Sharaxaadii Buurta Laas Geel laga siiyey Madaxweynaha Somaliland

  Рет қаралды 32,117

Somaliland Channel

Somaliland Channel

5 жыл бұрын

Пікірлер: 82
@muxsinrashiid899
@muxsinrashiid899 5 жыл бұрын
Ninkani waa maclin aad ugu xeel dheer laasgeel iyo tariikhdeeda
@aidarusawil8206
@aidarusawil8206 5 жыл бұрын
That’s my Soomalilnd 💚💭♥️💪 Way Kuu cadaynaysaaa Nabda Taala Soomalilnd Gees Ilaa To Geees ❤️🙏
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Meeshan laasgeel ladhaho yaa kunoolan jirey
@aidarusawil8206
@aidarusawil8206 5 жыл бұрын
Qarniyo Ka Hor Ayaa Lagu Nolan Jiray Wlal
@salamkala14
@salamkala14 4 ай бұрын
Mashallah Tabarakallah Guul iyo Goabanibo Somaliland
@midkuudaranmidkudooranalla4734
@midkuudaranmidkudooranalla4734 5 жыл бұрын
libaax baad tahay macalinka sharaxaya wlh Si wcn baad uso gudbisay hadii assarta la sii wadyo dayac tir iyo tusmo tusale adaa ka gudomiye ah saan qabo cilmi kordhaina adaa lagu sinaya sharaxd intaa dheer waad mhs sn tjy insha ALLAH MAR BAAN KULMI DOONA ANOO WX BUURAN SITTA . MDAXWYNUHUNA WUU MHD SN YHY XILKA UU GRTY HA ANBO QAADO. SOMALILND SOCOTAY INSHA ALLAH WDNKENU.
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 жыл бұрын
Mnzha alh laas geel meel ay taarikhbadani kuduugan tahay
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 5 күн бұрын
Y.m.j.aburaas
@ridwaanaadam3875
@ridwaanaadam3875 5 жыл бұрын
Mnzha allh 😍💥💥
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 5 ай бұрын
👉🤯🤯🤯💔👑💔✨💎✨✨🌚🌚👈🧠Yaasiin. Maxamed Jaamac aburaas 👂
@naasirgaas5319
@naasirgaas5319 5 жыл бұрын
Maansh allha
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
President Misa bixi is very active
@salamkala14
@salamkala14 4 ай бұрын
Faraha kadaya 😢tariikh da
@istanbuulabdinasir1553
@istanbuulabdinasir1553 4 жыл бұрын
Arimaheena vediogis hada xagan ku timi like isaar sa u ogaato👋😍
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 5 ай бұрын
Yaasiin aburaas
@YasiinAwraas
@YasiinAwraas 2 ай бұрын
Yaasiin maxamed jaamac
@khadijagulied879
@khadijagulied879 5 жыл бұрын
Mansha Allah guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Allow dhowra somaliland kanaxow naftawa Alle Ha jaabiyo cadowga somaliland Alle Ha inga qabto ishoda xasdinta iyo cadowga somaliland qarabeya dhibeysa nimcadada iyo horumarka Somaliland kanaxow naftawa
@guledali446
@guledali446 5 жыл бұрын
Peace and stability,complements in somaliland.
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 күн бұрын
Jooji.dhulkaaaga.adoo.jooga..in..aad.tidhaaa.leyga.waran.dhulkeyga 3:48
@ademmaxamud6942
@ademmaxamud6942 5 жыл бұрын
Sharaxaad waafi ah
@YasiinAwraas
@YasiinAwraas Ай бұрын
aad.u.dhegetso...goobtani.waa.goobtii.warshadeynta.dalka..wax.baro.marti.howga noqon.dalkaaga.cidljdle
@mubaarikbaysodh
@mubaarikbaysodh 5 жыл бұрын
War sii wacan ayaa logu sharaxay
@YasiinAwraas
@YasiinAwraas 2 ай бұрын
Seynis yahan
@YasiinAwraas
@YasiinAwraas 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤llove
@YasiinAwraas
@YasiinAwraas Ай бұрын
era.baatrool.. 1:14
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Yaaab waar meesha halay geenyo markaan wadankii tago waaba meel. Layaab leh hhhhh muuse biixi kulaha sidhigii xiliga jiririy hhhhh
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 3 жыл бұрын
Waa aftahan aftan dhalay
@cabdishakuurbinahmedcba5055
@cabdishakuurbinahmedcba5055 5 жыл бұрын
Hhhhh sacad ubaneeya dheh
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Camera man ka training badan siya
@somalighosht999
@somalighosht999 4 жыл бұрын
1234 waa qarki sare
@HusseinAli-rd7ki
@HusseinAli-rd7ki 5 жыл бұрын
Kkkkkk Waar Sacad arki maayee u banneeya. Madaxweyne Wasiirka waxba ulamad hadhin. Kaftan Rag isla fahmaya way isku gooyaan.
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Ninkan waa khabiir ka warami kara Taarikhda archeology ee ku duugan ee Somaliland.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 жыл бұрын
In lagu fariisto may aheen, waa in la xifdiyo Aathaartaas oo aan la taatabanin.
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 5 жыл бұрын
waaa dhiirigalin uuu usameeyay dalxislayasha wadan keena imanaya sido kle dad kale ee ku noool wadan kena somaliland in ay tagaaan larapo ooo ay Goob dalxiis laga dhigo ooo la qurxiyo Guuul MBC
@abdiroble2576
@abdiroble2576 2 жыл бұрын
Qiila wa qaala ( waxaa la yiri iyo waxaan dhihi lahaa ) maxaa cilmiyohoo ku jira maxaase aakhiriyo aduun laga faa’iidayaa ?
@daahirhassan967
@daahirhassan967 Жыл бұрын
cilmi baarayasha waxadu waa iska malawal lix kun oo sano miyay joogen meeshan
@mohamedabdikarin2711
@mohamedabdikarin2711 4 жыл бұрын
Wuxuu Ku Yiri " Hadii Aan Somaali Nahay maxaa ka Baran karnaa " Muuse Armuu ka xanaqaa Waxaa Madaama Laga rabay inuu dhaho Somaliland nahay kkkk
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
Somali cid ka xanaaqdaa ma jirto umadu wa somali lkn somaliland iyo Somalia lakala yahay
@mahamedhassan6523
@mahamedhassan6523 5 жыл бұрын
Oo.waxan.ku.waydiyay.cabdi.ilay.miyu.xukunka.kala.mid.ahaaa
@abdicasiisarashiid7966
@abdicasiisarashiid7966 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 ma 3 ina bisaduu ahaaa
@mohamedjama8353
@mohamedjama8353 5 жыл бұрын
"Taariikh ahaan baynaan is ku dhoweyn" how come?
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
De taariikhda ay noolaayeen iyo wakhtigan aynu noolnahay isuma dhawa
@rashiid187
@rashiid187 5 жыл бұрын
Meeshan was in la ilaliyo lana dayac tiro waa taarikhdeena. Madaxwaynuu wuu ku mahadsananyey booqashada
@jamalqorane8923
@jamalqorane8923 3 жыл бұрын
Ma siidhaa barigaa jiray muusaa yaabay aniga hortay 🤣😂
@dgarb8353
@dgarb8353 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@mahadfarah9031
@mahadfarah9031 3 жыл бұрын
waxa uu fadhiyey kursuga saddex sano had uu ogaadye
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Darenka taarikhdni wuxuu ku Simaan yahay ila wakhti aaney samey San badan la yidha redsea. Sida ay ila tahay waxaa in dib loogu wakhti Fiircoon.
@husseinibraahim2243
@husseinibraahim2243 5 жыл бұрын
Waaar wax jira noola imoow Naga daaa buuraha iyo waxaan aad ka.sheekaysnayso nio Dawladnimada iska qaaata .....
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Mudane. Madaxweyne sida ay muujinayaa Taarikhdan ama archeology waxaa aad dareymeysa in uu archeology ku Simaan yahay ila anbiyaddi.wakhtigani may jirin bad day la yidha redsea. Archeology wuxuu dadsan yahay buurahaa loo yaqaan golis range op dhan.xataa waxaa jira kuwo ku hoose jira dhulka hoostisa.
@islam-salam787
@islam-salam787 5 жыл бұрын
ceebay tacal Meeshan cid aan tagin malaha marka ninki isku shegayay inu so halgmaya baa manta la baraya
@jegandidjegan9452
@jegandidjegan9452 5 жыл бұрын
Hhh war dagalki habar habarta ayu hargaysa qori qatay markasu yidhi mujahid ban ahay wa yab
@rashiid187
@rashiid187 4 жыл бұрын
Ku jules Shaikh isxaaq ayaanu kanimi Maye 4000 Kun ka hor ayaa la Sawiray.
@fdama
@fdama 5 жыл бұрын
Waar faraha ka fugee sawirada taariikhiga!!
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 5 жыл бұрын
Dadka wadanka jooga ma booqdan oo ma garanayaan kuwa qurba joogta ahina berbera iyo batalaale in ay kudalxiisan mooye maba gaadhan halkan iyo meelo kaleba buurta daalo xaruuntii darawishta misjidkii qiblateynka dhagax guure laasgeel iyo meelo kale oo badanba waxay ubaahanyihiin dayacdir iyo ilaalin si dadku ubartaan.
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 5 жыл бұрын
Sharaxaad bilaash ah baanu ka faaidney masuulka madaxweynaha iyo xukumadiisaba usharaxaaya aasarta qadiimiga ah ee laasgeel.
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 күн бұрын
Isudey..xog.caql8ga.fasga....usharaxda
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 күн бұрын
Isudey...Hamas.raadka.barato
@alihm472
@alihm472 5 жыл бұрын
Kkkkk oo dee buurkasta dhgxaan qoran way leedahay ee
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Archeology wuxuu tilmamayaa ila wakhtiggi anbiyaddi.taarikhdani waa mid qiimo badan.
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Taarikhdani waxay u eeg tahay buurahaa mecca iyo madina. Archeology waxay ay u eeg yahay buurahaa medina . Qarani Asaxabal Fiil may jirin Badda la yidha redsea ee dhulku uu isku Yaaley. Badda la yidha redsea waxay u bahan tahay in aad iyo aad looga ilaaliyo.
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Archeology laga helay laas geel. Mudane madaxweyne archeology laga helay laasgeel waxaa la dareensan yahay in uu ku Simaan ila anbiyaddi.taarikhdani waxay taxan tahay buurahaa loo yaqaan golis range laga soo bilaabo seylac ila badhan. Mudane madaxweyne waxaa imman doonta in ay aduunyadda uu soo shaqo taagto buurahaa golis ka dib marka la hello khubaro aqoon u leh qiimayn Taarikhda archeology iyo hanti lagu Hawley galo.waxaa hubaal ah ninki nool in ay somaliland hooyo shaqadda have aduunyadda iyo dalxiyaasha calaamka marka somaliland laga cidhib tiro Hungarian nacaska barley aflagadsdda iyo cayda madaxdda Somaliland.
@jegandidjegan9452
@jegandidjegan9452 5 жыл бұрын
Marku umada xolohoda so lasto ayu burtan kuso dhumanaya mise de jeganta odhan aya kuso dhumanaysa
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Adigu maceeryaanba tahey
@jegandidjegan9452
@jegandidjegan9452 5 жыл бұрын
@@rahmacookingandbakery8196 wah wah nayahe manta kabadhke kaga balamiya wad badh go'de
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@jegandidjegan9452 maxan kabadbaadey?
@jegandidjegan9452
@jegandidjegan9452 5 жыл бұрын
@@rahmacookingandbakery8196 xage igaga bad badey
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@jegandidjegan9452 maxaad kukeenkentey badbaado takale maxaad igusameen karta horta ?
@Drammaboi1
@Drammaboi1 5 жыл бұрын
waxaas baa madaxweyne isku tilmaami. waxaan la yaabay Warsangeli wuxuu lahaa warsangeli sultanante dhulbahante wuxuu lahaa daraawiishta oo nimanka isaaq ee cadaanku raran jiray ka celin jiray. maanta labadoodiiba jaahil muuse biixi ayaa raba inuu xoog ku haysto. war iska dulqaada ehlu mirqaan weeye isaaqu
@abdihassan894
@abdihassan894 5 жыл бұрын
Viva muuse biixi hooyda isaaq waas inadhilo
@Drammaboi1
@Drammaboi1 5 жыл бұрын
Abdi Hassan aabahaagii cadaanku raran jiray usheeg. Sool iyo Sanaag hooyadaa kuuma laha
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 4 жыл бұрын
Wara anaga nalama gumeysan bee rer somaliayadan talyanugu wabiyada ku talabi jirey aya ugu daran mid kale anaga ka hor qadaney xornimada idinka.amison ba walalihm iyo hoyoyinki wecelo idinka dhalay
@abcshuttle4505
@abcshuttle4505 5 жыл бұрын
Muuse jaahil wax sodas ku Batam maayo.
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Archeology ..... somaliland. Mudane madaxweyne arrintani waxay u bahan tahay in lala kashado khubaraadda loo yaqan Archeologiest. Waxaa cadan ah in any jirin bada la yidha redsea . Buurahaa loo yaqan golis ayey arrintani uu bahan tahay.
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Archeology somaliland wuxuu bahan yahay in sii weyne loo ilaaliyo archeology teedsan buuraleyda golis range laga bilaabo gobolka awdal ila xiis iyo meydh.
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 күн бұрын
Y.m.j.aburaas..vvv👉📊📈📈🏺🎯🎯🎯🎡🎡🚶‍♀️🏃‍♂️choice.ma.raadey.buuraga..⚽️⚽️⚽️🏃‍♂️era....sports ✍️
The Ancient Rock Paintings of Laas Geel
7:47
Rare Earth
Рет қаралды 89 М.
BUURTA SHAYDAANKA | LAASGEEL
13:29
Qays Qeyser
Рет қаралды 325 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
Qulqulka Dalxiiseyaasha Laasgeel oo Kordhay
6:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 29 М.
UN envoy Michael Keating in Laas Geel
2:02
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Рет қаралды 7 М.
La Qadee Cafe Laasgeel Hargeysa
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 48 М.
Maxaan Kusoo Aragnay Booqashadii LAASGEEL, SOMALILAND
9:24
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 10 М.
Hereri & Hargeysa Ee Laasgeel
37:29
Universal TV
Рет қаралды 19 М.
Goob Lagu dabaasho oo qarsoon | Hidden natural swimming pool
15:59
Qays Qeyser
Рет қаралды 354 М.
La Quraaco Cafe Laasgeel Hargeysa
21:18
Hereri Media
Рет қаралды 43 М.
ROAD TRIP TO LAAS GEEL ♡ SOMALILAND 2022 VLOG 💗 Rahma Ali
13:11
Rahma Ali (Rahma’s Visual Diary)
Рет қаралды 11 М.
Is this a Race? 😱🔥 #shorts #shortsvideo #trending #motorcycle
0:19
Ауди скайсфера
0:28
Vladione
Рет қаралды 2,4 МЛН
Oyuncak Direksiyon İle Motosiklet Yönetmek #shorts
0:27
Osman Kabadayı
Рет қаралды 6 МЛН
Какая машина у Мистера Биста 🤣
0:31
Авто.Бот
Рет қаралды 1,5 МЛН
LINK IN BIO🔥🐉 #exhaust #twinflames #youtubeshorts
0:14
Dragon's Breath™
Рет қаралды 10 МЛН