Sheekh Cali Wajiis oo banaanka keenay sir in badan qarinaysay Al-shabaab & qaabka dilalka loo fuliyo

  Рет қаралды 121,054

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Жыл бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 156
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 Жыл бұрын
Ilaahay swt wuxuu noosoo dejiyey qur’aanka kariimka ah kaasaa waxwalba ku dhanyihiin waxaan ay kala wadaan kuwaan culimada isku sheegaya waa sababta keentay inay muslimiintu kala jajabto oo sharaftii islaamka dhaawacay XAMBALI SHAAFICI AXMADI. MAALIKI SUUFIYA. TABLIIQ. SHIICO. IYO KUWA KALOO BADAN. XASBUNALLAAH WANICMALWAKIIL. QUR’aanka ayey kulli khayroo dhan ku dhanyahay isaga halllugu dhaqmo waa sharciga Allaah oo sugan oo aan muran lahayn NABI MUXAMMED SCWS WUXUU NABARAY SIDAAN ALLAAH SWT U CAABUDNO UGANA DHAWRSANNO XUMAANTA IYO MUNKARKA. ALLAAH SWT WUXUU NA YIRI MUXAMMED WAA RASUULKII ALLAAH KUWA RASUULKAAS RUMEEYEY WAY ISU NAXARIISTAAN DHEXDOODA. GAALADANA SI ADAG OO AADA BAY ULA DAGAALAMAAN Meeye muslimiintaa Allaah shheegay oo is jecel isuna gargaara jidkii iyo camalkii Nabi Muxammed scws ku socda maanta malla hayaa ?????? Mise firqooyin baa diin ah????
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Isla Qur'anka aya Ilaahy kuyiri kama zuulayan umadu inay is khilaafayan intii Ilaahy unaxaristay mahane.(Suratu Yunis). Sidokale Nabiga c.s.w waxa loo sheegay in cadaabka umadiisu tahay in ay iyagu seefta iska aslaan. Oo is layaan. Marka waxba hala yaabin khilaafyada, iyo xizbiyada. Waa uun cadaab inagu aan mutaysanay. Culimada yaan danbi looga dhigin wax kasta oo dhaca. Hadii umadu wanagsantahy Alle ugama dhigo culimo iyo madax kuwo xun. Lakiin markii umadu xumaato, culimo xun iyo madax xun aya qoorta loo galiyaa. Waa Suna Rabi.
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 Жыл бұрын
@@saidhashi2856 Nacam waa xaqiiq hadalkaagu
@xaldoon1
@xaldoon1 Жыл бұрын
Waxaa cajiiba sheekha xusuustiisa Masha Allah
@asqalaani89
@asqalaani89 Жыл бұрын
تَعَمَّدني بِنُصحِكَ في اِنفِرادي وَجَنِّبني النَصيحَةَ في الجَماعَه فَإِنَّ النُصحَ بَينَ الناسِ نَوعٌ مِنَ التَوبيخِ لا أَرضى اِستِماعَه وَإِن خالَفتَني وَعَصِيتَ قَولي فَلا تَجزَع إِذا لَم تُعطَ طاعَه
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
Masha Allah, sheikh eena ali wajiis Allah ha xifdiyo waa siduu u sheegay waana nin islaaxa ka shaqeeyo in kastoo soo maray uraradii jiray sida itixaad ka, waana isaga baxay mar kuu arkay khaladaad koodii teeda kale, waxuu kaloo radiyay shabaab iyo al khawaarij
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Aniga waan xusuustaa taariikhda uu ka sheekeeynaayo sheekha waxaan daganaa Xamar xaafadda waaberi markii sacuudi laga soonoqday waxaa dhashay khilaafyo badan iyo iska hor imaadyo Xal loo la,tahay
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
@@sadiosheikhabdi6202 waa runtaa sadio laakiin khilaaf aan la xalin Karin ma jiro hadii daacad la yahay
@labogole6815
@labogole6815 Жыл бұрын
😊
@irshaadaweys3003
@irshaadaweys3003 Жыл бұрын
Wiilkaan WARIYA ah ma,aqaano magaciisa lkn waxa hubaa inuu wax badan karoon yahay WARIYAYAASHA kale wareysi hadaad maqasho wariyaha waa inuu suaal yar dhiiba kadibna dhageystaa inta suaasha loga jawaabayo sida wariyahaan cml
@bashiirmaxamad1410
@bashiirmaxamad1410 Жыл бұрын
Wariyaha wali maaha wariye bisil qaab wariye aqoonaysan ma arkaayo Sheekha Farah abdulkadir ayaa ku wanaagsanaa
@awad559
@awad559 Жыл бұрын
Scw sheekh waxaa waraysanaya nin aan ehel u ahan waxna aan ubilowneyn
@yaxyecali6409
@yaxyecali6409 Жыл бұрын
Sheqa wa sax waxa u shegayo shiq sicid iyo macalin nuur wa dad calim ah m.a
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
In cali wajiis uu si cad u yiraah culumida soomaaliyeed shirki iyo qusacbilaat ayey aamin sanyihiin asaguna figrigiisa khawaarijka ah uu ka dhigo figri saxa in la waayo qof u jawaabawaxey daliil u tahay ducfoga culumada ehlusunna.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Madad yaa Jeylaani lama difaaci karo, iyo qubuur lagu dawaafo!
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Asiga wu dadalaya o waxa u muqda e khaldan inu saxo ayu isku dayaya lkn khawarijta waye waxa dadka dila o khasab uga dhiga galna Ku tilmama marka walalayal an iska saxno wixi naga khaldan anaga on is cunin si caqli iyo xikmad an wax isugu shegno
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Maashaallaah Hazzaakallaahu kheyr Sheekh siiwad fakerkaaga fiican ha ka caajisin🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🍀🍀🍀🍀☘️
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
Masha Allah 👌 walaashey waa sida aad u sheegtay sheikhu waa macruuf ahlul khayr cilmi iyo caqli leh
@zakariyeabdullahi6771
@zakariyeabdullahi6771 Жыл бұрын
Ani waxaan layaba cali wajiis qofki shekh u amin san ama hadalkis rumeysto
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Жыл бұрын
Mujaahid shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
@takar1095
@takar1095 Жыл бұрын
Khayr farabadan Allaha siiyo Sheekha
@mahadtahliil9442
@mahadtahliil9442 4 ай бұрын
xilli ramadaan ah ayaa lagu jiraa dabiga ha layskailaaliyo
@borrowprivateeye2603
@borrowprivateeye2603 Жыл бұрын
Xaar-shabaab ha la xaaqo DOOFAARTA.
@ubeydkhalid8487
@ubeydkhalid8487 Жыл бұрын
Waa tuug dalkaan keenay fikirka shabaab. Cilmaaniyadii siyaad ayaa no fiicnayd.
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 11 күн бұрын
cali yoow shiiq baad sheegataa wligaa adoo dad tujaaya ama umad wac daaya laguma arag adigoo hadba nin kii madax noqda amaanaya waan ku aragney umada soomaliyeed maanta cadowgoodu waa shabaab afkaaga umada ka heyso
@maxamedabdullahaadan6366
@maxamedabdullahaadan6366 11 ай бұрын
masha allah sheekh cali allaha ku barakeeyo fakarkaaga aad ayn ugu qancay
@Timir104
@Timir104 Жыл бұрын
Shiikhu goormuu dugsi sare dhameeyay kadibna jaamacad ugudbay mise dugsisare waa kabooday miyaa??
@ajm13131
@ajm13131 Жыл бұрын
Shiikhu shareeco ayuu bartay , shareecaduna uma baahna dugsi sare oo khiyaali ah ee waxay u baahantahay qofku in uu asaaska hoose ee diinta ka dhisanyahay iyo in uu luuqada carabiga ah siiba naxwaha iyo sarfiga yaqaano intaasna culimadeeda somalidu aad ayey u taqaanaa .
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
Shuukhu waa la yaqaana nolashiisa oo dhan ma kuu soo diraa telephone ☎️ kiisa ama email 📧 kiisa
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 11 күн бұрын
canshuurta masaa kiinta laga aruuriyo buu hoteelada ku seexdaa umada soomaliyeed ku kala fageeya waadadka diinta ku shaqeysta
@shibiskadhehtv8382
@shibiskadhehtv8382 Жыл бұрын
Shiikhu wax runa ayuu sheegay ma haboona in qofka la carab dhabo ama la dhaleeceyo waata ugu xun ee lkn waxa ka haboon in si bilaa dhalecayn ah inta laysku yimado lawada fadhizto oo ayar laysla saxo sababto ah culimadu waa kuwa diinta inoo haya sidaa ha sameeyaan waa lays qilafi kara wana laysla sixi kara
@ubeydkhalid8487
@ubeydkhalid8487 Жыл бұрын
Waa tuug dalkaan keenay fikirka shabaab. Cilmaaniyadii siyaad ayaa no fiicnayd.
@bemindfulofurswalah
@bemindfulofurswalah Жыл бұрын
@@ubeydkhalid8487 cilmaaniyadii siyaad maxaa lagadheefay??? Cuqubada meesha somaalida ugatimid waa halkaaas..? War diinta aakhiro iyo aduunyo waa badbaado
@ubeydkhalid8487
@ubeydkhalid8487 Жыл бұрын
@@bemindfulofurswalah Aduuniyo noo sheeg wax ay diin noo faaiidis. Caalamka islaamka waa fitno, qarax, hormarla'aan, iyo cunsuriiyad. Balse Caalamka cilmaaniyada waa hormaray/
@bemindfulofurswalah
@bemindfulofurswalah Жыл бұрын
@@ubeydkhalid8487 hormarka ugusareeyo waa in rabigi kuabuuray aad baratid amarkiisana qaadatid..tan Kale hormarka maadiga wuxuu ugamaqanyahay dalalka islaamka maxaa yeelay waxey katageen iney qaataan shareecada islaamka... marka waxa keenay iney dib udhacaan waa dimoqradiyada iyo cilmaani nimada
@bemindfulofurswalah
@bemindfulofurswalah Жыл бұрын
@@ubeydkhalid8487 waxaa muuqato alshabb umasocotide waxaad ladirirsantahay islaamka...
@mataan1232
@mataan1232 Жыл бұрын
Cali wajiis oo ridi jirjiroole macaan jecel ah had ba meeshi dan tii su ku jir tuu aada
@abdullahihersi5394
@abdullahihersi5394 Жыл бұрын
Ciyaalkaaga adoo u turaa aad sacuudiga aaddey. Adoo ilmahaaga u turaa. Wallaahi waxaan roommate la noqday wiilkiisa oo jooga Florence , Kentucky USA. Iyo Gabadhiisa oo uu nin reer shabeelle ahi qabo. See marka wax u qaldan yihiin. Wadaadku ilmahaas miyuu dayriyey mise warkiisaa is beeninaya.
@kokeibro2480
@kokeibro2480 Жыл бұрын
Sideedadba Al- itixaad ma sideetankìi iyo waxii kadanbeeyay un bay sòo shaac baxeen.
@FouadNor
@FouadNor Жыл бұрын
ماشاءالله الله يحفظك
@Askim003
@Askim003 Жыл бұрын
Abgal aawa soo qabta number shabab waa
@ubeydkhalid8487
@ubeydkhalid8487 Жыл бұрын
Waa tuug dalkaan keenay fikirka shabaab. Cilmaaniyadii siyaad ayaa no fiicnayd.
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f Жыл бұрын
@@ubeydkhalid8487 wax fahan maxo shabab ku yahay
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Haduu shegaa muxuu marhore u sheegi waayay
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
Yes wax walba waqti la sheego ayay leeyihiin, xikmad ayaa ku jirta
@Rashiid899
@Rashiid899 Жыл бұрын
Wadadadan waa lagu shaqeeystay waxa lagu talagalay in wax lagu burburoyo kadibna la dilo weeyna dhacaday
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Cali wajiis iyo cali dheere iyo xassan sheekh kee saxsan waxaa run sheegaya cali dheere iyo xassan daahir. Cali iyo guruubkiisa waxey leeyihiin dadka aan sirno ilaa aygacanta noogalaan. Laakiin xassan iyo cali dheere waxey raaceen figrigii saciimul baadiye iyo khawaarijtii hore.
@luulcabdi159
@luulcabdi159 Жыл бұрын
Wariyow su,aalahaga yaa kuu soo diyariyay
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 7 ай бұрын
Fadiga caloshisa wuxu galinaya yaahoreya mar lacagta magaca aheen cid iyo calanked magaca lacagteda intee kasogalaa cidi waxa ibartay hore maxaa utiqiin xafid bilaa xurmo ajirka aqriska miyaa badan laca baremiya xafidayaal
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 Жыл бұрын
The dates of his educational time frame is questionable. Duration of his stay in Saudia and the period spent in Somalia is not matching. I leave it for you to make the maths.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Laba jeer ayuu aaday Sucuudiga, markuu wax soo baranayay iyo dagaalkii USC dhexdeeda ay dagaalantay oo Abgaalka Xamar inta badan laga qabsaday ayuu joogi kari waayay oo Sucuudiga ayuu ku noqday ilaa Sheekh Shareef uu u yeeray. Wadaadku been ma sheegayo ee taariikhda uu joogay Sucuudiga ayuu isku jumleeyay.
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 Жыл бұрын
I don't beleive this guy, he is just praising himself . Nin is faanshay waa ri is nuugtay
@hamsafarah8205
@hamsafarah8205 Жыл бұрын
Big time ....
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
@@cabdiraxmaan3754 Dadka wararka laga duubo waa ugu macquulsan yahay , Macsuum maaha, dadkana aad looguma fiirsado!
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 Жыл бұрын
@@am.b5688 Cali wajiiz waligiis ba wuxuu ahaa nin jecel inuu ka agdhawaado madaxda markaas xilka dalka heysto. Dacwada itixaadna kuma qanacsaneen ee manhajka salafiga ah ee sacuudiga uu kasoo bartay ayaa isku wado ka dhigay inteysan kala leexan. Dacwada itixaadkane waxey aheed in la dhiso imaaro islaami ah oo ka madax banaan dhamaan maamulada gaalada u shaqeeya qaasatan itoobiya iyo reergalbeedka. Cali wajiizna ma aheyn wadaad jecel dagaal iyo in shaatigiisa uu boor gaaro, waaba asaga sheegaya in wadanki oo dadka baahi ay u dhimanayaan uu cimro iska aadi jiray.
@abdiwadudmaalim38
@abdiwadudmaalim38 Жыл бұрын
Culimada ama dadka dagalama lashegayo ma qabilada ay ladigaalayeen?
@maankacadde4566
@maankacadde4566 Жыл бұрын
Cili wajis ilaah kacabso haliskuxukumo kitaabka quraanka somali
@moh4127
@moh4127 Жыл бұрын
Baraaruga islaamka!!!! Dadku kumanaan sano ayay islaam ahaayeen fekerkii alshabaab baa kayar ku jira
@ubeydkhalid8487
@ubeydkhalid8487 Жыл бұрын
Waa tuug dalkaan keenay fikirka shabaab. Cilmaaniyadii siyaad ayaa no fiicnayd.
@abumuctasimbinxusen6532
@abumuctasimbinxusen6532 Жыл бұрын
waa gaalnimo hadalkAas
@ubeydkhalid8487
@ubeydkhalid8487 Жыл бұрын
@@abumuctasimbinxusen6532 Cadeyn ma u heysaa in uu islaamku sax yahay. Ma lihid gaalnimada aya xaq ah. Gaalnimo ayaa lagu hormara caalmka islaamka waa jaahiliin qarax iyo rafaad diin dartiis ah.
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
MA XILIGII CAGA BARARKAAD CIMRO U SOCOTOY SUBXAANALAAH DADKA XILIGAA WAXAA LOO AASAYEY TOBAN TOBAN --WAAN XASUUSTAA MAGAALADADII DHIMASHADA[BAYDHABO] BOOKA ROAD TO HELL MICHEAL MERRYN UU ISNA KU XUSAY BEATIFUL PEOPLE DYING. WADAAD MA NAXO
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
ogaada somaliyee intaaa uu sheegaayana lama dagaaameyn gaaalo somali isku jeeda umbuu ahaaa kasii darane intaba shasheeye bay daba ku haayeeeen
@gureey3185
@gureey3185 Жыл бұрын
Qabyaalada waa wax xun
@muhamedadano7598
@muhamedadano7598 Жыл бұрын
Wadadkan wuxu isku arka nin ma qaldama,maanta dhan wa ogay maba ka baxaaye
@hawal1287
@hawal1287 Жыл бұрын
Saudi Arabia iyo gaalada ya xun
@siciidcali556
@siciidcali556 Жыл бұрын
Waxuu ka mid noqdey mooryaanra usc xasuuqii ka dhaceynw waa laweydiin
@Hitthesack94
@Hitthesack94 Жыл бұрын
Naga aamus sac yahow jirigaa
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
ilah amu Ku cadaba warkan walalkeyow
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Ma cadeyn ayad heysa mise warki somalida e la iska dhahayay ayad wada ya rab
@siciidcali556
@siciidcali556 Жыл бұрын
@@Hitthesack94 adoo kale looma jawaabo
@siciidcali556
@siciidcali556 Жыл бұрын
@@raashidiinabdullahi5583 isagaba afkiisa ka dhahaayee ma maqleysid miyaa
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 Жыл бұрын
Maxamed cabdi wahaab waxaa ninkii Hal maalin boqol qof Muslim qoorta ka jaray Maka dhaxdeeda
@ashrafxakimigaay518
@ashrafxakimigaay518 Жыл бұрын
Somali oo dhan wxaa burburiyeey waa daarood iyo hewiye diin iyo qabiil dadki kudhameeyeen halaayo
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Жыл бұрын
Malahuba
@aasiyabeautynatural7731
@aasiyabeautynatural7731 Жыл бұрын
Hawiye baa dalku ilaa hada ka dagi la yahay wa xqiiq Somalida kale wa iska dagtay ilaa hadadadaa shabaab wa uun hawiye
@aasiyabeautynatural7731
@aasiyabeautynatural7731 Жыл бұрын
Hada yaa dagalamaya darod dagalanaya ma jiro kaliya wa hawiye maalinba shaadh dagaak xidhan no more alshabaab kale
@amalcarale9259
@amalcarale9259 Жыл бұрын
Hadii wixi kuwi hore laguhestay oo aayaad Ku reebeen layimaadeen in lagu fasiro maxaa diidaya
@cabdiraxmaanjimcaale6740
@cabdiraxmaanjimcaale6740 Жыл бұрын
Quranka haleysku xukumu somali yey
@abbehassan5529
@abbehassan5529 Жыл бұрын
Sheikhan in caadifada qabiil ee lagu sheegayo run tahay waxaad ku garan. Sheikhyadii muqdisho ugu waaweynaa ee Sheikh Cali Suufi ku jiray, Sheikh Nuur baaruud iyo Sheikh xassan Turki wuu qariyay Sheikh calasoow iyo waxaan la aqoon ayuu meesha ka sheegay. Laa xawla 😂
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
naclad idinku dhacdey idinkaa somali halkaaaa dhigay adiguna madamaa lugu wareysanayo is difaac bay kaa tahy malah
@yusufhasan5802
@yusufhasan5802 Жыл бұрын
Asc cadaalada waxay tahay walaal kale oo arintaan xog ogaal ka aha in la wareesto balse warkiisa kaliya lama aqbali karo asagaa isla saxan dadka kale waa qaldan yihiin dadka oo uu amaanaayana wax ka jira malahan wayaanada aqoon ama aqli badnaan ma ahan
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 Жыл бұрын
See baad ibnu baaz iyo khardaawi see wax uga wada baratay. Labadaas nin aad bey u kala fogyahayiin.
@sabs3875
@sabs3875 Жыл бұрын
Cali dheere waa Libaax wallahi 🤴🤴🤴
@jasintz9245
@jasintz9245 Жыл бұрын
Libaax ma ahan waa dhiigyacab oo drug addict ah oo nolosha ka dhacay!
@sabs3875
@sabs3875 Жыл бұрын
@@jasintz9245 adigo kalay qooracaan waa libaxyo
@abdulkadirahmed2935
@abdulkadirahmed2935 Жыл бұрын
Walashaa miyaa libaxada uu qabo ali dhere fuley waaye haduu rag yahay bananka ha is keeno
@sabs3875
@sabs3875 Жыл бұрын
@@abdulkadirahmed2935 aqli qumadaa eeg 😂😂 kawaran hadaan ku idhaahdo Hassan sheekh bananka ha imaado
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Geesinimadiisa ma taqaan = Aad buu u laayaa islaamaha shaaha ku gata lambar afar iyo Makka AlMukarama!
@cusmaancaligaab3256
@cusmaancaligaab3256 Жыл бұрын
Piblic
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Cali dheere.waa libaax Lkn kan waa fulay
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Жыл бұрын
Cali dhera maxa dhaday in ow dadka dilo mow libax kuyahay naf bani adan hanah Muslim ah in ladilo malibax nimo miya
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Waa sax. Caruurta iyo hawenka iyo maatada dhiigoda ayuu libaax ku noqday malaha....hahahaha
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
hadii aanu libaax ahayn Muxuu maraykanku Madixiisa Malaayiin doolar usaaray Ma koonfur oodhan uu gumeeyay
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
@@dsf9824 Marka ma mareykan ayuu dad ka dilay oo wax udhimay mase Somaali ayuu xasuuqoda kashaqeya malin kasta????
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Maya soomaali.lkn maraykanku waxa uu ka adkaysan waayay xasuuqa cali dheere kawado koon furta soomaliya Lkn siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka koon fureed way ku fiirsanayaan Ninwalba suldaan iyo ugaas ayuu leeyahay Maxay u qaban waayeen Adeer koonfur umadi maahan
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 Жыл бұрын
Ceewaanka videoga waxa ku qoran iyo waxa uu sheekha kahadlay ma islaha
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
Faham kaaga hadaad kornin la hayd
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
M.a sh Cali wajis ilah haku karameyo si wad dadlkada Ku adan isku kenida umada somaliyed xag din iyo xag dowlad iyo xag shacabba I.a
@amalcarale9259
@amalcarale9259 Жыл бұрын
Sheekh halaabay ex bried
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
Walaashey amal caraale ha deg degin sheikh u waa nin cilmi leh arimahaana goob joog u ahaa, hadana wada islaaxa shacabka iyo dawlada
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Afar nin oo hadba meel u yaacda ayuu ka dhigayaa jamaahiir. Wuxuu isku qasayaa dad aan isku caqiido iyo aragti ahayn.
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
Waa run inayna dad ku isku caqiido iyo aragti ahayn hadana diintu waxay qabtaa in lays ku soo dhaweeyo waxna la baro
@abdulkadirmohamed1120
@abdulkadirmohamed1120 Жыл бұрын
masha allah sh.cali wajiis allah ku xafido waa waaya arag aqoon balaaran uleh diinta iyo dadkaba
@amalcarale9259
@amalcarale9259 Жыл бұрын
Ma adigaa diin saxaya kitaabka qur,aanka lomasodajin in dowlad lagumaamulo sow adigii lahaa maaha
@luulcabdi159
@luulcabdi159 Жыл бұрын
Adaanba caadi ahaynee horay usoco
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Жыл бұрын
😆😁
@maxamuudmaxamad1194
@maxamuudmaxamad1194 Жыл бұрын
الَّذِينَ كَفَرُوا وَصَدُّوا عَنْ سَبِيلِ اللَّهِ أَضَلَّ أَعْمالَهُمْ
@maxamuudmaxamad1194
@maxamuudmaxamad1194 Жыл бұрын
وَٱتْلُ عَلَيْهِمْ نَبَأَ ٱلَّذِىٓ ءَاتَيْنَٰهُ ءَايَٰتِنَا فَٱنسَلَخَ مِنْهَا فَأَتْبَعَهُ ٱلشَّيْطَٰنُ فَكَانَ مِنَ ٱلْغَاوِينَ
@maxamuudmaxamad1194
@maxamuudmaxamad1194 Жыл бұрын
فَمَثَلُهُۥ كَمَثَلِ ٱلْكَلْبِ إِن تَحْمِلْ عَلَيْهِ يَلْهَثْ أَوْ تَتْرُكْهُ يَلْهَث ۚ
@maxamuudmaxamad1194
@maxamuudmaxamad1194 Жыл бұрын
ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمْ قَالُواْ لِلَّذِينَ كَرِهُواْ مَا نَزَّلَ ٱللَّهُ سَنُطِيعُكُمْ فِى بَعْضِ ٱلْأَمْرِ ۖ وَٱللَّهُ يَعْلَمُ إِسْرَارَهُمْ
@aarkainaxasan2096
@aarkainaxasan2096 Жыл бұрын
murtad cali wajijs shiiq ma ahan somaliyey quraanka Ayo beeniye in dowlad lagu dhaqo yuotubka kabaar
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Wa hadal la jaray e waxa adigon hubsan gal ha iska dhihin dhigodana si fudud haku xalal sanin khawarijta aya leh dabcigas nabiga aya dhahay hala dilo khawarijta din si khaldan lo fasiro unbey yaqanan alsheydan wadanka wa laga sifeyna dowlada o sharciga islamiga iyo sharciyada adunka an xuman Ku jirin wa in lagu dhaqa somaliya horumar na wan gareyna inti dinta khalad ka gasho aallaha aya nar u diyariyay e in la iska dilo mahan umad muslimka galna la dhaho hadu ka fakir duwanado
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 Жыл бұрын
Ada gaal ah danyeer bad tahay
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
All those who studied 🇸🇦 saudi religious schools came back as religious fanatics, they have nothing to offer humanity only divisive religeous doctrine. THEY ALL GREEDY FOR POWER 🔋
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 Жыл бұрын
Liar!
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Not exactly all people don't have the same capacity of understanding about what the religion is really teaching no need to generalize people coz this shikh is from those universities and yet he's really peaceful and trying to rebuild and bring all the Muslim differences together
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
@@raashidiinabdullahi5583 peaceful not sure about that SAUDI ARABIA used this type of "Sheikhs" they trained to dismantle the SOMALI STATE - all because (Somali-Oil) was threat to their Petrol ⛽️ dollar economy remember last years of Siyad BARE regime he was battling so called "sheikhs"who used religious fatwas against his regime.
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 Жыл бұрын
​@@puntlandland2679 You believe fadhikudir stories.
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
@@maxmudxareed1345 no my brother this is coming straight from. Own observation Saudi Arabia 🇸🇦 is Zionist puppet state similar to UAE EGYPT
@dahaar29
@dahaar29 Жыл бұрын
Guul al shabaab
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 Жыл бұрын
Dadka ila laaya ma diin ba sxbaw
@osmanahmed3550
@osmanahmed3550 Жыл бұрын
Cali ku sheeg ma waxaad leedahy xasan sheikh iyo askartiisa aya muslim qosol badana mar hadi aa taas aaminsanthy doqon aan diin waxba ka ogayn ba tahy afkaaga qarmuun ha ku so qaadin arsenal
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 Жыл бұрын
ASC,Sidda kalle waad u saxantahay,Laakiin waxaad khillaaftay qur'aanka marka aad leeddahay dad islaam ah jahaad fii SABBIILLILLAAHI laggumma qaaddi karro, Maxaa yeellay munaafiqa ayaa ka xun kaafirka, Waayo kaafir (Soo duullayaasha) laggamma adkaan karro,illaa xiddidda loo rujiyo munnaafiqiinta ay xabbadda mujaahiddiinta (SHABBAAB) iskagga dhiggayaan, Wa BILLAAHI tawfiiq.
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Ma xasusata ninki saxabiga e dilay nin munafaq aha o gal aha o marki la dilayay yiri shahada kadib nabiga dhahy ma waxa dishay kadib marku ashhadu dhahay kadib asxabigi aya yiri ben ayey ka ehed si u isku badbadiyo ayu u dhahay nabigana wuxu dhahay adiga ma ogid waxa qalbigisa Ku jira marka wa cadeyn in adan dadka iska dilin walalkey mcn dhiga ciyar mahan ilah inad Ku deyso aya dhanta inta ad dad walalaha iska dhameyn laheyd ayago qar ilah xagisa iney kaga dhaw yihin laga yabo walal
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 Жыл бұрын
@@bushra445 ASC,Meel QUR'AAN yaallo axaaddiis habba keennin, Xaddiiskaas qudhiisa iyo guud ahaanba axaaddiista qudhooddanna ,Shardi waxaa ah in qofka gacantiisa, Carrabkiisa iyo niyaddiisabba lagga nabbad- gallay, Sidaas awgeed rag dad islaam ah gaallo caddaw ah ku soo hoggaammiyay, Gaalladdiinna iska soo horraysiinnayso oo ay xabbadda iskagga dhiggayso,munnaafiqiin weeyaan ,Gaalladdanna way ka xun yihiin,DHiiggooggunna wuu bannaanyahay, Si fiican baanna looggu janno taggayaa. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
@@raashidiinabdullahi5583 kasi gal bu aha munafiq mahayn lakin munafiq sidu ula dagala ilen munafnimadu wa qalbige
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 Жыл бұрын
😂👈 Warninyohow dhallinyaradan saxaafadda ma xishoonayaan, wadaaddada xittaa waxay u wareysanayaan sida fannaaniinta & siyaasiyiinta, Taariikhdaada oo kooban wadaaddada waa lagala xishoodaa, keliya su'aalaha gaarka ah ee aad u qabto uun baa la weydiiyaa, wadaaddada kale kuweed muxaadarooyinkooda ugu jeceshahay inaad dhageysato markaad keligaa tahay uun haygu dhihina!
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Ninkan odagaa iyo cali dheere waa isku caqiido cali wuxuu raacay wadadii sheekh maxamed cabdi wahaab laakiin cali wajiis wuxuu arkey in uu qatar ku galayo hadduu sida cali dheere uu dagaalamo marka laba cali waa isku mid laakiin waa la kale siyaasad badan yahay.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Waana isku qabiil maad ku dartid! Af Somali ayay ku hadlaan, waa isku color, labadaba cimaamad ayay xirtaan. Maxaa iska galay fikirkaaga iyo dadka oo Aad laysay! Alshabaab inay haystaan Bible miyaad u maleysay! Kan qabiil kuugu dila, Kan Alshabaabka ah ama Ahlusunna sheegta ama dadka laaya kuli isku kitaab baa la aqrisanayaa! Fahamkaa lagu kala duwan yahay. Khawaarijta sow ma ogid inay ka baxeen ciidanka Cali inu Abdi Daalib radiyaallahu canhu!
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Жыл бұрын
*Hadaa ma wuxuu raaci lahaa caqiidadii ashaacirada*
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
@@QURAN-ONLINE-SCHOOL Maya waa inuu cadeystaa inuu wahaabiyahay sida cali dheere iyo xassan daahir markaasna uu dagaalka laga laa dadka ay isku caqiidada yihiin ee sida runtaa u raacay sheekh maxamed cabdi wahaab saciimul baadiye. Oo uu daayaa mjunaafaqeynta .
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 Жыл бұрын
Beenaale
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 97 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 211 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 31 МЛН
Qaabkii Sheekh Cali Wajiis uu Uga Badbaaday Dilkii Kooxda Ashbb.
50:42
MW WAARE:  MAXAA KEENAY AFGAMBIGA RW ROOBLE?
46:59
HANOOLAATO
Рет қаралды 131 М.
QOORQOOR OO QARXIYAY 16 August 2024
17:45
SHANTA TV
Рет қаралды 745
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 97 МЛН