Sida Facebook Page loo isbonsor gareeyo ama loo xayeysiiyo

  Рет қаралды 26,741

Somteachonline

Somteachonline

5 жыл бұрын

Facebook page hadii aad leedahay wuxuu kaaga baahanyahay Facebook Adds ama Advertising waxaad ku baran doontaan sida ugu fudud ee boggaada aad promotion ugu sameyn lahayd wixii dheeraad ah igala soo xiriir halkan
hadii aad channelka ku cusubtahay subscribe saar hadii kale like, comment iyo share nagu caawi
igala soo xiriir si toos ah tel +252615567332 ama whatsapp

Пікірлер: 72
@suldaanjamaahmed7869
@suldaanjamaahmed7869 3 жыл бұрын
Arday cusub ayan ahy masha,allh waxan rajaynayaa inaan wax badan ka faaidi doono adiga hormar ayaan Ku rajynaya
@xaajimayeofficial9167
@xaajimayeofficial9167 4 жыл бұрын
thnks us.taaadii farxad ku noowlaad abidkaaa
@abdirahmanhusen5444
@abdirahmanhusen5444 4 жыл бұрын
Thanks ustaaad iyo dhamaaan somteach
@xogmaalnews2144
@xogmaalnews2144 3 жыл бұрын
Mudane guulayso waad mahadsantahay
@yusufshosman9745
@yusufshosman9745 5 жыл бұрын
Mashallah waa cashar macluumaad muhiim ah xambaarsan.
@Somteachonline
@Somteachonline 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@maxamudcismaan9182
@maxamudcismaan9182 4 жыл бұрын
Thanks ustaad
@ahmednogob5129
@ahmednogob5129 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay macalin
@samajacelofficial2944
@samajacelofficial2944 4 жыл бұрын
Mansha allh nin wax laga faa iday
@triplet3719
@triplet3719 4 жыл бұрын
Masha allah teacher ashraf
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
mahadsanid
@lihle7900
@lihle7900 4 жыл бұрын
msha allla teacher aada u mahadsna thy imika promoto sametnayay adi arakay marka af so mali ku qorey wa mahadsan thy
@halimosadia5697
@halimosadia5697 5 жыл бұрын
Masha Allah ustaad horu marwacan wax badan ayaan ka fa'idnay
@Somteachonline
@Somteachonline 5 жыл бұрын
Thanks
@suhaybaadan8491
@suhaybaadan8491 3 жыл бұрын
Wll muqaalka nugu samee mopil waayo ma isticmaalono computer waanu noo saari wayay
@abdinasirhajimohamud9163
@abdinasirhajimohamud9163 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@jamacadanerag665
@jamacadanerag665 4 жыл бұрын
Waan soo dhaweynayaa
@cjabaarmaxamuud4353
@cjabaarmaxamuud4353 3 жыл бұрын
M.a waad mahadsantahay
@cabdulahijaamac2530
@cabdulahijaamac2530 4 жыл бұрын
Wa sx lkn side ayan usameysan kara mastar karka wllo
@jamacadanerag665
@jamacadanerag665 4 жыл бұрын
Thanks
@halaneproduction2736
@halaneproduction2736 3 жыл бұрын
Macalin Facebook page baan samaystay lkn cilad baa iga haysta oo lacag buu raba marka lacagta ma laga xiri karaa
@omegaonlinecollege7517
@omegaonlinecollege7517 4 жыл бұрын
Masha allaaaah
@EMMAO0
@EMMAO0 5 жыл бұрын
M.a ustaad
@Somteachonline
@Somteachonline 5 жыл бұрын
Mahadsanid Ilhaan
@caawalemasul6324
@caawalemasul6324 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll sual an ku waydi maxa lagu gaadha in lacag laga Helo tiiro inte leg
@waxiidjaamac9368
@waxiidjaamac9368 2 жыл бұрын
Asc
@ismaciilXigmaawi114
@ismaciilXigmaawi114 Жыл бұрын
Asc masuul kaar aan isticmali jiray ayaa iga lumay oo waan iska bedelay karka lumay oo waxaan qatay kucusub marka aan geliyo wuxuu idhahaaya lacag horaa lagugu leyahay marka siidden lacagti hore isaga bixiyaa madama aan haysan karkii iga lumay kan cusub markaa geliyo wuxuu leyahay lacga lagaa rabaa xitaa haduu iga gosan lahaa lacagtiisa ficnaan lahayd wadadee umaraa igacawi midaan mahadsanid 🎉
@Somteachonline
@Somteachonline Жыл бұрын
in aad kaarka cusub update ku dhahdid waaye oo aad kii hore ka saartid
@Somteachonline
@Somteachonline 5 жыл бұрын
Comment waa dhankiina
@somaliamedia2074
@somaliamedia2074 4 жыл бұрын
Good news maccalin sidee loo sponsar gareeyaa youtube
@abdikhadarmohamed7866
@abdikhadarmohamed7866 3 жыл бұрын
Macalin Facebook page sides PayPal loogu xiraa
@ahmedali5555
@ahmedali5555 3 жыл бұрын
ASC waaUstaad ku salaamayaa, Facebook lacag fee ah miyuu qaataa markaad kaarka Bank ku seefgareeysid. Mahadsanid
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe 4 жыл бұрын
ustaad lacagtaas bajetka ah anigaa miyaa helayo mise waa la iga rabaaa ifahansii macalin iso jawaab
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
Waa lagaa rabaa
@axmedkhaliif30
@axmedkhaliif30 3 жыл бұрын
M.a
@user-we7gq6wx7h
@user-we7gq6wx7h 5 ай бұрын
@siciidxoogsade1665
@siciidxoogsade1665 3 жыл бұрын
Asc wll wan kusalaamey wll su aal kaararka somaaliya laga isticmaalo sida parimar okale malugu isticmaali karaa
@Somteachonline
@Somteachonline 3 жыл бұрын
Soomaaliya waa laga isticmala
@jaariyoofficial2263
@jaariyoofficial2263 4 жыл бұрын
Malaiskuxirikaraa beejkeega iyo yuutuubkeega jawaab
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
Saaxib inta aan ogahay laba shirkad ayaa kala leh. Labadodaba link ayaad u dhaxeysin kartaa oo pagekada ayaad dhigi kartaa linkiga youtube ka sidoo kale channelkada ayaad ku qori kartaa pagekaada .labadaba hal magac in loo bixiyo ayaa ila wanagsan Allahu aclam
@jaariyoofficial2263
@jaariyoofficial2263 4 жыл бұрын
Walaal janalkeega magaciisa waxaalayiraahdaa Aweys carab kaftanka iyo sheekada beejkeega booqo Aweys carab kaftanka iyo sheekada
@somalimusictube3908
@somalimusictube3908 3 жыл бұрын
Asaxaabeey ii saara subscribe thanks
@cqaadirismail3089
@cqaadirismail3089 4 жыл бұрын
Mhdsanid ustaad
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
Adiga mudan
@xogmaalnews2144
@xogmaalnews2144 3 жыл бұрын
Waxaad iisheegtaa meelaan ka helo mastarcard? Thanks
@phouerotha1688
@phouerotha1688 7 ай бұрын
8:04
@muhammadmuse8840
@muhammadmuse8840 4 жыл бұрын
Master card iyo credit card iyo bile ka see loo samaystaa
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
way fududahay hadii aad passabort leedahay
@anazcaatoofficial5660
@anazcaatoofficial5660 4 жыл бұрын
Maclin sideey lagubxiraa pageka master kaarka
@anazcaatoofficial5660
@anazcaatoofficial5660 4 жыл бұрын
Ii sheeg codsi qaabka lagu xiro master kaarka pagka
@salmaaragsan5616
@salmaaragsan5616 3 жыл бұрын
Ila soo hadal anaa kuu sheegaya
@cabdiwaligaceyte2205
@cabdiwaligaceyte2205 3 жыл бұрын
sxbow waxaan rabaah sida playple loo furto
@Somteachonline
@Somteachonline 3 жыл бұрын
Way fududahay walal kaliya username ka sameyso
@cabdibaadi6586
@cabdibaadi6586 4 жыл бұрын
Page marka lay promoter gareeyo ma lacagbaa iga baxaysa 😆
@salmaaragsan5616
@salmaaragsan5616 3 жыл бұрын
Haa
@jaariyoofficial2263
@jaariyoofficial2263 4 жыл бұрын
Waankusalaamay Walaal feesbuuk Pageleeyahay Walaal lacakhadaankushbo feesbuuk Pagekeega malagayaabaa janalka anigaleeyahay Aweys carabkaftanka iyo sheekada waxaanrabaa subscribe inooiikalakaco
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
Hadii aad lacag ku shubto linkiga channelkana saartid wuu kala kacaa
@dalmardaacad8237
@dalmardaacad8237 4 жыл бұрын
Master card ka lacag intee laguugu furayaa
@salmaaragsan5616
@salmaaragsan5616 3 жыл бұрын
15$
@Faraxarts98
@Faraxarts98 3 жыл бұрын
@@salmaaragsan5616 walalo mcnto shirkdeehe laga furtaa hormd mas somtel
@Faraxarts98
@Faraxarts98 3 жыл бұрын
@@salmaaragsan5616 walalo mcnto shirkdeehe laga furtaa hormd mas somtel
@jabeelchannel4001
@jabeelchannel4001 4 жыл бұрын
Hadii aan 50 $ ku shubto aan helo 1000 like xilima lcg faaidaya Plz hore iiga soo jawaaba
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
facebook lacag kama heleysid isaga ayaa lacag la siya .matka page kaada 100000 like uu gaara dadka ayaad xayeysiin lacag kaga qaadaneysaa
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 4 жыл бұрын
Macalim waxaan rabay inaad iga caawiso sida loo gato facebook page like Waa codsi ii soo jawaab ama lambarkaaga Mahadsanid
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
Waxad u baahantahay inaad mastercard haysatid aadna raacdid tilmaamaha aan sheegay
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 4 жыл бұрын
@Somteachonline tusaale kunkii like ee facebook page waa imisa lacag ah
@Somteachonline
@Somteachonline 4 жыл бұрын
@@cilmicismaan4448 50 dolar hadi aad ku shubatid 1000 like waad heleysaa
@baxsanmediatv713
@baxsanmediatv713 4 жыл бұрын
Hi
@abshirclaahi715
@abshirclaahi715 3 жыл бұрын
Waan idin salaamay anoo saan🖕
Sidee Facebook Ad Loo Sameeyaa OO waxkasta loogy xaysiisyaa Facebook
15:17
Shariif- Strive Academy
Рет қаралды 34 М.
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 76 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Qaababka ugu fiican ee loo suuq geeyo ganacsiga
6:48
Macalin
Рет қаралды 36 М.
5 Farsamo muhiim ah ka baro Whatsapp
6:27
iM252
Рет қаралды 584 М.
Technology Form Four muraajacada 1-aad
10:02
Somteachonline
Рет қаралды 4 М.
KU BARO GRAPHIC DESIGN-KA QAAB BILAASH AH.
14:33
SULUB GRAPHICS
Рет қаралды 67 М.
GANACSIGA DROPSHIPPING QAABKA UU SHAQEEYO
14:00
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 30 М.
Sidee loo sameeyaa Facebook page ¦ loona maamulaa
7:00
Nurani
Рет қаралды 39 М.
WAA MAXEY E-COMMERCE | SIDEE U BILAABI KARTAA
20:06
Gelle Bashir
Рет қаралды 45 М.
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47