No video

Ahamiyadda ey leedahay Luuqada Hooyo - sh Mustafe Xaaji ismaaciil

  Рет қаралды 56,829

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

Күн бұрын

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
www.youtube.co...

Пікірлер: 138
@diintuwaanasteexo481
@diintuwaanasteexo481 5 жыл бұрын
YAA RABI ILLAHOW NOO XIFDI CULIMADEENA SOOMALIYEED SHEEKH MUSTAFE ALLAHA IDIN BARAKEEYO ADIGA IYO QOYSKAADABA CIMRIGA ALLAHA KUU SIYAADIYO ILLAHAY DARTII AYAAN UWADA JECELNAHAY SHEEKH MUSTAFE AAN UWADADA DUCAYNO IN UU ILLAHAY CAAFIMAAD IYO CIMRI DHEERBA SIIYO AMIIN AMIIN YAA RABI
@somaliisone350
@somaliisone350 5 жыл бұрын
Diintu Waa Nasteexo Amiin Amiin Amiin yaa rabi
@daacadmedia17
@daacadmedia17 5 жыл бұрын
Maasha allah
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Allahuma aamiin ya rabi
@hoodomohamed8624
@hoodomohamed8624 5 жыл бұрын
Aaamiin illahy hasiiyo
@aliyadigriyow4455
@aliyadigriyow4455 5 жыл бұрын
Amiin
@hkuwaayinruuxgobaerayaanuk8685
@hkuwaayinruuxgobaerayaanuk8685 5 жыл бұрын
shiekh mustafe alle hku sharfo aakhiro iyo aduunba👏
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 5 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا بارك الله فيكم شيخنا الفاضل مصطفى حاج اسماعيل اللهم احفظ علماء المسلمين يا رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف المرسلين سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 5 жыл бұрын
Af Somali wll wax ku soo qor carab manihine?
@wiilwaalsoomaali1480
@wiilwaalsoomaali1480 5 жыл бұрын
Maanta waxaan ogaaday nimca rabi igu galadeestay oo aan in badan moognaa Maanta wiil aynu baska isla saarnaynay oo kaamiruun kasoo jeeda markuu igu yiri “sxb ma jecleen maanta inaan ku hadlo af faransiis balse gumeysigooda awgeed luuqadeydii baan iga luntay dhaqankeygii baa iga rogmay luuqadooda bay inoogu tageen ee alx dheh sxb hadaad luuqad idin gaar ah leedihiin” halmar ayaa jirkeygu jiriricooday alx dhahay .
@aminashire1548
@aminashire1548 5 жыл бұрын
wiilwaal soomaali wa wax lagu farxo inaa dhaqankuu gaara iyo afkuu gaara ledahy
@asaddaauud2607
@asaddaauud2607 5 жыл бұрын
Sheikh Mustafe ilahay hA kaa raali noqdo aduunyo iyo aakhiraba
@dahabi_media
@dahabi_media 3 жыл бұрын
Keep going sh.mustafe
@bennemri595
@bennemri595 5 жыл бұрын
mazha alah sheekh mustafe hadad kaheshay 🖒🖒
@xaadhatodhamactv7833
@xaadhatodhamactv7833 5 жыл бұрын
Jizaaka laah kheyr aad iyaan kuu taageer walihii sh mustafe x ismaaciil
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
my favorite sheikh 🤝 allaha ku daayo mudane
@haniahmedy9877
@haniahmedy9877 5 жыл бұрын
Mnsha Allah shiikh allaah ajar iyo xassnad hakaa siiyo
@abdirahmanshire6599
@abdirahmanshire6599 5 жыл бұрын
Msha allah sheekh Alle hka Ajar siiyo waa mowduuc aad muhiim u ah
@mohamedabiib8770
@mohamedabiib8770 4 жыл бұрын
Maanshalah sh.mustafe ilaahay ha ku barakeeyo
@hebeldafearless9786
@hebeldafearless9786 5 жыл бұрын
"Qofkii raba inuu Soomaali sii ahaado ha ku dadaalo inuusan lumin afkiisa, caruurtiisana haku barbaariyo" Sh. Mustafa Xaaji
@barkhadhusseinmohamed8677
@barkhadhusseinmohamed8677 5 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
@cumarahmed3759
@cumarahmed3759 4 жыл бұрын
Aakhiro iyo aduunba alle Haku sharfo sheekh mustafe
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 жыл бұрын
AAKHIRO IYO ADUUNBA ALLE HAKU XIFDIYO SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
@asiaaar5002
@asiaaar5002 5 жыл бұрын
Bulsho kastaa waxay ku noqotaa bulsho jirtaa waa Luuqadeeda
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Waa dhab
@shariifxikmadmaal1
@shariifxikmadmaal1 5 жыл бұрын
Sax
@mohamedkusigte8103
@mohamedkusigte8103 5 жыл бұрын
Sax
@khadiijomaxamuud1034
@khadiijomaxamuud1034 5 жыл бұрын
Sheekhena sh mustafa allaha nooka xifdiyo wan ka faa iidnay alle dartiis ban ku jecelahay alle janadiisa hanagu kulmiyo mslimiinta dhamanna
@mahadguray4241
@mahadguray4241 5 жыл бұрын
Maansha allaah Sheekh mustafe Jasaakallaahu khayr Cimri dheer oo caafimaad qaba Cilmigana alle hakuusiyaadiyo
@bashirmahmud9793
@bashirmahmud9793 3 жыл бұрын
Ilaahoow gafkeena iyo geerideena hakulmin 🤲🏽🤲🏽
@yamomxd3371
@yamomxd3371 5 жыл бұрын
Masha allah sheekh mustafe alle waxaan kaga bar yaynaa inuu ajar iyo xasanad kaa adiyl intii ka qayb qatadatay amiin
@sakariyekhayre8229
@sakariyekhayre8229 5 жыл бұрын
ILAAHAY KHAYR HA KU SIIYO SH.MUSTAFE X.ISMAACIIL
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 5 жыл бұрын
Afkiina hooyo ilaasha ayuu leyahay sheekh mustafe xaaji ismaciil qaar badan afaf qalaad ayay soo qoraynaa talow ma sheekh ayay ku carigsanayaan mise anaa mooday
@abdullahizoofechannel8713
@abdullahizoofechannel8713 5 жыл бұрын
Maasha allah shiikh aan aad ujeclahy allah kubarakeeyo
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 жыл бұрын
Masha allh shekhunaa
@daacadmedia17
@daacadmedia17 5 жыл бұрын
Maasha allah
@zky5media281
@zky5media281 5 жыл бұрын
alleh hakuu dayo shekh mustafe waxa badan uu qabtay in taa af kaad kuu hadasha
@amirarashed8441
@amirarashed8441 5 жыл бұрын
ماشاالله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا ربي يحفظك
@zamzamabokor6659
@zamzamabokor6659 5 жыл бұрын
asc
@zamzamabokor6659
@zamzamabokor6659 5 жыл бұрын
manshallaah-sheekha-mustafe'illaahay-haynaguafaco-cilmiga
@shafieyasinsuleiman5498
@shafieyasinsuleiman5498 5 жыл бұрын
allah haku sharfo shiikh mustafe x. ismacil
@farahmohamed4363
@farahmohamed4363 5 жыл бұрын
Masha allah Alle haku barakeeyo Sheekh mustafe iyo culimada Kalee la midkaa waxay kobciyaan Maanka dadka
@cabdulaahicabdiwaaxid7326
@cabdulaahicabdiwaaxid7326 5 жыл бұрын
Sh mustafa maashaalaah
@cabdulaahicabdiwaaxid7326
@cabdulaahicabdiwaaxid7326 5 жыл бұрын
Ale haku barakeeyo
@feisalabdalla8803
@feisalabdalla8803 5 жыл бұрын
Waaryee sh mustafe madaxweyne maja dhigana,manshallah
@rkfilmsandvlogs7355
@rkfilmsandvlogs7355 5 жыл бұрын
Ilaahey Dartiisa Subscribe Igu saar
@munamohammed579
@munamohammed579 5 жыл бұрын
شيخ الله يحفظك
@mahatmohamud8409
@mahatmohamud8409 5 жыл бұрын
mansha Allah jzklh shekh mustafe
@aminashire1548
@aminashire1548 5 жыл бұрын
sheekh aaan jclhy ilhy dartiiii ilhy haku xafido somalidu afkooda mactixgaliyaaaan waxna laguma dhigto
@habashsomali6076
@habashsomali6076 5 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@cumarahmed3759
@cumarahmed3759 4 жыл бұрын
Jasakallahu khayr Sheekh mustafe
@cabdullaahiahmedfaarah1710
@cabdullaahiahmedfaarah1710 5 жыл бұрын
Luuqadda Hooyo Waa Lama huraan Waana Jiritaanka Ummaddi Leedahay
@husseinbukhari4450
@husseinbukhari4450 5 жыл бұрын
jasaaka allahu khayr
@inahassan2501
@inahassan2501 5 жыл бұрын
Alle khyr haka siyo sheekh
@farhanorshe6015
@farhanorshe6015 5 жыл бұрын
Ilaahy ha ilaaliyo shiikh mustafe Aduun iyo aakhiraba
@mahadmaxamed307
@mahadmaxamed307 5 жыл бұрын
Allah ha noo xifdiyo sh mustafe
@haimoamar8642
@haimoamar8642 5 жыл бұрын
Maasha allah adduun iyo aakhiro illahay haku xafido sheekh mustaf
@mymesqad9819
@mymesqad9819 5 жыл бұрын
Mashallah Ilahry haku xifdiyo Sh.Mustafa
@aalaayasin1482
@aalaayasin1482 5 жыл бұрын
سبحان الله الحمد لله الله أكبر لا اله الا الله استغفر الله
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 жыл бұрын
*maansha allah sheikh mustafa alla haku Sharfo*
@ilahayayamahdeleh6301
@ilahayayamahdeleh6301 5 жыл бұрын
Masha alah jisakalah khery sheikh
@suhuurcarey
@suhuurcarey 5 жыл бұрын
Mansha allah sh mustafe cilmi hadan ayaaa kugu tuhmayaa kheyr badan allaha kaasiiuo sidaas noogu faaideeneso 😻
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 5 жыл бұрын
Masha allah Appka sheekh mustafa Dadki sameeyay waa dadmeel dheer wax ka arkay
@deeqamuxumed7255
@deeqamuxumed7255 5 жыл бұрын
Masha Allah alle ha ku dheereeyo cimriga
@abdirahmanashire7534
@abdirahmanashire7534 5 жыл бұрын
Mahadsanid sheekh
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
mashallah sheikh cisi iyo sharaf ku nooloow inshallah
@luisfigo167
@luisfigo167 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@cabdalecumer6922
@cabdalecumer6922 5 жыл бұрын
Asc waxn ahey wiil dhaliyaro ah umada muslimiinta Ah iyo sheekha waxn ka codsanaya iney ii duceyn murad ayan leeyahey plz iigu duceeya muradkayga oon macasi laheyn Allah mahad leh
@sareedomohamed9965
@sareedomohamed9965 5 жыл бұрын
Allle hakaa abaal mariyo sheekhunaa
@ahmednurshariif8974
@ahmednurshariif8974 5 жыл бұрын
Allh danbigaaga dhaafo yaa shaykhii
@buqiisomaxamed1398
@buqiisomaxamed1398 5 жыл бұрын
masha Allaah Alle haku barakeyo adiyo waaridkaaba iyo intii muslimaba AAmiin
@mohamedabdullahi4239
@mohamedabdullahi4239 5 жыл бұрын
Masha allah shekhuna allah ku xafido adunyo iyo aakhiro ajar iyo xasanaat allah kaa siiyo❤❤❤❤❤❤
@ahmedtakarmussegelle5404
@ahmedtakarmussegelle5404 5 жыл бұрын
Masha allah Shiikh Mustafe Allaha Ku Xifdiyo
@daacadmedia17
@daacadmedia17 5 жыл бұрын
Shekh mustafa
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 5 жыл бұрын
Allaah ha idin barakeeyo
@nasteexonalka5219
@nasteexonalka5219 5 жыл бұрын
Masha allah sh mustaga
@sayidcaliozil1189
@sayidcaliozil1189 5 жыл бұрын
Masha Alaah
@muuseygahanaddhuulac3645
@muuseygahanaddhuulac3645 5 жыл бұрын
Masha allaah
@shacaybdaahir7134
@shacaybdaahir7134 5 жыл бұрын
Masha allaah
@aaminaali9937
@aaminaali9937 5 жыл бұрын
masha allah
@ayanlecabdisalaan9965
@ayanlecabdisalaan9965 5 жыл бұрын
Qoladii ka xanaaqi jirtay erayga "inta Afka Somali ga ku hadasha" ha dhagaystaan jaahil nimada hakaga baxdee.
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Mahadsanid.sheekh.mustafe .sido kale jasakallah
@najiibasadbuhoodlaawi2456
@najiibasadbuhoodlaawi2456 5 жыл бұрын
Alle ha ubarakeeyee cilmigiisa
@gurdan5841
@gurdan5841 5 жыл бұрын
Masha Allah luuqada ha la inoo xafido
@mohaabdidhuh7171
@mohaabdidhuh7171 5 жыл бұрын
Allha ku dhowro shiikh mustafe
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
sheekh mustafe xaaji waxaa ii qorsheysan inaan mar un sawir lagalo aan taariikh iyo xasuus qor ka reebto sheekhaasi waa ninka kaliya ee somali kujira
@abdirahimhassan2793
@abdirahimhassan2793 5 жыл бұрын
منشاء الله يا دكتور فضليه شيخ مصظفى حاج اسماعيل هارون ، يحفك الله اللهم اميييييين
@NoloshaNoolaha
@NoloshaNoolaha 5 жыл бұрын
Qeer allaha kaa siiyo shiikh mustafa
@zky5media281
@zky5media281 5 жыл бұрын
codsi somalinimo intaa shekh mustafe taqana fadal subscrabe ii sara wlal yal
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Jizakallah khyr sheikh mustafe xaaji ismacil Alle haku xiftiyo Anakan alle hanagu anfaco insha allh
@ismailadan2925
@ismailadan2925 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@abdikannizer9522
@abdikannizer9522 5 жыл бұрын
machalllah abuuna allah haku barakeeYo
@weheliyetv1700
@weheliyetv1700 5 жыл бұрын
Sheekh mustafe shaqsi dadka fahamsiin og
@mohamedhassanmohamud8301
@mohamedhassanmohamud8301 5 жыл бұрын
Sheikh Mustafe aad ayaad u mahad santahay alle hakaa ajar siiyo
@najiibasadbuhoodlaawi2456
@najiibasadbuhoodlaawi2456 5 жыл бұрын
Sheikh suaal ayaan rabaaa inaaan waydiiyo
@mohamoudomarasawe.
@mohamoudomarasawe. 5 жыл бұрын
Masha Allah
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734 5 жыл бұрын
"Muuqaalka sarre soomaalaad moodaa misna laguma diirsade qalbigu waa dirkii kaarale".
@saedmohamedibrahim8015
@saedmohamedibrahim8015 5 жыл бұрын
Mashaa allah
@abdoulkadermoussafarah2225
@abdoulkadermoussafarah2225 5 жыл бұрын
Asc cheikh Mustafe Waxan ka dalbaynaa in aad no so jeediso Qisadii Moxamed fatix
@mahadmaxamed307
@mahadmaxamed307 5 жыл бұрын
Masha allah
@sharmaakexasan658
@sharmaakexasan658 5 жыл бұрын
Masha allh
@suadjibril7021
@suadjibril7021 5 жыл бұрын
Asc shaakh mustafe jazaakalaahu khayran àllaah haku xifdiyo fidunyaa wal aakhiro
@ahmednurshariif8974
@ahmednurshariif8974 5 жыл бұрын
Masha allh alow noo daa culimadeena
@choukrimohamed6804
@choukrimohamed6804 5 жыл бұрын
JazaakAllahu Alfa khayre
@dhalxacubaydillah8850
@dhalxacubaydillah8850 5 жыл бұрын
Alow INA barakee
@Ismailmaow101
@Ismailmaow101 5 жыл бұрын
maxamad cabdullahi
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Wcs wr wb sheikh mustafe
@xaadhatodhamactv7833
@xaadhatodhamactv7833 5 жыл бұрын
Illaahay Hanoo barakeeyo afka waa waxa bulsho ka dhisantahay
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Àamiin aamiin
@umushakuurow1885
@umushakuurow1885 5 жыл бұрын
Asc wrx waxaan aad u salamayaa sh mustafa xaji haruun. Waxaan aad u jeclaan lahaa in la badiyo muxaadaradkan oo kale iyo school lagu dhigo oo online ah se dadka qurbaawiga ah oga faaiidaystan
@armaniofficial6315
@armaniofficial6315 5 жыл бұрын
manzhallah alle haku sharfo aakhira & aduunba shiikh waxaNu ka codsan la hayn inuu naga jahil bixiyo suuqa loyaqan forex trading ma xalal ba mise wa xaraan
@hamseomar3951
@hamseomar3951 Жыл бұрын
waa xalaal
@munamohammed579
@munamohammed579 5 жыл бұрын
‏سبحان الله
@darulkheyr3279
@darulkheyr3279 5 жыл бұрын
Asc wllaalayaal ramadaanu kariim wll channelka darul kheyr subscribe noo saar cilmi diini ah iyo su'allo badan niidi ah ba waad ka heli doontaan insha allaah.
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
★Seello jeelka qayb ka mida oo dadka rabashadka jeelka ka sameeya. ★Luqaddu waa wadnaha shacabka ★Luqadda waa xadhigga isku xidha Luqaddu ruuxda dadku isku gudbiyaan. ★Afka Hooyo waa ka guriga laga barto ★Afku waa hantiga sida hiddihii,dhaqankii adoogaa. ★Afka Hooyo waa waxa isku xidha Bulshada keeda yar iyo keeda weyn. ★Afku waa aqoonta, sawraca summudda, iyo baadisoocda ummadda. ★ Soomaalilinnimadu waa finger print-ga ummadi leedahay. ★ Soomaaligu waxa uu soomaali ku noqdaa waa afka. ★ Afku wuxu kaydiyaa Xaddaaradda ummadi leedahay. ”Adduun i qakhal." buu idhi Aadan Gallaydh "Hebel caleentiisii baa caddaatay." "Reer aan doonayay roob ma igu eryey." ★ "Gunta lagama jaro geed hadduu, kuu gabbaad yahay." ★ Waxay caddeeyeen in ay afkooda hooyo kaga hadlaan. ★ Barasha afka hooyo waxay fududaysaa in uu af labaad baran karo. ★ Qaddarin iyo qiimayn waa in uu kula leeyahay. In la fahmo qiimihiisa. Afku waa communication. Afku waa qalab la adeegsado. Ummad waliba afkeeday ku horumartay. Saddex qolo ayaan u aqoonsanahay in afka kocbiceen waa: 1. Culimadii horee ee Soomaaliyeed. 2. Weriyayaashii Hore ee Soomaaliyeed. 3. Macallimiintii tarjamay afka xilligii la qoray kaddib. Mareeg:Circuit Cell: Unug Shanta boqol "500" Ee Jaamacadood ee adduunka uugu sarreeya waxa lagaga baxaa afkooda hooyo. Gacan-ka-hadal العنف Sagaal-iyo-tobanka19 WADDAN ee adduunka hoggaamiyaa, afkooday wax ku dhigtaan. Afkii dadkiisu ilaalin waayaa wuu dhintaa. "Hooyaday baa sariirta taalla." "Hooyaday baa sariirta jiifta" isagoo u jeeda. Afka waxa ilaaliyaa waa Naxwaha.
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
Qosol iyo oohin baa u taagan YES iyo NO. 900-1500 Erey buu yaqaannaa marka uu laba sanno jirsado. Afar jirkiisa 2500 erey buu yaqaannaa. Afku wuxu koraa 12 sanno ee ugu horreeya.
@abdiyaremohamud1542
@abdiyaremohamud1542 5 жыл бұрын
Masha
@ibnusudiabousudi5812
@ibnusudiabousudi5812 5 жыл бұрын
Sheekhu beryahan xagee ka dhacay???
Xoojinta Xiriirka Ehelnimo - sh Mustafe xaaji ismaaciil
47:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 81 М.
Raadka ey ku leeyhiin Reergalbeedka Gaar ahaan Dumarka Muslimiinta - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
56:41
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 27 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 25 МЛН
Qisas  Duruus Wacibrah  Sh. Mustafe Xaaji Ismail
1:07:59
KaAflax
Рет қаралды 135 М.
Ilmaha & Afka Somaliga Sida Loo Baro - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
47:35
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 42 М.
FARQIGA U DHAXEEYO CARUURTA ᴴᴰ  ||sheikh mustafa haji Ismail
17:07
bukheira media
Рет қаралды 151 М.
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
Inaad Horay usocoto maxaa lagu gartaa || Sh Mustafe Xaaji
13:22
USAMAFALKA WAALIDKA | SHEEKH MUSTAFE
28:02
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 122 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 27 МЛН