Sheekadii Cartan Boos & Koorihiisii "Sahanka Suugaanta"Cali Qamar 19aad

  Рет қаралды 16,634

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

6 ай бұрын

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 11
@mohamutmohamet4249
@mohamutmohamet4249 Ай бұрын
Macha Allah ilaahay ha barakeeyo odaygu
@dodorara9532
@dodorara9532 6 ай бұрын
Allaah ha xifdiyo sheekha dad qoraa oo waxii sax ah ka qorra oo buug ka sameeya buu u baahnaa maadaama uu qof wayn yahay si aan danbi uga soo gaarin dadkiisii mayee dadkiisii in ay waraystaan wixii mac quul ah ah in ay buug ka qoraan si danbi uga imaanayn aakhiradiisa allaah caafimaadka ha u siyaadiyo waxi khayr ugu jiro allaah ha u sakhiro
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 ай бұрын
Pls tariiqda dhaxalka ah halago qoro intu noolyahay abwaan cali qamar
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 6 ай бұрын
Cali qamar sheekada qaybtiisuu hayaa
@mhassan0163
@mhassan0163 4 ай бұрын
Waa qaamuus soconaya, waa in la daryeelo inta nolosha uga hadhay, waxaa halhays u ah " Aad maw fahamtay"
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 6 ай бұрын
War qoraaa Taariikhdii Cali Yusuf ee Hobyo maa noo soo gudbisid😂
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg 6 ай бұрын
Cali sheekooyin badan ayuu hayaa halaga reebo intii la awoodo
@kaderabdilahihabib1352
@kaderabdilahihabib1352 6 ай бұрын
Soomaalidu jaahiliyadii carabta oo kalay ahaayeen. Iyagaa. Is dhameeyay
@mhassan0163
@mhassan0163 4 ай бұрын
wax jannada galaya ma lahayn, cawaan bay ahaayeen, dhiig, kibir, dhac, faan waa waxa intaa ka reebay, kheyr, sadaqo, charity, wax ka hadlaya arki maysid
@user-lw7mn7fl1i
@user-lw7mn7fl1i 6 ай бұрын
Saaxiib noosoobadi taariikhada uuhayo cali
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 74 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 58 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Darwiish Xirsi Cartan Boos.
31:08
Biciid
Рет қаралды 4,8 М.
Kala Dhicida Geela Soomaalidii Hore Dhaqanka Iyo Hiddaha  Idaajaa
29:43
Abwaan Axmed sahal Gabay cajiib ah oo jawaab ah
5:06
Bulshaawi
Рет қаралды 107 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН