Sharma Boy “Xaliimo Wexey Rabto Sii (Official Music Video) 2024

  Рет қаралды 3,838,854

Sharma Boy

Sharma Boy

4 ай бұрын

Be easy cover by massari
Somali language

Пікірлер: 3 000
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 4 ай бұрын
Sharma 🎉 Lama Taabtaan 👑🔋CuzZO halkedi bad dhigtay
@SharmaBoy
@SharmaBoy 4 ай бұрын
Walaalkey jamiil
@hiboabdi350
@hiboabdi350 4 ай бұрын
@@SharmaBoybest rapper adiiga faacaaga wakahoreesa waale 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🤌🏽🤌🏽🤌🏽🦁🦁🦁🦁🦁🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@Jamaal-dv7og
@Jamaal-dv7og 4 ай бұрын
​shamso yariisey
@qalanjoluulofficial5785
@qalanjoluulofficial5785 4 ай бұрын
❤❤❤
@hiboabdi350
@hiboabdi350 4 ай бұрын
@@Jamaal-dv7ogadiiga guus yariiso xaa raabta orod hawiye baadbadshe big daabo utaag xaa intakaqabane cuuqdaad girl💔💔🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 4 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤❤❤❤
@user-hy3ez7de3v
@user-hy3ez7de3v 4 ай бұрын
Asad maa lagu qarawana
@SharmaOmar820
@SharmaOmar820 4 ай бұрын
Quranka haku qaraban oo like haku raadin, Qof aadan ahaynna haiska dhigin, meel lagu heesayo maxa quranka alle ukeneysa
@SharmaOmar820
@SharmaOmar820 4 ай бұрын
​@@FAHADKANTEwar nio dadka xoolosanaa hada commentigas inu asad soo qoray uuba ciwankisa yahay maba uqadatay
@FAHADKANTE
@FAHADKANTE 4 ай бұрын
@@SharmaOmar820 aad baad umahad santhy zxp waad iqabatey intan hadal iga tagin
@LovelyCherryBlossoms-ui9bz
@LovelyCherryBlossoms-ui9bz 4 ай бұрын
Gotka Raabka
@adnanmodelofficial8242
@adnanmodelofficial8242 4 ай бұрын
team star boyz cabsi cabsi 🔥🔥🔥🔥
@Shukri_Famliy.
@Shukri_Famliy. 4 ай бұрын
Cabsi cabsi😂😂😂
@abdirisaqabdirixman7186
@abdirisaqabdirixman7186 4 ай бұрын
One Day One Mallion If Allah Say🔥🐐🎙🎧👍🏾
@user-ef3zg4xg9e
@user-ef3zg4xg9e 4 ай бұрын
100k kaban dn le uqaĺma heestn wllhi ❤
@YouTuberQays-bq4tz
@YouTuberQays-bq4tz 4 ай бұрын
Oo cada😂
@hiboabdi350
@hiboabdi350 4 ай бұрын
Star ⭐️ boys on fire 🔥🔥🔥🔥🙌🙌🙌🤣
@Madridista686
@Madridista686 4 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@csalanmustafe5766
@csalanmustafe5766 4 ай бұрын
Amiin
@RayaanIbrahim-nl4tu
@RayaanIbrahim-nl4tu Ай бұрын
Aamiin sug intay heesta ka dhamaneso
@AlinoorXuseen
@AlinoorXuseen 2 ай бұрын
Hesaha waxakamacaan qur aanka❤❤❤❤❤❤❤
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 4 ай бұрын
Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤
@user-mn7ko6pj3g
@user-mn7ko6pj3g 4 ай бұрын
Wa run wll ❤
@user-gw5zp2bl3q
@user-gw5zp2bl3q 4 ай бұрын
Waa ruun laakin meel heysa hadalka alle iyo quran plz hakanin
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 4 ай бұрын
Waa lo ogyhy haa lkin meelahd hdalka Alle haso dhigin wll
@MustafAmin-139
@MustafAmin-139 4 ай бұрын
Me❤
@user-mh3cu4mv9s
@user-mh3cu4mv9s 4 ай бұрын
Sharm boy is moving ❤❤❤❤❤❤ i Love me know
@Somaliboy
@Somaliboy 4 ай бұрын
Heesaha waxa ka macaan quraanka ❤ 👋 ya igu raacsan ❤❤❤❤❤
@SharmaOmar820
@SharmaOmar820 4 ай бұрын
Like raadis
@NUURZAADI
@NUURZAADI 4 ай бұрын
Really walhi❤😮‍💨
@kingyacquub369
@kingyacquub369 4 ай бұрын
Inta igu raacsan maxay tahay qof kasta baaba og
@SharmaOmar820
@SharmaOmar820 4 ай бұрын
@@kingyacquub369 like ayuu ku raadinaya
@younge252
@younge252 4 ай бұрын
Wlhi dheh 😂
@Alaradi2024
@Alaradi2024 4 ай бұрын
Hooyadey wxey idhahdey sharma iyo team sharma hadey 👍 kuu saaraan ciida dhar fcnaa kuu gadaa please igu qaata
@adibooo6460
@adibooo6460 4 ай бұрын
I love ❤️ Sharma boy from Eritrea 🇪🇷 ❤
@Sharma_cade
@Sharma_cade 4 ай бұрын
Ramadaanka nabad iyo caafimaad Alle hanugu gaarsiyo🤲
@Maryanaabas-kx4ke
@Maryanaabas-kx4ke 4 ай бұрын
Amiin yarabi ❤🤲
@yasminbashir9784
@yasminbashir9784 4 ай бұрын
Amiin ya Allah
@abdiraxmaan0
@abdiraxmaan0 4 ай бұрын
Team sharma boy 100 like 👍
@GOAL473
@GOAL473 4 ай бұрын
Team SHARMA K SHARMA MARNABA HOOOS❤
@mruun6114
@mruun6114 4 ай бұрын
Wad nagaxaysa ❤❤❤
@sacadiyomohamed9338
@sacadiyomohamed9338 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maanyare37042
@Maanyare37042 4 ай бұрын
​@@GOAL47310k😢😢😢
@moajaama5459
@moajaama5459 4 ай бұрын
Team Sharma ka Sharma Cabsi Cabsi waaye
@user-wk7xv9zg6b
@user-wk7xv9zg6b 4 ай бұрын
Sharma boy zxb walahi markan kuxasuus to xaladaad kujirtay iyo imaka walahi waan kulayaba caqliga kugu jira qof leh ma arag iyo sidaad ufikirtay hore usiisoco ❤❤❤🎉🎉🎉
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 4 ай бұрын
Mar hore waxaan taageeri jiray ilkacase qays waliba sikal iyo laab ayaan u taageeri jiray sharma boyna waan nici jiray lkn hada lajoogo waxaan taageerayaa sharma boy ilkacase qaysna waan nacay inta ilamid ah farta taag raga libintiisa waaloo qiraa sxb legend sharma keep going my brother❤❤❤🎉🎉🎉 By by ilkacase qays by by😆😄😁
@aaminmuumin6855
@aaminmuumin6855 4 ай бұрын
Sido kale wlhi
@user-bp3mk8wd5g
@user-bp3mk8wd5g 4 ай бұрын
Anaaa kulamida walaaahi
@abdirahmanyare-ex4po
@abdirahmanyare-ex4po 4 ай бұрын
Kula mida ahay legenow ninkas timekisa waso dhamday😂
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 2 ай бұрын
@@abdirahmanyare-ex4po Sxb mcne ninkaas ani iyo asi mar horaan kala shakinay mgrty qabyaaladii oo qof ahna waaye hada lajoogo fanaanka 5ta somaliyed waa legend sharma❤️
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 2 ай бұрын
@@abdirahmanyare-ex4po Aad iyo aad wlhi taasaan been ahayn
@updalla_zeyn
@updalla_zeyn 4 ай бұрын
Wiilkaan fan kii wuu gilgilay wllhi wft massari ❤🎉
@mohamedaden380
@mohamedaden380 4 ай бұрын
Team Sharma All from Djibouti 🇩🇯
@JojoSeylac
@JojoSeylac 10 күн бұрын
Rabarka muqdisho 😢🎉❤wn ku xisnay allaha ku xafido
@Muqdisho669
@Muqdisho669 4 ай бұрын
Rah wah waan ka reysanay waadna shaafisay Seedi
@Ateye07
@Ateye07 4 ай бұрын
Sharma boy pure talented🔥🔥🔥👏❣️
@DheemanCaadey-xe9kt
@DheemanCaadey-xe9kt 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉
@yaasircade51
@yaasircade51 4 ай бұрын
cunugaan waa mucjiso caadiya fananiinta calamka ayu tartan kula jira real goat 🐐 shrama k sharma ❤❤🎉
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 4 ай бұрын
Sharma boy , tariqda adunka ayu galay niki kaxun xarka hawalaaqo, nin wyn raper ah wa Sharma boy ,only. 😍
@hiboabdi350
@hiboabdi350 4 ай бұрын
Period 💯💯🙉💯😘😘🔥🔥
@yespapa5929
@yespapa5929 3 ай бұрын
Reer Hargeisa masuulka uga tanasulay sharmo on the big boy
@Kingriyaz01
@Kingriyaz01 4 ай бұрын
Absolutely it’s first cover I have ever seen Sharma k Sharma What you made legend
@sakariyecabdiqadirsaxar3228
@sakariyecabdiqadirsaxar3228 4 ай бұрын
War anaga hadaan nahy team sharma like saara heestan waxaa kijira nin weyn maxamed bibshe.
@ahmettabdihakimjamac7840
@ahmettabdihakimjamac7840 4 ай бұрын
2 days 2 milyan inoo balan ah team sharma k sharma❤❤
@allaboutfutbol1720
@allaboutfutbol1720 4 ай бұрын
Aaway balantii wll 😂😂😂
@ahmettabdihakimjamac7840
@ahmettabdihakimjamac7840 4 ай бұрын
@@allaboutfutbol1720 balantii idinkaa kabaxaY team kaygiiyow😂😂
@GoatleoMessi8
@GoatleoMessi8 4 ай бұрын
Sharma k sharma fanaan u dhigmo ma jiro Somalia 🇸🇴
@user-dm5zo4ze9k
@user-dm5zo4ze9k 4 ай бұрын
Wax kale waye nio nocan xage kaso saarta wax kasta afka miye ku saran yihen. Legend of Somali 🔥🔥🔥
@abdirisaqabdirixman7186
@abdirisaqabdirixman7186 4 ай бұрын
Sharma Boy Goat 🔥🐐👊🏾 Taagero Nomber One🔥🎙🎧🎥
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 4 ай бұрын
Sharma ka Sharma flying to the sky
@jamaljabukar7730
@jamaljabukar7730 4 ай бұрын
Fiidkii hore - dhaqso hurry Ha isku dhajin - dharka siib Ada iga dhigay - shaxaari Marabin - laakiin waa timid Muuqaalka iyo farsamada 💯 Laxanka iyo Music DJ 💯 Baabuurta iyo labiska 💯
@moustapharachidmed3302
@moustapharachidmed3302 4 ай бұрын
Shama boy bur talentueuse❤❤wa REER Djibouti 🇩🇯🇩🇯💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdirahmanHaashim
@AbdirahmanHaashim 4 ай бұрын
Massari down - sharma boy up (Sharma boy❤❤❤❤❤) Wish all of us Never down Legend sharma boy 🔥✊
@MaxamedXasan-vm4si
@MaxamedXasan-vm4si 4 ай бұрын
𝐂𝐰𝐰𝐞𝐞𝐞𝐞
@Nuurabdirisaaq
@Nuurabdirisaaq 4 ай бұрын
Sharma boy wiil reer buurtile wllo reer buurtile waykuwataan ❤❤
@mohadjabouti86
@mohadjabouti86 4 ай бұрын
Ha ku cuno
@hiboabdi350
@hiboabdi350 4 ай бұрын
@@mohadjabouti86adigana udiigo quruuxe half-time walaisbadalaaye💔💔🤣🤣🤣🤣🙆🏻‍♀️🙆🏻‍♀️🙆🏻‍♀️
@AhmedDheere1-nk1gw
@AhmedDheere1-nk1gw 4 ай бұрын
​@@hiboabdi350 hhhhh
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 4 ай бұрын
SHARMA BOY Somali Rapper. This Rap Star On the Rise Should Definitely Be On The Radar by his fans worldwide in 2024 Bravo.
@user-uj3mf9eq1m
@user-uj3mf9eq1m 4 ай бұрын
Hhhhhh
@user-df5zf9qr6i
@user-df5zf9qr6i 4 ай бұрын
😢
@naimamahamoud2275
@naimamahamoud2275 4 ай бұрын
Sharma K Sharma and my bro Mudu Mursal 🔥 Cabsi Cabsi waye 🎉
@zaacid1
@zaacid1 4 ай бұрын
Heestaan wa hestan dunida ku qabsan lahayn team sharma
@user-zf8dl7sb3r
@user-zf8dl7sb3r 4 ай бұрын
Waa copy caruurow
@hiboabdi350
@hiboabdi350 4 ай бұрын
@@user-zf8dl7sb3rcopy inuyeehe yakadadicine cadaanka luqadaan mafaaxmayaane waaxwaalba lengenkaan wukagadaa😂😂😂😂😂
@user-cd1yt2ds7x
@user-cd1yt2ds7x 4 ай бұрын
Sharma waad nawaalaoysaa team sharma✌️🔥🔥🔥
@NasraCabdi-f3y
@NasraCabdi-f3y Сағат бұрын
Sharma boy saaxiib waxaan ahay qof aad ku jecel waxaan ku noolahay somaliland waxaan kaa codsanayaa inaad isugto intaa aan ku iimanaayo saaxiib waxaan rajaynayaa intaa aan ku imanaayo inaad i sugto saaxiib
@HASKESH254
@HASKESH254 4 ай бұрын
Frommmmmmmmm Kenya 🇰🇪 🇰🇪🔥🔥🔥
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 4 ай бұрын
Sharma ka Sharma Waa na waalaysaa Like ta hayla dhaafin isoo xasuusiya heestan 😁🙏🙏🙏
@gentlemanblud5486
@gentlemanblud5486 4 ай бұрын
Another one😂
@user-ci1zz4ue1r
@user-ci1zz4ue1r 3 ай бұрын
Goat sharma 🐐
@leomessi-hf9zg
@leomessi-hf9zg 4 ай бұрын
Chuma mubarak wllyaal maanta waa malin weyn ku salayi xabiib keena suuban Muhammad scw scw scw ❤
@Abdihamiiddaahir
@Abdihamiiddaahir 4 ай бұрын
Scw scw scw
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@yespapa5929
@yespapa5929 3 ай бұрын
Scw❤
@AhmedDheere1-nk1gw
@AhmedDheere1-nk1gw 4 ай бұрын
My favorite song ayay noqoty heestan Wayo b4 ayay maasari
@AbdifatahHusein-qh8xs
@AbdifatahHusein-qh8xs Ай бұрын
Sharma boy waryada ka xishoda aabihiin🫡
@SharmaarkeCilmiCabdi-rh7to
@SharmaarkeCilmiCabdi-rh7to 4 ай бұрын
Only Goat Ka Fanka Somaliyed🇸🇴🔗🥶
@user-bp3wi2tt1l
@user-bp3wi2tt1l 4 ай бұрын
Sharma boy is goat wlhi heesto dhan miyaa team sharma like saar
@JiijaAhmed-oo5kc
@JiijaAhmed-oo5kc 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@BarkhadApdiasiis
@BarkhadApdiasiis Ай бұрын
sharma poy zxp nolow inta ay Nololi jirto TAGERE [1]
@ibraahimcali3845
@ibraahimcali3845 4 ай бұрын
ereyada 100%✍️ Bet 100%🎚️ voice 100%🗣️ song 100%🎙️ sharma k sharma real goat🐐🎤
@yoonisjama
@yoonisjama 4 ай бұрын
i aamin 1 day 1M ayay Gaadhi 🔥🔥
@ilyaasGardheere
@ilyaasGardheere 4 ай бұрын
Wlhi majiro fanaan kasareeyo sharma ka sharma waa kuwataa sxp ❤
@Hamze_Ali
@Hamze_Ali 4 ай бұрын
Libax libax dhalay galkii adiga ayaa kagaa ficn MASARI Masha allah keep going bro from djibuti
@zack8791
@zack8791 4 ай бұрын
Waxan yar wa maskax socota real goat 🐐 😂❤
@user-ym3hi6un8j
@user-ym3hi6un8j 4 ай бұрын
TEAM sharma boy 100 like👆
@user-kk8ig1ux5t
@user-kk8ig1ux5t 4 ай бұрын
Sharma.Boy Gotka Fanka🐐
@user-djiboutitalent
@user-djiboutitalent 4 ай бұрын
SHARMA BOY CONTINUE MON frère 🎉
@ALSOULIA
@ALSOULIA 4 ай бұрын
War il a volé cette chanson
@user-djiboutitalent
@user-djiboutitalent 4 ай бұрын
@@ALSOULIA SHARMA MAGAARTID SHAXADKA WEEYDI SHAABO XOODHE SHABACAR SHABELKA JIIFEE MON frère
@lucky9893
@lucky9893 4 ай бұрын
Sharma Ka Sharma best rapper in the world 🔥🔥🔥
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 4 ай бұрын
6munute 500 comment War Sharma Team walahi Gacana U Tagay From switzerland 🫡🫡🫡🫡
@DIGAALE380
@DIGAALE380 4 ай бұрын
Team sharama boy is muujiya 👍
@Wargoobmedia
@Wargoobmedia 4 ай бұрын
1k like rabaa
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 4 ай бұрын
Sharma boy barafkq jaanis ku helay heesna waku soduubay warkan wa mucjiso yana lagu daba daalin❤ 5 hrs hees cusub la qada igu hoooo cumaaamadda Abo from 612-😊
@cabkadj5495
@cabkadj5495 4 ай бұрын
Sharma wxan hees waa dhaftay awoowe❤❤
@hasanabdi8477
@hasanabdi8477 4 ай бұрын
Yaa iga soo horeeya meeshan Sharma boy legend 🤟
@MohamedAmin-ni8ns
@MohamedAmin-ni8ns 4 ай бұрын
Sharma boy is on fire 🔥🔥 Keep rocking Sharma boy 🇸🇴🎉❤team Sharma 10 like 😅
@user-fz5dd7pq9v
@user-fz5dd7pq9v 4 ай бұрын
Wll ..allaha ku hafido..sharmake.c.m.bare❤
@shiinemataan6
@shiinemataan6 4 ай бұрын
1.6 million 🎉🎉🎉🎉 team sharma hampalyo
@ALSOULIA
@ALSOULIA 4 ай бұрын
Heestan magaceeda waa Massari be easy
@FairFurLaughts
@FairFurLaughts 4 ай бұрын
I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤
@cubeyd.ck143
@cubeyd.ck143 4 ай бұрын
Team sharma 🎉 is muujiya❤
@user-zt1pz9ql9s
@user-zt1pz9ql9s 4 ай бұрын
Wlhi sharma boy waa fanaaaa gullllleso abowe
@almisdalalchannel211
@almisdalalchannel211 4 ай бұрын
Team sharmo ku soo biray cawa laga bilabo because of this song omg halkedii ayaad dhigtey go for world pro💯🔥big legend
@moe5727
@moe5727 4 ай бұрын
From KSA🇸🇦
@user-tb2gs4vn1h
@user-tb2gs4vn1h 4 ай бұрын
Igadaa baryahaan Rah wah ayaan ka nasanaa
@originalabdi33
@originalabdi33 4 ай бұрын
Ninkan Wuu tagey haku daalin❤️
@khalidmohmedkonshens6929
@khalidmohmedkonshens6929 4 ай бұрын
The best cover i hve ever heard sharma ka sharma ❤❤❤big fan brother from another mother
@user-jm7tq9qs8t
@user-jm7tq9qs8t 4 ай бұрын
Masari boy hori uu sco
@user-hh2cr8gy3p
@user-hh2cr8gy3p 4 ай бұрын
Wwww aabaha fanka Sharma legend ciyal weedow marnaba kuma gaarayan❤ 1m markey gaarto Aya no balan ah 🎉🎉
@yespapa5929
@yespapa5929 3 ай бұрын
Fanka kadade😂
@mohamedmahdi7349
@mohamedmahdi7349 4 ай бұрын
Legendary wlhi sharma ka sharma❤
@AbdoulkaderOmar-qs8ok
@AbdoulkaderOmar-qs8ok 4 ай бұрын
Ninka ugu raabka badan Soomaaliya adigaa ugu fiican
@Mohamed.channel463
@Mohamed.channel463 4 ай бұрын
Ana uhoreeyo😂❤❤
@axmednuurkaad6966
@axmednuurkaad6966 4 ай бұрын
waa Nawaashay Sharmaaa Boy
@kaahinmali0fficial358
@kaahinmali0fficial358 4 ай бұрын
Sharma kw Sharma waa naga washay Big legand keep going
@user-sc8xi6sz9u
@user-sc8xi6sz9u 4 ай бұрын
MAcAl¡n heestAan waa heestAan aduunkA kulA tartami lAheen❤❤
@sahrocisman168
@sahrocisman168 4 ай бұрын
Waaa ku wataaa sharma❤❤❤🎉🎉🎉😊😊 boy
@kingclwaaxid1417
@kingclwaaxid1417 4 ай бұрын
Kusali nabi Muhammad scw manta wa jimce 😢❤
@baabiyare713
@baabiyare713 4 ай бұрын
talanti socoto sharma waana waleeysaa✊🏾👑
@user-em1of6uz8v
@user-em1of6uz8v 4 ай бұрын
Salan sare from Zambia tonight iyo bluezy ❤❤
@user-pm8vs5ig1u
@user-pm8vs5ig1u 4 ай бұрын
Ana u horeeyay sharma
@user-nm5me2hq3o
@user-nm5me2hq3o 4 ай бұрын
Big moha ❌❎ Sharma quute✅ Goatka rabka sharma k sharma
@hiboabdi350
@hiboabdi350 4 ай бұрын
💯💯🔥🤣🤣🤣🤣
@Tusmeeye555
@Tusmeeye555 4 ай бұрын
One like team sharma boy❤
@AhmedinAbdikadir-pr5zt
@AhmedinAbdikadir-pr5zt 4 ай бұрын
Legend ❤❤ sharmake
@macoowcarab1174
@macoowcarab1174 4 ай бұрын
Sharma Ka Sharma viva ciyal Xamar 🐐👌🔥
@mohajack8506
@mohajack8506 4 ай бұрын
Start boy jeebka baaro wax kle 😊
@aligarduubofficiallchannel.192
@aligarduubofficiallchannel.192 4 ай бұрын
Hadii aad tahay #teamsharma from Kenya 🇰🇪 show me your like 👍.
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 4 ай бұрын
SOMALI music to the world 🌎 Sharma boy legend ❤❤
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 ай бұрын
Sharma boy cabsi cabsi way ❤❤❤
@mohamedabdirashiid2995
@mohamedabdirashiid2995 4 ай бұрын
wxaan another level xata wey dhaaftay anoo qoslaya dawanaya mana aqaan sababta sharma on fire 🔥
@alixariif325
@alixariif325 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Iska Cafi
@Eastleight9
@Eastleight9 4 ай бұрын
Jawiga iska yaare
@aliibrahimsheikh8195
@aliibrahimsheikh8195 4 ай бұрын
sharma ka sharma hees weydhaaftay runtiii inoo soo badi
@biggstone3573
@biggstone3573 4 ай бұрын
Original ka heesta Coverka Sharma boy baa macaaan
@KhadarMuhumed-qf5ls
@KhadarMuhumed-qf5ls 4 ай бұрын
Ya iLaso xusuusTay masari be easY Legendki wYna😂❤❤
@user-gm4et7ko3q
@user-gm4et7ko3q 4 ай бұрын
Abihi fanka io hoyadi fanka Sharma boy❤🎉
@sakamohaomar9899
@sakamohaomar9899 4 ай бұрын
Number one sharma boy fans❤
@Samira.2029
@Samira.2029 4 ай бұрын
Keep going king of rappers sharma boy
@crisaaq3877
@crisaaq3877 4 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 guul guul guul Somalia 🇸🇴 turkey 🇹🇷 Eritrea 🇪🇷 insha allah aamiin 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 from awdal state soomaaliya 🇵🇸 ♥ 🇸🇴
@ayuubnani5197
@ayuubnani5197 4 ай бұрын
Wlhi kan waa mucjisada fanka Sharma real 🐐
Sharma Boy "Laftii nagaa " (Official Music Video) 2024
3:41
Sharma Boy
Рет қаралды 11 МЛН
Sharma Boy - Masheegee (Official Music Video)
3:47
Sharma Boy
Рет қаралды 1,2 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 14 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
Lil Baliil x Sharma Boy - Kista remix ( Official Audio )
3:09
Lil Baliil
Рет қаралды 7 МЛН
Sharma Boy - Makaa Fileenin (Official Music Video)
2:40
Sharma Boy
Рет қаралды 1,5 МЛН
SHARMA BOY - MASHEEGE - (OFFICIAL AUDIO)
3:47
JAALLE HOTTY
Рет қаралды 4,6 М.
ISMA IP - SAAR JUUSTO (Official Music Video)
2:59
ISMA IP
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sharma Boy - Maxaa Ka Badali Kartaa (Official Audio)
12:39
Sharma Boy
Рет қаралды 3,2 МЛН
MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023
3:34
Mustafe Dollar
Рет қаралды 9 МЛН
Kiin Jamac - My Xaaji (Official Video)
3:14
Kiin Jamac
Рет қаралды 11 МЛН
Sharma Boy - Ma Ogi (Official Music Video)
3:54
Sharma Boy
Рет қаралды 17 МЛН
Najma nashaad feat Doni B - Ha Ila Iman
3:01
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 4,6 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 363 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 159 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,5 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,8 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 205 М.