Sheekadii Qoomamo | Xildhibaanoow Xaal-Qaado, Marshaale & Aw-Daango.

  Рет қаралды 21,078

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

4 жыл бұрын

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa E-mailkaan
Idaacaddablx@Gmail.com

Пікірлер: 116
@AH-xq8et
@AH-xq8et 4 жыл бұрын
Ilaahow marshaale u naxariiso legend uu ahaa wlhi😭😭
@istarhassan4586
@istarhassan4586 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto😭😭😭😭
@ajomar5049
@ajomar5049 4 жыл бұрын
Xasusti marshale Allah u raxmado qabrigiisa wasac Anagane illahey gadashiiisa nama fitneeyo Dalka iyo dad kaba Allah noo hagajiyo inta dhimatane Allah u raxmado
@yasinmarero8754
@yasinmarero8754 4 жыл бұрын
Mar walba bulashada ayaad fa'ido isoo bandhigtaaaa jazakkallah sxb
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@AH-xq8et
@AH-xq8et 4 жыл бұрын
Xildhibaanada qaar la dhaarinayaya kitaabka hala far iyo 2 far lee ku taabteen war anaaga wax aragnay
@tijaabichannel1242
@tijaabichannel1242 4 жыл бұрын
Kan jecel R.b.x like ii saara👇❤👍
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 4 жыл бұрын
Allah xa u naxriisto walaalkeena marshaale
@bulsho1
@bulsho1 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto marshaale io intii islaam ah oo geeriyotay misane nool
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 4 жыл бұрын
ree dar allaah yaa katihiin reeer dad madisho allaha unaxriisto marshaale
@diriryare4311
@diriryare4311 4 жыл бұрын
Sheegadan mudo ayaan ku taxnaa iney idhaafto ma jeclan jiran marshaale allaha u naxariisto ninkii maskaxda iska lahaana cumar shaam allaha xafido
@Xidiga-ed3jk
@Xidiga-ed3jk 4 жыл бұрын
Xasuus ahaa sheekadii qoomamo ahaa 2004/5 kii wlhi waa xasuus bro nosobadi
@inamohamud3677
@inamohamud3677 4 жыл бұрын
macalin editing -kaaga waa khatar.🤗
@abdiakriye3461
@abdiakriye3461 4 жыл бұрын
Allaha unaxaristo marshale iyo awadango , Ani abidkey xitaa makulal madalin
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 4 жыл бұрын
Legend marshale wxu nin karti leh murti iyo sheekoyin leh Lkn cadowga umada somaliyed ba xasuuqay allow malinta qimaamo kuwas waligod cadabta haka saarin
@maxamedmooge4241
@maxamedmooge4241 4 жыл бұрын
Sheekadan markey soogasho qol kiligee kuma dhageesan jirin waan cabsan jiray
@abubakarmuhudin1680
@abubakarmuhudin1680 4 жыл бұрын
Ilaah ha u naxriisto runtii runta maanta taagan ayuu ka hdly xqiqda wuxuu ahaa nin aftahan ah😪
@heykalhaaji
@heykalhaaji 4 жыл бұрын
Waayo waayo xasuus ah
@yorkfuny6587
@yorkfuny6587 4 жыл бұрын
Shekadaan macnaheeda wax badan ayaa fahamay intii dhimatay allh u naxariiso
@shideyare3062
@shideyare3062 4 жыл бұрын
Thanks aqoon yahan xasan Osman haji
@mucawiyeosman3213
@mucawiyeosman3213 4 жыл бұрын
Allaah ha u naxriisto danbi goodane ha dhaafo
@atiteyylewabbz5711
@atiteyylewabbz5711 4 жыл бұрын
Marshale nin xasus mudan like isara wxi tgrsan
@maxamednaasir3001
@maxamednaasir3001 4 жыл бұрын
Alle hasiyo naxarista jaano wa arin lobahan yahay lkn qof sameyso ama utagan malahan lkn alle hono keeno🤲🤲🤲🤲🤲
@Taranbi_
@Taranbi_ 4 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso 😭😭
@DoDo.444
@DoDo.444 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@musabhajimohamed4655
@musabhajimohamed4655 4 жыл бұрын
kulamada Tv yaa weye
@abuukarxasan3609
@abuukarxasan3609 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto
@balariaraktidada9877
@balariaraktidada9877 4 жыл бұрын
Marshalle Ilaah qabriga haku nuuriyo 🤲😭
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
HADAL DHAB AH REER DAR ALLAH..
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
RabiH janadiiH haka waraabiyo .... Marshaale.....
@hassanabdirahman2072
@hassanabdirahman2072 4 жыл бұрын
Kkkk wan qosley lakin waaa hadal xikmo ku jirto shukran aqii Hassan
@ahmedwadani4025
@ahmedwadani4025 4 жыл бұрын
Allaw u naxariiso😭
@dryarisow5782
@dryarisow5782 4 жыл бұрын
sheekadaan wax bdn raadinaaye noso badi mudane
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@geedipro6809
@geedipro6809 4 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto 😢
@iqroabdi8156
@iqroabdi8156 4 ай бұрын
Allaha unaxatiisto marshaale
@abdirisaqcaliyshariifqawaa8205
@abdirisaqcaliyshariifqawaa8205 4 жыл бұрын
Ilaah unaxriisto marshaale Ustaad shee kadaan oo taxane ah maad noo soo deeysid
@abuumusdhafaraaid9242
@abuumusdhafaraaid9242 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh waxan ka tir sanahay beesha meel kulahaa 🤣🤣🤣
@yuusufaybakar427
@yuusufaybakar427 3 жыл бұрын
was waray waxaan rabaa sheekadii xaaji lug gooyo oo dhamastiran asxaabta
@anisali2266
@anisali2266 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto marshaale iyo dhamaan muslimiinta
@ruweydaabuukarmustafaxalii2219
@ruweydaabuukarmustafaxalii2219 4 жыл бұрын
ustaad marshaale allah uu naxriisto walaahi waa xasuus gacan ka qaldan ayaa disha Allah uu naxriisto 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@Daadap
@Daadap 4 жыл бұрын
Xusuus hore, mahadsanid wll
@ismaaciilcijayare9607
@ismaaciilcijayare9607 4 жыл бұрын
Marshale allh ha unaxaressto
@maestrogapayre6807
@maestrogapayre6807 4 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo
@saiidnour6362
@saiidnour6362 4 жыл бұрын
Idaacada buulo xuubey horey u socda 👍👍
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto marshale
@saalimcumar122
@saalimcumar122 4 жыл бұрын
😂😂😂 Marshaale allow ku naxariiiso🤲🤲🤲🇸🇴
@bulsho1
@bulsho1 4 жыл бұрын
Sheekada inoo soo badi ustad
@habiibamohamed6191
@habiibamohamed6191 4 жыл бұрын
Midkasta siidas bu kitaabki xaqa ku dhartay heer wax madiishoy Ayan ahayna yiri dadkii masakintana wala gumadaya illaha no maqan ☹️☹️
@feysaldiidi
@feysaldiidi 4 жыл бұрын
Idaacadda Buuloxeebeey Waxaa idinka Codsanaa in aad sheekadaan qayba- Heeda kale in aad inuu soo galisaan. Xasuus gaar ah ayee ii leedahay markaan ahaa teenage ka iyo sheekadii ka bixi jirtay Radio Horn Africa oo uu actor ka ahaa Magafe. Fadlan Codksiga ii tixgaliya hadaad haysaan qaybaha kale. Mahadsanid.
@ibraahimduurjire8904
@ibraahimduurjire8904 4 жыл бұрын
Allaha u naxriisto marshaale
@abdallahibrahimhassan49
@abdallahibrahimhassan49 4 жыл бұрын
Allah yaa raxma
@ahmedshaamshuutar3164
@ahmedshaamshuutar3164 3 жыл бұрын
Allha unaxariisto
@cadaweyare8969
@cadaweyare8969 4 жыл бұрын
Keep gooooing Ustaad Horey usoco ❤️👍
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 4 жыл бұрын
3:17
@mm-ee9vp
@mm-ee9vp 4 жыл бұрын
Ilaahow u naxrisoo
@shiremohamed9808
@shiremohamed9808 4 жыл бұрын
Allah haunaxristo marshaale
@maxamuudmaxamuudmuuse4495
@maxamuudmaxamuudmuuse4495 4 жыл бұрын
Abwaanka alleha ha unaxariisto
@haachideeq1168
@haachideeq1168 4 жыл бұрын
Sheeko xaqiqa 👏👏👏
@mohaqadar7482
@mohaqadar7482 4 жыл бұрын
Alahaa unaxariisto
@eSheeko
@eSheeko 4 жыл бұрын
*Alle Hakuu Naxriisto Marshaale Iyo Inta Lamidka Ah*
@mohamedcllaahi9433
@mohamedcllaahi9433 4 жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 4 жыл бұрын
R B X waa ku mhdsnthy
@shiine6874
@shiine6874 4 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso
@aasiyaailwaadqurux1220
@aasiyaailwaadqurux1220 4 жыл бұрын
M.a wlllayal hormar wcan
@AB-yp4jf
@AB-yp4jf 4 жыл бұрын
Us leaders don't need people just like they are, but, if so niche then Somalia is never going to become peace
@MKMuzak
@MKMuzak 4 жыл бұрын
Alle ya raxma Marshaale🤲
@abdisalamabdi3464
@abdisalamabdi3464 4 жыл бұрын
Asc wr wb Akhii Hassan Osman Hajji intee ka heli karaa sheekadaan Qoomamo oo dhameystiran wax badan aan raadinaayay? Mahadsanid
@jamacbarre2077
@jamacbarre2077 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk marshale alha u naxaristo kursiga waa ku farisahaa ma ahane waa ku joogsahaa kulahaa
@shiremohamed9808
@shiremohamed9808 4 жыл бұрын
Mashaa Allah
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Ilaahay ha uraxmado
@cuntokaaristvbymahdiomer680
@cuntokaaristvbymahdiomer680 4 жыл бұрын
Wlh hadii adan dhiig iyo dulmi adan sameen somali waxba ka noqan meesid
@axmadyaasiin5925
@axmadyaasiin5925 4 жыл бұрын
ilahy haw naxariisto
@cabdirizaq5890
@cabdirizaq5890 4 жыл бұрын
Inta dhimatay inta nool alle ha unaxariisto dhamaanten
@shuaybali7452
@shuaybali7452 4 жыл бұрын
Warshekadaan hadii aad heyso iyadoo dhamestiran fadlan no soo daa
@beribiyoodberibiyood.1125
@beribiyoodberibiyood.1125 4 жыл бұрын
Adoo mahadsan sheekadaan qoomamo oo dhameystiran hadaa awoodo
@sacdamaxamed4769
@sacdamaxamed4769 4 жыл бұрын
Masuul wadamadii adka sheekeen jirtay kusoo culi
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 4 жыл бұрын
mash allha
@safaabuubakar9325
@safaabuubakar9325 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto walalkena 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭💔💔💔
@abdalla8426
@abdalla8426 4 жыл бұрын
Thanks
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk Illlaahayoow Kuu Naxariiso.
@khalidabdullahi1939
@khalidabdullahi1939 4 жыл бұрын
Adiga lee luubanta kaa dhamaane kkkkk waad edeb darantahay 😂😂😂
@yusufabukar2363
@yusufabukar2363 4 жыл бұрын
Run
@sk-gameschannel440
@sk-gameschannel440 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 alla yaa raxma marshaale
@warsamedacad123
@warsamedacad123 4 жыл бұрын
Somalia aqoon wax ku doorta aduunka aan garnee
@a.k6519
@a.k6519 4 жыл бұрын
Allaha ku xafido sxb walhi waxbadan oo aan xiiseeyo lkn aan Ku daaalay ayaan kahelay chanalkaaga 👍👍👍👍👎
@maxamedibraahim5336
@maxamedibraahim5336 4 жыл бұрын
Sxb maxaa ku dhacay ma ogtahay mhd snd
@maymuunali6201
@maymuunali6201 4 жыл бұрын
Wlhi maanta ninkii dhintay nasiib leh allaha idiin naxariisto anaga anagoo nool dhimanay waayo damiirkeeni dhintay qof damiir leh ina kuma jiro waayo damiir hadaan lahaan laheen kumanaan qof in lanala ku hor xasuuqo kama aamusi laheen dadkaan ma noola war naf idin kuma jirto wlh eee ordaha is tuugo mashaalow nasiib leedahay aniguna markaas inaan iska dhintaa ii roonayd waan yaraa markaas hadaan ogaan laha sida wadankaan uu hada ku jiro sidaan hadaan usii noolaado damiirkii wuuu ika sii dhimanayaa😭😡
@cuntokaaristvbymahdiomer680
@cuntokaaristvbymahdiomer680 4 жыл бұрын
Hhhh wlh hadadan dhig iyo dulmi adan samen somali waxba kama noqanesid
@maymuunali6201
@maymuunali6201 4 жыл бұрын
Ma sidaas ayaad aaminsantahay wey dhici doontaa maalin ay sideedii hore ku noqoto soomaaliya intaan noolahay isma dhiibayo
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 4 жыл бұрын
Beeshe katarisan tahay ? Beesha meel dar allay allah unaxariisto majaajilayal qiimo leh
@mxshariif8370
@mxshariif8370 4 жыл бұрын
Yaa tahy rer diin rer diin wn fahane rer qodax yaawye iyo rer jambal😂😂😂😂
@abdallaabdirahman4064
@abdallaabdirahman4064 4 жыл бұрын
Xasan osman xaaji walakey wali waxaa naga dhamaan la qabyaaladii ilaahay hanaga madoobeeyo ???
@injineerkainjineerka4105
@injineerkainjineerka4105 4 жыл бұрын
Hhh uunsi iyo jaawi iyo luubaanta kaa dhamaanaa
@IbrahimAli12345
@IbrahimAli12345 4 жыл бұрын
Fadlan sheekadan oo dhameystiran sideen Ku Heli karaa?
@fahadabdi5584
@fahadabdi5584 4 жыл бұрын
Masha Allah sawirkan walalkay ayaa kujira carurta ciyaaraysa mahad sanid
@MohamedHassan-qc7es
@MohamedHassan-qc7es 4 жыл бұрын
somaliya mel uasocto radiyow buuxubey waxan leahay jiroo jog
@user-cg8om6jq4r
@user-cg8om6jq4r 4 жыл бұрын
Sheekh ahmed deedat pls
@Ow-ali
@Ow-ali 3 жыл бұрын
Sxb intaan kaliya maad haysaa
@abdallabikolo5084
@abdallabikolo5084 4 жыл бұрын
Sxb sheekadaan inta qeyb aay ta hay noo soo saar plz
@abuumusdhafaraaid9242
@abuumusdhafaraaid9242 4 жыл бұрын
sheko dher waye 🤣🤣🤣🤣
@abdinour3492
@abdinour3492 4 жыл бұрын
Wll Waxaan kaa codsana Barnaamijyadaada in ngu so dartd Khutbadaha Dr zakir naik
@mahammedabdugadernoor1162
@mahammedabdugadernoor1162 4 жыл бұрын
sxb sheekadan sidee lagu helikara
Gabay Xayir Ka Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
1:00:04
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 186 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 47 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 58 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Chapitosiki
Рет қаралды 4,9 МЛН
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51
HANMAAL MEDIA
Рет қаралды 15 М.
18 DABAAL DEGA SHABELLE RADIO & TV AJAKIS OO KA SHEKEYAY ARIN.....
11:49
Xasuus: Muqdishadii hore iyo noloshii ka jirtay, sanadihii 2000-2006.
7:04
Sheeko Gaaban: Maxaa Tiri  ? Cumar shaam, Marshaale, iyo Aw-Kuuwu
4:20
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 27 М.
Marshaale iyo waan buday mxaa kala qabsaday
14:32
MAXAMED ABTIDON OFFICIALL
Рет қаралды 108 М.
Sheeko Gaaban: Ka Baaro (Ajakis iyo Marshaale)
15:19
somalia24tv
Рет қаралды 281 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 47 МЛН