No video

Tafsiirka Darsiga 225aad YAASIIN 13 ilaa...

  Рет қаралды 47,883

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

3 жыл бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 37
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 7 ай бұрын
Ilahay jannatul firdawza ha kugu manaysto amiin
@abdelghaniahmed8704
@abdelghaniahmed8704 3 жыл бұрын
Mansha Allah jasaakallaah khayr shiikh maxmed cumar dirir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba
@maxamedqorane8067
@maxamedqorane8067 2 жыл бұрын
Masha allaah nuur calaa nuur Alle ha inagu afaco sh.muxamed na Miiska xasanaad ka ha ugu daro
@mohamoudabdisamad2727
@mohamoudabdisamad2727 3 жыл бұрын
Alle mahadii sheikh maxamud sheikh cumar dirir
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH JAZAAKALLAAH KHEEYR Adeer ALLAHA kudaayo Aamiin yaarabi 💖💖💖💖💖💖💖💖
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 жыл бұрын
Maasha allaah sheikhuna jazakalah qeer aduuun iyo aakhiro
@mohamoudabdisamad2727
@mohamoudabdisamad2727 3 жыл бұрын
Allaha yacizak sheekh maxamud sheekh cumar dirir
@farhaanabdirahmanofficel2624
@farhaanabdirahmanofficel2624 Ай бұрын
Masha allaah
@sahroali1967
@sahroali1967 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sheekh maxamed alla haku xafido
@user-uo1zm7px3h
@user-uo1zm7px3h 3 ай бұрын
Allow noo dambi dhaaf yaa Allah aamiin
@guyoty3963
@guyoty3963 3 жыл бұрын
Masha Allah shekh maxamed shekh cumar dirir
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 5 ай бұрын
Mansh Allah ❤️
@aminaali5806
@aminaali5806 Жыл бұрын
Masha allaha
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 8 ай бұрын
Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mahamedfarah4996
@mahamedfarah4996 11 ай бұрын
Jisakalaah qer
@bashiruk2123
@bashiruk2123 7 ай бұрын
Xafidhahu-Allahu Al-Shikhu
@mohamudabdinur3436
@mohamudabdinur3436 3 жыл бұрын
Msh Allah msh Allah msh Allah msh Allah msh Allah msh Allah msh Allah msh
@sabaaddeeq6889
@sabaaddeeq6889 3 жыл бұрын
Mansha alaha xafidolah ale haa KU xiftiyo inasha alaha 💝 🧡💙💞
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@aminabintuadam4875
@aminabintuadam4875 3 жыл бұрын
asc sheekh cagaceygu waa amina adan waxaan jecelahy inaan suaalku weydiyo gabad walashay ayaa waxa dhacday in nin lasiiyay isago ookumaqan dibadahaas marku yimidna wuarosay wey isfahmi waayen dabadetanh weykcarartay markaa maxkamad ayaa lislatagay ninkii wuxu yidi xaaskayga wanjecelahy iyadanah waloshekeyay oo shedaan ayaa ushekeyay maxkamadii wey socelisay oo waxaytidi gabadha halawaaniyo markaa gobal kale ayay tagtay waxaana raacay aabo iyo saxibkisa maxkad ayay tagen oo waxy kuyidaaden gadha2sano bilmasini ayay dheheen oo warqad ayay uqoreen oo wey kafasaqen iyado aanlala had lin ninkii kadibna saasad kufasaxan tahy ayay dheheen kuwii maxkamada kadibna midbaa lashekeysanaye ooay hesheyen warqadiina wehaysata elasoco eahayd fasaqaada markaa wugursady kii ayheshiyen idoo anu odanin fsax baad igatahy markaa ma ka dambe aya umeher santhy mise kiihore intaa igajaahil bixi sh:muxamad jazakalahu hkayr alaha kubarakeyo iclmiga
@Ss53426
@Ss53426 Жыл бұрын
14. Dadka daaciyiintaa waxa laleeyaahay sabra siday usabreen rusuladii iIlaahay . 15.Qofkuu hadii uu yahay mid kula murmaya hadalka waa in loo adkeeyaa❗️ 16. Qofka mu'minka kaligii waa iska tamar daran yahay walaalkii muslimkaa ayuu awood kuu yeeshaa. 17. Inaad keligaa socoto markaad khayrka wado, baalaal aad ku duush Inaad samaysato, oo diinta loo wada shaqeeyo aya ka fiican 18. Tusaalayaashu taqriib(soo dhawayn) bay kusamaysaa af haamta (fahanka) usamaysaa , Qur'aanka iyo xadiiskaba tusalaayashu way ku badan yihiin saa daraadeedbaa marar badan markaad bixiso tusaalayaasha waxay ka dhiganatahay dadka oo far waaweyn loogu qorayo. 19. Inay Bashar ku eedeeyaan gar maha waa gar daro, basharnimadu danbaabay u tahay dadkoo oo waa lagu dayan karaa rusulada. 20. Qofka dadka xaqa ugu baaqaya ee wax taraya ee xaqiisa ka hor marinaya sabirku sadbuu uyahay iyo saldhig waana u muhiim. 21. Qofka mabda'iisa xaqa ka run sheegay hawshiisa waxa u muhiimsan waxa weeye inuu dadka hanuuniyo, taasu dadkiisiyo duunyadiisa ka horeysiinayaa, wixii kugu adagbaad ka run sheegtaa . 22. Qalbiga caafimaadka qaba qofka wax usheegaya wuu soo dhaweeya, qalbiga xanuunsanyaana waaka wax sharaysanaya. 23. Inaad wax baa saysataa waxay sheegaysa inaanad ku qanacsaneen qorshaha iyo qadarka Alle . 24. Qofka diintu ay ka dhabtahay dadku xaqqa baraya isagu is barimaayo isku koobi maayo. 25. Hanka weyni waxa weeyaan hawsha diinta aynu wadno inaynaan duunyo ku wadine dar iIlaahay u wadno. 26. Dadka wanaagsani waxay ku fiicanyihiin in tusaalo ka dhigato . 27. Culimada tafsiirka intooda badan waxay yidhahdeen: rasuulada ay aayadaha safxadan 2aad ee سورة يس sheegatay waa dadkii taageerada u ahaa nebi ciise ee الحواريون la odhan jiray ,nebi ciise wuxuu udiray magaalo انطاكيا la odhan jiray , labo kamidaa ayuu udiray nebi ciise way diideen hadana mid 3aad ayuu ku xoojiyay isna waa diideen, nin xoojiyay rasuuladaa isna waa dileen . 🌱Ibnu kathiir iyo niman kaleba waxay ku doodayaan arinkaas kuma cada, waxay ku doodayaan inay yihiin rusul iilaahay xagiisa ka timid aanay ahayn dad uu nebi ciise diray. 28. Hadaad xaqa sheegto xumaan walba ku talo gal. 29. Culimadu waxay yidhaahdeen aayada (25) iyo aayada (26) waxaa laga faaiideysanayaa iney dileen sidey isugu xigaan. 30. Hadii loo yeedho waxaan caqli laheyn waxay ku tusaysaa arinka weynidiisa. 31. Fikradaadu markay wanaagsantahay alle ayay kuu jiidaa. 32. Adoonku haduu iimaan leeyahay alle ayuu hoos taaganyahay. 33. Waa inaanad dabo socod noqon . 34. Qofka muminkaa dadka iyo dalkuu udaneeyaa lexejeclana ka leeyahay. 35. Qofka muminkaa wuxuu ogyahay dhibaatadu inaaney joogto noqoneyn. 36. Cida xaga dhameystiranka uugu dhowi waa rususha alle. 37. Cibaadada waa noocyo waxaana ka midaa inaad ku fikirto aayaatka alle kawnka. 38. Aayadahan kawnku waxay calaamad uyihiin: 🔹Inuu alle jiro. 🔹Inuu alle awood leeyahay. 🔹Inuu alle keli yahay.... 39. Sunaha uu kawnku usocdaa waa lamaanaanta. 40. Kelmada مستقر waa : 🔸meesha meerayaashu ku wareegaysanayaan qoraxduna way ku wareegaysaa. 🔸qoraxduna wey isku wareegaysaa. 41. Kelmada منازل waa meesha dayaxu marayo markuu wareegayo. 42. Qoraxdu dayaxa magaadheyso 2 siyoodba: 🔹Mid waliba meeluu maruu leeyahay. 🔹xaga socodkana iskuma gaadhaan waayo way kala dheereeyaan.
@Ss53426
@Ss53426 Жыл бұрын
Faaiidooyinka aayadaha kale vedio yada hore oyo kuawa danbe ka akhriso.
@fatimaahmad8547
@fatimaahmad8547 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله جزك الله خير الجزاء
@AdnanSaami-gp2qp
@AdnanSaami-gp2qp Жыл бұрын
Masha Allah jazakalaah sheekh dirir
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 9 күн бұрын
❤❤❤
@mohagemming5324
@mohagemming5324 Жыл бұрын
😔
@jamrtijamarti7372
@jamrtijamarti7372 3 жыл бұрын
Mn ch Alh Shikh
@guyoty3963
@guyoty3963 3 жыл бұрын
Jasakallah shekh
@dahirali5436
@dahirali5436 3 жыл бұрын
Masha alaah
@mohamudabdinur3436
@mohamudabdinur3436 3 жыл бұрын
Msh Allah msh Allah msh Allah msh Allah msh Allah Alle Ha ku Xafido Anagna Alle ha Nagu Anfaco
@x.zantosridealong8860
@x.zantosridealong8860 3 жыл бұрын
The
@livewithislam9818
@livewithislam9818 11 ай бұрын
4:41 ilaa 6:46 Tafsiirka suratul yasiin arinta quruxda badan ee mowduuca ku saabsan ayaa ah in Shiikhu uu taabtay , Waxay noqon kartaa in Rasuulkii Yaasiin uusan ahayn Xerta ee ciisa (c.s)
@mustafsuldan3427
@mustafsuldan3427 3 жыл бұрын
Masha’allah
@abdelghaniahmed8704
@abdelghaniahmed8704 3 жыл бұрын
Mansha Allah jasaakallaah khayr shiikh maxmed cumar dirir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba
@AhmedMohamed-ni7dh
@AhmedMohamed-ni7dh 3 жыл бұрын
Maasha Allah
Tafsiirka Darsiga 274aad XADIID 12 ilaa...
1:04:50
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 28 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 30 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Tafsiirka Darsiga 231aad SAAD 01 ilaa...
1:04:44
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 33 М.
Casharkii 31aad Suuratul Yaasiin 33-83 Sh.Maxamed Ismaaciil
1:03:53
True Cable Tv
Рет қаралды 35 М.
Xanuunka Qofka ku imanaya iyo faaiidooyina ku jira Sh Xalliike
55:24
Tafsiirka Darsiga 229aad SAAFAAT 77 ilaa...
1:00:09
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 16 М.
Sh Umal: wadaadka hororka  ee Soomow
1:13:18
Faham
Рет қаралды 551
Tafsiirka Darsiga 164aad DAAHA 99 ilaa
1:02:37
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 23 М.
salaada sh saalax mucalim
1:08:10
SAMAWADE TV
Рет қаралды 67 М.
13  TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:44:13
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 33 М.
Tafsiirka Darsiga 228aad SAAFAAT 25 ilaa...
57:50
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 17 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН