Sharma Boy - America (Official Music Video)

  Рет қаралды 9,263,108

Sharma Boy

Sharma Boy

2 жыл бұрын

Social media akoonyaasheeyda dhabta ah.
​ / sharmaboy4real
/ therealsharmaboy
/ therealsharm. .
TikTok: Sharma_boy006
Snapchat: SharmaBoy4Real

Пікірлер: 5 700
@maslaxmideeye1
@maslaxmideeye1 2 жыл бұрын
Waa Aamusa Waana Kugu Fiirsana 😳😳 Wixii Inta Kabadan Waaku Qabana Adna Waa Dul Maree Walaalka Cabsi Cabsi Waaye Wlhi 😎😎
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 2 жыл бұрын
Anaabo yaabay cabsi cabsi waaye😁
@kashmusic7210
@kashmusic7210 2 жыл бұрын
Ninkan intuu nol yahay lyrics ka qaado🔥💨💨✨😅
@ceeydiidcade1763
@ceeydiidcade1763 2 жыл бұрын
Legend mideeye 🇸🇴🇸🇴💪
@mohamedabdulle286
@mohamedabdulle286 2 жыл бұрын
Madankan Sharma wan ku salamaya bowe we want you to come to USA too bro
@apdirzaakzergio668
@apdirzaakzergio668 2 жыл бұрын
kumaaa celiyaaa
@hosowpro
@hosowpro 2 жыл бұрын
Masha Allah, Horumar Wacan, Meeshaan kula rabo wali waxbaa kuu sii dhiman Sharma, Hambalyo Keep going inta kaa soo socotaa Intan kasii badan ✅
@MHD6203
@MHD6203 2 жыл бұрын
Lgn Hosow pro
@abdrihman3966
@abdrihman3966 2 жыл бұрын
HOSOW PRO ABAHA EDITING KA BAA TAHAY USTAAD
@hanaadam950
@hanaadam950 2 жыл бұрын
Legend hosow vedio noo soo badi canjeelada Ku dubta 🤣 you tuber Ka kaliya oo taagera thy
@cabduwelicabduqadirnur4287
@cabduwelicabduqadirnur4287 2 жыл бұрын
@@hanaadam950 Haa wllh legend weeye hadii maanta cid inaa taagerto u sheeg u sheeg la I dhihi lahaa oo sawir la Gal ano kibir badan hossow buu noqon lahaa fankana sharma boy lkn hossow nin qiima leh oo aan aamisanahy weeye noolow zxb maalin un waa is arki doona hadaa nasiib leeyahy
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 жыл бұрын
Waa saas legend 💕💕💕 hit song 🎤💯🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@zaari4072
@zaari4072 2 жыл бұрын
Hees Kasto Macan Kalaamka Rabi Quraanka Kareemka Kamacan❤️😋
@xasancasanova9130
@xasancasanova9130 Жыл бұрын
It's true
@YAYA-pc4yf
@YAYA-pc4yf Жыл бұрын
Sax 👍
@maxamedmuqtar9282
@maxamedmuqtar9282 Жыл бұрын
@@YAYA-pc4yf b baby no n knff b
@mr.immaculate8826
@mr.immaculate8826 Жыл бұрын
Nooooooo👎🏿
@mohamedcali4105
@mohamedcali4105 Жыл бұрын
Suhayb maxamuud dahir😁😉💚💙
@khaliddjkhalid3455
@khaliddjkhalid3455 22 күн бұрын
Anyone 2024 😮
@kamaalAbdul
@kamaalAbdul 2 жыл бұрын
Awoow awoow😂😂 Xiliga loo baahna way imaaday walle🔥🔥 This is Another Another Another Level💯💯💯
@guulacade7043
@guulacade7043 2 жыл бұрын
Reactionkaaga waan sugnaaa
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 2 жыл бұрын
Adiga io sharma ke maransan kamalow😅
@clahiyare8326
@clahiyare8326 2 жыл бұрын
Reaction
@CabdiMalikyare1
@CabdiMalikyare1 2 жыл бұрын
Aabo comment ma soo gashay
@ayaanlemehrez1189
@ayaanlemehrez1189 2 жыл бұрын
Reaction kaaga hala arko heeadiga
@SoyafilmsStudio
@SoyafilmsStudio 2 жыл бұрын
Abaaba new style new lyrics with new melody car wah haka badalaan waakaasaa ✌️😂👏🔥
@hassankamada
@hassankamada 2 жыл бұрын
Soya lasoo dhaqso reaction ka noh
@shaxshaxlowmedia
@shaxshaxlowmedia 2 жыл бұрын
soya lasoo orod reaction qosolkiisa wato😅
@apdirizakabdinor7878
@apdirizakabdinor7878 2 жыл бұрын
I can't wait your reaction
@feysalcabdifaarax8592
@feysalcabdifaarax8592 2 жыл бұрын
Kazoobixi sxb reation kaasugoynaa
@hooyomacaan2855
@hooyomacaan2855 2 жыл бұрын
Ay ay wax laqabankaro malaha.
@cabdirisaaqxuseen4320
@cabdirisaaqxuseen4320 2 жыл бұрын
Lyrics ====== Maanta korbaan u kacay, Kumay Celiyaa. Kalsoonibay igu jidha, anoo kaliyaa. Jabkayga kuwaa rabaa, isii dhiiriyaa. Anna kama daalo dantaan, waqti galiyaa. ------------- Isoo qabo saaxiib kafee Waa wasaq kabahan casee Waxan la balamay gabadh layle-kasee Aniga lee baladkan qasee Wir ila tartan waakaasee Raabkaan oo kale maad kasee Way baryaan anna waan yasee ------------- Way iga hadheen dadkaan. Igama filayn Halkaan. Dalkaan. Sharmaa shidoo damiya Ciyaalkaan. Kuligood anow taliya magaalkaan. Muusigawgoo kaliya maraykan. Maanta kaalay iga celiya, wuu gaaraa ninka qorshe maalgaliyaa, aduunkaan is baray anoo wiil somali ah, i dheh waan kaa hadhay, wali adoo raali ah. ------------- Shalay galab casarkii Iskuul kasoo baxay afartii Anoo la yaaban casharkii Isla bartii ku sugaya baskii Gabadhbaa tidhi sawmatihid yarkii Yarkee, dee fanaankii isla markii, meeshaan ugu qoray numberkii she call me, habeen barkii waxaan ku dhahay ka waran dharkii kulahaa waan ka helay shaarkii Balse igasoo xul surwaalkii ------------- Jarmaaday subaxii, Waxaan iska jaray madaxiyo garkii, iska jafay boorkii,sida boqorkii, waxaan dhahay wakaanaa qoorkii. ------------- Maanta korbaan u kacay, Kumay Celiyaa. Kalsoonibay igu jidha, anoo kaliyaa. Jabkayga kuwaa rabaa, isii dhiiriyaa. Anna kama daalo dantaan, waqti galiyaa. ------------- Xilagaan ubaahnay way imaataa, qofta kale ma rabtaa, waa taa taa, hala gubo beesada xarfaantaa, waanigan soo noqday maantaa, faniskaa yiri mugdi la-aantaa, baby kaalay iga dhigo aniga sirtaa, jeebkaagan noqonaa jirtaa, haku waalan iska dhaaf dhirtaa, hayska badin basta-camirtaa, ma cidloodo meeshaan tago waan camirtaa, subag iyo malabsaafiyaan mirtaa waxba lama dhigto waa lakala diirtaa my niga garabkayga maba dhigo birtaa waligaa gabadh haku dhihin waad shiirtaa qofta shidan waa inaad nagusoo biirtaa waa exam ha cabsan, soco hagaabsan, kuwa ku dhaafsan, haba xisaabsan, qof masayrsan, haba la qabsan, kuwaa dhaarsan, oo ku daadsan, adoo dareensan, hala sheekaysan. hala sheekaysan dee, haw fiirsan kuwa kugu naxsan dee, waligaa qof ha hoos fariisandee, nin raga saaxiib ha yaraysandee, waxlee ma wacnee haygu daysandee, anigiyo adiga yaa maraansandee, maba rumaysto qof rumaysan..dee. ------------- ingiriis camal waan ku gumaysan fankaan saaxiib waan ka shaqaysan hanti iyo lacagbaan ka samaysan dooda badan dhagahaan ka furaysan one million three days ma rumaysan hay fududaysan waxaan arkaa marax adigoo dhunsan ani igu dhunsan ------------- waan ku raaxaystaa jabkooda anigaa jabiyay qabkooda kumaba haysto kawaran qaabkooda kuwaan iguma socdo hadalkooda kulli aniga weeye aabahooda mana aha mid soconaya raabkooda rabiyoow kaa magangalay ishooda soomaali anigaa haya dalabkooda .....................hye hye afsoomiga ayuu u hiiliyay sharma doorkaan.
@farxiyaabdi5804
@farxiyaabdi5804 2 жыл бұрын
waaw
@mohamedabdulahi6021
@mohamedabdulahi6021 2 жыл бұрын
Légende caadiba usooqortaye
@gadisanasir851
@gadisanasir851 2 жыл бұрын
Yo I wanna save this lyrics how can i save it
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
@@gadisanasir851 copy ku samee
@muxudiin4499
@muxudiin4499 2 жыл бұрын
😂😂
@salmanahmed7616
@salmanahmed7616 2 жыл бұрын
this artist produces songs like the way Coca-Cola produces soft drinks, I wish you a bright future my Boi❤🇸🇱💯💪🙏
@yaasiinhalyeey2317
@yaasiinhalyeey2317 2 жыл бұрын
JECLIYAA HORUMARKAAGA REACTION KAAGU WAA WAAJIB
@muhzinwiilmudug5703
@muhzinwiilmudug5703 2 жыл бұрын
anogoo dhan baa jecel aabe
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Wwwwwwww Halyeeyga Umada Nooloow intay nolol jirto
@garaaddeyniile1149
@garaaddeyniile1149 2 жыл бұрын
Sooboobsi
@MKMk-yn9ry
@MKMk-yn9ry 2 жыл бұрын
Sugaynaaaaa
@Goat_zaki
@Goat_zaki 2 жыл бұрын
Yᴀᴀsɪɴ Hᴀʟʏᴇᴇʏ Nɪɴ Wᴇʏɴ❣️🙏
@anizamohamed5053
@anizamohamed5053 2 жыл бұрын
Ayyyy 🇸🇴Xidiga somalia msha allh keep going brother 🔥🔥🔥
@hassanabukar9363
@hassanabukar9363 Жыл бұрын
Waaw
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Wuxuu ahaa naxariis badane ilaahay dunidan u soo saaray Nebi muxammed scw 😍
@Wally780
@Wally780 5 ай бұрын
Wll waa laga wagansanyahay inaad rasoolka magaciisa halkan ku so qortid sabaabto ah music video waaye.
@bigting
@bigting 2 жыл бұрын
Sharmaboy fr never misses. A goat of our generations 💡🫶🏻🇸🇴
@abdullahikashka7620
@abdullahikashka7620 2 жыл бұрын
Waawaray ❤️💪🏿GUUSHADA WA GUSHAYDA
@CabdiMalikyare1
@CabdiMalikyare1 2 жыл бұрын
AD NA MAJOOGTAA LEE MAHAN KZfaqRISKII OO DHAN BAA COMMENT SOO GALAY WAH INTEEVNALOOWADDAA
@haykalpoi8896
@haykalpoi8896 2 жыл бұрын
Sharma poy kudaba fiila
@samriyepoi1065
@samriyepoi1065 2 жыл бұрын
Kashka anaa ku wasa
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 жыл бұрын
@@samriyepoi1065 maxaa neh 😂😂😂😂😂😂😂
@kingdomblack3825
@kingdomblack3825 2 жыл бұрын
​@@samriyepoi1065 Hhhh iska ilaali dhaq dhaqaaqisa badan🤣🤣🤣🤣
@bondhereproduction5503
@bondhereproduction5503 2 жыл бұрын
Horaan usheegey aniga Sharma boy o nool fankaan boos maleh Faniska yiri mugdi la anta 🥰 1 malion 3 days marumeysan💥 wah 💥
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Horta ma 3 bari maxaa 😂 wuxu ba 1hour ago aaba qortee 👥bal xisho oo 7 saac cml waxaan oo kale qor
@MohamedRomeoofficial
@MohamedRomeoofficial 2 жыл бұрын
Walahi waa runta sharm poy fanka asega iska leeh
@biggstone3573
@biggstone3573 2 жыл бұрын
@@mrdevicesomali5004 Heestaan macaankeda dhageysanee Muranaa bilaabee
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
@@biggstone3573 yaa
@northsideug
@northsideug 2 жыл бұрын
Sharma boy i aint pick Somali bt u dope Mad luv from north ug🇺🇬 Home of the hardcore
@spra8310
@spra8310 2 жыл бұрын
Magacaygu waa maxamed waxaan ku noolahay jabuuti wallahi walaalo waan ku jeclahay waana idinka taageere ka weyn waxaana jeclaan lahaa inaad ii jawaabto markii ugu horeysay waxaan idin leeyahay sidan ku sii wad oo ii soo jawaab hal love somalia maxamed ❤❤🥺
@abdinuurahmet8893
@abdinuurahmet8893 Жыл бұрын
Dhashii japuti love goys
@kingjezteye
@kingjezteye 2 жыл бұрын
Wiilkan wa duufaan❤️🦁🔥
@moehassan5359
@moehassan5359 2 жыл бұрын
King jezteeye waa ku salaamay lpx🙏
@angry-young-man3605
@angry-young-man3605 2 жыл бұрын
nio KZfaq mxaa ku nacday 🤣😂
@Fahi256
@Fahi256 2 жыл бұрын
mm wanwata nikann
@maxamedmuusecismaan3420
@maxamedmuusecismaan3420 2 жыл бұрын
Queen jeesteso
@omarabdinasir3917
@omarabdinasir3917 2 жыл бұрын
Isoooo qobo sxb coffe
@therealmalyuunmaanka
@therealmalyuunmaanka 2 жыл бұрын
Bis Naga Dheh Wlallkeen✊😎❤️💪Maanta Korbaad Ukacday Taageerahaga Garbahaga Ah Guul Abidkaa Hala Yaabo✌️Pro 🦁King Of Rappers
@Alpha_Studio_pro
@Alpha_Studio_pro 2 жыл бұрын
🎉
@maahirag4701
@maahirag4701 2 жыл бұрын
Wll bashka
@fathimoud6054
@fathimoud6054 2 жыл бұрын
Sxbow chanelka naga shid noh
@apwaanxarago4950
@apwaanxarago4950 2 жыл бұрын
Bashka Abdi Bashka😎
@thegenius7437
@thegenius7437 2 жыл бұрын
Thank you We are enjoying sharma music coz of you legend ❤
@saidadenhaidhigin4742
@saidadenhaidhigin4742 2 жыл бұрын
Ayyy this guy is unpredictable 😳, what a talented guy.
@Hena1221
@Hena1221 2 жыл бұрын
Demn i never seen like dis somali best of best rapper in history 👑
@abdurahmanofficial
@abdurahmanofficial 2 жыл бұрын
Heesaha iyo munkarka like waa sartaan saliga nabiga s.c.w💜
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 жыл бұрын
@Abdirahmaan mohamed wixii adi Ku keenay baa keenay
@ayandaranayandaran8639
@ayandaranayandaran8639 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalaam ❤ ♥
@yayaaj9160
@yayaaj9160 2 жыл бұрын
Bakhti bakhtiyay baa thy meelahan lalama soo donto saliga nabiga scw like lacagna kama helaysida iskada jahilnimada xoolo 😏🤔
@bad_facts7
@bad_facts7 2 жыл бұрын
Sxb runta ayaad kahathashi thulmi iyo wixii raacsan Allah burburiyo
@mohannunediriye2295
@mohannunediriye2295 2 жыл бұрын
Scw
@therealgoat158
@therealgoat158 2 жыл бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena ﷺ ❤️
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@amiirdaud3501
@amiirdaud3501 2 жыл бұрын
Scw❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 жыл бұрын
Scw
@mahameddekarab9611
@mahameddekarab9611 2 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@saynabmaxamedali8858
@saynabmaxamedali8858 2 жыл бұрын
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw
@amill8531
@amill8531 2 жыл бұрын
I don't understand the meaning but wallahi!! Mad respect 💯 I know music! Mad respect!!!
@gudcuuromedia180
@gudcuuromedia180 2 жыл бұрын
Kolayga ka dhacaye fankiini Aan kasabadaye dadkii Kaligaye baa shidaye fankii Kora baan ka dhigaye somalii Kaliin baan dhafaye dunidii ...........sharmo boy no zxp hore u soco
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey..
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 2 жыл бұрын
Cabsi Cabsi waaye Wallahi😁😂 Sharma Wuu Na Waalayaa Dee…🔥🙏Fankaagu Cirkuu Galay Aapo💪🇸🇴🔥
@SomHDProduction
@SomHDProduction 2 жыл бұрын
First song in America🏆
@abdirahmanhussein8730
@abdirahmanhussein8730 2 жыл бұрын
Is he seriously in America 🙄🙄
@photoeditorpoi6264
@photoeditorpoi6264 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhussein8730 haa mar axadi buu tagay
@CrypticFrights1
@CrypticFrights1 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhussein8730 no he is just kidding
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 2 жыл бұрын
yaa ogeyn midas🤣🤣
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Wow Sharma boy waa legend
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 2 жыл бұрын
SHARMA BOY - AMERICA . “ It was the tone of his voice that made you feel the fire bravo !!!
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 Жыл бұрын
4MILLION 1months sharma legend waye wlhy hyla dhafin like please🤝🤝🤝👌
@adduunkatv
@adduunkatv 2 жыл бұрын
3days 1 Milions Macquul ma ahan
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 2 жыл бұрын
Wallaahi billaahi tallaahi waan dhaartay😍🥰💖walibee 1 k 👌 ♥ magaarin please like ii saara on 🔥 team sharma is muujiya 🔴🔴🔴🔴soomaali is muujiya
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 2 жыл бұрын
King sharma boy talentiga alle aya haybad usiyey wayo qofka ayuu alle haybad usiya lkn aniga waxan kula talinlaha waqtigisa haqaato balse heesaha quraanka iyo axaadiista inusan kuso darin tasweye waxa kaliya o an laqadan karin wan kugu fana legend wiil somaliyed 🇸🇴🔥♥️ keep going
@frd7869
@frd7869 Жыл бұрын
Sharma boy is a great raper ❤❤I don't understand the language but i love it from Ethiopia 👑👑
@zakariyedj4213
@zakariyedj4213 2 жыл бұрын
Kulahaa "waan kahelay shaarkii balse iga soo cun surweelkii" Sharma caadi maaha🤟🤟❤
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 2 жыл бұрын
😀😀
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Waa rageedii sagashankaba jabkiisuu ka shekeya waa kalaoonidisa waxaasi
@iqlassalad8874
@iqlassalad8874 2 жыл бұрын
Kkkk ani xitaa inatas baa iga gadan tay abwaan uu dhafay kanyare
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 2 жыл бұрын
Inta dabeecad u leh hees kasta comment keeda inay akhristan like ii Saara🙏🤣
@ayaanlearizona8836
@ayaanlearizona8836 2 жыл бұрын
ani adi isku mid nahay boss
@israbishar2712
@israbishar2712 2 жыл бұрын
Video ana commentigisa akhrin MBA dawado
@user-nd5ov1zt5d
@user-nd5ov1zt5d 2 жыл бұрын
احلي اغنية راب صومالي احبكم اشقاء الصومال اخوكم من اليمن
@kingmohaaz5197
@kingmohaaz5197 2 жыл бұрын
Tnxs king❤️ we love you too🥰😎
@sahalwalaal5037
@sahalwalaal5037 Жыл бұрын
حبيبي ربي تحياء الشعب اليمن اخوكم من صومال
@Sakyarechannel
@Sakyarechannel 9 ай бұрын
Waw ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥🙌
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 2 жыл бұрын
Waxaan la balamay gabar leelkase salaamay tolka tanade daarood ismuujiya 😂from saldanadii daarood warsangali🇧🇸🇧🇸makhiryada💙🇸🇴🙏
@yussufibrahimgedi5906
@yussufibrahimgedi5906 2 жыл бұрын
From mj doorod boqoqortoyada maska darood mj
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
No 🍸 Alcohol No Girl dance Only Tallented Keep it up sharma boy 🔥
@maxamedaxmed8263
@maxamedaxmed8263 2 жыл бұрын
True 👍 story
@oldschool9316
@oldschool9316 2 жыл бұрын
man said no alcohol and no girl💀 are you high?
@Janno1
@Janno1 2 жыл бұрын
@@oldschool9316 he mean most rapper bring girls on the camera dancing for him,but sharma don't need it just himself
@oldschool9316
@oldschool9316 2 жыл бұрын
@@Janno1 but he does
@Janno1
@Janno1 2 жыл бұрын
@@oldschool9316 I haven't see it,and have you see the somali rappers now it's just like the one in usa
@shiva-1019
@shiva-1019 2 жыл бұрын
This guy is so talented dropping hit & always doing more success🇸🇴
@moustaphadeka2174
@moustaphadeka2174 2 жыл бұрын
« Mabaa rumaysto qoof mirqansaan,ingiriis camaal waan ku gumaysaan ... » kulahaa @sharmaboy keep going 💪🏾 one love from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 2 жыл бұрын
Coodka💯 Rapka💯👌🔥 Xiimad iyo murti💯👌 Musica💯 Erayada💯 Sharma boy boqorka raba💯 Sharma Wuu tage Yaa laa tartami sidiisa fanaka ku fara yaraysani kadibna heer sare gadhi🥰💛💚🥰✊ Keep gonig Sharma boy waa ku wata wana ku aminsanahay aniga fanka markad ku cusbed inaad heerkan gadhayso waa ooga because waxa ka buuxey waa talenti waana ku Faraxay Gushada☺️💛🙏
@maanmuze4077
@maanmuze4077 2 жыл бұрын
Heesti ugu horeysay ee America🇺🇲aya san no walosa 🥵😍Keep going Our Legend🙌
@trustallah100
@trustallah100 2 жыл бұрын
Respect 🫡 Sharma keep going bro🫂 can’t wait for your show Friday! History is being make🇸🇴🥰
@zacky8182
@zacky8182 2 жыл бұрын
2 weak 2 m another level 👏 Only team sharma lee sameyn karo 😁😁
@deepsleeprelaxation1983
@deepsleeprelaxation1983 2 жыл бұрын
Heestan 1M & 1Day iney noqotaa u maleyhaa🙆‍♂️😂😂 sharmaBoy nin isaga iswada keep going the Ultra Legend.
@kastaro4485
@kastaro4485 2 жыл бұрын
Sharma is poetic and talented. I don’t even like Rap but this guy makes sense thank you for making the useless other out of business 🙂🇸🇴
@odaycabdillewiilkisa1897
@odaycabdillewiilkisa1897 2 жыл бұрын
Definitely 👌
@farxaanaxmed3102
@farxaanaxmed3102 2 жыл бұрын
@Mo PeSGaming ii
@shukrideeqow6713
@shukrideeqow6713 2 жыл бұрын
Hh
@rosieabdi321
@rosieabdi321 2 жыл бұрын
@REAL WARYA ♪ @REAL WARYA
@foosiyafoosiyanuux7616
@foosiyafoosiyanuux7616 2 жыл бұрын
Akwhdhej
@falaqeyntahesaha5320
@falaqeyntahesaha5320 2 жыл бұрын
2m weeks views wow and 1m subscribers coming soon brother pin
@Hamzeh445
@Hamzeh445 2 жыл бұрын
6days ma Rumaysan 1M keeping sharma boy j legend of the legend 🙌
@xuddeapddy4421
@xuddeapddy4421 2 жыл бұрын
Inta sharma boy ila tageersan in uu heer ka gaadho fanka like ha iisaran🥰🇸🇴
@suleeqo9592
@suleeqo9592 2 жыл бұрын
I am speechless! This is beyond pure Talent………I don’t know what to call it other than keep hitting replay…….should I call BET and MTV, the whole wide world need to experience and get to know Sharma boy👑🦁( Somali Tupac) 🇸🇴🩸🩸🩸❤️🇸🇴
@axmedtaakow6541
@axmedtaakow6541 2 жыл бұрын
Wakaharay
@TheYmohamed
@TheYmohamed 2 жыл бұрын
Most def ,, been listening to him for a year now ,, he went thru alot to get to where he's at now, abti it's only the beginning @SharmaBoy hada le bilawena, uu sheeg noh..
@suleeqosomali9835
@suleeqosomali9835 2 жыл бұрын
Samiyey wan ku salamay 😘😘
@tito2official357
@tito2official357 2 жыл бұрын
He’s so trssh
@dejongcabdi4947
@dejongcabdi4947 Жыл бұрын
Sharma M,a
@Ilkacas_qays_222
@Ilkacas_qays_222 Жыл бұрын
Inta 2022 ilaa 2023 ku waalatay heestaan like isaar
@mustafe983
@mustafe983 2 жыл бұрын
6 days one million waala yaapay walle sharmo boi 🥰
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 жыл бұрын
Darbi darood hadaa labalantay .... cirkaa cabaar kuujira Mr sharma boy on fire as always 🔥 haters always be hiter
@shukriamohamoud1565
@shukriamohamoud1565 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@asmaqurux44
@asmaqurux44 2 жыл бұрын
Ishaa ka riday
@sacdiyaahmeh6231
@sacdiyaahmeh6231 Жыл бұрын
Daarood herkaa gaarsiiyay miyaa ciyaal xamar wato oo hawada ku glay sabbtooda daaroodo faanka ma naga desid
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS 2 жыл бұрын
Just 2019 nobody knew who sharma boy was 2022 : The king of somali Music..Unstoppable
@Hogol_
@Hogol_ 2 жыл бұрын
Gabar leelkase usocdaa maa maqley ❤️❤️❤️
@KingSharuuu
@KingSharuuu Ай бұрын
Haa ee nagu soo biir🥰
@homzesuniil4872
@homzesuniil4872 2 жыл бұрын
Weli Mad Gadhin Hlkn kula Rabay bro Sharmarke💯Dadaaalka hlka ksii Wd Ma Jirto Dib u noqosho💪🎤❤🔥
@abdifatahbouhmoussa5051
@abdifatahbouhmoussa5051 2 жыл бұрын
Waligey maan arag fanaan Soomaaliyeed oo isaga ka fiican raabka 🤴🏽p**** balse waa abwaan weyn siyaabaha uu raabka u wanagsan😎☝🏽👏🙏🏼 yahay kuwa ka maseyrsan ayaa miisaankoodu hoos u dhacayaa oo ay ku daali doonaan Sharma boy From jabuuti 🇩🇯💚☝🏽🇸🇴🤍🥰
@hanadabdi598
@hanadabdi598 2 жыл бұрын
So true sxb ninkaan waa wax kale legend 🙌
@nashaadrooble3418
@nashaadrooble3418 2 жыл бұрын
waa niin tagay waa Lagu daba Lumaya legend😁💪
@hoodocumar5553
@hoodocumar5553 2 жыл бұрын
Runta
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 2 жыл бұрын
😂 ilkacasaa boqol jeer ka wngsan marka runta laga hadlo
@Galimeyz
@Galimeyz 2 жыл бұрын
All I am saying is sharma boy is cabsi cabsi, man is legend in such a young age, spits like Eminem, rhymes like Eminem, never seen Somali rapper like him, he is unmatched
@seanhickey8633
@seanhickey8633 2 жыл бұрын
what does Cabsi mean?
@biggstone3573
@biggstone3573 2 жыл бұрын
@@seanhickey8633 Keynan waxaan ka ahayn fanaan uma Aqaani waaye cabsi cabsi 15 Cisho gudahood 3 show buu Rabaa inuu qabsado midba midka kale uu ka daran yahay
@Highkeyhakiii
@Highkeyhakiii 4 ай бұрын
@@seanhickey8633 it means scary scacry some like da
@nasirnuux5832
@nasirnuux5832 Жыл бұрын
Sow ma tihid wiilkii? Wiilkee? Dee fanaankii Exceptional Sharma 🙏💯
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
King of the country 🇸🇴🤴🏻🎧
@ak9654
@ak9654 2 жыл бұрын
Ciyaal xamar wayku wataan🔥✨🇸🇴 Legend sharma
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
1 million markay gaarto Like yaan layga iloobin my somali family meel kasta joogtan waan idin jecelahay ❤
@proud_army1559
@proud_army1559 2 жыл бұрын
This man is so talented and I really like the way he rap and the beat is on point ❤🔥
@zuhaypmehra6331
@zuhaypmehra6331 2 жыл бұрын
Wxn suugnaaba, waa willka sandakaan #CAPTAIN#BAQUUQ...$17
@mrabdi
@mrabdi Жыл бұрын
4Weeks 3 million wow 🇸🇴🔥
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.
@kaayyooshow242
@kaayyooshow242 2 жыл бұрын
I love my somali Brothers We are our brothers and sisters I'm Oromo from Hararghe
@darwishking4439
@darwishking4439 2 жыл бұрын
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Inta quraanka taqaan like cml Plezzzzz
@deeqa445
@deeqa445 2 жыл бұрын
Wan ku xisay form jabouti ✌️🇩🇯 shrama nolow huno mcn
@Allkebulan
@Allkebulan 2 жыл бұрын
i love this guys he's talented......love from 🇪🇹🤞🏾♡
@hanadabdulkadir9454
@hanadabdulkadir9454 2 жыл бұрын
Mj +Raxweyn=Landheere san ku neefle u sareeyo ❣️ Guuleyso Fanaanka calankiisa dhacin 😘
@sakariyemohmoud7285
@sakariyemohmoud7285 11 ай бұрын
Sharma k sharma king of the kings❤
@elitlanguagecentre-ahmed4493
@elitlanguagecentre-ahmed4493 2 жыл бұрын
Waan ku wadanaa King Sharma hadaanu nahay Reer Malaysia
@abdifatahfaroole8102
@abdifatahfaroole8102 2 жыл бұрын
Sharma boy shacabka canada 🇨🇦 way kuu Xanaqayaan hadaad laabatid adoon ukala kicin 🥺❤️‍🔥
@AbasAqil411
@AbasAqil411 2 жыл бұрын
Waaaw
@Randoms48
@Randoms48 Жыл бұрын
Damn never knew somalis rock, on 🔝 listening from254🇰🇪
@darawiish6416
@darawiish6416 Жыл бұрын
He won Africa Young talented Rapper 2021
@almasali1045
@almasali1045 2 жыл бұрын
I just sit and wonder how talented is this young man is Mashaallah bro.
@612nasir2008
@612nasir2008 2 жыл бұрын
Sharma Boy heestii ugu horeysey ee uu Minneapolis kuduubey waa dab. Team Sharma Minneapolis 👑🇸🇴✊
@thehumbleguy1934
@thehumbleguy1934 2 жыл бұрын
Sharma boy is a role model for current and future teens moving forward my brother🙏✌🇸🇴🌍
@footballfanatic81hd41
@footballfanatic81hd41 Жыл бұрын
Sharma boy is a super Hero👌👌👌 keep up the spirit bruh... from Nairobi Kenya one love
@mohasidiiqali1021
@mohasidiiqali1021 2 жыл бұрын
Sharma best rapper in East Africa 🌍 weye somali wu dhafay hada
@kinghakimi1087
@kinghakimi1087 2 жыл бұрын
Pure talent Legend Sharma Boy 😊This is Fire bro 🤗
@bulshokoriye2702
@bulshokoriye2702 2 жыл бұрын
Another level! The one and only Sharma Boy. You rock ma man
@bulshokoriye2702
@bulshokoriye2702 2 жыл бұрын
@dcoog anml 👍🏾 it is. May be he’ll drop some more while he’s in the US.
@abdihakiimhassen1201
@abdihakiimhassen1201 2 жыл бұрын
Heestan markay 20m gaadho ana waa inaad 1m like saartaan
@hamzacamaar2054
@hamzacamaar2054 2 жыл бұрын
Big Legend 🔥🔥 Somali celebririties kaid tahay bro❤💖🥰
@Mohamed-dafle
@Mohamed-dafle 2 жыл бұрын
what impresses me the most is that he's there in matter of 5days and he came with this by his own! the guy is genius, its true he came from mars or something 🥂
@thelegend-fz3cl
@thelegend-fz3cl 2 жыл бұрын
Legend dafle❤
@xawoahmed91
@xawoahmed91 2 жыл бұрын
Waa legend
@ugaaska5861
@ugaaska5861 Жыл бұрын
Ustaad Dafle
@socdaalali5510
@socdaalali5510 2 жыл бұрын
this boy is absolutely he is very very energy his heart ♥ is very good I swear god ❤❤ horey u soco walaalkey sharma boy...❤❤❤❤...
@martinpetras3636
@martinpetras3636 Жыл бұрын
waaaw top hesahaaga mida ugu shidan Sharma Boy Long Life bn ku rajaynaya nolow intay noolool jirto 💕😍😍😍😉😍😍😎🤟👌✌️👍
@rememberv_i_p9231
@rememberv_i_p9231 Жыл бұрын
HAYEEEEY😇😇😇😇SHARMA IS BACK😜😜😜WHO CAN STAND FRONT OF HIM😜😜😜😜
@youngatom4207
@youngatom4207 2 жыл бұрын
Can you see yourself the way others see you? Probably No.. “Be Brave” Even if you are not pretend to be. No one can tell the difference. %$# Sharmake Our Somalian Talented Boy Compitting With The World Proud Of You My Lil Brother........ Qalbigaan Kaala Socdaa .....Keep Going
@Brawani1
@Brawani1 2 жыл бұрын
100k view’s not one day only is 6 Hours ❤ Another level Somali music to the world 🌎 🎉🎉🎉
@najmaali346
@najmaali346 2 жыл бұрын
Sharma knows how to target his audience, he doesn't disappoint at all ♥️❤️
@khadracanfario9059
@khadracanfario9059 6 ай бұрын
sabrine tesfaye solomon fuck man is my life man pour le français and English ❤❤❤j ai vous aime tous machaalah allah❤❤❤8 8xueir9rudixd3bx 0sowbq0qox the
@khadracanfario9059
@khadracanfario9059 6 ай бұрын
scw hanalah❤❤❤allah is abdourahman and tesfaye and salomon ❤❤❤ baby
@AyanIsmail-fe9me
@AyanIsmail-fe9me 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😢😅😅😮😢😅😮😅⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️🎁🎁🎁🥼🥼🥼🥼​@@khadracanfario9059
@cabdifitaaxmacalinwacdi3279
@cabdifitaaxmacalinwacdi3279 2 жыл бұрын
Sharma boy legand am from Somaliland
@AbdiRihmaan
@AbdiRihmaan 2 ай бұрын
kk gobolkiimakasoqeylinosaa😂
@manker6445
@manker6445 2 жыл бұрын
Talent hits a target no one else can hit Genius hits a target no one else can see before sharma boy keep going zxb🔥
@sharmakeburhan2624
@sharmakeburhan2624 2 жыл бұрын
WOW waxba lagama qabaan karo inaa deer
@maajidaxmed1962
@maajidaxmed1962 2 жыл бұрын
@@sharmakeburhan2624 said
@Abdikadir_J
@Abdikadir_J 2 жыл бұрын
give credit where its due… this guy is Gifted and unique … We are proud of you brother
@og8280
@og8280 7 ай бұрын
Cadi ma ahan 🔥🔥🔥🔥🔥
@mohametpalfrey
@mohametpalfrey 2 жыл бұрын
🙌 Yarkaan Another planet wlh.
@safiyomahdi5405
@safiyomahdi5405 2 жыл бұрын
Manta kor baa ukacay kuma I celiya Kalsooni baa igu jidha anoo kaliyaa Jabkeyga kuwaa raba isii dhiira galiya Ana kama daalo danta waqti galiya Best song♥️🥰
@opdopdp
@opdopdp 2 жыл бұрын
He comes back when the world needs him most..
@abdurahmanmohamed7492
@abdurahmanmohamed7492 2 жыл бұрын
Asb waan kusalaamay Ciid Mubaarak Kusoco waxan nahay dad kujacel sxb Guul
@capiryare1960
@capiryare1960 2 жыл бұрын
6dy another level pro 1.m congrats 👏goat 🐐
@Mustafeindho879
@Mustafeindho879 2 жыл бұрын
Ane day haf malyan waxan team sharma ayaa samayn kara hadaad iga danpayso like saar Team sharma✅❤
Sharma Boy - Ma Ogi (Official Music Video)
3:54
Sharma Boy
Рет қаралды 17 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 109 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 293 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 874 М.
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 467 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН