliyad isa saarto si fudud ayaad ooga gudbi kartaa
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
@@sharafdiin ok halke kla soo xidhidha Instagram ma ledahy
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
@@sharafdiin and thank you so much
@LUUL702
@LUUL702 10 ай бұрын
MAGACAYGU WAA XAAWA AWIL ABDI INSHA ALLAAH ADUUNKA WAAN KASOO MUUQAN ❤️❤️🥰🥹💓
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
Shaqooyinka mustaqbalka :1;Cloud computing ,2;Artifial inteligence ,3; Cyber security or internet security ,4: E-Commerce , 5:And finaly interior design
@mohammedmohammud433
@mohammedmohammud433 Жыл бұрын
Shp kawarn qofka barta cybersecurity ma an facayana wax.uu barto
@ciiseqoor2771
@ciiseqoor2771 8 ай бұрын
Aad iyo aadbu ku anfacaya
@axmadkarama7270
@axmadkarama7270 3 жыл бұрын
M.a tabarakallah جزاك الله خيرا يا أخي الكريم.
@dr.shideyare6924
@dr.shideyare6924 3 жыл бұрын
Thanks ustaad c/raxmaan omer
@noorhassan6743
@noorhassan6743 3 жыл бұрын
Civil engineering ayan barta, wan sugi la’ahay in an dhameyo san ugu qeeb qato dismaha Somalia.
@mideeyeofficial1688
@mideeyeofficial1688 3 жыл бұрын
Sxb m.a anigana wa bartaa
@abdimalikaxmed126
@abdimalikaxmed126 2 жыл бұрын
Proh ina bartaa rwaa lgn math iyo phy iskuma fiicnin maxa talo ah🤦
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
@@abdimalikaxmed126 logestoc baro taas xite aad u fcn thy Dallkena
@ahmedfaahim3787
@ahmedfaahim3787 2 жыл бұрын
Taas haku mashquuline wax sifiican u baro aqoontadana tayo u yeel. Mhdsnid
@caishamoha182
@caishamoha182 2 жыл бұрын
Wasaqdan melaha notalo naga xalihe
@m.d.t-series2704
@m.d.t-series2704 2 жыл бұрын
MashaAllah shukran
@marioomar6333
@marioomar6333 3 жыл бұрын
Thanks walal,really helpful 👍
@faisalmohamed6548
@faisalmohamed6548 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ❤🙏
@ahmedbulshaawiofficial7058
@ahmedbulshaawiofficial7058 2 жыл бұрын
maansha allaah jasaakallaah khayr wll
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
So much thanks Waaberi-media.
@user-io6sp1zf3k
@user-io6sp1zf3k 3 жыл бұрын
Mahdsanid wllo hurmar wacan ayaan kleeyahy
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 3 жыл бұрын
Mashalah 😍........
@murzal31
@murzal31 3 жыл бұрын
ThNks Ustaad keep Going
@servant_of_allah1
@servant_of_allah1 3 жыл бұрын
Wa mustaqbal qurux badan🔥
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar 🙏
@ardesign4658
@ardesign4658 3 жыл бұрын
Adu carabnimo noogu saar 😂😂
@Xamaaza_iconic
@Xamaaza_iconic 3 жыл бұрын
Somalida waxey wax ubaran wayeen wa iyagu isku maqan waxan ogahy inay jirin somalia wax ka maskax fudud dadkooda😇😇💥
@omranadam5430
@omranadam5430 3 жыл бұрын
Cloud computing Programming / Coding Artificial intelligence Cyber security E commerce Interior Design
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 3 жыл бұрын
Walal Abdirahman part two noso diyari Mahadsanid 💯❤️
@altan1654
@altan1654 3 жыл бұрын
M.A horumar wanagsan ilaah kaaga baryaa insha alaah Ilaah ha ku xafido wll c/raxmaan cumar
@ladylovefamily1488
@ladylovefamily1488 3 жыл бұрын
Thnks dea bro
@donciise4345
@donciise4345 3 жыл бұрын
Muwduuc muhin ah 👏🙏🏻
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Mawduuc aad ugu baahnaa mahadsanid wll❤
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 3 жыл бұрын
Wow i am first view-er like ha ila dhaafin ♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar 🙏
@Mr-Shariif
@Mr-Shariif 3 жыл бұрын
Daawo BUDHCADKII LA BAXAY BAHALKA 21KA WAJI LEH kzfaq.info/get/bejne/jb6cn5eYzLrapGg.html
@faycalhochhassan6168
@faycalhochhassan6168 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@ahmedjibril8667
@ahmedjibril8667 3 жыл бұрын
Sheeko wanaagsan oo waxtar leh ayaad nala socodsiisay Mahadsanid
@msssammy
@msssammy 3 жыл бұрын
Waad ku mahdsanthy barnamijka quruxda bdn e aad nzoo diyaarisy Gudoomiye❤🙏ilhy hakaa ajrsiiyo🤲
@abdinaasir2682
@abdinaasir2682 2 жыл бұрын
Masha allah wallal wax iga caawisay waxa an baran laha
@suhaybamohamed4397
@suhaybamohamed4397 3 жыл бұрын
Wcs mahadsanid
@Gashanle02
@Gashanle02 3 жыл бұрын
Thanks my Teacher
@cjmaslah8683
@cjmaslah8683 3 жыл бұрын
Masha Allah
@sumayoqali1031
@sumayoqali1031 Жыл бұрын
Tnx libaax
@Annaatti
@Annaatti 3 жыл бұрын
Programming(Coding)✅ Video Making/Production ✅ IOT✅ Designs✅ Intaas waa kuwa ugu jeclahay.
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 3 жыл бұрын
Maanshaa Allaah.....Waa xog cajiiba ah dhalinta soomaalida ka faaiidaysta waqtigiina kabaxa facebook iyo wixii lahalmaala.
@zaidadam5916
@zaidadam5916 2 жыл бұрын
Shukran
@alrashidahmed596
@alrashidahmed596 3 жыл бұрын
shaqoyinkan waa kuwa ubahan waxbarasho badan mahadsanid walalka🙏👍
@yaxyemaxamed9520
@yaxyemaxamed9520 3 жыл бұрын
Hada waxa aan ahay fasalka form one mustaqbalka waxaan jeclahay in aan barto CAYBER SECOURITY ishalaah alle in uu nafta iku sugo😚😚😚😚😚
@engmohamedliban2322
@engmohamedliban2322 3 жыл бұрын
Sodhawaw sxp aniga ayaaa hada bartaa lkn waxaa ka horeyso computer sceince ama iT baach ka kaqado
@10-mohamud75
@10-mohamud75 3 жыл бұрын
welcome sxp aniga hada ayaan bartaa Cyber security Ama Ethical hacker Ku dadaal xisabaad sxp Allah kula garab galo
@ayaanabdallahassan3062
@ayaanabdallahassan3062 3 жыл бұрын
@@10-mohamud75 lkn wll maqasab baa inaad taqaanid calculation
@mohasanchannel8880
@mohasanchannel8880 3 жыл бұрын
Anigabah waan rabaah Inaan barto wllhi
@sayidyusuf3471
@sayidyusuf3471 3 жыл бұрын
@@ayaanabdallahassan3062 xisaab ayan aduunka u nacay waana jecelahay madadan kkk cloud computungka kwrn isna ma zisab ayu rabaa
@a.s.a.d4985
@a.s.a.d4985 3 жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo sxp sida ad inoo garab tagan tahay waa cajib
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
Wow! Great 😊
@JaamacAbyan1
@JaamacAbyan1 3 жыл бұрын
masha allh wllo aad ayaa u mahadsanthy
@daadir1072
@daadir1072 3 жыл бұрын
Inşallah somaliya waxey noqondontaa wadamada afriga kuwa ugu qunxon Sababto ah waxa jira engineero somalia ama dhalinyaro badan jonaga wadamada ugu quruxda badan adunka si eey usobartan dhismaha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dalmartimayare4685
@dalmartimayare4685 3 жыл бұрын
Jasakallah wlle abdirahman osman rbi hku xifdiyo sxp qli
@xigashadaqisooyinka512
@xigashadaqisooyinka512 3 жыл бұрын
Thanks zxp
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 жыл бұрын
Wcs wr wb Mahadsanid wllo👍❤💞
@saam-khalif8176
@saam-khalif8176 3 жыл бұрын
Wll qaali muhiim mahan inaan ku arko balse shakhsiyadada qaaliga ah iyo caqligaaga saliimka ah ayaa qof waliba oo waxgarad ah soo jiidan kara ........ waxan kuu rajeynayaa hormar wacan insha allh🙏
@diijainaadeer9838
@diijainaadeer9838 3 жыл бұрын
Fadlan walaal adoo mahadsan magaca xirfadaha qoraal si aan uga faaiidno jzkl qeyran
@abdullahiadanshabanshaban6594
@abdullahiadanshabanshaban6594 3 жыл бұрын
MashaAllah
@jaaluud5395
@jaaluud5395 3 жыл бұрын
Maasha alaah keep going brother
@hamseabdiali5045
@hamseabdiali5045 3 жыл бұрын
Masha allah. Thanks a million A- waaberi💯💯💯
@abdinassirmacrufsalamualla9441
@abdinassirmacrufsalamualla9441 3 жыл бұрын
Ajiib🙏🙏🙏🙏
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 3 жыл бұрын
Wa alleykum salam
@cashaupdikariim9455
@cashaupdikariim9455 2 жыл бұрын
Eng dhisayn waan jeclahay alle ha ifududeeye
@mascuudozil8751
@mascuudozil8751 3 жыл бұрын
hore u soco libaax
@abuyasiribrahim7585
@abuyasiribrahim7585 2 жыл бұрын
Mansha Allah wll surtgal matahy inad kadasho waxbarashada dalka Malaysia Shukran
@liibansane235
@liibansane235 3 жыл бұрын
Mashallah bro khibraad ban ka faaidnay xaqiqdi
@mohamedkooshin1898
@mohamedkooshin1898 3 жыл бұрын
Aad baad uu mahadsantahay mr abdirahman
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia 3 жыл бұрын
#waaberimedia thanks ustaad❤
@Abdurrahmanmoktar
@Abdurrahmanmoktar 2 жыл бұрын
Thanks
@Adnaanabdirahmaan
@Adnaanabdirahmaan 3 жыл бұрын
Waa mustaqbal qurux badan
@cabdiraxiimcabdiqaadir1045
@cabdiraxiimcabdiqaadir1045 3 жыл бұрын
مآ شاالله
@mahamuudhassan9825
@mahamuudhassan9825 2 жыл бұрын
M.a sxp alle ha inoo sahlo shaqooyinkaaa
@mohamedkaraamo6041
@mohamedkaraamo6041 3 жыл бұрын
Hore u soco
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar 🙏
@ayuubcawilmaxamuud1607
@ayuubcawilmaxamuud1607 3 жыл бұрын
Bro I liked your videos
@lifesearch36
@lifesearch36 3 жыл бұрын
keep going my brother waa mahadsan yahay
@mpctokyo5487
@mpctokyo5487 3 жыл бұрын
First iyo second midna ma ihi blse Tagero ku ahaY keep going wll waabari
@Abuu__Maajid
@Abuu__Maajid 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal sidaad Nooboriso iyo sidad ugu Dhafarto Anaga waxa noofiica Abaalkaga Magudi karno walaal hore usoco
@liibaanmuuse5981
@liibaanmuuse5981 3 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wllo noso basi muqaaladan nocan ah madamo ay dhalin ku daawadaan
@abdikani4541
@abdikani4541 3 жыл бұрын
Keeb going walaaal
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Maasha Allah bro keep going ❤🌏
@mohamedafrica4797
@mohamedafrica4797 3 жыл бұрын
Sxp isoo qabo wxn rabaa inaan wx kaa waydio xirfada
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 3 жыл бұрын
Muuqalka like hala saaro asxbta waaberi media
@muhudabdu3657
@muhudabdu3657 3 жыл бұрын
Keep going
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 3 жыл бұрын
Noo zoo diyaari kuwa hawada ka baxaya mahadsanid
@caynasheahmed8310
@caynasheahmed8310 3 жыл бұрын
Sxb so badi xirfadaha Insha Allah
@abdulhamidmuktar9763
@abdulhamidmuktar9763 3 жыл бұрын
Keep going bro
@hideeyes8565
@hideeyes8565 3 жыл бұрын
Horusocod wacn💓
@yasinisse4617
@yasinisse4617 2 жыл бұрын
Interiyal design
@maahibraahim9608
@maahibraahim9608 3 жыл бұрын
keep goin pro
@camaarabokor7022
@camaarabokor7022 3 жыл бұрын
Keep goin
@cagdheermedia2992
@cagdheermedia2992 3 жыл бұрын
Magaca Soo wait sxb adigo mahadsan c.raxmaan
@maxamedbaashi2063
@maxamedbaashi2063 3 жыл бұрын
Walal marka hore aad ayaa umahadsantahay marka labaad waxaan kaa codsanayaa in aad soo badiso Muqaalada nocan oo kale ah shaqooyinka mustaqbalka SIDA CAAFIMAADKA IYO QAABEYNTA GURYAHA MAHAD SANID
@sharmaakeahmed1039
@sharmaakeahmed1039 9 ай бұрын
Waan jecelahay inaan xirfad barto Sanadkan ayaa jaamacada galayaa insha Allah Dhawr xirfadood inaa barto waa rajaynayaa mustaqbalka Mahadsanid waaberi media sida aad dhalinyarada ula taliso
@abdifitahmabdullahi6737
@abdifitahmabdullahi6737 3 жыл бұрын
Hore usoco zxp
@Ugaska252
@Ugaska252 3 жыл бұрын
wllo video yadan soo badi adigo mahadsan
@Mohaad-media_24.
@Mohaad-media_24. 3 жыл бұрын
Aad baad u mahasanthy wllka
@sharmaakeomar4697
@sharmaakeomar4697 3 жыл бұрын
Khabiir sare Ustaad Abdirahmaan Omar Ismaciil .
@abdifatahmohamed6466
@abdifatahmohamed6466 3 жыл бұрын
Walaal qaali adoo aad umahadsan codsigeena tixgilinaayo waxaan kaacodsaneena inaa soo badisid xoogane saartid arimaha ganacsiga kusaabsan xag guul iyo xag guul daraba iyo wax walbo lahalmaala GANACSIGA. ✅✅✅💯
@uptirizakfamous6812
@uptirizakfamous6812 3 жыл бұрын
Waxaad booqataa channelka la idhaa Zakariye Abdulaahi ali, arimaha ganacsiga aadbuu ugu hadlaa.
@abdifatahmohamed6466
@abdifatahmohamed6466 3 жыл бұрын
@@uptirizakfamous6812 mahadsanid Lkn ustaadkan tiisa jeclaan lahaa
@abdinasirmohamed5313
@abdinasirmohamed5313 3 жыл бұрын
aaway barnaamijkii su'aalaha iyo jawaabaha , muuqaalkaas waan sugayaaa , aad iyo aad. Mahadsanid.
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 3 жыл бұрын
Insha,alaah muqalkeena xiga ayuu noqon doona
@abdinasirmohamed5313
@abdinasirmohamed5313 3 жыл бұрын
@@Waaberi-Media haye insha allah
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
@@abdinasirmohamed5313 lipax hadal kaaga waa la qadariyay
@engbakaraba-haji2052
@engbakaraba-haji2052 3 жыл бұрын
Muddadii an dhiganayay dugsiga sare ayan ku fikiri jiray, xlda adunka usi gureyso, marki danbana an barty madada technology da. Mantana an ahay eng ku shaqesta TECHNOLOGY-da
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
Mxaad ka shaqysaa wallo
@elsharmaabdull2472
@elsharmaabdull2472 2 жыл бұрын
Msha allh
@axmettbarre9690
@axmettbarre9690 3 жыл бұрын
Cloud computing Artificial intelligence Cyper security Ecco mercy Interior design
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
Mnshlh wll qli thanks alot
@yaxyexabiib5165
@yaxyexabiib5165 3 жыл бұрын
Nio axmed barow meel walba maa iiga horeysaa
@hamzehagproductions2462
@hamzehagproductions2462 3 жыл бұрын
Iyo Forex
@abdirahmanmohamed3156
@abdirahmanmohamed3156 3 жыл бұрын
@Gavin Bryan Are you proud of what you did to your girlfriend now? some people are crazy like gavin bryan
@yusufalimohamed8411
@yusufalimohamed8411 2 жыл бұрын
inta ka dhineed nin adag wd garatay
@bishar3668
@bishar3668 3 жыл бұрын
Mnzha allh wll hory usoco. Gulayso. Computer technology
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar 🙏
@ishkomaxamed2043
@ishkomaxamed2043 10 ай бұрын
Cyber Security ma computer Science buu hoos yimaada mise waaa mid gooniya Oo gaar Loo barto qofkii yaqaana ha iLa wadaago xogteeda🥺🥺🙏
@user-ek7zp9td8e
@user-ek7zp9td8e 8 ай бұрын
zhp kama mid ah computer science, waa faculty speceally ah,
@madinobaraxow781
@madinobaraxow781 3 жыл бұрын
Waxaa jeclahay injineer soomaaliyeed oo waxtar fiican kagaeesto insha allah
@abdirizakabdikadir8179
@abdirizakabdikadir8179 2 жыл бұрын
Sxb qaali ilahay haku xifdiyo 🙏
@alkheirimedia3934
@alkheirimedia3934 3 жыл бұрын
M.a wll qali ah xaqiqdi dadka fara kutiriska ah ee wanaaga usaxibka ah baa tahay allahana kugarabkalo
@salosalo4417
@salosalo4417 3 жыл бұрын
ustaad cabdiraxmaan JUMMIA barnaamij kasoo samee insha alah inta ila qabta like saar 👍👍👍👍
@sakarieupdy6500
@sakarieupdy6500 3 жыл бұрын
M.a sxp gul wcn
@abdikareemrage2599
@abdikareemrage2599 3 жыл бұрын
Wad mahadsantahay walalow ...iftiin Aya nolasheydh kusokordisay
@fadxamaxamed2882
@fadxamaxamed2882 3 жыл бұрын
Part two
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 9 МЛН
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 3,3 МЛН
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 47 МЛН
😆 Как Есть Чипсы в Машине #shorts
0:38
AOneCool
Рет қаралды 1,5 МЛН