Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 289,265

Baraarug Media

Baraarug Media

10 жыл бұрын

Kala Soco Muxaadarooyin iyo Duruus Cusub Channelkan Baraarug Media
/ baraarug2011
Sidoo kale ka Dhegeyso Quran,Tafsiir,Muxaadarooyin iyo Kutub www.baraarug.net

Пікірлер: 207
@ikhyaarcigaal4254
@ikhyaarcigaal4254 10 жыл бұрын
Aad buu noogu iftiimiyey Sheekhu Jizaakalaah khayr, wiilka noo soo gudbiyeyna illaahay wax kasta oo khayr ah ha ku siiyo aamiin
@siyadabdi6633
@siyadabdi6633 11 ай бұрын
111111111
@ismailjama8384
@ismailjama8384 8 жыл бұрын
shiica alaah xaqa ha tuso nin yuhuuda wuxuu u meeriyay baay diin ka dhigteen .aloow doo hadee hada hanuun la magin naga qabo aamiin
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
Shiico hanoo dambeyso ee caruurta iyo dumarka qaraxa lagu leynayo halaga hadlo. Waa dadkii sunni sheeganayey ayaa dumarkii iyo caruurtii leynaya goorma ayaad shiico ka hadli kartaa?? Ilaahey mad,habteenna suniga ah xaqqa ha tusiyo
@hiboqueen2
@hiboqueen2 Жыл бұрын
@@hassanyuusuf9750 quraanka suuni iyo shiico laguma sheegiin ee waxa lagu sheegay musliim iyo tan wadada rasuulka salaaahu calayhi wasalam waana wada hal wado intee kle waa been diinta islaaamka ma han waanu lagu cadaaaba ila wada rasuulka mooye salaaahu calayhi wasalam
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Beenale yahuud soo kaa raacsantahay maxamad cabdilwahab ah
@MohamedSalah-vb4le
@MohamedSalah-vb4le 6 жыл бұрын
Shoca dad muslimin ma ahan waa gaala bena yaal ah alaha naga qabta amin yaarabi
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Jazakallaah sheekh Allaha Ku barakeeyo si fiican baad noogu iftiimisay khuraafaadka shiicada
@mohamedhussein7663
@mohamedhussein7663 9 жыл бұрын
Sh Mohamed AbdI Umal Ilaahow xafid isha cadowna ka qabo, Amin
@mohamedbashir157
@mohamedbashir157 7 жыл бұрын
allh miizaanka xasanadka ha ku saaro sh mohamed umal
@mrcdirector1831
@mrcdirector1831 10 жыл бұрын
jasaaakalaahu sheekh aad iyo aad ayuu noogu iftiimiyaya all hakaa abaal mariyo
@umixasaan644
@umixasaan644 9 жыл бұрын
Muse kaahin Wallal illahay kabaq subxaana allah mawaxaad beenineysa hadalkii rasuulkeena salalaahu caleyhi wasalam ileen axaadiista wahadalkii rasuulka ka scw
@abdirahmanhassanosman7310
@abdirahmanhassanosman7310 2 жыл бұрын
Muxuu qalday sheekh noo sheek bal adigoo rali ah
@mohamedaabukarabukar2284
@mohamedaabukarabukar2284 8 жыл бұрын
subhanalaah alaah haku so hadeyo qofka caynayo shekh qeyna mohamed um alaah kabaq shekh m um masha alaah alaah haku hafido shecada alaah naga qabo alaah haso hadeyo
@dhalintaiskaabulo3635
@dhalintaiskaabulo3635 8 жыл бұрын
Ammiin wllo
@hamzamohmmed9235
@hamzamohmmed9235 7 жыл бұрын
Dhalinta Iskaabulo
@ahmedxavi6615
@ahmedxavi6615 6 жыл бұрын
Mansha Allah sh maxamed cabdi umal ilaahay dartii ayaaan kuu jeclahay..
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 4 жыл бұрын
Mansha allah sh muxamed abdi umal
@MadaxyarMadaxyar-mx8ct
@MadaxyarMadaxyar-mx8ct 9 жыл бұрын
Macha alah alaha ku daayo sheekh جزاك الله خيرا على هذا الموضوع المفيد
@kabow6921
@kabow6921 6 жыл бұрын
Rabbiyow noo barakee wadaadkayyaga sheikh umal.
@mohamedgeele7948
@mohamedgeele7948 7 жыл бұрын
Waa ilaahay mahadisa culumo sheikh maxamad umal iyo Qaar laimd ahi rabi nagu maneystay inaay nooga digaan khatarta shiicada. Iyo kufur mimadooda ilaahay ha idiin garab galo.soomaalidu waxba kama taqaan shiicada .ilaahay jasaaigiina ha idiin siiyo. Aamiin.
@saytunjama2422
@saytunjama2422 7 жыл бұрын
mohamed geele quran
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Baqti shiekh maahan kan umul waa gaal
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 8 ай бұрын
​​@@Kendndndahlu Naar baatahay Allah kuso hadeeyo
@jamalabdinasir522
@jamalabdinasir522 9 жыл бұрын
Sheekh ilaahay haku xafido. Marwalbana xaqa saas ugu adin
@sacdiyocaddey8216
@sacdiyocaddey8216 6 жыл бұрын
maashaallaah jazakallaah qeeyr sheeqeeyna alloow noo kaa xifdi adiga iyo dhamaan culumadeeyna😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@fadumodhqfedhafe5861
@fadumodhqfedhafe5861 Жыл бұрын
Masha Allah
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 5 жыл бұрын
Alle haka abaal mariyo sheekhu si fiican buu u cadeeyay allaha waafajiyay baa mahadoo dhan usugnaatay
@abdisalaanbulshawi5239
@abdisalaanbulshawi5239 6 жыл бұрын
Mashaa Allha Sheikh Maxamed cabdi Umal
@amarianborn5520
@amarianborn5520 8 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@shukrimaxamed804
@shukrimaxamed804 3 жыл бұрын
Maxamed cabdi umal allaha ku xafido
@yusufabdilahi9566
@yusufabdilahi9566 8 жыл бұрын
illaahow kaa ajirsii sidaad shiicada ugu bayaamisay dad baa ku qaldamee
@TK-fe2me
@TK-fe2me 8 жыл бұрын
Masha Allah, Shiico Allaha soo hanuuniyo?
@maxamedyare5295
@maxamedyare5295 5 жыл бұрын
masha alaaah ilaaah haa ku barakeeeyo
@mohamedsalha4655
@mohamedsalha4655 2 жыл бұрын
E
@shanshilin
@shanshilin 8 жыл бұрын
Shiikh allaha ku xifdiyo ajir iyo xasanaadna allaha kaa siiyo
@siciidmaxamedabokorbiixi1134
@siciidmaxamedabokorbiixi1134 Жыл бұрын
Masha allah ilaahay haku xafido
@abdiyarebashiir8644
@abdiyarebashiir8644 4 жыл бұрын
Xafidu LAAHU Sheikh Mohammed Abdi Umal
@zakisaalax8380
@zakisaalax8380 10 жыл бұрын
alla haka jasaai siiyo shiikha anakana hanagu anfaco
@IsmaaciilIrshaad-je4mb
@IsmaaciilIrshaad-je4mb 7 ай бұрын
Jasa kallah khayra❤❤
@abdihakim391
@abdihakim391 4 ай бұрын
Allow umada muslimkaa oo xaqa garansii. Allow Umada soomaaliyeed ka badbaadi fikirka raafidada ama shiicada
@samatarabdi6071
@samatarabdi6071 8 жыл бұрын
shiikha ilahay haka abaal mariyo inta ka soo horjeedana ilahay xaqa ha tuso dad badano waxan ujeedaa caynaayo shiikha جزاكالله شبخ محمد عبدي امل
@abdiwahabahmed6514
@abdiwahabahmed6514 9 жыл бұрын
Mashalaaah sheekh jazakalahu khayr
@weezy1o941
@weezy1o941 7 жыл бұрын
baraka laah sheikh cabdi umal
@aliabdullahi708
@aliabdullahi708 8 жыл бұрын
masha allah jazaa kalaah qeyr sh
@sahrahassan6379
@sahrahassan6379 8 жыл бұрын
mansha allha allah ku xifdiyo shiiq maxmed cabdi umul jiskumul lah anagana kuwii ku camal Fala allah na ga dhigo
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 8 жыл бұрын
Mansha Allaah sheekh
@deegfaysal4472
@deegfaysal4472 7 жыл бұрын
mansha allllah mansha allah
@jacburboys2102
@jacburboys2102 7 жыл бұрын
alaaya baarik cimri dheer iyo cibaado suban
@TK-fe2me
@TK-fe2me 7 жыл бұрын
Jzk Allah, yaa sheikh.
@nuurasharif2828
@nuurasharif2828 4 жыл бұрын
Mashallaha allaha allaha kuxafido. Adun iyo aqiro
@zakinune
@zakinune 8 жыл бұрын
mashallah may god bless you inshallah
@KM24H
@KM24H 2 ай бұрын
Jazakallaah ❤
@ayansidow3891
@ayansidow3891 Жыл бұрын
2023 ayan dhagesanoya alle haka awl mariyo shekha iyo inta so gudbisy
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 Жыл бұрын
JazaakAllah khairan shiekh
@calimaxamed-8648
@calimaxamed-8648 6 жыл бұрын
Maa shaa AllaH
@bahjaali7166
@bahjaali7166 9 жыл бұрын
Jasakalahu khyr shiikh
@shamsash2772
@shamsash2772 Жыл бұрын
Asc shiikh m janno fardawsa alaha kaa warabiyo
@hamseomarsaid8286
@hamseomarsaid8286 Жыл бұрын
Barakallahu laka
@weezy1o941
@weezy1o941 7 жыл бұрын
kuwa somalidee unlike dhahayaa tolow maxay kawadaa ilaahay caadilsanaa
@banaadirstate4335
@banaadirstate4335 9 жыл бұрын
Shiico waa cawaan
@Hassangalle
@Hassangalle 4 жыл бұрын
جزك الله خيرن
@samrasaciid8579
@samrasaciid8579 9 жыл бұрын
Sheekha maxmed cabdi umal illhy ha ka a baal Mariyo angana kuwe ku cemri qatah allah naga yeelo dadka sheekha dadka ku xadgudbayah illhy subaxnaho waa tacala Waxan oga baryayna ino xaaqa tuso
@gndijrto1646
@gndijrto1646 9 жыл бұрын
Maasha Allah
@nimcozuheyb3479
@nimcozuheyb3479 5 жыл бұрын
masha alah shekh ale xaqa hanatuso
@muscabyare2321
@muscabyare2321 8 жыл бұрын
jazakallah sheekh
@mahamedlaki8370
@mahamedlaki8370 9 жыл бұрын
allah afka haka gooyo e maxaa shikha ucaye
@yusuffahiye1436
@yusuffahiye1436 8 жыл бұрын
mansha alaaah jasakalah khayr
@salahabdulahihossen5728
@salahabdulahihossen5728 8 жыл бұрын
ceynan sheikh Uma xafdahulaahu anaga waan udecynaa marwalba adna inkaar sxb ilaahay ma aqbalo gaalka ducdiis maxaa udalii ah وما دعاءالكافرين الافي ضلال
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 8 жыл бұрын
💞💞💞💞💞💞💞
@aasiyaccasiis2727
@aasiyaccasiis2727 6 жыл бұрын
Sh aadbad umahdsantahay alle haka abal mariyo
@nooromarnca487
@nooromarnca487 7 жыл бұрын
masha allah jazaka allah
@hndyonz5011
@hndyonz5011 8 жыл бұрын
masha allah
@salatadan4704
@salatadan4704 9 жыл бұрын
Masha alah
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 Жыл бұрын
Allaahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar nebi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw jesakallaah khayr illaahayow jidka toosan nagu hanuuni oo nagu sug aamiin aamiin aamiin
@somdream7571
@somdream7571 8 жыл бұрын
mshaAllah
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Ilaahow shiico iyo gaalo naga badbaadi yaa rabi yuhuudu ayaa kitaabada bedeli jirtey ee maxaa ka dhexeeya iyaga iyo yuhuudu bisinka alle ayaa ilaali yey qur aanka oo xafidey kitaabka
@Mohamedabdullahi-cf3uq
@Mohamedabdullahi-cf3uq 8 ай бұрын
Eebow cilmiga u siyaadi
@qamarsuuganoofficail5484
@qamarsuuganoofficail5484 8 жыл бұрын
shiicadu waa gaali yar yar
@mustafeabdullahisaid8512
@mustafeabdullahisaid8512 4 жыл бұрын
Mansha alaaah
@jimciyatuduyuuralkhayr3899
@jimciyatuduyuuralkhayr3899 10 жыл бұрын
Masha ala ah
@cabdishakur89
@cabdishakur89 10 жыл бұрын
jazaaka allah khey
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 6 жыл бұрын
xafidahu laah
@AhmedAbdi-pz1ig
@AhmedAbdi-pz1ig 9 ай бұрын
@kraamayare3429
@kraamayare3429 8 жыл бұрын
mnsha alah
@salahabdulahihossen5728
@salahabdulahihossen5728 8 жыл бұрын
walaah dhexdeenu waxaa kujiraa wiil shiico a magaciisana waacenab
@a-xidigali3199
@a-xidigali3199 8 жыл бұрын
machallah
@mohamedgeele7948
@mohamedgeele7948 7 жыл бұрын
A-xidig Ali
@qamarsuuganoofficail5484
@qamarsuuganoofficail5484 8 жыл бұрын
waa dad waalan
@meykalsumeykalsu1354
@meykalsumeykalsu1354 8 жыл бұрын
masha allah alhamdulilah
@bashakingali4965
@bashakingali4965 8 жыл бұрын
+Meykalsu Meykalsu nacalaa kuyaal sunaha benta ah ee uu abuhurayra sameeyay iyo beenta xadiiska bukhaariga
@meykalsumeykalsu1354
@meykalsumeykalsu1354 8 жыл бұрын
+bashaking ali aniga gabar ban ahay cayda aa icaaysay allah baan kugu daaye rabi ayaan malinta aqiro ikaa hor keenayo ogow waaa les xisaawina aqirada rabina wax kama qarsan walalo
@bashakingali4965
@bashakingali4965 8 жыл бұрын
adiga kuma caayin waxaan soo qoray in sunaha iyo shiicaduba been la sameeyay ay yihiin oo ay quaanka ka tageen lakiin adiga kuma caayin xaashaa kalah kumana caayin kitaabka ilaahay uun baa sax ah lakin sunaha iyo shiicada labaduba waa kutub dad ay qoreen ilaahy ma soo dajin kitaabka bukhaariga
@bashakingali4965
@bashakingali4965 8 жыл бұрын
gabdha macaayo walaashay ayaad tahay
@meykalsumeykalsu1354
@meykalsumeykalsu1354 8 жыл бұрын
+bashaking ali okay imika ku gartay walalo Assalamu alaikum
@shukrimaxamed804
@shukrimaxamed804 3 жыл бұрын
Sida Ali sefta wali taalo asaga ku imaana karto bidamilaaha allaha agbar codka laxireya amareya kacbada allaha maxaa yaalo taasa larakeya macasalamo
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 5 жыл бұрын
shiico waa gaalo cad
@saharamaaruf8018
@saharamaaruf8018 2 жыл бұрын
2013(2020)
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 жыл бұрын
Qiyaano 1aada alle ka galeya diinta muslina ah shicada hadada 3sano lawareegasa hadaba dacwada ku baabiye umada islamka ah qaladana alle qiyaamaha alle horetiisa latageesa qiyaamaha alle horetiisa taalo
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 Жыл бұрын
Wacyi gelin wanaagsan oo qiimo badan!
@0o603
@0o603 7 жыл бұрын
why ama sabab loogu ogolaadaa xaramka.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 жыл бұрын
Shiicu waa cadawga islaamka
@dirirdirie1
@dirirdirie1 9 жыл бұрын
OO ADIGA WALI MALAGU DHAGEYSTAA, SOOW MAAHID NINKII YIRI NABIGEENII CSS INJIR BUU LAHAAN JIRAY EE WALIBA KU ADKEYSTAY, IYO WAX KALE EE AAN QORI KARINBA, SOOMAALIYEEY KAFIIRSADA NINKAAN
@naciimaabdisamad1673
@naciimaabdisamad1673 6 жыл бұрын
mahmoud dhuhul z ilahay ka baq sax ma tihide adaba shiica ah
@abdinasirxaaji8205
@abdinasirxaaji8205 6 жыл бұрын
mahmoud dhuh tafsiir sh, cumarfaaruuqul
@MohamedAhmed-xq1dq
@MohamedAhmed-xq1dq 10 жыл бұрын
sh aad buu i fiican yahay, inagu carab iyo faaarisiin midna manihin ee soomaali baaan nahay muslim ah. Carabtuna Dadka kale inagama xigaan ee Bal Aqoonta ha lahubiyo Carabtu sax maa ahe soomaaaliduna shiicda ayey xitaaa....
@mahamefxasan9253
@mahamefxasan9253 5 жыл бұрын
Scw
@haasanabdi8900
@haasanabdi8900 3 жыл бұрын
Faraasiyiin majuus dab caabud ah iyo carab muslina keebaa ku xiga
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Shiico masiibo weye ninka yahuudka ah taabacaya
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Anigu waxan ogaday ishaydu maba shaqayso haday shaqayso habeen iyo malin every salad I pray waxan ka ducaysta nin aad ii dhibay o an waxbana ka haysan xaqdaro phonekeda iyo computer stalking me 24 hours anigu hadan ishaydu wax tarto marhoru sixun u dhimanlaha ama cudur ku dhici laha or his family waliba gaal isagu an diin ba haysan
@midnimadaiyohormarkasomali7650
@midnimadaiyohormarkasomali7650 8 жыл бұрын
idab darana oo waxaa jahiliinta sheekh umal caynayaa kutabadaa waa kii nabiga quraanka iyo xadiiska nabiga marna iskamaa hor imaan karo aduunyo waa maalin quraa lakin see aqiro ayaa war jiraa waxaa xadiiska nabiga caynayo
@liyoabdi9355
@liyoabdi9355 6 жыл бұрын
V
@fartuunmahad5238
@fartuunmahad5238 Жыл бұрын
Shiico inkaar idinku dhaday
@salatadan4704
@salatadan4704 9 жыл бұрын
m
@gureyxasanxusen4922
@gureyxasanxusen4922 Жыл бұрын
Shiico waa gaalo xataa gaalada waaka liitaan
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 4 жыл бұрын
Waxaan layaaba dad yidhaahda ilaahow iran uhiili waar markanka iyo iran maxay is dhaaman kirstankuna ciise ayay ilaah ka dhigteen shiicaduna cali ayay qaarna rasuulka dhigteen qaarna illaha ka dhigtenba
@yuusufcumarcabdiyuusuf6320
@yuusufcumarcabdiyuusuf6320 6 жыл бұрын
ماشأاﷲ ماشأاﷲ ماشأاﷲ الشيخ محمد عبد امل
@salatadan4704
@salatadan4704 9 жыл бұрын
s
@sakariyeahmed5090
@sakariyeahmed5090 2 жыл бұрын
Z
@dirirdirie1
@dirirdirie1 9 жыл бұрын
JOOJI FIDNADA WAA HADAAD ILAAH KA CABSANEYSO
@alimohamed4569
@alimohamed4569 10 ай бұрын
😅
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 9 жыл бұрын
war waa sidee yaa soomaali, horta aduunka qof kaamil ka ah cilmi ma jiro oo maalin walba waxbaad baran,mida xigta ragan aad ka hadleeysaan culumada soomaliyeed waa rag diinta bartay kutubta kan carabka ah ama afganka am hindiga ay qaateen ayeyy ayaguna qaateen oo barteen waxaana la bartay waa kutubka alle iyo xadaaithtii rasuulka inta saxiixa ah ee la hubiyey,ragan labada kitaab soo akhristey ee culumada iyo xadaaithta leh waa beenaalayaal alle ka baqa oo bal horta cilmi kororsada aad ragaan afka ku taagtaan maba xumee, kuwa leh sheekh uimal rasuulkuu caayey waa xumaato doonayaal aan waxba hubsan ee wax hubsada ,qof muslim ah afkiisa in uu ku caayo rasuulki alle waa danbi weeyn kan ku eedeeyana qof muslim ah waa danbiile kale marka waa iska aduun dhamaad ah oo isqabqabsiga umah ayaan u jeednaa ee alle towfiiqda hanoo toosiyo aamiin.
@yusufomar3942
@yusufomar3942 7 жыл бұрын
k
@kadarcabdi4147
@kadarcabdi4147 9 жыл бұрын
asc wlle shiico ayaad qaar kiin taagee ray saan waa sx lakin qof kii asxb ta nabigeena scw iyo xaas kii nabigeena scw caayay sa oo caa isha oo xaas ki nabigeena ahayd hooyadeena ah caayaya iyo abuubakar iyo cumar iyo cus maan gaalo ku tilaama ya oo dhahaya casha waa sinay satay ilaah ayaa ayaabari yeelay axbtana alle ayaa karaali noq day abuuba kar na waa sxb kii nabiga scw ee la joogay qaaru xiraa mar ka bal kan dhahay shiico waa islaam bal kahadal arima haan aan sheegay adoon cay tamayan allana ka baqaya
@simplelifecooking413
@simplelifecooking413 9 жыл бұрын
Shia are not muslims!
@abdihakinmohamed9316
@abdihakinmohamed9316 8 жыл бұрын
yup they not Muslims. I agree that may Allah keep us from shi,a and keep us on the Sunna insha allah.
XAQIIQADA SHIICADA | SHEEKH UMAL
1:01:07
Daarta Xikmadda
Рет қаралды 9 М.
Calaamadaha Qiyaamaha Qaybtii1aad Sh.Maxamed Cabdi Umal
1:23:06
Baraarug Media
Рет қаралды 258 М.
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 6 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 26 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli
1:09:03
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 79 М.
Qisooyonkii rer banii isra'il  Sh. Maxamed Umal
1:24:02
KaAflax
Рет қаралды 176 М.
Asbaabta Rizqiga lagu Waasiciyo ~ Sh. Maxamed Cabdi Umal
1:34:24
Tazkiyah Network
Рет қаралды 347 М.
Qisadii labadii wiil Nabi Aadan (cs).1aad Sh Maxamed Cabdi Umal
1:12:05
SAWIRKII ANDALUS OO SOOMAALIYA KA MUUQDA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH
1:47:41