SHEEG QOFKA KUGU DHUFTAY IYO ABUUKAR OO LAGU GOOBTAY WAXBA MALEYSKU REEBAN..😂

  Рет қаралды 180,684

Amira Qurux

Amira Qurux

8 күн бұрын

Пікірлер: 444
@NafisoCadey-yq4lo
@NafisoCadey-yq4lo 6 күн бұрын
Adunka waxa ugu ficn Ina maqasho saliga nabiga Scw 😢 like sara
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 6 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@Amiirabigfans
@Amiirabigfans 6 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@AmiiradaT27
@AmiiradaT27 6 күн бұрын
❤❤❤
@AmiiradaT27
@AmiiradaT27 6 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤
@AhmedAli-xv5cm
@AhmedAli-xv5cm 5 күн бұрын
Scw❤
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 күн бұрын
Team Amira qurux one like 👍 ❤
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 6 күн бұрын
❤❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 5 күн бұрын
❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ😂❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
@Faaizaqoordhuub
@Faaizaqoordhuub 6 күн бұрын
Maxaa kaa qaldan🙄😏
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 6 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤qosolka into usocda🙄
@IrkushPea
@IrkushPea 5 күн бұрын
Scw❤😢
@iftinqurux7959
@iftinqurux7959 5 күн бұрын
Subxanallah maxa qaldan 🙄
@shikeyfatima9600
@shikeyfatima9600 5 күн бұрын
Adi maxaa kaa qalden?
@user-fv4vh2up5v
@user-fv4vh2up5v 6 күн бұрын
Amiiro abaayo salax jeje hanbaliyo iga gaadh si wayo wuxuu galay 200k farandhis aha 😢❤🎉🎉
@user-ku8fq2xd8m
@user-ku8fq2xd8m 6 күн бұрын
Way u hambalyasay YouTubka cayda ka soo daawo suprise usamayeen ayga👍🏾😍
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 күн бұрын
Ar Abuukar Yaan Lagu Goobanin❤😂😂 Igaarkeeyga samigiisa😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂😂😂
@Fairygurl23
@Fairygurl23 6 күн бұрын
ala amiiradeyda ilaaahay farxada haku siyaadiyo habraha aad ciishay ma yaraaye❤❤
@FartuunSalaad-ki2pp
@FartuunSalaad-ki2pp 4 күн бұрын
Naage cishay lee nicikarto amiiro lkn anaga qalbigaa ka jecelnahay❤my queen 👸 amiiro qurux 😘 ♥️ ❤️ 💖 💕 💗 😘
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 6 күн бұрын
Ala amiiira kuwaan noo soobadi waa fuurnay😂😂😂
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🫶🏻😢
@AbukarAhmed-q4d
@AbukarAhmed-q4d 6 күн бұрын
Waxad tahay qofta udu ficn team 27❤❤
@ahmedziciidyuusuf6825
@ahmedziciidyuusuf6825 6 күн бұрын
@@AbukarAhmed-q4diyda ma aha wa qof ku qarabnaya samiya wlo
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 6 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@Amiirabigfans
@Amiirabigfans 6 күн бұрын
❤❤❤❤
@Sabriinxamsecabdiqan
@Sabriinxamsecabdiqan 6 күн бұрын
Team walbah iyo abuukar maxamad iyo cimraan Dalxiis iyo bashal damashaad wacan ii raaxaysta ❤❤❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 6 күн бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad scw ❤😢
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 6 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@Amiirabigfans
@Amiirabigfans 6 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-rt5ux1xd5s
@user-rt5ux1xd5s 6 күн бұрын
Zxpta.sundus kakac hurdada dheh walashed utimi wayna ilowde😂
@Sacdiyoibraahim-d8i
@Sacdiyoibraahim-d8i 6 күн бұрын
Beenta daa weysoo gelisaa😂😂😂
@user-rt5ux1xd5s
@user-rt5ux1xd5s 6 күн бұрын
@@Sacdiyoibraahim-d8i isku dirnimo iga thy adi sadex inay noso galiso ama labo rabna nafta yar aa kajari sundus ❤️ kaliged poqorad
@-ikraam5872
@-ikraam5872 6 күн бұрын
Amiira ceyda jabkiis see u jeceshahay marki la sheego wey ku farxe kwrn 😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 күн бұрын
jab maaha waa kaftan 😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 күн бұрын
war video ga dhamaadkiisa qosol waaye cimraano is leh qofkii kugu dhuftay sheeg ayaaba 2 kale lagu soo tuuray ilaa markii danbe wixi meesha yaalaybo lo soo qaatay 😂😂
@Samrosimin
@Samrosimin 6 күн бұрын
Wax walba salax iga daran xataa kursigii qatay😂😂😂😂
@maanasiraaji3511
@maanasiraaji3511 6 күн бұрын
Masha Allah
@Sacdiyoibraahim-d8i
@Sacdiyoibraahim-d8i 6 күн бұрын
Miss 2M mardhow inssha allaah walaasheen amiira❤❤❤
@Ruyahaahh
@Ruyahaahh 4 күн бұрын
Alla salaxjj qosol igu dilay kulaha hoyade waxe i dhahday qof buran iska ilali saxib ha ka dhigan macalimow ayu ka wada bufinka xog ugu dhuftay😂inta qososhay one like 😂❤
@king_amiid
@king_amiid 6 күн бұрын
Team amiira qurux on like ❤
@Cqaadirnuurcaaliya
@Cqaadirnuurcaaliya 6 күн бұрын
Ala saalax umadena ma ahn kkk😂😂😂😂😂
@Liban_leo27
@Liban_leo27 6 күн бұрын
Team walpah bashala haye ismuujiya one like saara ✌️ 🫠 👍
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 6 күн бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 ♥️ ❤️
@YuusufCade-sq7hs
@YuusufCade-sq7hs 6 күн бұрын
Team ceymir one like❤❤
@Fairygurl23
@Fairygurl23 6 күн бұрын
ala cimraan see yeeelen😂qosolkii iga dhamaaday😂😂
@Asad-Haagio
@Asad-Haagio 6 күн бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw
@user-lm4ls2ro9s
@user-lm4ls2ro9s 6 күн бұрын
Scw scw❤❤
@abdifatahfarah652
@abdifatahfarah652 6 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 6 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@FayGaway
@FayGaway 5 күн бұрын
Wall asad lambarka koko isii please😊😊😊😊
@mulkimanhaj
@mulkimanhaj 6 күн бұрын
😂😂😂 waa furay dhamaan waa fani😅😅 cimraan maskiin 😂
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 6 күн бұрын
Amira gemo nocyabadan sogali hawenka malinta neh melaha nosodub 😊😊
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂 war waa la is babiyay caawa Amiira mataankeedi baa lagu goobtay 😂😂 Amiira shaqadan shaqdaadi waaye tumoow saa u jeceshahay lee waliba adi iyo Asad baa isku mid eh 😢😂 alla sorry Abuukar lkn 2 week ayaa lagu kool kolinayay moho tana qaado 😂
@Samrosimin
@Samrosimin 6 күн бұрын
War kan lagu gobtay waa cimraan ee abukar maha😂😂
@fardowsafardawsa
@fardowsafardawsa 5 күн бұрын
😂😂😂
@Amiira603
@Amiira603 6 күн бұрын
Amiiro qurux bdan❤ Qaayo bdan❤❤❤
@user-il5kh2lz5b
@user-il5kh2lz5b 6 күн бұрын
Alla qosolka aduunka ayaa idilay
@NaimaNaagwayn
@NaimaNaagwayn 6 күн бұрын
Alla saalax qosolku oga dhameyay😂😂
@zaamhodchannel
@zaamhodchannel 6 күн бұрын
Team Amiira one like I'm first ❤🎉
@user-vx7qw7uv1q
@user-vx7qw7uv1q 6 күн бұрын
Amiira kl markaa tagtid routine nosoo same from somaliland
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 6 күн бұрын
From me hadad dhahdo maxa dhacaya😂somalida layabay anigu from inay isticmalan moye mahadli karan miya
@qalbiidheeman9436
@qalbiidheeman9436 6 күн бұрын
@@NAJEEEBBhda mxaa sas dhan toosh igu qaadate 😂
@MIRAAABDUL
@MIRAAABDUL 6 күн бұрын
Cimraan way ku qaraar baxeen😂😂
@user-du2qn2zj5n
@user-du2qn2zj5n 6 күн бұрын
Kusali Nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NajaxHaji
@NajaxHaji 6 күн бұрын
Scw❤😊
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka 6 күн бұрын
Markuu abuukar cayda xoog ugu dhuftay Way ka naxday amira ‼️
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 6 күн бұрын
Sidaan u sugaayey lee chalangegan OMG finally waysoo samaysay AMIIRADEENA♥️ waa kuwadanaa quentyda 👑👏👏wiilasha cawa beerka iska tumeen ee ciil hore aa isku qabteene😂😂😂😂❤
@jackc.adnaan
@jackc.adnaan 6 күн бұрын
Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 5 күн бұрын
Cimaar oo nolasha lagu qabtay 😂😂😂
@Amiirabigfans
@Amiirabigfans 6 күн бұрын
team walbah +walalaha m.a❤
@Kalthuuma
@Kalthuuma 6 күн бұрын
صلوا معي علي الحبيب عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤
@abdulaahi961
@abdulaahi961 6 күн бұрын
Abuukar iyo cayda waa kuwa markee dugsiga dhigan jireen ilmaha bananku ku dili jireen hakar badanaa 😂
@Dhiirinaftada
@Dhiirinaftada 6 күн бұрын
Maxamed marka uu ku dhufto saacadbuu dib usii guranayaa markiiba walasoqabana😂
@SaynabAxmed-ek2kv
@SaynabAxmed-ek2kv 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 6 күн бұрын
😂😂😂 cimraan sida loogu goobtay igu daran 😭😭
@Qurxoon-j6t
@Qurxoon-j6t 6 күн бұрын
What a challenge amiiradeena game aad u funny ah ayaa noso gud bisay💋🥰💕 No so bdi our princess miirryyy 💗👸💋
@Abdullahi-mohomed
@Abdullahi-mohomed 6 күн бұрын
Team Samia One like😊
@saynabfarax1225
@saynabfarax1225 6 күн бұрын
Game kan fani waye walahi 😂😂😂😂
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 6 күн бұрын
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 6 күн бұрын
Illahbaan idinku dhaarshe 2k I gaadhsiya illahey dartii ❤😢
@user-vr5ix6vz2n
@user-vr5ix6vz2n 5 күн бұрын
Qofka aduunka ugu qiimaha bdny wa nabigena scw igula saliya
@FaadumocabdulaahiCabdi
@FaadumocabdulaahiCabdi 6 күн бұрын
Kusali xawibkena scw scw scw scw scw
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 6 күн бұрын
One love ❤️ team amiiro qurux 😮😅❤
@NastexoMaafiyo
@NastexoMaafiyo 5 күн бұрын
Kiip goina walshey amiro ❤
@Samiiro354
@Samiiro354 6 күн бұрын
Caawa qosolkaa iiga dhamaadey muuqaalkan. Wllhi amiirooy😂😂
@faraxsan8583
@faraxsan8583 6 күн бұрын
Wow what a challenge ❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 6 күн бұрын
Very funny game Wallahi😂
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 6 күн бұрын
Amiiradena farxad aan dhamad lahyn ayn ku rajyna
@Taliyexidiga
@Taliyexidiga 6 күн бұрын
4:02 Saalax waa maxay ma sundustii labaad baad noqonaysaa waa maxay oohintu
@Amiirabigfans
@Amiirabigfans 6 күн бұрын
qosol iguma harin caawa😂😂😂
@user-ir6dw3hp4n
@user-ir6dw3hp4n 6 күн бұрын
Amira adhiganeh mxaugujiri weyse😂😂😂abayoy adhiga iyo adna iskusodara plz😂😂
@safamaxamuud-vu9cd
@safamaxamuud-vu9cd 6 күн бұрын
Ayy amiira noso badi abyo funn weye walhi😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 6 күн бұрын
Qosolka iga dhamaady wlhi😂😂😂😂😂
@user-bh4hq3ce4r
@user-bh4hq3ce4r 6 күн бұрын
Alla saalax Aa beerka I cadaday 😂😂
@CaishaMohamed-i3p
@CaishaMohamed-i3p 6 күн бұрын
Chalangi ugu qsolka bdna😂😂
@Asad⁰___hagio
@Asad⁰___hagio 6 күн бұрын
Team koko one like 👍 ❤
@XaawoJimcale-tu7xq
@XaawoJimcale-tu7xq 5 күн бұрын
mansha.allah
@user-fv7fb5px1y
@user-fv7fb5px1y 6 күн бұрын
Team amira sundus 400k dhaqsada❤🎉
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 6 күн бұрын
Manooli wllhi amiira vedio saan cml ah noosoobadi intii dalxiiska lagu jiro🤣🤣🤣
@mohamedmohamud8453
@mohamedmohamud8453 6 күн бұрын
Jj wax waalan qosol ayuu igu dilay cawa😂😂😂
@XaawoCabdi-qm8me
@XaawoCabdi-qm8me 6 күн бұрын
walaga dhargay zlx maskiin ❤😂❤😂❤😂
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 6 күн бұрын
Team Sundus Team samiya team koko team cumer team asad team amira team 2m❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 6 күн бұрын
Ala cimraan se la yeelay qosol igu dileen😂😂😂
@HodanMaxamadHodanMaxamad
@HodanMaxamadHodanMaxamad 6 күн бұрын
amiiradeena ❤ wlhy waa qosolkii aduunka 😂
@c.kariimcabdulaadan
@c.kariimcabdulaadan 6 күн бұрын
Team amira walba❤❤❤
@MaidoAxmed-yr6zf
@MaidoAxmed-yr6zf 6 күн бұрын
Abaayo amiro samia 200k wee ka shay qofka ugu horeeyo u hamplyeenaayo aa noqde samia hamplyo in taan iyo in kabadan baa uqalantaa kun jrre hamplyo🎉
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 6 күн бұрын
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED ❤
@maryamcalixazan
@maryamcalixazan 6 күн бұрын
Amrita csday😊😊😊😊 Team walba igu salaam I❤ you
@ShukriciiseShukriciise
@ShukriciiseShukriciise 6 күн бұрын
❤❤❤😂😂😂😂😅😅😅😅 Alla feeraha qosol iguma harin
@Taliyexidiga
@Taliyexidiga 6 күн бұрын
Saalax waa maxay ma sundustii labaad baad noqonaysaa waa maxay oohintu
@user-gh2yz5in6t
@user-gh2yz5in6t 6 күн бұрын
Alla sidee ugu naxeso jah maku gobanesin😂
@user-sz6sj7mb5y
@user-sz6sj7mb5y 6 күн бұрын
Amiro hal kan jog kab kunacy😢😅😅😂
@Hindiyamaxamed-ze1rw
@Hindiyamaxamed-ze1rw 5 күн бұрын
Team Amiira qurux one like ❤👍
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 күн бұрын
Mabta layd ka qasay funny 😁😂
@sabirinfidowibrahimsabnaa
@sabirinfidowibrahimsabnaa 6 күн бұрын
Masha allha ❤😊
@YacquubAbdulahiaden
@YacquubAbdulahiaden 6 күн бұрын
Cayda murayada ka fiiriyay kha iN
@user-mx4vg2dt4x
@user-mx4vg2dt4x 6 күн бұрын
Wlhi salax waa finny ❤😂😂
@NaasirIsaaq-uc7qi
@NaasirIsaaq-uc7qi 6 күн бұрын
Amiiro abyo samia prank ku same please 😂😂
@Xidig0z
@Xidig0z 6 күн бұрын
Amiira quruxeyyy 😢❤
@LISAbdi
@LISAbdi 6 күн бұрын
Amira nolow intay nololi jiryo❤❤
@FadumoCali-dt7zn
@FadumoCali-dt7zn 6 күн бұрын
Amiro volog rabna ❤
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 6 күн бұрын
Team amiiro one like ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Sumayocaamir
@Sumayocaamir 6 күн бұрын
Team walbah on like❤❤🎉🎉
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 6 күн бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏
@HannaHuzzein
@HannaHuzzein 6 күн бұрын
Waad mhd sntihin saa iga qoaliseen 😭😂😂
@Ellin947
@Ellin947 6 күн бұрын
Amiiradeena barnaamijkan waa ka helee party 2 noogu soo sameey ❤❤😂😂
@SabiriinMaxamed-oe4lz
@SabiriinMaxamed-oe4lz 6 күн бұрын
Team amiiro qurux❤
@user-ly9qm1hg3k
@user-ly9qm1hg3k 6 күн бұрын
Masha allha ❤❤❤❤
@MuscabAbuukar-bk6zg
@MuscabAbuukar-bk6zg 6 күн бұрын
Saalax walaahi waa fani 😂😂😂
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 5 күн бұрын
Masha Allah shall have been thinking about 🎉🎉🎉 😢😢😢give miss you love me
@user-ec7se5fz7j
@user-ec7se5fz7j 6 күн бұрын
Ilahey abarkis ceyde waa iska jeclahy ❤
@sihamahmed5632
@sihamahmed5632 4 күн бұрын
Me too
@MohaAntony-et6co
@MohaAntony-et6co 6 күн бұрын
Team professionally one like
@user-db2fe6zp4x
@user-db2fe6zp4x 6 күн бұрын
Amiira saamiya 200k ayay gaartat🎉🎉🎉🎉😢
@user-ci1rn5cn5l
@user-ci1rn5cn5l 6 күн бұрын
Ayy thanks boqoradedi wa mahatsantahr mar labad😊
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 128 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
MAALINTA 2AAD DALXIIS IYO DAMAASHADKII UGU SHIDNAAY..?
23:30
Amira Qurux
Рет қаралды 182 М.
MEELAHA BANAAN BUUXI GAME ADAG MASKAX U BAAHAN hhhh
13:40
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 322 М.
PRANK I AMK OO II GACAN QAADAY XANAAQ DARTIIS!!!
15:14
Muniir official
Рет қаралды 99 М.
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 128 МЛН