Asc salan kadib marka hore waxyar wad naga so daahise casharka. Dhibse malahan anaga aya fa'ido ku qabno. Mida labaad waxan shiikha mar u maxadaro jedinayay isbucii aynu sodhafnay wuxu sheegay in u bilaabi doono tafsiirka suratu yuusuf. Shiikheyga iga gaarsiya wan ka sugeyna insha allah