SHORT FILIM: SHUKADII SHAKIGA DHALISAY 4K 2018

  Рет қаралды 299,605

SONNA PRODUCTION

SONNA PRODUCTION

5 жыл бұрын

Waa qeyb kale oo aad u xiiso baddan kana hadlaysa nolosha qoyska qurbaha iyo hab maamuuska dhaqaalaha reerka,
Ha ilaabin in aad Subscribe saarto

Пікірлер: 463
@nastainashuqul6577
@nastainashuqul6577 5 жыл бұрын
Hadad markd aragty jahwarer umaleysa like ha ila dhafin
@nimcizhcadozh8403
@nimcizhcadozh8403 5 жыл бұрын
Hahaha ana umaleyy tallahi
@mohamedafrah4749
@mohamedafrah4749 5 жыл бұрын
Sidokle w0llhi
@user-wb9tt6ix2b
@user-wb9tt6ix2b 5 жыл бұрын
Nasta ina Shuqul wllhi jahwarer u hystay wn Farxy hdana wn nxy
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Nasta ina shuqul abyo subscribe isaar
@nastainashuqul6577
@nastainashuqul6577 5 жыл бұрын
@@sagalaftax2826 abyo wan ku saray qali
@mustafe7147
@mustafe7147 5 жыл бұрын
Please Nabiga ku saliya. Csw !! Waa nolosha dhabta ah ee jirta
@miiraletube8627
@miiraletube8627 5 жыл бұрын
Wiil doob nimo Ku waynaaday oo aan horay u guursan ayaa waa guursaday gabadh habeenkii arooska markii ay tageen qolkii jiifka ayuu wiilkii gabadhii ka baqay isagoo ka qajilaya dabeeto wuu u fakaray Dabeetana wuxuu galay salaad markuu salaadii dhamaystay ayuu duco bilaabay isagoo leh ilaahow gabadha soo qaad oo dhabtayda soo Saar isagoo gabadhana maqashiinaya oo codka kor uqaadaya Gabadhii oo show iyana maqlaysay baa intay soo kacday isku soo tuurtay dhabtii wiilka ama saygeeda say tidhi Ilaahow xagee ii wadaa Kkkkkkkkkk Hadii aan kaa qosliyey subscribe igu sharaf
@maariyaismaildhashisomalil5417
@maariyaismaildhashisomalil5417 5 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 w
@umuamiira931
@umuamiira931 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkk waa qosol
@simranqurux595
@simranqurux595 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkjj 😅😅😅👌👌👏👏👏
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 5 жыл бұрын
Miirale Tube hhhhh waad iga qoslisay
@fatumamohamed6086
@fatumamohamed6086 5 жыл бұрын
😁😁😆😆😆
@zuusirdoonkagabadhisa3291
@zuusirdoonkagabadhisa3291 5 жыл бұрын
Inta paristamol taagersan sideeda ookle bal like isiiya 🤑🤑🤑
@cabdirisaaqyasencabdirisaa5681
@cabdirisaaqyasencabdirisaa5681 5 жыл бұрын
Isii ani like isii nh
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
zuu sirdoonka gabadhisa kuusaarey abyo subscuraab iisaar canaalka
@zuusirdoonkagabadhisa3291
@zuusirdoonkagabadhisa3291 5 жыл бұрын
@@ubaxcooking5050 wankugu casumay wlshey
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
zuu sirdoonka gabadhisa mhdsanid xabiibti
@fartunmalaaq6771
@fartunmalaaq6771 5 жыл бұрын
Kkkkk
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 5 жыл бұрын
Waaaw! Very impressive......these two can really act!
@duuofficial4336
@duuofficial4336 5 жыл бұрын
Somali wen hanolato like me inti Somali jacel 👍👍👍😅😅😅
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 5 жыл бұрын
wlhi sheekadan waxa ay uga hdlayan wa waxa ka dhex tagan qoysaska somaliyed wayo gbdhuhu lama socdan xlda aduunyada mesha ay marayso iyo sida waxa ay cunayan lagu so dhicinayo kaliya waxa ay leyihin intaas oo kun aya la iska raba , heblaayo aya I fiirinayso oo igu qoslayso iyo waxyabo maala-yacni ah anyway I appreciate you guys coz you talking about real life stories so keep going forward and motivate your people💯💯👏👏 Sonna production and all actors
@fatumohfarun1816
@fatumohfarun1816 3 жыл бұрын
Ll ä
@qarulxira8697
@qarulxira8697 2 жыл бұрын
Daily
@intawalanhoyadod7428
@intawalanhoyadod7428 5 жыл бұрын
M.parectimol he is not cadi😍really sidu wax u jilayo uma malenayo quf u jili karo ina somali ku dhax arkay inta flim somali ah dawanaye💕we love you sonna production keep going💜
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
TusMo naag nool ka helaa wleee io ahmed waa xarabo inta jecel like iisarah plz
@abdinurmohamed9606
@abdinurmohamed9606 5 жыл бұрын
dadaalkiina iyo howsha wacan waxe ka turjumesa xaqiiqda jirto iyo sida quruxda badan aad farxada u darensisiin bulshada somaliyeed guul iyo horusocod wanagsan kun jeer thanks team #SONNA_PRODUCTION
@sharaafbadaan4163
@sharaafbadaan4163 5 жыл бұрын
paracetimol and safiya tusmo love you
@mohamedomer9066
@mohamedomer9066 3 жыл бұрын
Wow. Very great.
@naftayartaa8081
@naftayartaa8081 5 жыл бұрын
kkkkkkk aar economic qofkii wax ka yqaan like haila dhaafin
@hassaanhabiib9019
@hassaanhabiib9019 5 жыл бұрын
Waxbana kama naqaane bal qaado like-ta nafta.
@muuqsoor
@muuqsoor 5 жыл бұрын
Odayga waxa ka go.an saving oo muhim ah duqdane waxay tagantahay ilmhena waxas kagama bahna other things are equal kkk oday economic iga dheh
@ayubmuktar2546
@ayubmuktar2546 5 жыл бұрын
Nafta Yartaa 7
@saynabahmed995
@saynabahmed995 5 жыл бұрын
ma
@saynabahmed995
@saynabahmed995 5 жыл бұрын
ma @@hassaanhabiib9019 imisa musa
@ayaanmohamud4635
@ayaanmohamud4635 4 жыл бұрын
Ninka ragga ah dulqaadkan ayaa looga baahan yahay👌👌
@aminacali2774
@aminacali2774 5 жыл бұрын
Inta taageerta tusma iyo barasitimool like isaar
@yasminabdalla6394
@yasminabdalla6394 5 жыл бұрын
Inta jahwarer u maleyse qoralka dib ila egtey like haisaran
@mohamedafrah4749
@mohamedafrah4749 5 жыл бұрын
Wllhi wan moody ba jjhhhhh
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 5 жыл бұрын
Hhh
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
Yasmin Abdalla waankuusaarey abyo subscuraab iisaar
@yasminabdalla6394
@yasminabdalla6394 5 жыл бұрын
Ubax Cooking haye abyo qli welcom
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 5 жыл бұрын
Aniga xitaa jahwareer baan mooday
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 жыл бұрын
Tuomo qatar😍
@carabdahir9785
@carabdahir9785 5 жыл бұрын
Inta chanelkan ku xidhan like ta ku qabta
@asmahussen5166
@asmahussen5166 5 жыл бұрын
Gabadha ifraah la yidhaa is astur ku dhaha subxaanalaah
@ibrahimabdirahman9586
@ibrahimabdirahman9586 5 жыл бұрын
Sheeko xaqiiq ah ayaad matasheen. Jiliddiinnuna waa top sxb
@hodoali8363
@hodoali8363 5 жыл бұрын
Ina aderky moha barastimool ❤🙏
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Afkeygii baan qaba kulaha😂😂😂😂😂😂😂beerka cadeey tusmooy
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 жыл бұрын
Sonna team tagera kowad idin ahay Hore usocda Somli maxmed inatad like kuso yacaysn nabiga kusaliya scw❤🔥
@rahmamohamed1253
@rahmamohamed1253 5 жыл бұрын
Scw
@bossog2906
@bossog2906 5 жыл бұрын
Scw
@fatumamohamed6086
@fatumamohamed6086 5 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@fosiyaaden2403
@fosiyaaden2403 5 жыл бұрын
Guduudo carwo
@duuofficial4336
@duuofficial4336 5 жыл бұрын
Nabiga igula saliya scw
@IsmailAtoore
@IsmailAtoore 5 жыл бұрын
*Wow 😮 run ayaan umelayay in laysku dagaali rabay. Sifican bay u jileen muuqalkan*
@cashoabdicashoabdi2094
@cashoabdicashoabdi2094 5 жыл бұрын
Ninka tuuuji tusmoy ilmaha waxlodhiga kulaha😁😁
@zamraabdi3561
@zamraabdi3561 5 жыл бұрын
Idin jclhy xaqiiiq keep going jahwareeerna noola soo dhaqsada allaha qeyr idin siiyee
@princesssacdiya8567
@princesssacdiya8567 5 жыл бұрын
waar somalidu tuksi badana baal ani manta lee idin weydiste like igu sharfa.
@farxiyaali1909
@farxiyaali1909 5 жыл бұрын
jahwareer inta nabarten bad imanka naga soo ridan mrkad riwayd kale so dhigtan ba
@mariamabdi6891
@mariamabdi6891 5 жыл бұрын
Jahwareer inti uxiistay like ha ila dhaafina
@yuuciiltire8968
@yuuciiltire8968 5 жыл бұрын
Gabartii Shukada ka Hesha like ha ii sarto 😂
@nadarcabdiraxmaan3505
@nadarcabdiraxmaan3505 5 жыл бұрын
I thought filimki jahwarer wa nagu daahisen se waye so dhakhsada ralina ahada i like safiyo tusmo how she's acting amazing
@aishahassan6335
@aishahassan6335 5 жыл бұрын
Waad salamatihiin dhamaan somali maxamed
@shurkishacni8557
@shurkishacni8557 5 жыл бұрын
tusmo caadi maaha cunaqabateyntii kugu horeeyso MA, aana laisaarayaa😀😀😀😀😀
@wllahmed9365
@wllahmed9365 5 жыл бұрын
inta somalinimda jcel like sar
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 5 жыл бұрын
Subxanlahii ilahey iyo rasulka ka daya melah xun xun
@Lone97
@Lone97 5 жыл бұрын
I'm first tdy 😍😍😍
@simranfamilyyoutobesimran1100
@simranfamilyyoutobesimran1100 5 жыл бұрын
😂😂jahwareer aaba umaleyay tlhi kkkk Like isaar hadda anigo kale tahay oo jahwareer umalaysay
@abdirisaakmahamud112
@abdirisaakmahamud112 5 жыл бұрын
suad farax waaw wllo gacan adeyg manihin
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 5 жыл бұрын
Wacyi galin fiican hore u socda kooxdiinas inaba caadi ma tihin guuleysta.
@anababdi5651
@anababdi5651 5 жыл бұрын
Ax waan naxay run ayaan modaa kkkk maskiin
@princesseayanjaina3494
@princesseayanjaina3494 5 жыл бұрын
film taxane ah Noga soo dhiga keep going all of you
@ayaanabdishakur8585
@ayaanabdishakur8585 5 жыл бұрын
Like saaan maa laga wadaaa
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 жыл бұрын
Somaali tuugsatooy meel kaste like bey tuugsanaayaan faqri udhinta😡 War waxa lasoo dhigay fikirkiina kadhiibta, tuugsiga jooja walaahi labolabaa tihiin tuugsatooy ufff
@tamiimacabdi4367
@tamiimacabdi4367 5 жыл бұрын
kkkkkkk
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 5 жыл бұрын
Wlh waa runtaa xitaa maxay dhibi lahayd qofka like ta usaaray haday arki lahaayeen, maskaxdaa foorarta dadka badankiis
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 жыл бұрын
Bal maxay ka siyaadsanaayaan ine like helaan? Waan kayaabay caqligooda qaabka daran.
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 5 жыл бұрын
Aniga mar wlba aan youtube barnaamij ka daawanayo waxaan soo eegaa qeybta comments ka si aan u ogaado dadla fikradaha ay ka dhaheen barnaamijkaas oo aan wax uga korarsado lkn kuwa somalida waa nacay wlh commentiskooda kuli waa hadaa sidaas iyo sidaas tahy like ii saar😥
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 жыл бұрын
Doqonimada wan iskaga daysanaa hadaa Somali nahay waayo waxaan hal qof lee bilaabay.Bal ma sharaf baa uga kordheyso tuugsiga Like-ta? Meeshi adiga oo daawanaya aad comments-ka iska sii aqrisan laheyd, qof tuugsanaayo lee kaasoo horbaxsayo😂😂 waa dhibsaday walah
@khadarmohammadadam1972
@khadarmohammadadam1972 5 жыл бұрын
safiyo tusmo runtii waa jiilaaa fcn
@minhaajmohammed7100
@minhaajmohammed7100 5 жыл бұрын
masha allah
@SagePearls
@SagePearls 5 жыл бұрын
Habo tusmo is an amazing actress 👍
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 жыл бұрын
Wllhi dadka dabedaha jooga dhibataa hysata iyo warwar stress Ilaahay ha ufududeeyo nolosha qurbaha
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 жыл бұрын
War jahwareer yaa arkay (( waa u xiisnay ee filimkii!!
@istahilcaydid6649
@istahilcaydid6649 5 жыл бұрын
Wlhi imaanka ayaa igasoo dhacay jahwareer ayan umalenayay asxbata sulka hala iitabto
@niyadsancumar1691
@niyadsancumar1691 5 жыл бұрын
Aniga ba wlh wa nagu adkeyen😂😂😂😂
@abdirasakmahamed8246
@abdirasakmahamed8246 5 жыл бұрын
Wah jahwareer soo dhamaystira! Inta sidaydoo kale kuhYsataaa like kuqabta👍🙌
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
@adoontiaallefadumoaadenisl4256 5 жыл бұрын
Aar soomaali like iisaar baadanah aacuudiika qof waalba like buu raadinaayah like maxaa laaga heelaah kkkkkk
@saabirilyaas2266
@saabirilyaas2266 5 жыл бұрын
Asc sxb mohamed prastimol good job hore uso bro
@fadumaj5011
@fadumaj5011 5 жыл бұрын
Ya Allah
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 жыл бұрын
Aaway jahwareer plz inoo so galiya 😍
@ifraaxbilan8020
@ifraaxbilan8020 5 жыл бұрын
Really say umatalayaan waa top
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 5 жыл бұрын
Is fahan daraa jirto😭😂 shukada shakiga keentay
@min_____izae4933
@min_____izae4933 5 жыл бұрын
Sonna production magacin ha raago
@JAY.4040
@JAY.4040 5 жыл бұрын
Walee naag nin dulqaad badan ayaa heeyn karo baq baq hadeey iga badato Oo eey illa dhaafto 3 da daqiiqo Oo ugu horeeyso waanba ku furay ee orod iga tag ayaan dhihi lahaa
@intisammohamed4816
@intisammohamed4816 5 жыл бұрын
Mohamed zxp noloshu samir Bay rabtaaaaa iyo dulqaaaad
@abdirisaaqyusuf3582
@abdirisaaqyusuf3582 5 жыл бұрын
Second person like iiisaar
@cayuushahme9178
@cayuushahme9178 5 жыл бұрын
Jahwareer ban umaleyay wanso cararay😢 shuko maikenteen😂😂 soo dhaqsada plz prectamaol wanku haystaaa waa jilaaa wayn❤
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 5 жыл бұрын
Aad ban idinka mahdcelinya dhaman daadihiyasha filinka #Practimol #tusmo #khadar #labada hablod e kle #Jubba ifrah thnkz #Sonna production
@marianmohammed376
@marianmohammed376 5 жыл бұрын
mahadsanid sonna production
@naasirxooshka7691
@naasirxooshka7691 5 жыл бұрын
Nio filimkii jahwareer muu dhamaado pro soo galiyadee😂😂intaad na bartaad naga baxdee
@hibaib9723
@hibaib9723 5 жыл бұрын
jahwareer away 😭💔🚶
@lonegirl1550
@lonegirl1550 5 жыл бұрын
Tusmo💓
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 жыл бұрын
War jahwareer layninee Actor-kii jahwarer tagaadhay miyaydaan arkayn jahwareeree Hablo caykaasina miyay jiraaan ceebay tacaal ninkagii oo wax kusoo gaday miyaad buuq iyo wax keen ka horkeeni iyo alaab badal iyo wax aan micno lahayn🤤🤤nayadha wll hablow hayna cebaynina haday waxaasi jiraan iska daaya fadlan.anuu walleee midkaan is calfano wan ogay inshallah saan ula dhaqmi doono No Buuq
@quman1439
@quman1439 5 жыл бұрын
Ahahahahah tusmo waa waxkle Tusmo mahan reer xamar waa reer waqooyi baan umaleena inta sfcn u taqaana liketa iisaaraa
@suhaylamohamed896
@suhaylamohamed896 4 жыл бұрын
Haa wa rer soomaliland
@xoogsato450
@xoogsato450 4 жыл бұрын
Haa waa reer borama
@asaldhaladinacali8707
@asaldhaladinacali8707 5 жыл бұрын
hadii aad safiyo tusmo tageyrto like ha ila dhaafin
@najmaabdalle5895
@najmaabdalle5895 5 жыл бұрын
Sidaa usoo orday hada ogan lahayden anigaba iska yabay inta safio tusmo tagerta suulka xun ha ila dhafina
@ayshaosma9942
@ayshaosma9942 5 жыл бұрын
Arcaawa hunguriga igsoorideen jahwareer moodey untii ilamoodey 👆👆👆👆👆👆
@shandhaaninasaid2548
@shandhaaninasaid2548 5 жыл бұрын
jahwareer aan rabna naga soo daya waabo nagu adkeseen
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 5 жыл бұрын
Hub siimo halbaa la'siistaa!!!
@anishaabdalla8121
@anishaabdalla8121 5 жыл бұрын
Mashaallah
@bashaashshire439
@bashaashshire439 5 жыл бұрын
Waad ka baxsaten meeshina ka sii wada saaxiibayaal Qof kaste oo qoraalkeyga arka like ha ii saaro Subscribe na ha igu soo qabto allow idin xifdi
@deqadegan
@deqadegan 5 жыл бұрын
Naagaha nimankooda lacagta ka dhameeyo bilaa micno ayaa loola jeedaa sheekada. Aduunka lee ineey wiligood ku noolaanaayan umaleeya.
@MOHAMEDAHMED-fq6wc
@MOHAMEDAHMED-fq6wc 5 жыл бұрын
Jahwareer away ani iyo xaaskyga waan u wada xiisny wacadala
@maryamibrahim8177
@maryamibrahim8177 5 жыл бұрын
Wah IGA tag jah wareer baan u haystee
@libanaden1535
@libanaden1535 5 жыл бұрын
Fadlan like isara
@khadiijaabubakar4780
@khadiijaabubakar4780 5 жыл бұрын
😍😍
@abdirashidabdilahi6248
@abdirashidabdilahi6248 5 жыл бұрын
Walahay Waxaan Umaleeyay Jaahwareer Laakiin Waaba Jaahwareer Kale Shukadii Shakiga Dhalisay
@queenmoha4932
@queenmoha4932 5 жыл бұрын
Inta marka araktay jahwareer umaleysay like haila dhafin
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 жыл бұрын
naaga badan oo saan ah bey mataleysaa
@aaishacali3837
@aaishacali3837 5 жыл бұрын
Adunka sidasa kujogna brother 😂
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
War anigaa yaabey! Yaab badanaa. War dadkii Soomaaliyeed maxaa waaley. Meeshaan comments-koodu fiirinaayey ayaan waxaan arkayaa like-ta ha ila dhaafin. Cudur like baa dadkii ku dhacey. Acuudu Bilaah Minisheydaani Rajiim
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 3 жыл бұрын
Suuq somali baan adgeetay wlhy ruwaydu khaxiiqay ka hadlaysa
@cadeeycadeey4096
@cadeeycadeey4096 5 жыл бұрын
💔💔xaqiiq ruwaaydan qoysaska soomaliyeed buu ka hadalaa iyo hablaheena qaar sida ragood ula dhaqmaan
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 5 жыл бұрын
Inta ku xeran SONNA pRODUCTION Like iisaara
@sadiasheikhibrahim2290
@sadiasheikhibrahim2290 5 жыл бұрын
Jahwareer noola soo dhaqsada iyadaan u maleynaayey waan soo orday ciyow noola soo dhaqsada
@user-rr4sl4vi4v
@user-rr4sl4vi4v 5 жыл бұрын
Waaw
@ednaabdelsalam5798
@ednaabdelsalam5798 5 жыл бұрын
Jaahwareeeer maad noo soo daysaan plz saan u sugayay waan daaalyba
@timaya77
@timaya77 5 жыл бұрын
Islaantan naagaha ayeeba nagu diree wlhi qeylo badanaa oo hunguri badanaa😬
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 5 жыл бұрын
Waa wax xaqiiqa ah oo dhaca daily
@hassaanhabiib9019
@hassaanhabiib9019 5 жыл бұрын
Waxaan rajeynayaa (JAHWAREER) oo aad si dagdaga aad noogu soo tuurtaan waan hubaa dhextaalkan yarka ah in Eey ku xigto. Adinkuna liketa isiiyaa aryaada.☝️✌
@hanacookieschannel2993
@hanacookieschannel2993 5 жыл бұрын
Jahwarer saa ugu maleye kkkkkk, pls iso boqda..
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 5 жыл бұрын
hajwareer aaway gumeysiga naga daaaayee waxa waa noo bilowdeene noo wada wlh waan xanqqay shit
@nadiranalka7443
@nadiranalka7443 5 жыл бұрын
Jaaah wareer
@amiishacadey5569
@amiishacadey5569 5 жыл бұрын
Qeybta 9 jahwarer modaye wlh inta ila mida like ta dee
@anababdi5651
@anababdi5651 5 жыл бұрын
Uf Ani jahweer ayaan kudalay may dhamatay mida kale dhaarta iska daaya
@haboon1139
@haboon1139 5 жыл бұрын
ani jahwareer Baan doonaya😢😢😢😢😢
SHORT FILIM:  GAANJIBO
25:07
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 511 М.
Maxaad Qoonsatay Filim Cusub
18:40
kulmiyetv
Рет қаралды 420 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
NEW SHORT FILM 'SODOHDA' DIRECTED BY MOHAMED PRACITAMOOL
27:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 464 М.
SHORT FILIM: SOOBE SEEN KU ILOOWNAA 2018
22:11
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 159 М.
Sheeko Gaaban----Sodoh Sariig Beeshay Part 2
27:20
Goobe Video Production
Рет қаралды 775 М.
Lacagii gabadha lagu iibsaday iyo Qiso xanuun leh
55:18
LAAC TV
Рет қаралды 62 М.
Somali Museum 2018  Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.
1:05:37
The Somali Museum
Рет қаралды 2,1 МЛН
FILIMKIII JAHWAREER #10 DAAWASHO WACAN
27:36
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 486 М.
SHORT FILIM:  GUUR IYO GAYAAN
24:05
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 731 М.
Safiya Tusmo , Pracetimool iyo Dj Shucayb
14:44
Abees Media
Рет қаралды 42 М.