No video

SHINNIDA MALABKA: NOOCYADA SHINNIDA IYO DEEGAANKA KU HABOON

  Рет қаралды 4,795

Eelopoly

Eelopoly

3 жыл бұрын

Nagala soo xidhiidh Ciwaanadan hoose waqti kasta si Bilaash ah. Insha'allah
WhatsApp: +252634500139 || +251915750504.
Shinnida Malabka: Qiimaha Ku baxaya Saxaarada Shinnida | Ha ka walwalin ee inta aad hayso ku bulow: • Shinnida Malabka: Qiim...
Xayawaanda Dhibaateeya Shinida Malabka | Malabka Shinida ka baabi iya
www.youtube.co....
Shinida Malabka markiiba 50kg - 100kg ayaad ka heli kartaa ee sidaan samee. www.youtube.co....
Ku Saabsan Xajiyaasha malabka Gaaguurta | Beehive Frames. www.youtube.co....

Пікірлер: 30
@Samakaabtv
@Samakaabtv Ай бұрын
Waa imisa xabada saxaarada shinida
@maskaxkobciye1
@maskaxkobciye1 7 ай бұрын
Thnks sxb macmuulaamad badan ayd na siisay
@abdirahmanAhmedarone
@abdirahmanAhmedarone 3 жыл бұрын
Ku mahadsanid sxb 100% sida aad wakhtiga inoo siisay misane inoogu sharaxday waxaan kale oo kaa codsan lahaa inaa nala wadaagto dhaqaalaha laga sameeyo sida qiimaha la iibiyo inta liitar ee laga saari karo iwm thanks
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow. Waad ku mahadsantahay Dhiiro gelintaada. Daawo Barnaamijyada kale waxa ka heli doontaaa su'aalahan jawaab tooda insha'allah.
@mahamodabdullahi2518
@mahamodabdullahi2518 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahay
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Adaa Mudan Wll
@nuuradiincaddee8544
@nuuradiincaddee8544 2 жыл бұрын
Would kereska hadaanqabto Boqorada la aanted malab masa mayynkartaa kaligeed wall suaashan igaaga sooja waab bills waadmahad santaha prop🙏👀
@mohamedhorsed1135
@mohamedhorsed1135 3 жыл бұрын
ManshaAllah
@shiikhduceeye2499
@shiikhduceeye2499 2 жыл бұрын
SIDEE looga hirtaga xaywanada dhibateya shinada kzfaq.info/get/bejne/qMtkfaV5sbjQh40.html
@mohamedhorsed1135
@mohamedhorsed1135 3 жыл бұрын
Waad mahadsanthay wll cashiro wanagsan baa nasiisa Allaha ajir ka siiyo .
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll, Amiin dhamaan teenba insha'allah
@ibraahimmahamed9787
@ibraahimmahamed9787 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb warbixin faahfaahsan baad noo soo gudbisay allah waxaan ugu mahdineynaa allaha noo yeelay Hal luqad oo aan ku wada hadalno si Somali meeshu joogaba warbixinta iyo waxuu yaqaano u soo gudbiyo
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow. Waan kaaga Mahad celinayaa Taageeradaa iyo Fahmadaada qaaliga ah iyo Dareenka aad nala qabto ee ah u jeedooyinka aan leenahay in ay jiraan dad fahmi kara sida dadka adigu aad ka mid tahay. Mahadsanid wll.
@ibraahimmahamed9787
@ibraahimmahamed9787 3 жыл бұрын
@@Eelopoly mahadsanid wll insha'Allah inaad gaartaan Boqorada iibkeeda iyo inuu qofka Somaliga heli karo gobolkuu doona ha joogee iyadoo iib ah oo laysu diri karo caalamka boqorada iyadoo iib baa la helaa .markaa allah idiknku guuleeyo hadafkiina
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
@@ibraahimmahamed9787 Insha'allah, wll waa runtaaa, Haaa waan u helaynaa qofkii u baahan ama waxaan siinaynaa tababar bilaash ah uu ku awoodin karo in Hal koox oo Shinni ah ka dhigan karo 10-100 koox oo Shinni ah mudo 15 cisho Gudahood ah. Mahadsanid
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 Жыл бұрын
​@@Eelopolysubxana Allah ma 15 cisho kaliya Aya intas oo koox shini ah lasameysan kara cajiib
@cabdiwalixuseen6234
@cabdiwalixuseen6234 3 жыл бұрын
Dacaarta ubaxa miyaalaga rabaa mase caleemaha waaween
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll Ubaxa ayay shinidu ka samaysaa malabka. Muhiimada waa Manka ubaxa. Mahadsanid
@cabdiwalixuseen6234
@cabdiwalixuseen6234 3 жыл бұрын
Asc wll ma iisheegi kartaa meel aan kahelo ubaxyo loo abuuro hakaasa joogtaan wll adooraaliya
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll nagala soo xidhiidh ciwaanka WhatsApp ee hoosta ku qoran. Mahadsanid.
@mogeedi1886
@mogeedi1886 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp lkn cinwaan marka aad hadleeso isu waqti sii sifahanka cinwanka loo wada fahmo
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow, waan kaaga mahad celinaynaa Taageeradaa. Fadlan noo faahfaahi talooyin ka aad noo soo jeedisay ama nala soo xidhiidh si aad noo saxdo ama noola taliso insha'allah. Mahadsanid.
@nuuradiincabdilaahi957
@nuuradiincabdilaahi957 3 жыл бұрын
Shaqo wacan baad haysaane halakaa kasii wada anakuna waan idin sugaynaa.
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Waan dadaalaynaa insha'allah.
@ififaaloraaxo3863
@ififaaloraaxo3863 3 жыл бұрын
Walaal Xagee kaala xiriiri karaa
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow:- nagala soo xidhiidh ciwaanadan hoose. WhatsApp:- +252634500139 ama +251915750504. Mahadsanid
@ififaaloraaxo3863
@ififaaloraaxo3863 3 жыл бұрын
@@Eelopoly Walaal ma somaliland baa
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
@@ififaaloraaxo3863 Somaliland iyo Ethiopia. Wll ciwaanada aan ku siiyay nalaga soo xidhiidh waxan ku siin doonaa xog intaa ka badan mahadsanid.
@abdullaahmed9355
@abdullaahmed9355 3 жыл бұрын
WhatsApp 0615807482 igala soo hdl eepoow cade inan wax ku weydiya raba
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow- Haye insha'allah.
Warbixin:-Maxaad ka taqaan dhaqashada Shinida?
6:56
Somali cable
Рет қаралды 4,1 М.
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
WAX KA BARO FAA'IIDADA SHINIDA IYO DHAQASHADEEDA
14:20
Marwaaz Academy
Рет қаралды 3 М.
#12 Booqashadii Maalintii Ciida iyo Beerta Shinnida Malabka
14:46
FILO PART 117
33:09
Abukar Mahdi
Рет қаралды 48 М.
Muwaadin Shinida Dhaqda Ayaa Boqolaal Qof Oo Reer Gabiley Ah Siiyay Shaqo Abuur
8:35
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН