Sida Loo Maamulo Dadka Iyaga Oo Mooda In Ay Si Xor Ah U Dhaqmayaan...!

  Рет қаралды 56,696

Sahanka

Sahanka

3 жыл бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 225
@wizzkhalid3039
@wizzkhalid3039 3 жыл бұрын
Aqoon yahan somaaliyeed waxbad baad nabartay bilaash mahadsanid
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 23 күн бұрын
anigu galabta ayaan bartay
@abeezezmail8760
@abeezezmail8760 3 жыл бұрын
Adan sahan alle haku xifdiyo
@mostaphaahmet417
@mostaphaahmet417 3 жыл бұрын
Walaal addan Baramijyadaadu wa wada Faaido aLLe haku barakeeye JazaKa lah wll💖
@___Joseph__
@___Joseph__ 3 жыл бұрын
Liketa ma illaawee idinkana ha illaawinina Keep up wll qali
@shirwacmediapro8361
@shirwacmediapro8361 3 жыл бұрын
InTa NapiGa jEcEL LikE zaar❤
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
Wll inaad nabiga jeclaataa kuma xidhna in aad komenti yar oo aad soo qortay nabiga lagu jeclaanayo ee ilaahay ka baq oo waxan iskadaa dambi ayaad ku jirtaaye
@shirwacmediapro8361
@shirwacmediapro8361 3 жыл бұрын
@@mohamedabdullahi7183 HyE zHp
@mohamudilmi2587
@mohamudilmi2587 3 жыл бұрын
Mo shirwac aad baad u ficnthy markii laguu sheegay horaad ka qaadatay
@silentkillerchannel8764
@silentkillerchannel8764 3 жыл бұрын
Mashallah adan
@cqanisulaymaan8890
@cqanisulaymaan8890 3 жыл бұрын
M.a zxp ilaahay ha kaa abaal mariyo aragtihanoo kale noo soo badi insha allah
@nuuraxmed8349
@nuuraxmed8349 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qli
@mariamyusufroble741
@mariamyusufroble741 3 жыл бұрын
Masha Allah
@ABUTASNIIM99
@ABUTASNIIM99 3 жыл бұрын
Mnzha allh tabarakallah tchr ADEM . Wxan ka codsan laha ano ah mid si wacan ugu xidhan kanalka In aad xog ka so diyarizo wiilka shashadaha KURIA ka muuqda ee imika la hadal hayo ee muslimka ah o la idha DAUD KIM oo la xaqirayo waxna laga zhegayo.si muslimkenu lo arko inu midaysan yahay. Mhad znid
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 3 жыл бұрын
Ogaansho kaso dawo wll qali
@Daaci.M.deeq5047
@Daaci.M.deeq5047 3 жыл бұрын
Jazakallah wll adan sahan
@libanyusuf8835
@libanyusuf8835 3 жыл бұрын
Soobadi barnaamijkaan oo kale mahadsanid
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
Masha allah allaha kugu anfaco cilmigaaga aadan sahan🥰😇😊
@mustafedeeq3945
@mustafedeeq3945 3 жыл бұрын
Aadan Khadar Cali🙏
@danceafrica8654
@danceafrica8654 3 жыл бұрын
Masha alah Adan khadar cali Adan sahaka xogaha
@saacidsalaad3055
@saacidsalaad3055 3 жыл бұрын
Msha allh waa barmaamij aad muhiim u ahaa runtii Chanalkan waa chanalka iigu muhiimsan inta aan ku xiranhy
@jamahilacdhere722
@jamahilacdhere722 3 жыл бұрын
Wall adan wankusalamayaa salaan kadib waxan kaa codsan laha inaad barnaamijkii ma ogtahay noosoo celiso aad ayan wax uga faa iday qabihiisi hore marnamijka
@mohaosman9651
@mohaosman9651 3 жыл бұрын
M.a aadan sahan
@plmari3236
@plmari3236 3 жыл бұрын
The best Channel Sahanka Xogaha
@xamsemuuse5342
@xamsemuuse5342 3 жыл бұрын
Aadan sahan aqoon yahan Allah haku sharfo inader
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 3 жыл бұрын
Macalin adan allaha cimriga kuu dheereyo
@muzamilmohamed5271
@muzamilmohamed5271 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal illah ajar haka siiyo shaqadaan muhiinka ah
@yahyamohamedsheikhnoormoha774
@yahyamohamedsheikhnoormoha774 3 жыл бұрын
M.a well thinking man may Almighty Allah save guard you to the right bath.
@maxamedaamiin9681
@maxamedaamiin9681 3 жыл бұрын
M.alh wll aadan jasaklaah
@Zaydmedia913
@Zaydmedia913 3 жыл бұрын
Alle ha ku dhowro walaal
@yahyemansour3588
@yahyemansour3588 3 жыл бұрын
Allah janada haku geyo wll adan
@abeezezmail8760
@abeezezmail8760 3 жыл бұрын
Maxamed cabdi cali tnx
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 3 жыл бұрын
Waa Muuqaal Aad uqiimo badan Mahadsanid Walal Aadan...🙏
@ayaana1456
@ayaana1456 3 жыл бұрын
Masha allh Chanell Hal muqal hdan ka daawado aan wax badan ka faaiido Wll Aadan Jizakallh🙏
@xasancabdinaasir1422
@xasancabdinaasir1422 3 жыл бұрын
Shukrn ustad waxbadanbad noo faaiidayse
@falanqeeye5106
@falanqeeye5106 3 жыл бұрын
Hhh unity or division waxan dooran laha somali oo midowda lakin wain qofkasta oo ladulmiyay xaqisa looceliya oo madaxa loosalaxa. Thank you bro adan
@mahadmohamedelmi7738
@mahadmohamedelmi7738 3 жыл бұрын
All ready divided
@faisalmohamed6548
@faisalmohamed6548 3 жыл бұрын
Mahadsanid waa barnaamijyo loo baahanyahay alle haku xafido 💙❤❤
@hooyofarxiya1520
@hooyofarxiya1520 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadam aqoonyahan ummadeed
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@phaizalsaed8473
@phaizalsaed8473 3 жыл бұрын
You are leader Pro 💯😱❤️
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@cimranonlinequran8112
@cimranonlinequran8112 3 жыл бұрын
《 CIMRAAN ONLINE QURAN 》 مركز العمران لتحفيظ القرآن الكريم ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ ☆Cimraan online Quran waa machad online ah oo aad ku baranaysid Casharo kala duwan uu ugu horeeyo Qur aanka kariimka ☆Ku baro qur aanka iyo culuum kale Hab online ah adoo gurigaaga jooga meel kasta oo aad dunida ka joogtid adoo moobilkaaga gacanta ka dhiganaaya ☆CIMRAAN online qur aan waxa uu ka caawiyaa dadka aan hore u soo dhigan qur aanka iyo kuwa xiftinta doonaya sidii ay si fudud ugu baran lahaayeen ☆Casharada aad ka heleyso waxa ka mid ah ● QUR AANKA KARIIMKA ● Tafsiirka Qur aanka ● Hingaada Carabiga ● Axaadiista Rasuuslka صلى الله عليه وسلم ● Ducooyinka ku yaala kitaabka xusnul Muslim ● Subciska Qur aanka ☆Habkani waa hab fudud oo aan ugu talo galnay dadka ay u suurto gali wayday in ay wax barasho toos ah tagaan ama jooga Wadamada Galbeedka ee aan awoodin in ay helaan wax barasho diini ah iyo dadka Wadanka hooyo jooga ee jecel an Guryahooga wax ku dhex dhigtaan si joogto ah 👉 Wixii Faah faahin dheeri ah fadlan nagala soo xidhiidh whats upka hoosta ku qoran ama imoda Whats up 👉 +252 0634541949 Imo account 👉+ 252 0634541949 لا تعجز أن تكون خير الناس كما دكر رسول الله صلى الله عليه وسلم (خيركم من تعلم القرآن وعلمه) ⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Shukran bro for your services
@fafinta-wnga
@fafinta-wnga 2 жыл бұрын
Fadlan Wall qali codkaaga sare uqaad adoon khalad ii fahmayn 🥺🥺🥺🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@maxamedibrahim1202
@maxamedibrahim1202 3 жыл бұрын
Thanks ustaad
@abdiqanimoalim1141
@abdiqanimoalim1141 3 жыл бұрын
Walaal sahanka xogaha waa sahanka qalbiga aad iyo aad ayaan ugu riyaqay mahadsanid dadaalka aad kubixisay Anakuna waxa aan sugno waa muuqaaladaada Oo aad modo doorasho madaxwayne oo lagu dhawaqayo
@abdiqanimoalim1141
@abdiqanimoalim1141 3 жыл бұрын
Waxakaloo iisheegdaa rooma yaafuranaaya mahdigaa mise qofkale
@abdullahiabdikadir9428
@abdullahiabdikadir9428 3 жыл бұрын
M.a aad iyo aad
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 3 жыл бұрын
Aragtidan halke laga heli kara barashadeda macnaha
@axmedalaale8555
@axmedalaale8555 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@awraabi9338
@awraabi9338 3 жыл бұрын
شكرا أخي
@dhufsay6924
@dhufsay6924 3 жыл бұрын
Mansha Allah wll aadan iyo maxmed cabdi
@mohamedkhalif164
@mohamedkhalif164 3 жыл бұрын
ASC sxb waxaad no Soo diyarisa qaabka ey Shacabka Mareykanka ku noqdeen dadka ugu liita,ugu doqonsan uguna damiirka xun.plz Waayo hada kahor ayaad kadawaajisay arinkaas. Shukran my brother. Mohamed from Wajir,Kenya.ASC
@mahammedibrahim5653
@mahammedibrahim5653 3 жыл бұрын
Asc macaliin aden sxb marka hore iilahay daartii ban ku jeclahay sxb waxan ku nolahay magalada dire dawa ee macaliin waxan rabey iin aan kula xiidhiidho ariimo aad uu muhiima ayaa kala tashaan rabba macaliin jazakallah kheyr
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 3 жыл бұрын
Thank you wll aadan sahan alle haku xafido
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Aragtidaan ciyaalka xaafadeena aa ku reebaa inshallah waxii rabo ku shubaa🗡️😬😃😃😃
@ibrahimismail7608
@ibrahimismail7608 3 жыл бұрын
sixun hau isticmalin ee misajida kugee😂
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
@@ibrahimismail7608 sax weye
@salmaanabdishorts8289
@salmaanabdishorts8289 3 жыл бұрын
Mashalah aqoonyahan
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 3 жыл бұрын
Mahad sanid ustaad Aadan sahan
@amiirkachannel2131
@amiirkachannel2131 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going wllo
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 жыл бұрын
mashallah wax badan ayaad noo faa,iideysaa marwalba ajir all hakaa siiyo.
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
WCZ Walal Adan Sahan
@Diiriye14
@Diiriye14 3 жыл бұрын
Mahadsanid wallal
@hamzejama5735
@hamzejama5735 3 жыл бұрын
ماشاء الله
@ahmadbadar8968
@ahmadbadar8968 3 жыл бұрын
Asc wll maxad ka ogtahay bookga تكوين المفكر
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
Wcs Mahadnsanid sxb
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going zex tnks
@tafojr942
@tafojr942 3 жыл бұрын
mnsha Alaah
@abdallaabuubakar
@abdallaabuubakar 3 жыл бұрын
Mashaa allah waxaad tahay ruux garaab iyo xikmad alle siiyaye Alle hakuu siyaadiyo brother
@faafikheerka8550
@faafikheerka8550 3 жыл бұрын
walaal albaab kasta oo ka xiiran allah haku furu hadii ad subscribe isaartan
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Waanku sareyaa isaar
@faafikheerka8550
@faafikheerka8550 3 жыл бұрын
@@Gift606 mahadsanid wll
@bisharabdisalan4410
@bisharabdisalan4410 3 жыл бұрын
m.a wll aqoon wayn oo naga maqnayd baad noo soo gudbisay qof walboo videogaan daawadayna waa hubaal laguma gaadi doono wll adoo mahadsan mawduucaan aadka umiihmsan xooga saar oo noo soo badi adoo mahadsan dhawr jeer oo horane fikradeen macalin baa noo isticmaalay xaqiiqatan dhawr option buu nasiin jiray kadibna ardaydoo dhan ama qaar kamid ah baa mid kamid ah isku waafaqi jiray maanta kadibna nalguma gaadi doono i.a muyqaal walboo soo dhigtidna micno wayn oo iga maqnaabaan ka siyaadsada rabi caqliga , garashada iyo waxbaaristana hakuu siyaadshee ❤
@c.qaadir02cumar8
@c.qaadir02cumar8 3 жыл бұрын
Aragtidas anaa kudhaqmo balse dabin igama aha
@najmaali8565
@najmaali8565 3 жыл бұрын
All mhdsanadiin
@mariamaanka1791
@mariamaanka1791 3 жыл бұрын
Waxad nabarty wax anan ogen mahadsanid 👍 wll
@kamaldiinyusuf6228
@kamaldiinyusuf6228 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo sahanka xogaha win win
@kaysexasan2527
@kaysexasan2527 3 жыл бұрын
M.a ADAN KHADAR CALI dad badan oo dalka dibadiisa wax kabarta ayaad cilmi maadi iyo cilmi DIINIBA ayaad 100% kaga fiican tahay ILLAHAY hakuu siyaadshe dhab ahaanti anigu kuma aqan lkn baraha unbaan kaa bartay akhiriyo adunba illahay haku wanaajo wll
@ismabio9390
@ismabio9390 3 жыл бұрын
Alle kasokow wax akhriska self study ga!!!!!!!
@abdullahiabaosman
@abdullahiabaosman 2 ай бұрын
Very qualified man. I
@DALKAIFIYECHANNEL
@DALKAIFIYECHANNEL 3 жыл бұрын
Walaal iisaar aan kuu saaro🙏🙏
@yuusufmuhudin9365
@yuusufmuhudin9365 3 жыл бұрын
Aad bad umahadsantyahy dr
@asmaxassan3702
@asmaxassan3702 3 жыл бұрын
Maalin walba waxaan adeegsadaa Shan jeer anigga oon garanayn ama waxbadan ooka mida dadkuna waxay moodoon inaan qancinta awood uleeyahay
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
Fakir gaal baa isticmaashay lkn sida quman hadaa u isticmaashay alx
@awraabi9338
@awraabi9338 3 жыл бұрын
Sxp aadan malintii dhawayad ee burco wada joognay waxad inoo kala doortay laba masaajid madiina iyo al raxma markaan isku af garanay madiina
@axmedalaale8555
@axmedalaale8555 3 жыл бұрын
Wlhi wax badan ka faiday thanks
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
Thanks wll Aadam
@daahirwacaysciisedaahirwac3913
@daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 жыл бұрын
Waa barnamij faido leh✍️
@maxamedoslo655
@maxamedoslo655 3 жыл бұрын
Keep going walaal💥💝👑
@aronblunt8315
@aronblunt8315 3 жыл бұрын
What can I say alxm this guy knows what's happening the world right now may Allah protect u brother cuz bdana dadki maskaxdoda side wangsn ushaqeneso wa lawala ama ladila wlhi ilaahay haku xifdiyo sxb
@kbpost6947
@kbpost6947 3 жыл бұрын
Wakhtiga ka faa’idayso oo speed ka ka dhig 1.25x
@ismabio9390
@ismabio9390 3 жыл бұрын
mahadsanid walal
@kbpost6947
@kbpost6947 3 жыл бұрын
isma bio 👍🏼
@jamalsaladabshir1468
@jamalsaladabshir1468 3 жыл бұрын
M.a
@nabadiyonoolalosman1238
@nabadiyonoolalosman1238 3 жыл бұрын
MashaAllah
@nadrahaybe6822
@nadrahaybe6822 3 жыл бұрын
Allah keeep you
@anfacabukar8185
@anfacabukar8185 3 жыл бұрын
Keep going👌👌👌
@hooyofarxiya1520
@hooyofarxiya1520 3 жыл бұрын
Sxb Adan hada ayaan ku tijaabiyay dad
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 3 жыл бұрын
Muuqaalkan wuxuu i xasuusiyayba mid yar oon ilmaabti nahay Inta badan gurigayaga nooca cuntada lakarinayo hooyo ubadka yaryar bay waydiisaa intabadana laabo cunto ayaa loo soo bandhigijiray oo lagu odhan jiray mid doorta isaga labbada lakala dooranayo mooyee markaste mid sidexeed oon doorashadaba ku jirin ayuu odhan jiray kariya😂😂😂
@aliabdullahi1753
@aliabdullahi1753 3 жыл бұрын
😂😂😂😂wllhi kaas caadI ma ahan
@nabiiladdetube4785
@nabiiladdetube4785 Жыл бұрын
Waxa laga yaba inee dhip ka eheed uu islaha dadka waal 🤣🤣
@empirelegend1659
@empirelegend1659 3 жыл бұрын
Rayigaazi wuu iga dhinaaH balzeH waxa balaN aH inaN zida saxda aH u izticmaalO inshalaH
@cabdicasiiscasiis3408
@cabdicasiiscasiis3408 3 жыл бұрын
Qof qaali ah Aadan sahan
@adanmhmou9451
@adanmhmou9451 3 жыл бұрын
Maanta ayey igu dhacday arantaaasi
@shabcanmustafe5513
@shabcanmustafe5513 3 жыл бұрын
Waxa aan xusuutay maalin anaga oo qaar kafdamaya ayuu mid ka midi nagu yidhi hadii hooyada iyo aabbaha lagu yidha mid badabaadi kee ayaad badbadin lahayd qaar badan oo Naga mida ayaa yidhi hooyo badbadin laah ana waxa aan Ku idhi kuu ilaahay badabadiyo ayaa badbadaya
@taajir8491
@taajir8491 3 жыл бұрын
Thanks
@azia_sweety
@azia_sweety 3 жыл бұрын
💓😎
@aadan3286
@aadan3286 3 жыл бұрын
Sahanka xogaha university 😍
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
Ha noloo furo 😁
@axmedcrisaaq8237
@axmedcrisaaq8237 3 жыл бұрын
Masha allah
@sakariyemahamed1917
@sakariyemahamed1917 3 жыл бұрын
Ilaahay janada ha ku geliyo
@abdihakinkacaan3373
@abdihakinkacaan3373 3 жыл бұрын
#Adan Teacher of KZfaq 🔥✌️
@rastamuje947
@rastamuje947 3 жыл бұрын
Mashaallah hadaal murtile igadheh
@hargeisaawiboi4050
@hargeisaawiboi4050 3 жыл бұрын
Marka qofka somaliga dorasho uso dhigto ka iyo ka keba samayna okle wuxu ku odhanaya xageed ihor bodaysa Ma wanaag ayayka tahay somalida mise jahil nimo haday saad hadalka udhigyso tahy wa umada uwangsan adunka ee tooda kusocda somalidu
@walalka.1007
@walalka.1007 3 жыл бұрын
hadey tooda kusocdan kameysan carareen dhulkooda iyago u cararaya meel n Cushman iyo wang u oolin wallal
@maxamedabuukar8058
@maxamedabuukar8058 3 жыл бұрын
Maasha alaah waxbaan ka faaiday
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 3 жыл бұрын
Macalin aadam✊✊😍😍
@mariahassan5940
@mariahassan5940 3 жыл бұрын
شکرا لک
Maxay Noloshu Inoogu Adkaatay...?!
12:57
Sahanka
Рет қаралды 41 М.
Khusuusiyadda | Privacy | Dadka Naftooda Dagaalka Kula Jira!
11:46
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Sida qof loogu qanciyo waxkasta Aamino
8:02
Wax Ka Barro
Рет қаралды 50 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.
15:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
Sidee ayaad u qaadan kartaa Go'aan sax ah
8:40
Macalin
Рет қаралды 55 М.
Hasameyn 10 -kan Arin marka ugu horeysa eed qof kulantaan
8:51
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka #ogaansho
13:15
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН